Sh Umal oo nabiga lagu gafay: Oo dhahay Injir ayaa laga guri jiray.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 18

  • @Abdukadiryusuf313
    @Abdukadiryusuf313 Месяц назад

    alahuma sali ala Mohamad wa aali mohamad 😢😢

  • @user-sz6pt5rz9k
    @user-sz6pt5rz9k Месяц назад

    Nabigeena s c w

  • @user-lx4qd9wr7l
    @user-lx4qd9wr7l Месяц назад

    Acw.sh.jabarti.

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 Месяц назад

    shiica urbadan

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle Месяц назад

    # ka fiiri ilaalada islaamka - dahir calasow oo ku jeesjeesay xaadiis saxiix ah#

  • @MoustaphaMudir
    @MoustaphaMudir 21 день назад

    Caalimka kahadha sh umul caalimu culumaa car daliil la aan ha hadlo

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle Месяц назад

    0:57 ku gartay.
    bukhaari iyo Muslim axaadiithta ku qoran wax تنقيص ah ma sheegayaane waxa aad u socotaa inaad durto sunnada nabiga scw.

  • @user-c.732
    @user-c.732 Месяц назад

    Diintu fikir ma aha adeero ee waa cilmi

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 Месяц назад

    Waxa ninkani sh umal sheegayo waa wixii ama sheekooyinkii wahaabiya soomaalida baabiisay ee eber ka dhigtay wahaabiya kaligood muslim alle haka qabto umada

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey Месяц назад

    Adiga ma ku gashay maxa loo waydiin waayay hadii lagu yiraahdo qofkan aabahaa iyo hooyadaa injir baa ka buuxday wuu caytami lahaa

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Месяц назад +1

    Bal hda mxaa cilmi oo ku jira wxs uu Umul sheegaayo😢 wixii buug Carbeed ku qoran oo dhami ma diin baa😂 dadka caqliga xiran uun wxn diin ka dhigta😢

    • @omaryuusuf5510
      @omaryuusuf5510 Месяц назад

      Buug carbeed baa tiriye, nabiga soo carab ma ahay? Ilaahay ka cabso kutubta diinta ha ku jeesjeesin.

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 Месяц назад

      @@omaryuusuf5510 oo Carabigu ma diin baa mise waa luuqad ay muslim iyo munaafaqba ku hadlaan... Tan kle hduu Nabigu Carab ahaa ma Carabtoo dhan baa nabiyo ah😄yaan lagu khaldin wll.

    • @omaryuusuf5510
      @omaryuusuf5510 Месяц назад

      Fahamka ilaahay ha kuu furo, kutubta carbeed ee aad sheegeyso waa saxiixul bukhaari oo ah أصح كتاب بعد كتاب الله . Oo ay ku qoran axaadiithtii nebiga scw, marka kuwaas weye wxa aad ku tilmaameyso kutub carab, iska ilaali diinta oo lagu jeesjeeso waa halis. Carabna nabiga ayaa ka dhashay, sidoo kle waa dadkii diinta nabiga kasoo xanbaaray, ilaahay ka yaab oo nabiga ayn difaaci intaad is leedahy halis kle ha gelin.

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 Месяц назад

      @@maxamedxuseen4516.. Sax wll intaad sheegty oo dhami waa run... Hdii ay Wahaabiyo diin xaqa wado, Somalia baa laga arki lahaa wngaas... Dal dhan oo laga qaxey ka waran.. Qarax uu wadaad sido dertiis😭 wxy buugta Carbeed ku jeclaadeen waayo waa meesha beenta lagu guri karo... Qur, aanku ma deeqo daliilna kama qaataan.😭😭😭

    • @user-c.732
      @user-c.732 Месяц назад

      Waxaa laga qaadanayaa in taagnida oo lagu kaadiyo aysan danbi ahayn
      Ta kalena waxaa laga qaadanayaa dadaalkii diinta loo maray

  • @abdiabdulahi4890
    @abdiabdulahi4890 Месяц назад

    Illahy shiico hasoo gadhsiiyo dhulka somalida. odayaal carbeed bugaag ay qoreeenbay wahabiya diin noga dhigaysa waxay illahay iyo rasuulku yidhahdeenba dhankayka diin ka ah carab haday rajo iyo aqli leyihin hada ka muqan lahayd shiico guuul