Video Cusub israil Ka Nixiyay & Xarunti Nukleerka O Laso Bandhigay| Ciidanka Ruushka Sidey Isu Dilan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • Video Cusub israil Ka Nixiyay & Xarunti Nukleerka O Laso Bandhigay| Ciidanka Ruushka Sidey Isu Dilan
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Комментарии • 328

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  3 месяца назад +51

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @kuleyamohamed9157
      @kuleyamohamed9157 3 месяца назад +4

      This program you are doing is history is good add and speak to this 🙏(year month date day) I am asking people to reach this you are talking about so that the memory grows.

    • @hassanhassanismael8470
      @hassanhassanismael8470 3 месяца назад +3

      Allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar allah

    • @kingpower6909
      @kingpower6909 3 месяца назад

      ma aqoon baad moodeysaa waxan aad khalkhaldayso​@@kuleyamohamed9157

    • @abdisalanabdiladif5508
      @abdisalanabdiladif5508 3 месяца назад +2

      Shaley niyada ku hayey inaad so qadaneyso qodobkan italia

    • @Istar-yk6jb
      @Istar-yk6jb 3 месяца назад

      Asc waxan kugu baqaa in ad iska daydo dacayada ama cebenta dowlada wayo wajib waxanagu ah in an dowlada la canbaren umadana ana low mujin darufta dowladnimo ee an kaso kabaneno 😮😮😮😮😮😮 wan ku xiranahay janalkaga lkn ma jecli in an ka arko dacayad ana low mel dayin ok i.a wan ka bexena

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 3 месяца назад +18

    Allah hanaga horwereejiyo kuwaan iimaanka beeley ee Aqligooda noqdey in ay tuugsadaan aamiin Allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed hana noo soo saaro dhalinyaro mideeysan ee aqli iyo dadnimo leh ee dalkaan badbaadiyo iyo madax dadnimo iyo iimaan leh aamiin

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 3 месяца назад +9

    Allaah caawi reer falastiin 🇵🇸🤲. Yahuud nacaltulaah 😮😮. Allaah caawi reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲☪️

  • @abdikadirsalat6841
    @abdikadirsalat6841 3 месяца назад +4

    SHEIKH WAN KUJECELNHAY AAD AYANU KUDHAGESANA ANIGU KENYA 🇰🇪 N AYAN AHAY SOMALIA 🇸🇴 ALLE HABADBADIYO EE FADLAN FADLAN CEBAHEDA LAMASO KOBI KARE NAGADA OO OGOW AFKANA WAA LAWA YAQANE

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 3 месяца назад +4

    Scw scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam falastiin free falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 respect yamane victoire falastiin victoire xiisbuulaah gull gobonimo inchallah ❤

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 3 месяца назад +1

    Asc wll meesha dowlada ma jirto oo somali ay ledahay ma jirto waa dowlada aa u jeedo aan laheen aan aheen wax aruuris ee illah ha naga badbaadiyo aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah

  • @user-cg3ub1fo5n
    @user-cg3ub1fo5n 3 месяца назад +2

    Shiikhoow alah haku barakeeyo,arintani waa mid ka soo bilaabantay xafiiska madaxweynaha meel madaxii xunyahay majo wax ma qabtaan,aduunka waxaanu ka mari la’nahay ceebta dawladu maalin walba la imaaneyso

  • @Zakaria_maxamed
    @Zakaria_maxamed 3 месяца назад +3

    Waa wax laga xumaada.
    Allow dalleena iyo dalalka muslimiita oo dhan wanaaji oo nabad dhexdhig❤❤❤

  • @RobereyDavid
    @RobereyDavid 3 месяца назад

    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Yarabiii Ilahayeee Ha Cawiiiyoo yarabiii Allow Yuhuuuda Umadaaa Ka Qabooo Amin

  • @fatoumadaher859
    @fatoumadaher859 3 месяца назад +2

    لا حولة ولا قوة إلا بالله العلي العظيم اللهم انصر اخواننا المستضعفين و المظلومين في الفلسطين يا حي يا قيوم أمين أمين

