Sh Maxamed Umal oo kahadlay arintii Ibrahim ciyow iyo Sh Xidig

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Комментарии • 406

  • @cilmixikmaawiofficial5272
    @cilmixikmaawiofficial5272 Месяц назад +99

    Cilmiga iyo Cimriga Allah U Barakeeyo 🥰 Sheikh Mohammed Abdi Umal

  • @shueybsahidd7931
    @shueybsahidd7931 Месяц назад +67

    Sh umal Allah yaxfadka, wallahi dar ilaahay ayaan kuu jeclahay ilaahay jannada hanagu karaameeyo aamiin

    • @kingsuria93
      @kingsuria93 Месяц назад +1

      Aamiin

    • @Abdirahman-jr8gu
      @Abdirahman-jr8gu Месяц назад

      Ii😊😊

    • @IshoOmar-sp9ch
      @IshoOmar-sp9ch Месяц назад

      Aamiin

    • @ahmedsaedyusufahmednur1640
      @ahmedsaedyusufahmednur1640 Месяц назад

      🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲amiin amiin alle janooyinkiisa haku arzaaqo dhamaanteenba sheekh umal waa sheekha kaliya ee aan u daba fadhiisto khilaafaadka masalooyinka diinta ee ay culimadu isku khilaafsantahay sababta aan aadka ugu dhegaysto waxay tahay shekh umal waxaa uu kuu sheegayaa قال تعالى وقال رسول صلى الله عليه وسلم
      Hadalka alle iyo hadalkii rasuulka wax kale oo u dhexeeye kama arkaysid

  • @ali-saladabukargutale6675
    @ali-saladabukargutale6675 Месяц назад +16

    Sheekh Maxamad Cabdi Umal, Ilaahey dartiis ayaan u jeclahay, waa sheekh Caalim ah balse dadkeena gaar ahaa Reer Muqdisho waxaa dib u dhigay kuwa xaqa ka ganbada.

  • @siyaadaadan7034
    @siyaadaadan7034 Месяц назад +11

    أطال الله عمرك في الدعوة اليه وطاعته وزادك الله علما وورعا وزهدا في هذه الدار يا شيخنا المبارك نسأل الله جل جلاله أن يجمعنا وإياك في دار كرامته وأن يجعلنا في زمرة نبيه صلي الله عليه وسلم آمين

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Месяц назад +48

    Waa arin u baahneyd cid diinta aqoon dheer u leh inay soo gasho kana soo hadasho alle xaqa ha inagu sugo mahadsanid sheekh umal.

    • @KaptanHussein
      @KaptanHussein Месяц назад

      Makana sheekh utaqaana oo xadaladiisa is qilaafaya 😂

    • @rahmaomar8398
      @rahmaomar8398 Месяц назад +1

      Well said brother 👏

    • @rahmaomar8398
      @rahmaomar8398 Месяц назад +4

      Sheikh umal ilaahee habarakeeyo waqtigii loo baahnaa buu ka hadlay

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 Месяц назад +2

      @@KaptanHussein walaal Allah ka cabso iska daa xadgudubka waayo Allah denbi aad ka gasho wuu ku cafinaa hadaad denbi dhaaf la timaado.laakiin ogoow qof walaalkaa muslim ah oo weliba culumo ah xadgudub aad ku xadgudubto Allah kaama cafin karo waxa keliya ku cafin karo qofkii aad ku xadgudubtey inaad cafis weediisato ee walaal naftaada u nax. yeeysan ku qaadin ficilka firqa firqada.

    • @miskiin236
      @miskiin236 Месяц назад +2

      Sheekh Umal ,Illaahay ha xifdiyo cilmigana ha u ziyaadiyo cadowgiisana
      Cagta hoosteeda.

  • @abu-ff8ws
    @abu-ff8ws Месяц назад +8

    Sheekha war qumanaa oo aftahansanaa m.a cumrigiisa allaha dheereeyo oo barakeeyo. Allaha karaali noqdo muraadkiisana usahlo. Anagana cilmi naafica allaha nasiiyo. Amiin

  • @IsmaciilXasan-fw6kr
    @IsmaciilXasan-fw6kr Месяц назад +4

    الله يبارك فيك وجزيت خيرا يا شيخنا الحبيب الغالي ❤❤❤

  • @user-kz6ls7my5z
    @user-kz6ls7my5z Месяц назад +16

    Wallahi sheekha buiqiyu soo af jaray caqli aqoon xeel dheer iyo xikmad buu ku nidamiyey muxadaradiisa ilahey ha usiyaadiyo

