Ma Ogtahay (24). Gaalaysiinta Sh Xassan Xuseen uu ku hayo muslimiinta.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 июн 2021

Комментарии • 39

  • @worldbossventures987
    @worldbossventures987 2 года назад +5

    Sh xassaan wa ficanyahay , sheikh oo xaq kahadlo ❤️❤️❤️ , sheikh xassaan xuman kama shegi kartid

  • @cismanbaabuur4449
    @cismanbaabuur4449 3 года назад +1

    Masha-Allah,Macallin Jabarti in badaan bay Somalidou sugysey niin adiigo-kaleya aah. Allah ha kulajiro,wan ku taguersanhay gabii umada somaliyed ee maskaxda furan. 😀👍🤲💟

  • @nasraali9775
    @nasraali9775 3 года назад

    Nabigeenna saww naxariiste ayuu ahaa siduu
    Qof sujuudsan u dilayaa?subxaana Allah

  • @maamek.bchanel4873
    @maamek.bchanel4873 3 года назад

    Shekh mahamed ali allaha ku xafdo 💗💗💗

  • @watchwithme4303
    @watchwithme4303 3 года назад +1

    Shekhana Allaha ku xifdiyo

  • @axmedabdirahman7914
    @axmedabdirahman7914 3 года назад

    Sheikh maxamed jabarti allaha kugu barakeyo culimada suufiyada

  • @ibraahiimcabdulaahi6291
    @ibraahiimcabdulaahi6291 2 года назад

    Ok saxaabadaa kaa faka la' iyo salfka Allah ka reali noqdee

  • @abdikarimismail6431
    @abdikarimismail6431 3 года назад +1

    Sheikh jabarti, mansha ,Allah, ilahey haku cafido,,, toshka sidaad ugu ifiso khawarijta,,,dadkii been bey ka buxiyeen

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 2 года назад

    sheekh xasan qof miyir qaba maaha wax fiican baa uga bilowan xaga dhimirka cadeena nooma sheegin aniga shekh jabarti cadeen buu noo keeney sharaf waxaa iska leh ahlubeytka

  • @sakariyepapa2519
    @sakariyepapa2519 3 года назад

    Shiico alle nooma keeno

  • @mohamudmohamud2534
    @mohamudmohamud2534 2 года назад

    Inaksoon aanan aheyn shiici kana soo hor jeedo maanta ninkaan waad ka gar heshay illaahey baa I lehe

  • @abdikarimismail6431
    @abdikarimismail6431 3 года назад +1

    Horta xasani waa ka ugu been badan subcaana laah

  • @abdiqafarmohamed8137
    @abdiqafarmohamed8137 3 года назад

    9:00 9:10 ‘’ inkastoo aanan gaalo iyo waxaas dhahaynin ‘. CAJIIB ! Oo qofka diin laan aaminsan maxaad dhihi hadad gaalo dhahaynin? Ma muslimbaa dadkaas ?
    Qofkaa sudaas ah ayaa doonayo inuu dadkale saxo, Subxanallah

  • @luulkesaneey7315
    @luulkesaneey7315 2 года назад

    ninkan waa gaal shiici ah

  • @watchwithme4303
    @watchwithme4303 3 года назад +1

    Masha Allah shekhanaa Allaha ku xifdiyo

  • @mohamedabdi1376
    @mohamedabdi1376 3 года назад

    Kkkkkk walahi shikh maxamed waad laheshay ninkan takafiriga aha. Jazak allah kheyr

  • @captainaser8085
    @captainaser8085 2 года назад +1

    Dowladda loogama baqayo Iran ee shacabka aye tash kilinayan sida ku wa lagu galeyay qurbaha

    • @captainaser8085
      @captainaser8085 2 года назад

      Aniga adigan ka shakiyay ee ayd u shaqesa in an Kugu dabmbabo Na mrabe

  • @hindaaden9276
    @hindaaden9276 3 года назад

    🙉🙉 malagaqabto daka

  • @ibraahiimcabdulaahi6291
    @ibraahiimcabdulaahi6291 2 года назад

    Muqdisho waa la idinka buriyay safaaradiina waa leydiinka xiray

  • @bashirhersi2829
    @bashirhersi2829 3 года назад +1

    Midday kale oo muujinaya in hadalka Xasaan been yahay waxaa cadayn u ah Carabtu waagaas iskuma dagaalami jirin Sunno iyo Shiico .