  • @cabdisalanmaxamed3437
    @cabdisalanmaxamed3437 3 месяца назад +2

    Askariga kabaha iyo dharka ka sugaya dawlad kale tisina aan waxba ku qabin siduu iskugu hawlayaa difaaceeda Allah dawladena iyo dadkena ha garansiyo lahashiyaha wadanka iyo waxqabadkisa

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 3 месяца назад +1

    allaha jabiyo isreal aamiin yarabi

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 3 месяца назад

    Ilaahow uhiili Reer falastiin uqubada alahausiyaadiyo sun Ala ha aga dhigo hilibkaas cudur ala ha aga dhigo

  • @sayidsheekh2140
    @sayidsheekh2140 3 месяца назад

    Mansha allah husbullah guul islaamka

  • @ReskayYT
    @ReskayYT 3 месяца назад +3

    Waa wax waxuushnimo bahdilaad kaweyn majirto ee miyaa la waayey aawey se wasaaradihii ku shaqada lahaa safaradaha iyo ajaaniib waa maxay dhaqan xumadaan subhana Allah 😢😢😢

  • @maryanl804
    @maryanl804 3 месяца назад

    Illaahow u gargaar walalaheen allow guusha siiii xamaas iyo inta alle rumeysan

  • @MohamedYacin-zn4fx
    @MohamedYacin-zn4fx 3 месяца назад +5

    Adigo kale ayay somalia ubahantahay runti

  • @AliAbdirahman-ji7xt
    @AliAbdirahman-ji7xt 3 месяца назад +1

    ustad ALLAH SW KU HAFIDO , damirkad , danqashada Islanimo iyo Somalinimo aya nadhiro gelinaya markasta . Mhadsanid

  • @IsmailDhitaa
    @IsmailDhitaa 3 месяца назад

    Fadlan wll ha ku soo darin mar kale waraka Somalia 🇸🇴

  • @hawoshirelle337
    @hawoshirelle337 3 месяца назад

    Mashaa Allah sheikhunaa

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 3 месяца назад

    Barakallahu feekuum Sheekh

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 месяца назад +1

    Xasan Sheekh, amuu gataa dhowrkaas SHAATI iyo KABAHAAS illayn waa ma xishoodee.

  • @mohamedhussien9271
    @mohamedhussien9271 3 месяца назад

    Scww
    Waxaa nahaysta walaal Dowlada aan Qab iyo Cifo lahayn iyo axishood ilaahay hanoo soo celiyo madaxdii Qabka lahaa Ilaahow naga ilaali madax aan noo naxayn.
    Subxanalaah Ilaahow madaxda Somaalida qanaaco sii oo xaqa fahansii

  • @ABUQUDAMA
    @ABUQUDAMA 3 месяца назад

    Inaalilaahi wa,inaa ilaahi raajicuun walaahi waa arin aad iyo aad umurug badan

  • @rabiaibrahimfarayare3370
    @rabiaibrahimfarayare3370 3 месяца назад

    Wa toogo Italian asga bahan hudhiy dhar ah iyo kabo huudey somali hassan shiikh Allaha ka Khato amin

  • @MohamedAdan-xm6hv
    @MohamedAdan-xm6hv 3 месяца назад

    Waa Tuugsi iyo Xishood La,aan iyo Mooryaantii oo dalkii Qabsatay. Sheeqow Sharaf dhimatay

  • @yahyeabdi8726
    @yahyeabdi8726 3 месяца назад

    Asc marka Kowad sheikh Teda Kle Somalia 🇸🇴 Waa Dal ilahey unimceyay Lkn Dadki Ka Faidesan lahay Madax Kama Ahan Marka Kuwan Allah ina dhafiyo 🤲🤲🤲

  • @abdulkadiraliamin3658
    @abdulkadiraliamin3658 3 месяца назад

    XUSBULAHI. Hadiin runs SHEGEYSO. MEELO badan ayeey daronkeda soo sawirka. Meey qarxitan 😊

  • @sunniic
    @sunniic 3 месяца назад

    Somalidu waa is duleyeen subxanalah

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 3 месяца назад

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 3 месяца назад +2

    Dad 40.000 KA AYAA GARDARO LAGU LAAYAY ARI LADHACAY WAA KHASAARE YAR CADOW DIIN IYO DAMIIR QAANUUN MIDNA KAA CELINNEEYN ALLAAH HA KA BADBAADIYO ALLAHAYOOW ADDOOMADA DULMIGA KA DULQAAD