  • @mahadabdi4158
    @mahadabdi4158 Месяц назад +3

    Jazakallahu qeyran sheikh. Si xigmadeysan ayaad masaladan uga hadashay sheeq

  • @user-ib1cy9hj9o
    @user-ib1cy9hj9o Месяц назад +5

    Shiikha Allah ha ku xifatiyo jaskalaaha khayra

  • @abdullahiabdi5535
    @abdullahiabdi5535 Месяц назад +2

    احسنت👍
    جزاك الله خير الجزاء شيخنا الفاضل واحسن الله إليك 🙏
    ilaahay Sheekha cimriga, caqliga, caafimaadka, carabka, iyo cilmigaba hau barakeeyo anagana ilaahay hanagu anfaco khayrka🙏

  • @najmamohamed
    @najmamohamed Месяц назад +4

    الله اكبر
    Masha Allah Allahuma barik
    Shekh umul ❤
    Calmiga iyo cfimad Allah usiyadiyo I.a

  • @user-pk7xh1pd2x
    @user-pk7xh1pd2x Месяц назад +1

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا

  • @abdalla_guul
    @abdalla_guul Месяц назад +5

    Baarakallahu Fiika Sheekhanaa ❤

  • @aishaabdirahmanyussuf
    @aishaabdirahmanyussuf Месяц назад +2

    جزاكم الله خير الجزاء

  • @XamseKujoog.
    @XamseKujoog. Месяц назад +4

    Ilaahay cimriga iyo camalka ha u barakeeyo Sh. Maxamed Cabdi Umal.
    Runtii caalim diineed oo aan la baqan ereyga xaqa ah.

  • @luulmohamud
    @luulmohamud Месяц назад +4

    Maasha Allah Allow noo barakeey cimrigaaga colmigaaga iyo caafimaad ka ba noo kaa xifdi xaasid iyo cadow Rabi ha kaa qabto

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 Месяц назад +9

    Xaqu waa in uu cadaadaa iyadoo aan dadka kale loo gafin.
    Jazaakallah sheekh.

  • @MariaQalanjo-j7z
    @MariaQalanjo-j7z Месяц назад +3

    Maasha Allaah Rabiyoow culumadeena noo xafid

  • @sumayaomar6505
    @sumayaomar6505 Месяц назад +4

    Muxaadarada sheekh maxamad cabdulhaab noola soo dhaqso sheekh barakalah

  • @ashmoh5727
    @ashmoh5727 25 дней назад

    Masha Allah sheekh umal ilaahay ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo aamiin aamiin

  • @musdafaomar7565
    @musdafaomar7565 Месяц назад +21

    Allow sh umal barakee sheekha umadda

  • @abdimutaalmiyir58
    @abdimutaalmiyir58 Месяц назад +5

    Si ay cilmi ku dheehantahay ayuu sheekha ooga hadlay. Maa shaa Allaah

  • @Ahlaammmohamett
    @Ahlaammmohamett Месяц назад +4

    Rabbi hakaa abaal mariyyo sheekh❤

  • @XamseMaxamed-ik4zx
    @XamseMaxamed-ik4zx Месяц назад +1

    جزاك الله خير الجزاء يا شيخنا الفاضل وأطال الله عمرك ❤

  • @issadiin6606
    @issadiin6606 Месяц назад +5

    الله يحفك وجزاك الله خيراً

  • @cabdisalanahmed3386
    @cabdisalanahmed3386 Месяц назад +4

    Sh Mohamed Abdi Umal ❤️❤️ Allaha Ku Barakeeyo

  • @user-zm4co4xx5k
    @user-zm4co4xx5k Месяц назад +4

    جزاك الله خير شيخنا الفاضل الشيخ محمد بن عبده امل❤

  • @abdifataaxkadiye
    @abdifataaxkadiye Месяц назад +11

    جزاك الله خير الجزاء

  • @user-li8oy8yc5x
    @user-li8oy8yc5x Месяц назад +3

    جزاك الله خير ❤

  • @user-kr6px7dn6i
    @user-kr6px7dn6i Месяц назад +1

    ماشاءالله allow xifdi sheikhan allownugu anfac cilmigiisa allow usiyaadi cilmiga allahaynow nugukulansiijanadaada amin allaahumma aamin