  • @hassanalikessani1726
    @hassanalikessani1726 3 года назад +1

    Iran safarad wa lahaayen Muqdisho ghudahisa sida waqtiga Shah ee ma aha waqtiga Imam Khomaini RA.
    Ben abuur waa lugu yakhaan dadka wahabiyon ka. Adhuniyahod wa babiyen ee dadka kale oo muslimeenta ne xaq wa ka rebo haayaan. Marka dadki Elaahey dhorto hidaayo uu so dhejina.

    • @user-bp4jq5ln3e
      @user-bp4jq5ln3e 2 года назад

      Afsomaliga sida loo qoro xitaa garanmeysid marka saa doodeysaa( من لايحسن الى نفسه لايحسن إلى غيره doqonyahow wax baro jaahil

  • @luulkesaneey7315
    @luulkesaneey7315 2 года назад +1

    yuusan idin duufsan shiicigaan lacnadayo caa,isho cumar iyo abaabakar

  • @cabdimuhaymin8317
    @cabdimuhaymin8317 2 года назад

    البيرغنم

  • @mahamedibrahim2713
    @mahamedibrahim2713 3 года назад

    Xasaan baa kaa dhaw

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 года назад

    Kkkkkkk..... Karbaash waa kan, inta kale Been dheh.... Arrinta ah Iran iyo Siyad Barre hadeyba run tahy.... Ururka J. Carabta ayuu ku raali gelinaayey.... Oo Somalidu ay kamid aheyd.... Hasaan nin waalan dheh... Isaga iyo Wahaabida kalaba Ilaahey Caqliga ha u soo celiyo....Sheikhow Waan u wada Bogeynaaye Kashifaada soo badi...

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 2 года назад

    waa keligii muslim aan ismaqlayn

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 2 года назад +1

    wahaabiyada tororog lagamawaayo iyo been iyo cadeen la.aan kuwa hor fadhiya layaabanahay ee dhegaysanaya

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 2 года назад

    been badanaasheekh xasaan safaaradii iran 1987 waxay kutaa safaaradeeda kutaaley digfeer agtiisa,diplomasiyiinta iran baanu deris ahayn iyadoo xligaas iran dagaal iraq kulajirtay

  • @mahamedibrahim2713
    @mahamedibrahim2713 3 года назад +1

    Sxb iiraan baad biilka ka qaadataa
    Marka af wax cunay xishoo

    • @watchwithme4303
      @watchwithme4303 3 года назад +2

      Sxbow waxan maqlay markad aad sacudiga u doonatan lacagta eey Israel idiin soo diibtay kahor inta eeysan idin soo siinin dabada aya la idinka wasaa ee maxa ka jiro waxaa .anigu yaabaye wahabi walbo lugaha maxu u kala wada ayan isweydiyay ilen ragu maba sax sano

    • @boqorkaduurka7804
      @boqorkaduurka7804 3 года назад +1

      Iiraan ku qafiifteen hhhh

  • @AtawxiidWasunnah
    @AtawxiidWasunnah 3 года назад +1

    Mujrim Baad Tahay Jawaab Ma Mudnin Doqon Yahow Diinlaawaha Ah

  • @ibraahiimcabdulaahi6291
    @ibraahiimcabdulaahi6291 2 года назад

    Caamada ayeey qaldaayaan qarashaadna ku bixinayan sidey adigaba kuu qaldeen