  • @ABUQUDAMA
    @ABUQUDAMA 3 месяца назад

    Ilaaah s.w.t ha,ugargaaro shacabka falastiin

  • @kalatuuraaye.7106
    @kalatuuraaye.7106 3 месяца назад

    Wadan kabo loo keenayo walciyaadu bilaah ilaahayow madax ku sheega iyo wasiiro ku sheega iyo askar ku sheega allow dhulka la jar dhamaantooda iyo xildhibaanada dhamaantooda dhulka la jar hal haka soo reebin subxanallaah waa qoom kabo talyaani u keenay u soo fariistay tv-yada

  • @HodanSugule
    @HodanSugule 3 месяца назад

    Sadexdaas nin siday ukala nuurayaan balaga garanaya dumar wxy yihiiin cabdi xafid wll keep going dumarka fikirka qurxoon eed ka aminsantahy wakaas aad sida ugu quruxdabadan tahy kuwan aan soo feedhan wxba meesha kuma hayaaan

  • @memomm9539
    @memomm9539 3 месяца назад

    الله يحفظ الصومال

  • @mahamadhassan5314
    @mahamadhassan5314 3 месяца назад

    Nin baahan gob ma ahan. Nin baahan xor ma ahan.
    Waan ka xishoodaa somaalinimada markaan dadka qaar la fadhiyo. 🫣😢😢

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 3 месяца назад

    Xasbunallah wanicmal wakiil laaxawla walaa quwata illa billah waxaan maqli jiray waa gardaro garab og walle waa gardaro garab og

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 3 месяца назад +1

    sheekhoow naga dhaaf wararka somaliya dhiiga ayaa nagu karaayee labolabadooda ciil badan ama is caburis dhig kar ayu leeyahay 😢

  • @zahrajama7764
    @zahrajama7764 3 месяца назад

    Subaxanallah waxa ku kalifayo mabagaranayo

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman 3 месяца назад +1

    Intan xassan sheekh maba oga ee haduu ogaan lahaa asaga iib gayn lahaa intaaas maba soo gaadheen ciidan kusheegan

  • @arafatfaisal4527
    @arafatfaisal4527 3 месяца назад

    Inchallah khaire

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 3 месяца назад

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 3 месяца назад +1

    ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULLAAHI WABARAKAATUH SHEEKH WAXAAD SHEEGTAY INAY JIRAAN SHAQO ONLINE AH OO XALAAL AH WAXAAN HAYSTAA DHALIN SHAQO LA'AAN HAYSO PLEASE NOO SOO BANDHIG
    الله يسعدكم ويحفظكم ويرضى عنكم شيخنا الفاضل

  • @samiramuse2458
    @samiramuse2458 3 месяца назад

    Yaa allaaah faraj u fur Walaalaheen Walaahay Waa Murugo subxaanallaah awood Waate Alle cid kale uma Maqna Umadaa
    Soomaalina Dulinimadooda Iyo Tuugsiga Waa waxay la Qabsadeen wana wax laga wiswiso

  • @AliKhan-Somali
    @AliKhan-Somali 3 месяца назад

    Mahadsanid

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 3 месяца назад

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 3 месяца назад

    Alxamduliaah

  • @AbdishakurSalah-l7x
    @AbdishakurSalah-l7x 3 месяца назад +5

    Qofkii ugu horeyey ❤ one like

  • @CabdisamedAhmed-dz6wn
    @CabdisamedAhmed-dz6wn 3 месяца назад

    waa laisu digaa

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 3 месяца назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @Saynabmaxameddaahir
    @Saynabmaxameddaahir 3 месяца назад

    Waa gumaysigii hore oo maskaxaysan

  • @AhmedGaaibed
    @AhmedGaaibed 3 месяца назад +3

    Waa ciidanka minishiibiyo aawey canshuurtii

  • @hassanmohamudgacal8829
    @hassanmohamudgacal8829 3 месяца назад

    Adiga shatiyaashaan ma u dirikartaa adeer xumaan raadis ah batahay Xilgii Farmaajo Tuugsiga waad ku farxijirtay mantay miyuu kula xumaaday isku day in aad wanaga dowlada mar mar aad sheegto aniga hadaad eheen CBB shaki kumajiro in aad wax ka dhageesato CBBdii Farmaajo