  • @IshoOmar-sp9ch
    @IshoOmar-sp9ch Месяц назад +1

    Maashaa allaah ilaahey haku barakeeyo sheekheena ❤

  • @YaasmiinAbdulaahi
    @YaasmiinAbdulaahi Месяц назад +2

    Mansha allh Tabaraka allh sheikh umal illhaye haa ku xifdiyo adun iyo akhiraaba bi'idnilaaah 🤲
    illhaye cilmiga iyo caqliga iyo aqoonta haa ku siyadsho 🤲
    Awalaad raabi haa ku barkeyo 🤲
    Raxmanka waxaan kaaga rajaynaya cimri dheer iyo cibado subaan iyo camal salix 🤲
    Illhaye haa kaa rali noqodo 🤲
    Jasak allh khayaran jasak 🤍
    Macalinkaygi + Sheikhaygi abalkaga Janadul fardowsa allh kaa dhiigo aamiin yaa raabi 🤲

  • @mohamadhamza837
    @mohamadhamza837 Месяц назад +3

    جزاك الله خيرا

  • @musaa7777
    @musaa7777 Месяц назад +2

    جزاك الله خير الجزاء يا شيخنا ❤❤❤❤❤❤

  • @maanaxmed9868
    @maanaxmed9868 Месяц назад +6

    M.a Allah ha ku xafido sh.umal cimriga iyo cfimaadka Allah kuu barakeeyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj Месяц назад +2

    Sh umalow Allah ha Ku barakeeyo sheekh xiddig wuxuu yidhi sh c qadir 70 nin buu mar noqday janatul firdowsa a biyooleey baa la keenay

  • @user-bt9li3sq8l
    @user-bt9li3sq8l Месяц назад +3

    Ma sha allh sheeq umal sicil mileh buu oga hadlay ❤❤❤

  • @sheikhzakaria5147
    @sheikhzakaria5147 Месяц назад +2

    Jazakalaah Cheick umal

  • @yazidcade9639
    @yazidcade9639 24 дня назад

    Masha allah allah ha barakeyo sheikha❤😊

  • @Rashiid02
    @Rashiid02 Месяц назад +3

    ماشاءالله الشيخ محمد عبده أمل أطال الله عمرك

  • @sumayaomar6505
    @sumayaomar6505 Месяц назад +1

    جزاكم الله خيرا يا شيخنا الفاضل ❤

  • @caliaxmedmaxamed292
    @caliaxmedmaxamed292 Месяц назад +4

    umul waa mujaamaleynaya sheekhada shiikha asaa usii qoray in lacaabudo iuo allha unaxariisto lama orakaro. o ah gaf weyn

  • @AbdiQani-tp4sw
    @AbdiQani-tp4sw Месяц назад +1

    Sh umal ilaahay caafimaad iyo cimdheer ha ku siiyo❤❤❤❤

  • @zakariyeadentube8535
    @zakariyeadentube8535 Месяц назад +1

    MashaAllah sheekheena sh Maxamed Cabdi umal Allaha ku xafido

  • @kaysemohamoud8323
    @kaysemohamoud8323 Месяц назад +2

    جزاك الله خيرا شيخنا

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 Месяц назад +1

    Masha Allah tabrikallah shiikh Allah ha ku xifatiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 Месяц назад +2

    ماشاء الله العالم العلامة فضيلة الشيخ محمد عبد أمل

  • @SadamshiineAbdi
    @SadamshiineAbdi Месяц назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ما شاء الله تبارك الله الله يبارك في شيوخنا

  • @cabdulaahicali5193
    @cabdulaahicali5193 Месяц назад +1

    Masha Allah zajaakuma allahu kheera jazaa

  • @user-hn4ye6no3o
    @user-hn4ye6no3o Месяц назад +2

    M.a shiiq umul ilahy ha kuxafido meeshii larabay dhigtaye

  • @MohamedAli-iw5ul
    @MohamedAli-iw5ul Месяц назад +5

    Salafmedia allah idin barakayee shiikh Ibrahim ciyow title-kiisa shiikhnimo siiya, waa caalim ka baxay jaamaca islaamiyah madina.

    • @bilaalibraahim-dr9jb
      @bilaalibraahim-dr9jb Месяц назад +1

      @@MohamedAli-iw5ul nio ma xoola tahy nin culumadi ilaahey ugafay iyo kutubti ualifay ka caro rabi ba kunacday ka fogaw العلماء ورثته الأنبياء فمن اكرمهم فقد اكرم الله marka isjir sxb

    • @ahmedaar7424
      @ahmedaar7424 Месяц назад

      ​@@bilaalibraahim-dr9jbafsoomaaliga ma aqrin taqaanid miyaa?

    • @imaansh1590
      @imaansh1590 Месяц назад +1

      ship wax ba kama oga 80 jir diinta ku cireystay oo mayd ah qofkii caayay

    • @AhmedNajiib12329
      @AhmedNajiib12329 Месяц назад

      ​@bilaalibraahim-dr9jb
      Meel uu sheikh ku Cayay bal keen adi
      Caadhifad iyo tacasub waxba tarimeyseee

    • @HappyDominoes-ef3pk
      @HappyDominoes-ef3pk Месяц назад

      MohamedAli
      Jaamacada Madiina in laga soo baxo ma Sheekh baa lagu noqdaa?

  • @user-kr6px7dn6i
    @user-kr6px7dn6i Месяц назад +2

    ماشاءالله allow xifdi sheikhan allownugu anfac cilmigiisa allow usiyaadi cilmiga allahaynow nugukulansiijanadaada amin allaahumma aamin 😂 11:05 1

  • @mohamedalihared6735
    @mohamedalihared6735 Месяц назад +1

    Macha allah allaw cimrigaga dhere sheikhana sheikh umal ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdalladhiif.
    @Abdalladhiif. Месяц назад +11

    Wlhi wey na qaldi rabeen. Sheikh Umal allaha kubarakeeyo

    • @kingahmaadi9952
      @kingahmaadi9952 Месяц назад

      Hadiiba lagu qaldayo jaahil waxba madhaantid diinta shiiqmanka oo kaliya looguma talagalin hadda somali waa cadiyee gaalada hadee ku qabtaan diinta ayeyba kaa saarayaan bee waxbaro nin weyn teheee

    • @Abdalladhiif.
      @Abdalladhiif. Месяц назад

      @@kingahmaadi9952 Fudeydka iskadaa xoolaa tahee waxba igama ogide

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws Месяц назад

      ​@@kingahmaadi9952 adiga dhaqanka iyo aadabata bari horta. Islaankana kaleexo

    • @Abdalladhiif.
      @Abdalladhiif. Месяц назад

      @@kingahmaadi9952 Jaahilnimo adigey kaamuuqataa Fudeydka iskadaa imataqanide aniga Jamac ayaan u hadlay balaayo fudeyd badane

  • @mustafupdyrizaq7931
    @mustafupdyrizaq7931 Месяц назад +5

    Ilaahay haxafido.sheikh

  • @user-ci4mz6qf7l
    @user-ci4mz6qf7l Месяц назад +12

    ماشاءالله بارك الله فيك أطال الله عمرك شيخنا الفاضل

    • @KaptanHussein
      @KaptanHussein Месяц назад +1

      قصر الله عمره

    • @nasirharoun
      @nasirharoun Месяц назад +1

      @@KaptanHusseinفقد طال الله عمره😂

    • @omarmacalinadam3263
      @omarmacalinadam3263 Месяц назад +1

      ءامين

    • @KaptanHussein
      @KaptanHussein Месяц назад

      @@abu-ff8ws عذبكم الله في الدنيا والأخر انت ومن معك

    • @majray6357
      @majray6357 Месяц назад +1

      بئس ما قلت يا هذا!​@@KaptanHussein

  • @dacwamedia953
    @dacwamedia953 Месяц назад

    masha allah sheikh si ficn baad wax nugu shegtay alle cimriga haku barakeeyo

  • @nawilah.h595
    @nawilah.h595 Месяц назад +1

    Alle haku barakeeyo shaykhanaa ❤

  • @abdallayuusufyuusuf984
    @abdallayuusufyuusuf984 Месяц назад +3

    Masha Allah sheekh umal jazaakallah kheyr ilaah dardiis ayaa kuu jeclahay, ilaaheey ha ku xafido

  • @Farxiyoaadan-vc3cf
    @Farxiyoaadan-vc3cf Месяц назад

    Ilaahay haku xifdiyo sheekh jazakalah kheyr

  • @bushrahurre674
    @bushrahurre674 Месяц назад +3

    Allaha barakeeyo sheekh umal❤

  • @qoranebucul
    @qoranebucul Месяц назад +1

    Wilka yar oo dhalinyaradda ah oo ey eryaaden sh weyn ayu leyahy cmla 😂 Masha Allah tabarakallah Allaha kuu xifdiya shiiqaygaa ❤