  • @AtlanticOcean252
    @AtlanticOcean252 3 месяца назад

    Soomaalidii Imaankii baa Alle ka qaaday

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 3 месяца назад

    Cadawga Muslimka Allaha jabiyo

  • @mahmedbarkele4589
    @mahmedbarkele4589 3 месяца назад

    Allaahu Akbar

  • @umulula3107
    @umulula3107 3 месяца назад

    goormaan kabaxaynaa duliga waa murogo allow noo gargaar

  • @JacfarJacfar-wv5dp
    @JacfarJacfar-wv5dp 3 месяца назад

    asc shiikh warka habadalin mucaarad isqarinaa tahay

  • @abdikarinosmanhassan3085
    @abdikarinosmanhassan3085 3 месяца назад +3

    Ustaad dulmi diid waan ku wataa ee telegram aa muuqalada qaar Soo dhigto noo samay 👍

  • @MaaxCabdikarim
    @MaaxCabdikarim 3 месяца назад +1

    Wa dhashii xasan iyo tayo xumida

  • @AdenDuqow
    @AdenDuqow 3 месяца назад

    Asc dulmidiid walaalkay waa ku mahadsan tahay aqbaartaada waana dhagaystaa mar walbo
    Balse dawlada dhaliilaheeda aad ayaa u jeceshahay inta badan wanaageda kama hadashid
    Ogoow aduunka wax wada dhan ma jiraan dawladna qalad lagama waayo
    Dowlad xuna dawlad la aan ayay dhaantaa

  • @khatraharunaadamu6117
    @khatraharunaadamu6117 3 месяца назад

    Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi

  • @AbdiRehman-kl7wj
    @AbdiRehman-kl7wj 3 месяца назад

    Ilaahay ka baq koorneelkaa waa in xilka laga qaadaa wuxuu ka dhigay ciidanka soomaaliyeed dad baahan

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 3 месяца назад

    Illaahay ha ugar gaaro. Shacabka falastiin. Ee. Ay isugu soo bahaysten. Reer galbeed. Iyo nacdasha yuhuuda. Meesha. Lagu beera6

  • @IQ-mw6kz
    @IQ-mw6kz 3 месяца назад +1

    Somalia 🇸🇴 tuuuugsi leeee waye 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @AdamAbdulkadirM
    @AdamAbdulkadirM 3 месяца назад

    Taasi waa bahdil oo aan laheyn geed ku gambasho iyo Liidid waaye ee Somali-lada dhex deed ah waa wax aad loogu xumado Ina wada gubayo!!

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 месяца назад

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lazerlightgaming5334
    @lazerlightgaming5334 3 месяца назад

    Waa wax laga xishodo 😢😢😢😢😢

  • @saacidabdikadirhassan768
    @saacidabdikadirhassan768 3 месяца назад +1

    Ciidankas boliis mahan e waa kuwa minishiibiyo la dhaho o cabahuradka iyo ilalada deganka eh mhdsanid

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 3 месяца назад +1

    Sheekh waxyaalaha wax ma garatadda somali sheegadka ay ku tuugsanayaan jiilaaha kale kayd ha uga dhigin hana ku faafin waxaa wax dhintay

  • @ReskayYT
    @ReskayYT 3 месяца назад

    Jazakumullah akhii👍👍🙏🙏👏👏

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 3 месяца назад

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 3 месяца назад

    Subxana laah

  • @JamilaMohamed-ch6rh
    @JamilaMohamed-ch6rh 3 месяца назад +1

    Ceeeb soomaaliyey bahdilka joojiya plz

  • @AbdullahiSheba
    @AbdullahiSheba 3 месяца назад

    Soomaali madaxdooda wey na ceebeeyeen ilaahay ha u naxriisto

  • @mussefarah3550
    @mussefarah3550 3 месяца назад

    Sheikh waxaynu nahay qaran jabay oo dhinac walba loo gumeeyey mar ka allah ha inoo sahlo

  • @ibrahimmohamedomar3553
    @ibrahimmohamedomar3553 3 месяца назад

    Arinta Soomaali haysato maanta wlhi wax aan ku tilmaano manaqaano.