  • @RaxmaMohammed-xs7te
    @RaxmaMohammed-xs7te Месяц назад +4

    M.a shekh allah ku barakeyo😊

  • @hassanyareofficial4461
    @hassanyareofficial4461 Месяц назад +11

    Illaah kaku cafida shiqeyki an jeclahay illaah darti❤

  • @fatushbabe5135
    @fatushbabe5135 18 дней назад

    Alla Wayne cimrigiisa ha u dheereyo cafimaad iyo cibaadana ha ugu daro sheikhuna kugu maalnay❤

  • @Awraali
    @Awraali Месяц назад +1

    Masha allah ilaahay sheekha umada ha barakeeyo

  • @adolphahmad4578
    @adolphahmad4578 Месяц назад +5

    Mashllah
    Ilaahay haku barakeeyo shekhanaa
    Jazakallahu kheyran

  • @adenaliali1553
    @adenaliali1553 Месяц назад +1

    Manshalah allow ku xafid❤❤❤

  • @user-bl3gt3tt1e
    @user-bl3gt3tt1e Месяц назад +1

    العلامة الشيخ محمد عبده امل جزاك الله خيرا وبار الله لك في عمرك وجعل الجنة مثواك

  • @FarxiyoAbdi-x1u
    @FarxiyoAbdi-x1u Месяц назад +1

    Allee hakubarakeyo shek

  • @AbdullahAbdi-ui4np
    @AbdullahAbdi-ui4np Месяц назад +3

    Allah ku barakeeyo sheikh

  • @isfahamkaumada9639
    @isfahamkaumada9639 Месяц назад +1

    Ilaah ha ku barakeeyo sheeq

  • @hindiaqalbidoolar5214
    @hindiaqalbidoolar5214 Месяц назад +1

    Mowduuca had iyo jeer baarijiray wuxu ahaa Suufi iyo Wahaabi wanna fahmiwayay lkn mowducaan waankukala bartay alxmdllllh Sheekh umal❤ illllhy Haku xifdiyo❤🎉

  • @SharlaaweSaalax
    @SharlaaweSaalax Месяц назад +2

    ilaahey ha ku xifdiyo sh

  • @abdikanisaid6563
    @abdikanisaid6563 Месяц назад +1

    Alla haku barakeeyo shiikh, xaqa cadaysay

  • @hiboilix2104
    @hiboilix2104 Месяц назад +1

    sheekh umal allaha kubarakeyo cimrigaga iyo camalkagaba alle habarakey ❤❤❤❤❤❤

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 Месяц назад +1

    Maanshallaah xafidullaah sheekh

  • @luqmanyusuf5331
    @luqmanyusuf5331 Месяц назад +1

    Sheekh maxamed cabdi small allah hakuu barakeeye aqoonyahan

  • @HASSANDheere-dt8gm
    @HASSANDheere-dt8gm Месяц назад +3

    Alle habarakeeyo sh umal ❤❤

  • @user-js3le9yc8u
    @user-js3le9yc8u Месяц назад +1

    Sheekh mahamed cabdi umul alle haku xafido xayakamulaah

  • @nuruabdi787
    @nuruabdi787 Месяц назад +2

    Sheikh Allah barakeeyo waxbadan No ifiye

  • @aminabariise8245
    @aminabariise8245 Месяц назад +1

    Masha allh shekhena

  • @NuurtoAbuukar-sg9lp
    @NuurtoAbuukar-sg9lp Месяц назад +1

    M.a Allah haku xafido shekhunaa ❤❤❤❤

  • @SunaimaAbdikadir
    @SunaimaAbdikadir Месяц назад +1

    Masha Allah sheeq umal ilahey haku xifdiyo

  • @user-ly3ke7pn3u
    @user-ly3ke7pn3u Месяц назад +1

    Sheq alle haku xifdiyo

  • @abdixafiidabdiwakiil9680
    @abdixafiidabdiwakiil9680 Месяц назад +12

    Suufiyo waxa ay aaminsan yihiin runtii waa wax laga naxo

    • @imaansh1590
      @imaansh1590 Месяц назад +2

      Allah iyo rasuulkisa ayeey aaminsn yihiiin

    • @HuseenBinAli
      @HuseenBinAli Месяц назад

      ​@@imaansh1590
      Lakiin alle qayrkii ayay wax waydiistaan sida qabuuraha salixiinta tanina waa shirki

    • @imaansh1590
      @imaansh1590 Месяц назад

      @@HuseenBinAli warkaaas waa dacaayada wahaabiyadaa

    • @kingahmaadi9952
      @kingahmaadi9952 Месяц назад +1

      Sxp waa sida lagaa dhaadhiciye ani suufi waan ahay mana aamin sani waxa Aad adiga iga aaminsantahy