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 3 месяца назад +2

    SUBXAANAAH lamadaawankaro Wadankìna dad noqdoo kashaqaysta cidna Uma baahnidine Allah mooyee

  • @Sahra-n7b
    @Sahra-n7b 3 месяца назад +1

    Falastiin illahay ayay leyihiin kolay carab waa la haystayaale

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 3 месяца назад

    Walaal Dulmi diidoow soomaalidu waxey tiraahdaa dhagax taabasho iyo tuujin waa iskaga mid, ee bal adigu wax u sheeg Allaha solonsiiyee. Dadkii damiirkii ayaa ka dhintay maxaan cunaa iyo xageen lacag ka helnaa kaliya ayaa ka soo haray. Aakhiro iyo Allaah ka cabsi waa hore ayaa laga tagay.

  • @FatushBbe-vp6he
    @FatushBbe-vp6he 3 месяца назад

    Alloow falastiin ugargaar😢😢😢😢😢

  • @a-auslim-girl-from-yemen.
    @a-auslim-girl-from-yemen. 3 месяца назад +6

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-◖˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹😢😢😢😢😢😢😢😢😢˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹ː↿⁞ː&}↑]&}↑]&}\°||°\°\|°||\°|°\_√_°|_|√_||√_|√_

    • @Muhiim701
      @Muhiim701 3 месяца назад

      Asc sister only Allah can cover your hunger. Even if people give you some money the small amount of money will not cover your hunger. I would encourage you to wake up midnight, prey 4 rak ah and ask Allah for help, cry for Allah insha Allah your prayer will be accepted by Allah.

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 3 месяца назад

    Ilaahay calaamo idin muuji yahuud

  • @AbdillahiYoussoufAli
    @AbdillahiYoussoufAli 3 месяца назад

    Waxaas waa qashin meesha dawlad kuma hayno imaan ka allaha ka qaado

  • @CaliCiise-j7d
    @CaliCiise-j7d 3 месяца назад

    Wacaleekum salam

  • @NasraGulaid
    @NasraGulaid 3 месяца назад +1

    Waa wax dhintey
    Baryada sharaf bay moodeeen
    Bad , beer iyo xoolo nool
    Hodan ku ah

  • @IkramHassan-l9v
    @IkramHassan-l9v 3 месяца назад

    Waxan soo xusuustay ninsoomaali ah oo cid intuuyiri waan idiinsoo gurmaday kadibna kabaha ukeenay

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 3 месяца назад +1

    Waa dawlad dawarsanaysa iyo madax wayne meeraysanaaya wadamo dadkoodu ay dhisten

  • @hodans7ufi
    @hodans7ufi 3 месяца назад

    Sheekhow qayr alle haku siiyo waxaad raadinaysaa dad xishonaayo lkn meeshan wixii laga xishoonjiray ayaa lagu fanaa

  • @cabdiraxmaanxuseen8565
    @cabdiraxmaanxuseen8565 3 месяца назад +1

    Waxaa layraahdaa
    Isdifaac ama isdil
    Waa xeefka shuuciyadda

  • @GalolPro
    @GalolPro 3 месяца назад

    Mschallah..

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 3 месяца назад

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi4479 3 месяца назад

    Mooryaan caadi ah waaye

  • @meaktooni
    @meaktooni 3 месяца назад

    Xasan sheekh waane ceebeyey

  • @FardoussaIssa
    @FardoussaIssa 3 месяца назад

    ❤Allah akbar

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 3 месяца назад

    Alaahu akbar

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 3 месяца назад

    Haa waa runtaa Gaza labo sheydan baa dhinacyada la dhigay

  • @NoorAdan-wj4bs
    @NoorAdan-wj4bs 3 месяца назад

    Sheikh shaxdi awi sxp

  • @hanihani8612
    @hanihani8612 3 месяца назад

    XASAN SHEEK MADAX WAYNE MA AHAN EE WAA MOORYAAN TUUG AH , ILAAHAY WADANKA IYO UMADA XASAN SHEEKH IYO XULUFADIISA HAKA QABTO

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 3 месяца назад +1

    Dalkii Mooryaan baa ku habsataye halaga fur furo Soomaaliyeey please hadii kale dee aan ka samiro Dalkeenii dhamaa