    • @imaansh1590
      @imaansh1590 Месяц назад

      @@kingahmaadi9952 brain wash lagu sameeyay Hal deg wax loogu sheegay Sufi aan ahay Allah qeyr kii waligeey ma caabudin

  • @abdiqaadirCali-xt9ke
    @abdiqaadirCali-xt9ke Месяц назад +1

    فضيلة الوالد الشيخ محمد عبد أمل ❤❤❤

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 Месяц назад

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @user-bp6dz5sh1u
    @user-bp6dz5sh1u Месяц назад +4

    Alle ha ku barakeeyo Sh. Maxamed Cabdi Umal. Caqiidadu waa lama-taabtaan.

  • @jamaibrahim4251
    @jamaibrahim4251 Месяц назад

    Illaahay Sheikh umal khayr ha siiyo aamiin sheekha dhintayna illaahay haw naxariisto

  • @abdulkadirmohamed4949
    @abdulkadirmohamed4949 Месяц назад +2

    Masha Allah sheikh Umal Allah ha kuu barakeeyo cilmiga si cilmiyeesan ayaaa umada ugu iftiimise ❤❤❤❤❤❤

  • @warsameahmed9364
    @warsameahmed9364 Месяц назад +1

    Sheikh umal cilmiga iyo cimrigaba allah hakubarakeeyo ,

  • @rashidmohamed4524
    @rashidmohamed4524 Месяц назад +2

    Baarqab Jabal ah, Day day sida uu u doobinaayo Alle ha xiftiyo.

    • @mohamedabdirahman2409
      @mohamedabdirahman2409 Месяц назад +1

      Hada amaan miyaa mise cay 😅😅😅

    • @rashidmohamed4524
      @rashidmohamed4524 Месяц назад +1

      @@mohamedabdirahman2409
      Waa Amaan xeeel dheer
      Tashbiih baliiq ayaa ku jira iyo isticaaro

  • @ismailbashir2344
    @ismailbashir2344 Месяц назад +2

    Xaqa waa inuu cadyaha ee ma ahan buuq inaad xaqa ku raadisaa allow noo naaf sh umal

  • @MaxamedAxmed-np7ri
    @MaxamedAxmed-np7ri Месяц назад +1

    Kalimadaasaa sax ah jizakallaahu

  • @shuceybsh.maxamudjabaaye664
    @shuceybsh.maxamudjabaaye664 Месяц назад +2

    Shiikha Waa Ahlu Janno Allaha U Naxariistii Waxaana Ku Dhaheynaa Wanaagii Aan Ku Aragnay Waxaana Ugu Marqaati Nahay Wanaag Diin Faafis Iyo Kheyr Umulna Afkiisa 1mar wuu kari Waayay Allaha u naxariisto inuu dhaho million jeer Anagaa Kuu Duceyneyno

    • @dulmidiid2870
      @dulmidiid2870 Месяц назад +1

      Mushrik buu ahaa Buugaagtiise ayaana ka marqaati ah ciwaanadoode ayeey marqaati ugu filan

    • @Amiiragabka
      @Amiiragabka Месяц назад

      ​@@dulmidiid2870astaq furullah yarabi

  • @hussienosman9543
    @hussienosman9543 Месяц назад +1

    Allah ha ku xifdiyo

  • @shuceybsh.maxamudjabaaye664
    @shuceybsh.maxamudjabaaye664 Месяц назад +2

    Fatwo badan oo aad u fadwootay Khawaarijta Ayaa Lagu Laayay Millions dad soomaali ah Aakhirana Waa Lagu Xisaabinaa Idin Alle Umulow

    • @abdullahalmuwaxid9643
      @abdullahalmuwaxid9643 26 дней назад

      Inuu isagu fatwoodo xaqa wuu ku saxanyahay. Ninkii nin muslim ah kas iyo maag udilaana naar baa quwaaxi. Warku wuu iska koobanyahay

    • @fatushbabe5135
      @fatushbabe5135 18 дней назад

      Qof aa la xisaabynin ma leh ilaa dad alla u cafiyey malahee meel ku yiri dadka hala laayo keeen

    • @guleedhirsi7121
      @guleedhirsi7121 11 дней назад

      Malaha adiga xisaab kuma sugays😢

  • @OmarnageyeNaciima
    @OmarnageyeNaciima Месяц назад +1

    Mashaa llaah جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل