Shiicadu waa Muslim waana walaalaheen ♥️♥️♥️: by Sheikh Abdirahman Bashiir.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 май 2024
  • ‪@ilaaladaislaamka3845‬ ‪@islamdjibouti‬ ‪@UNIVERSALSOMALITV‬ ‪@Salafmedia‬ ‪@Barbaraawi‬ ‪@SomaliinfoVideos‬
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 162

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Месяц назад +1

    Wax bdan oo runa buu sheegy, laakiin inuu isbadalo ma aheyn mrky Wahaabidu eryatey isagoo xaqa og.

  • @ZakAli9904
    @ZakAli9904 Месяц назад +9

    Waxaan ku boorinayaa dhammaan dadka halkaan ku jira in aysan ku kadsoomin hadalka wadaadkaan ay bartaan diintooda.
    Sidoo kale qofkii aan wax badan ka garaneenin shiicada caqiidadooda ha akhristo kitaabta 'Al arbacuun ad-Dawaamiq' ee uu qaray sh. Axmed Yare inshaa.Allah wax badan baad ka fahmi doontaan caqiida xumada shiicada.

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 Месяц назад

      Adiga ha dhuuman ee banaanka kaaley yaa Fuley. Shiicada kabajlhooda xitaa ma gaadhi kartid

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Месяц назад +21

    Saaxiib hanaga dhaadhicin shiico
    Walaalo manihin nimanka caayayo saxaabadii nabiga
    Shuqul kuma lihin

    • @letsknow2587
      @letsknow2587 Месяц назад

      Hadaa ma Israel baa kuu walaala ah.

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix Месяц назад +2

      Fiiri yuhuuda waxaa ka daran shiico li Anna yuhuudu waa dad aad ogtahay waxay yihiin laakiin shiico habeyn iyo maalin waxay lacnadaa xaasaskii nabi scw abuubakar cusmaan cumar calina waxay dhahaan waa ilaaheena soo baar wll ninkaan waa beenaa sheekhna maahan ee dhageyso culumada saxdaa

    • @ZakAli9904
      @ZakAli9904 Месяц назад +5

      ​@@letsknow2587 ma uusan dhihin yahuud baan walaala nahay warkiisa ha badalin. Shiico asalkooda ninka aasaasay waa yahuudi.

    • @BaraarujiyeMedia
      @BaraarujiyeMedia Месяц назад

      Islaam ayaanad ahayn markaase ogow

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix Месяц назад +1

      ​. Israa,iil maxaa meesha keenay , waxaan ka hadlaynay shiico oo cayda xaasaskii nabigeena suubanaa scw iyo saxaabadiisii

  • @ZakAli9904
    @ZakAli9904 Месяц назад +7

    Subxaana.Allah Sheekhow dad caamada aan diintooda garaneenin fasahaad ha ku ridin Alle ka baq.....

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 Месяц назад +9

    Ma dadka quraanka yidhi quraan maaha,ma dadka umul muumuniin caayaya ee leh waa ehelu naar,ma dadka Cumar caayaya iyo Abuu bukar.

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix Месяц назад

      Wll ninkaan sheekh maahan diina ma yaqaan meeluhu ka qaylyaa ilaahay baa ka shifay

    • @lycalyca647
      @lycalyca647 Месяц назад +1

      adiguba muslim ayaad giwracdaa ee gaal miyaa tahay

  • @swordie6703
    @swordie6703 Месяц назад +4

    Cabdiraxman waa lumay caamadiina lumi
    Asxaabtii sharafta badnayd diinta naso gaarsiisay ee dhiig iyo dheecankodi udaadiyay ciddii caydooda uciilqabtow soo xaydxayta shiicada kusobiira shartiina Allah kamagangalnay

  • @yusufhassan589
    @yusufhassan589 Месяц назад +1

    Subxaanallaah ma dad hooyadeedba casus ha caaynaaya ayaad leedahay waa muslim shiicana yaa bilaabay nin yahuudi ah aqli haku jawaabin ee diiniyan ugu jawaab waxaan ka baqayaa sheeqayga inaad Aqlaani noqotaan ka shakisanahay

  • @user-or2bp2ho5n
    @user-or2bp2ho5n Месяц назад

    Wa runta shekh cabd8rahman waxay culimada kale dadka ka usheegi wayeen Ayaan usheegtay

  • @AhmedosmanFarah777
    @AhmedosmanFarah777 Месяц назад +3

    Shiico wa dadka ugu liito aduunga waa dad juhala diinta islam Suban wax xun oo dadka galada eh kuqoslan kuso dare oo diinta islamka surad xumeye shiico mahan ee mardanbe magaca shiico hashegin hadad waxyar oo damiire ledahay

  • @umuosama2956
    @umuosama2956 Месяц назад +2

    Walaalaheen ma aha

  • @mohamedabdi1376
    @mohamedabdi1376 Месяц назад +2

    احسنتم بارك الله فيكم

  • @Nabadoon1000
    @Nabadoon1000 22 дня назад

    Subxanallah

  • @jamacmire1911
    @jamacmire1911 Месяц назад +6

    Lacanadi kugu dhacday adi iyo majuusiyiin shiicaba gaalo sharafta rasuulka iyo xaaskiisa caayaya امنا عاءشه buu leeyahay waa muslimiin iyo asaxaabti

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Месяц назад

      Khawaarij wahaabiya miyaad ku qarxi sheekha

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix Месяц назад +1

      ​@@CarroEdeg
      QAWAARIJ WAHAABIYO MAXAAD KALA JEEDa ,adigaaba dadka hada gaaleysiinayee

  • @rashidkarie6855
    @rashidkarie6855 Месяц назад +5

    Wadaadku caqiidada shiicada maba uusan soo akhrin ayaan u maleeynaayaa.
    Dawladdii ismaaciil al-safawaii ineey iiraan oo wada sunna ah uu khasab KU shiiceeyay uuna dilay in kabadan hal milyan oo muslimiin sunna ah oo isugu jira culimo iyo caamo isugu jira.

    • @kildhikildhi2949
      @kildhikildhi2949 Месяц назад

      Ma dhiladii ku dhashaa ku jirtay kuwa la laayey mise hooyadaabay kufsadeen shiicadu

    • @ZakAli9904
      @ZakAli9904 Месяц назад +2

      ​@@kildhikildhi2949Subxaana.Allah war maxaa kaa khaldan miyaadan Alle ka baqeenin? Daliil buu la yimid ee adigoon waalidkii caayin waxaad difaaceesid daliil ku difaac. Caaydu waa dhaqanka jaahiliinta. Walciyaadu billaah.

    • @swordie6703
      @swordie6703 Месяц назад

      ⁠@@ZakAli9904 dadka aan akhlaaqda laheyn inaad ujawaabto maha. Akhlaaqda gurigay kasobilabata qof sida uhadlaya waa cuqubo waalid ayad haysata nacuudu billahi minsharri kildhikildhi

    • @abdidahirisse1998
      @abdidahirisse1998 Месяц назад

      Akhlaaqda ka muuqata ayaaba tillmaamaysa shiico iyo kuwa taageersan​@@kildhikildhi2949

  • @user-zu9yh8lt2y
    @user-zu9yh8lt2y Месяц назад +1

    Subxanallah sheikh ya soo qalde shicuu waalala manihin nimanka caynayo rasulkene (scw) casho (ra) abubakr (ra) ninki nabi Muhammad scw cayo waa gaal murtadh dintu kabaxay halagu shahidho

  • @AliShirwac
    @AliShirwac Месяц назад +2

    الحمد لله الذي اظهر شر وجهل هذا الرجل نسأل الله ان يكف شره عن الناس ضال مضل .

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 Месяц назад +9

    Waar ilaahay diintiisa aad maalin walba ku ciyaarayso ha kaa qabto

  • @mohamedmohamud909
    @mohamedmohamud909 Месяц назад +4

    Sh. Abdirahman ma yaqaan shiicada , rawafid sh. Akhri , ahli tawxiidka aan naqaan ma ahee, maxaad ula jeeddaa .

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 Месяц назад +1

    Allaah wuxuu yidhi islaamku waa mid nnkh midnimu nagaga tegay markaa No shiico sunni IS bokoxayraam shabaab qadiryo qudiriyo jilaniyo etc

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 Месяц назад +6

    Shiicadu waa gaalo walahi

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 Месяц назад +1

      Khawasrij Shabaab Salafi kuwaas ma Muslim ah😢?imsaa qof ay dileen ay isku qarxiyeen

    • @mohazat5009
      @mohazat5009 Месяц назад

      @@wmdghdgg1234 qof hadii aad dishid kama dhigno in aad gaa aad tahay

    • @allahadoonkiisiiayaanahay27
      @allahadoonkiisiiayaanahay27 Месяц назад +1

      Kuwa manta suniga sheegta ayaa shiico ka liita waayo waa kuwa munaafiqiinta ugu badan manta dhex jiifaan Marka wax ha istazkiyeyn iska hubi😂shiico kuwo kaa muslim😂 fiican ayaa ka buuxa Somali fiiri😂 wax ay dhex jiifto😂200 sano dilka xalaaleysiga muslimka saqiiro😂gubida miyaad diin kuu ah iyo😂 qabyaalada?

    • @mohazat5009
      @mohazat5009 Месяц назад

      @@allahadoonkiisiiayaanahay27 dhaqanka dadka suniga ah iyo dinta saxda ah kala saar
      Ficilada dadka ha eegin ee dinta eeg

  • @imamabdi224
    @imamabdi224 Месяц назад +1

    Shiico waaa muminiin waliba walaahi

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Месяц назад +1

    Shiico islaamka uga daranrahey yahuud iyo nasaaro muslimna shaqi kumalaha

  • @mamitaharfi5379
    @mamitaharfi5379 Месяц назад

    Subhallah Subhallah. Crains Allah .

  • @LightSpark3421
    @LightSpark3421 Месяц назад

    MashAllah he is correct very intelligent man.

  • @musseosman3369
    @musseosman3369 Месяц назад

    Shiicadu waa muslimin ninka diinta islaamka dadka uqaybiyo ee qaarna muslim ka dhigo qaar kale kasaara asagay jirtaa , islamnimadu waa deeq ilahay bixiyo

  • @ShiinaCali
    @ShiinaCali Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @My.fatherisHero
    @My.fatherisHero 29 дней назад

    SH UMAL MAFAHMIN KALASAAR 12CASHARIYA IYO RAAFIDADA WAXABA BARAFASOORKA HA AFLAGAADEYN

  • @AbdillahiAhmed-sc7hf
    @AbdillahiAhmed-sc7hf Месяц назад

    Walahi kani waa doqon oqon umaleyh dintaa islamka iyo caqiidada waxa washey siyasad

  • @FaysalMatan-ei7xg
    @FaysalMatan-ei7xg Месяц назад

    Subxanallh

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 Месяц назад

    Sheekh waa runtaa sidii islaamka loo kalajabin lahaa baa sirdoonka sucuudiga Emiraadka iyo yuhuud maraykanbaa sameeyay

  • @MOALI886
    @MOALI886 Месяц назад

    Shiicadu waa muslim waana dad ka muuqdheer islamka intiida kale sunniga sheegta.

  • @maxamedadan5665
    @maxamedadan5665 Месяц назад

    Shiicadu waa Muslim soomaalida khalad ayaa ka dhaadhacsan ALLE iyo NEBi MUXAMED scw yaqaana waa Muslim ha ku dambaabina shiico maa ta waa ku wa u hiilinaya falastiin,

    • @AlihassanM-dm7qf
      @AlihassanM-dm7qf Месяц назад

      Carabta waluntay maanta waxey ushaqeynayaan yahuud iyo kufaar marka maanta waxaan heyna s

    • @AlihassanM-dm7qf
      @AlihassanM-dm7qf Месяц назад

      Shiico nacaawineysa

    • @user-dw2mv8cr4r
      @user-dw2mv8cr4r Месяц назад

      Jaaahil ayaa tahay qofka caayaya hooyadeen caasha miyaa Muslim ah

  • @user-rm7os8ke8n
    @user-rm7os8ke8n Месяц назад

    Waruntii sheekha mshlh

  • @Hanifar85
    @Hanifar85 Месяц назад +1

    Adheer nin asxaabul rasulullaahi aflaagadey umunaa caisha ,abubakar ra, ninkaas waa gaal , nagama ibineeysid shiico wa ahlu towxiid imisa ahlu towxiid aheyd oo quraanka xifdisan qawarij noqdeen , fikirgaga xur ayad utahay laakin mas alada wa dini ee umada ha khadin, ee qofki kuyirahdo dintaan kabixi rabaa unasteehe waayo Allah wu kuweydiin donna , rubayada naga joojin ee xaqiida uso laawo

  • @cabdiraxmaan3754
    @cabdiraxmaan3754 Месяц назад +5

    Wadaadkaan towxiid maba fahmin. Islaam iyo shirkina kalama yaqaano.

    • @Bagagac
      @Bagagac Месяц назад +1

      Ok adi noshek midakale qofka gaalka ah wakuma?? Qofka Muslim ah wakuma??

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix Месяц назад

      ​@@Bagagacsoo baar

    • @cabdiraxmaan3754
      @cabdiraxmaan3754 Месяц назад

      @@Bagagac Gaalka waa midkii beeniyaa diinta islaamka ama la yimaadaa hadal, fal iyo ictiqaad burinaya islaamka, shiicadane intaba waa ay ku dhaceen
      1- waxey lacnadayaan saxaabada rasuulka salalahu caleyhi wasalam gaar ahaan Abubakr iyo cumar oo ayagoo nool rasuulka janada ugu bishaareeyay
      2- waxey qadfayaan hooyadeen caa'isha oo Allah uu ku bari yeelay 10 aayadood oo ka tirsan suuratal al-nuur
      3- waxey aaminsanyihiin in Quraanka wax laga badalay, qeybo ka mid ah quraankane la lunsaday
      4- waxey caabudaan qabriyada imaamyadooda, waxey aaminsanyihiin iney cilmi qeybka ogyihiin kana darajo sareeyaan anbiyada
      Muslimka waa qofkii Allah kaligii u hogaansamaa, asaga kaliyaana caabudaa kana fogaadaa wixii islaamka burinaya. Saa darteed qofkii aanan gaaleysiin mushrikiinta shiicada Raafidada muslim ma aha ayaga ayuu ku xukun yahay, islaamka iyo shirkina kalama yaqaano.

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah Месяц назад +5

    Kuwa Abuubakar & Cumar & labadii gabdhood ee ay dhaleen, Allaah haka raalli noqdee caaya, ama Lacnada kawarran iyaga, ma Muslimiin baa sheekhow? !!

    • @AhmedosmanFarah777
      @AhmedosmanFarah777 Месяц назад

      Shiico waa dadka aduunga uga liito ibliis ayaa duufsade lkn ogow saxabi ama saxabiyad lacayo diinta logama baxo shiico wax fican mahan yootube kaso firso waxey sameynan wax aan islamka shaqo kulahen subiyan oo maskaxdeyda qadan wayse

    • @qanaatuqurtubah
      @qanaatuqurtubah Месяц назад

      @@AhmedosmanFarah777
      Xageed ka keentay Abuubakar caydiisa Diinka loogama baxo hadalkaagaa is burinaabee, waa dadka adduunka oogu liito iyo Saxaabi la caayey laguma gaaloobo is waafaji

    • @AhmedosmanFarah777
      @AhmedosmanFarah777 Месяц назад

      @@qanaatuqurtubah walal diinta aqoon Uma lihid ayaa Fila saxabi ama saxabiyad lacaayo diinta logama baxo wallahi bilahi

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 Месяц назад

      Diinta wxa looga baxaa oo kaliya in Ilaahy, Rusushiisa iyo Aakhiro la beeniyo ee qof la caayey iyo denbi kale midna loogama baxo diin.

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Месяц назад +1

    WAR ADEEROW CULIMADA SOOMAALIYEED MAXAY WADAADKAAN UGU NASEEXAYN WAAYEEN, ISAGUNA WAA DABAYSHADAY UMMADDA MUSLIMKA AHNA WUU MAJARAHABAABINAYAAYE!!!!!!!!

  • @ahmednorshiekhibrahim1099
    @ahmednorshiekhibrahim1099 Месяц назад +2

    Shiici shaydaan

  • @ahmedkhalif2145
    @ahmedkhalif2145 Месяц назад

    Saaxibul hawa iskubadalay

  • @zeinabdaudyahoomagudo7211
    @zeinabdaudyahoomagudo7211 Месяц назад

    Subhana Allah shiico waded deenta kilafsan o sahabinta cinayo 3:30

  • @user-vl6ke2og5p
    @user-vl6ke2og5p Месяц назад +2

    Iska hadle waxbaba sooma uusan aqrin shiico moownoola yimid

  • @youngboy5293
    @youngboy5293 Месяц назад +1

    Shiicada waxay gaaleysiiyeen Abuukar Omar Iyo Othman waxay kale oo gaaleysiiyeen Umanaa Caisha Iyo Xafsa

  • @user-vz4jg2rb9h
    @user-vz4jg2rb9h Месяц назад

    Shalay xijaabka ayuu wax ka sheegayey

  • @ahmedabdi3784
    @ahmedabdi3784 Месяц назад +4

    Nin baan iri ha cabsane diinta ka bax hadii aadan rabin war miyaa ?
    oo maad waxdisid sabata oo u nasteexaysid oo us sheegtid in cadaab uga horeeyo meesh ow u socdo

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 Месяц назад

    Hadal raqiis ah
    Turkiga waxa manta ku nool 4milyan oo Syrian oo ka so haajiray shiicada
    Suniyiinta waxa lagu laayay meel kasta oo shiico buuxdo
    Shiiqan wa lacag doon reer jabuuti

  • @user-vq5vh4rn9i
    @user-vq5vh4rn9i Месяц назад +4

    Midkaan waa jaahil mana oga inuujaahil yahay

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 Месяц назад

    Wadaadkan ayaantan waxa uu wareysiyada isdabajoogaa u bixinayey in uu dhagaheenna ku shubo hadalada khiyaaligaa sidee baad iiga dhaadhicinkartaa qof aaminsan ceyda saxaabada iyo hooyooyinkii umadda sida Caaisha iyo Xafsa baan ‏ Alaah ugu dhawaanayaa

  • @NaleyeNaaleeye
    @NaleyeNaaleeye Месяц назад

    Sheikh hadalkaa dib ugu noqo

  • @user-vz4jg2rb9h
    @user-vz4jg2rb9h Месяц назад

    Gaal ilaahay ka furtay

  • @zakihaji2217
    @zakihaji2217 Месяц назад

    Wadaadka waa ka soo daray

  • @hamzaaouad-lv5dk
    @hamzaaouad-lv5dk Месяц назад

    shiico wax ka diin xun alle ma abuurin ; islaam shaqo kuma leh

  • @cabdiaxmedcalasow7604
    @cabdiaxmedcalasow7604 Месяц назад +2

    Shiico waa ahlu towxiis lkn Mukhaabiraadka qaraxyada sameeya it's true Store cashar ka qaado Caalimkaas Ahlu Sunah

    • @adenmohamed4760
      @adenmohamed4760 Месяц назад

      Ahlu towxiid maaha waligoodna ma noqon
      Waa mushrikiin

  • @AbdillahiAhmed-sc7hf
    @AbdillahiAhmed-sc7hf Месяц назад +1

    Kani shek maha ee waa shedaan waxa laga masafuriye dalka jibouti Iska ilaaliya waa sufi waxa madaxmartay siyasad uwasha

  • @Aaron28999
    @Aaron28999 29 дней назад

    Shiicadu waa Islaam Waana walaaladen, propagandada Sacuudiga iyo Iran ka dhaxaysa anaga nama khusayso

  • @ciiseguutale4195
    @ciiseguutale4195 Месяц назад

    Qofkii sxbda wax ka shegah muslim mahan diinta ayagaa nasoo gaarsiiyay marka walalaheyn mahan

  • @user-ti3rg7gi6x
    @user-ti3rg7gi6x Месяц назад

    Asc sh yuhuda ayaa fakarkan leh farah ka khaad la laydaa

  • @Black-Stone01
    @Black-Stone01 Месяц назад +1

    War ninkan missiono waa weyn Iya lo so dhiibey ee somalyeey ha ku kadsoomina.!!!!

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd Месяц назад +2

    ASC sh.cbdirxmaan walaal waaruntaa ehlutawxiid weeyan laakin waxa lagadhawysyaa gaalada gaarahaan carabtu waamaxay sababtu

    • @adenmohamed4760
      @adenmohamed4760 Месяц назад +1

      Maaha ahlu towxiid

    • @rashidkarie6855
      @rashidkarie6855 Месяц назад

      Shiicadi Nin yaqaana iyo nimaan aqooninba waa diin kale oo aan islaamka ahayn waayo :1-Isku quraan ma nihin oo wexeey aaminsanyihiin quraanku inuu kala dhimanyahay.
      2-isku suuno ma nihin annga kutubteena sunada nabigaعليه لاسلام Waxaa uugu horeeya Saxiixul bukhaari iyo saxiixul muslim ,Halka shiicadu eey kaleryihiin kitaab la yiraahdo AL-KAAFI =الكافي Intaa waxaa kuu dheer imaamadooda 12ka ah wexeey rumeeysanyihiin ineey macsuumiin yihiin oo aanay gefin anaguna hadaanu nahay muslimiinta sunada ah waxaan rumeeysanahay Anbiyada iyo Rususha keliya ineey macsuumiin yihiin oo aaneey gefin waayo iyaga Allah ayaa ka ilaaliyay gefka maadaama eey Allah xagiisa ka wadaan risaaladii towxiidka iyo shareecada.
      Qofku wuxuu jaahil ka yahay inuusan ka hadlin ayaa loo qaatay ama uu weydiiyo dadka cilmiga u leh siduu Allahba quraankiisa noogu sheegay:(فاسالو اهل الذكر ان كنتم لا تعلمون.)
      والله اعلي واعلم
      والسلام عليكم ورحمة الله وبركاته ومغفرته.

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Месяц назад

    DIMUQRAADIYAD AYAA DIINTA KU JIRTA WAXAY LAMID TAHAY DIINTA GAALNIMO AYAA KU JIRTA.
    WAR SIDAAN WAA KHAATUMO SEEG

  • @somalinimo9
    @somalinimo9 Месяц назад +1

    hadeey ashahaataan soomaan saladaan waa muslimiin waxa ka soo haraa waa dembi caasi nimo xiligii raauulka CS shiico iyo suni ma jirin aniga ma aqaan waxa ka runa iney caayaan asxaabta iyo haweenkii rasuulka laakiin kaba soo qaad iney caayaan ma dembi baa mise waa gaal nimo hadey gaalnimo tahay nala wadaag aayad ama xadiith saxiixa

    • @AhmedosmanFarah777
      @AhmedosmanFarah777 Месяц назад

      Gaalnimo mahan hadiii saxabii ama saxabiyad lacayo umul muminin waa dumar sharfe oo doorte balse shiico waa qurun qashine juhalo sheydan duufsade youtube kaso firso waxey subinan waa wax diinta shaqo kulahen dadka islamka ehen christion ka ama yahuuda why ku qoslen ayey subiyen oo diinta sharaf darro ku eh

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe Месяц назад

      HAL AAYAD OO QUR'AANKA KAMID AH QOFKA BEENIYA AMA HAL XADIIS OO SUGNAADAY WAA GAAL , WALIGIBA HA ASHAHAATO , HA SALAADO OO HASOOMO

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe Месяц назад

      HAL AAYAD OO QUR'AANKA KAMID AH QOFKA BEENIYA AMA HAL XADIIS OO SUGNAADAY WAA GAAL , WALIGIBA HA ASHAHAATO , HA SALAADO OO HASOOMO

  • @HammsemahmedMahmed
    @HammsemahmedMahmed Месяц назад +1

    😅😅 عليه من الله ما يستحق

  • @ahmedabdi2180
    @ahmedabdi2180 Месяц назад

    Shiicada kuwa islamka u dhaw muuqaal ahaan waa اثنى عشرية waana gaalo. Waxayna gaalo ku yihiin dhinaaca caqiidada oo waxay aaminsan yihiin in khumeynigoodu uu hadalkiisu yahay waxyi

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Месяц назад

    Abdirahman Bashiiroow dadkaad lahadlaysaa xoolo maaha ragga isqarxiyo mid walba madixiisa gaaladu waxay saartay malaayiin dollar , maalin kastana drones iyo cruise missiles ayaa lagu dilaa , adiguna caasimadaha gaalada ayaad ukala gooshtaa adigoon xitaa lagu joojin oo hal su'aal lagu weydiin, mukhaabaraad iyo sirdoon gaalo lashaqaynti adaa uga dhow nimankaas.

  • @user-zu9yh8lt2y
    @user-zu9yh8lt2y Месяц назад +2

    Xarifkan shicuu ayuu umadha ka gadii rabaa waa lasoo direy muslimeney haliska jiroo odeygan jahada kalumey😅

  • @user-vm3qx3ln3t
    @user-vm3qx3ln3t Месяц назад

    Lakiin aniguba sidaa ayaan lee yahay lkn ogoow haddii la fiiriyo galaa ayaaga ka daran waa qoom lunsan lakiin naigu waxaan ku xukumayaa qoom lunsan oo iyaga iyo galada jahanaba lagu kulmin

  • @sayidomaraden8455
    @sayidomaraden8455 Месяц назад

    Kheyr Alleh haku siiyo, sheekhow

  • @bahjabilan2350
    @bahjabilan2350 Месяц назад

    Kan nel kale bu usocda wu lumay

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 Месяц назад +1

    Doqon diin la aana aan xishooneynin jahligiisa u u geeyo waxaaso kalee fadeexa diineda baad tahay shiico maahan walaaleheen kitaabka quraanka kama sinin waa qabuuriyiin wathaniyiin ah nuseyriyo iyo raafido adeey walaalahaa yihiin walaaleheen maahan isku diina ma nihin saxabadii nabiga cs ku caayaya hooyadeen caaisha caayaya caabudiya makhluuq diinlaawe ayaad tahau wax badan ayaad horay u tiri o jahli kaa keenay caamada ha sirin

  • @My.fatherisHero
    @My.fatherisHero 29 дней назад

    BARAFASOORKA KA XISHOO SH WAA KALASAAREY ADIGU HADAATAHEY SH UMAL KALASAAR RAAFIDADA IYO 12 CASHARIYADA

  • @kildhikildhi2949
    @kildhikildhi2949 Месяц назад

    Asc maanta uunbaad diinta u hiilisay

    • @AhmedosmanFarah777
      @AhmedosmanFarah777 Месяц назад

      Walal shiico wax fican mahan waa qurun qashine diinta wax aan jirin kuso dare juhalo sheydan duufsade wa hadad aqoon ulahen youtube kuqor siyarada xusen kadib fiirso

  • @user-th5pv8rw9y
    @user-th5pv8rw9y Месяц назад +1

    Waa beentaa

  • @user-vz4jg2rb9h
    @user-vz4jg2rb9h Месяц назад

    Haku khaldamin dadka dhagaysanaya waa arday asagu uu soo ururiyey

  • @jeenicaddemedia
    @jeenicaddemedia Месяц назад

    War maaha islaam ma aaminsana quraanka kariimka ah iyo sunaha nebiga wlhi dhamaan saxaabadii way bacdalaan baadha youtubeka waad ka helaysaa iyagoo caynaya saxaabadii rasuul scw waxay ka aaminsanyihiin inay yihiin gaalo kuwaasi maaha islaam

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix Месяц назад

    Dhaliyarooy maanta waad aragteen jahliga ninkaan muduligaa

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Месяц назад

      Adaa jaahil ah, wahaabiyo khawaarij weeyi

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 Месяц назад +2

    Waar kan yaa diinta ka qabta ku ciyaaraya.

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix Месяц назад

    Shiico meeshay walaaleheen ku niqdeen noo sheeg .
    Soo maahan kuwa lagu soo galo shahaadadooda nacalada saxaabada hooyadeen caaisha raadiyalaahu can Haa iyo abuubakar cumar cusmaan oo hadaba dhaha cali baa ilaahaygeenaa cidii aan aqoon u sheeg.
    ........adeer qawaarij miyuunan rasuulku noo sheegin oo aynan calaamado lahayn sida alshabaab iyo kuwa lamida

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Месяц назад

      Waa walaalaheen, shiicadu kaa fiican, khawaarij wahaabiya

    • @AhmedosmanFarah777
      @AhmedosmanFarah777 Месяц назад +1

      ​@@CarroEdegshiico waa dadka aduunga ugu liito juhalo eh diinta islamka wxn jirin kuso dare

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix Месяц назад +1

      Bal ii sheeg waxay ku fiican yihiin oo adigu ma raali baad ka tahay cayda ay caayaan saxaabada iyo xaasaskii nabiga scw
      ​@@CarroEdeg

  • @abdiabdulahi4890
    @abdiabdulahi4890 Месяц назад +3

    Masha allh sheekh wad mahdsanthy shiico waa walalehen Wana dad Muslim ah

    • @abdoulwassaomar3737
      @abdoulwassaomar3737 Месяц назад

      Horta wax ogow walaal, ha ku kadmin culumada xunxun

    • @AhmedosmanFarah777
      @AhmedosmanFarah777 Месяц назад

      Lkn waa dad xun oo liito diinta wxn an jirin kusodare juhalo eh

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe Месяц назад

      BEENAALAYAAL

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix Месяц назад

      Adna ma nacaladaa saxaabada nabigeena suubanaa scw naarbaa kuu sugan hadaadan ka toobad keenin

  • @warraaq1
    @warraaq1 Месяц назад

    نحن عايشنا مع اثني عشرية ونعرفهم عن قرب ، أنا معك هناك حرب بين السعودية وايران ، لكن كلامك يحتاج إلى توضيح وتفصيل خلافنا مع غلاة انثي عشرية ليس سياسيي ولا مخابراتيي بل هو عقيدة وهم عدو وهذا ما اقتنع الشيخ القرضاوي بعد أربعين عاما مع التقارب ، ولو طبقت مصر فكرة التقارب كما هو وارد في أفكار بعض الحركات ما عايش الشعب المصري بسلام بعضه بعضا بل كان مثل عراق إذا مالت كفة الحكم إلي الشيعة

  • @user-pj8rr4hz6c
    @user-pj8rr4hz6c Месяц назад

    Nin umada ku borinayan iney galowan aya dad culima umodhaya

  • @BaraarujiyeMedia
    @BaraarujiyeMedia Месяц назад +1

    Saxiix wallee lkn wahaabiyiintu waxay aaminsiiyeen Muslimiinta suniga ah inay ka dhaweystaan kiristaanka iyo yuhuuda

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix Месяц назад

      Suufiyada ayeey soomaaliya ugu soo hoos gambadaan ee waxaad raali ka tahay inay nacladaan hooyadeen caaisha oo ilaahay batiiyeelay iyo cumaral faaruuq abuubakar iyo asxaabtana nabigeena suubanaa scw duf ku baxa suufiyada jaahiliintaa war maxaad taageertay

  • @CarroEdeg
    @CarroEdeg Месяц назад +1

    Sheikh bashiir waa caalim,

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix Месяц назад

      Ma wuxuu caalim ku noqday inuu umadaan soomaaliyeed ka iibiyo inay muslim yihiin nimanka naclada saxaabada nabigeena suubanaa scw ood adna ku raacday

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Месяц назад +1

      @tj-mi2ix
      SAUDI WAHAABI, CIDAAN AHAYNI AGTIINA WAA GAALO, ILMA YAHUUDI WAA LAYDIN FAHMAY, QARAX ISLAAM LAYN , UGU KAALAY SAUDI WAHABI

  • @jannadalajaara402
    @jannadalajaara402 26 дней назад

    Waar shiicadasanu walalo nahay
    Falastiin taagersan

  • @khadarfaarax1097
    @khadarfaarax1097 Месяц назад +1

    Wadaadka warkiisu waa weyd. Tobanaan qaddiyadood aan sal lahayn ayuu isaga tallaabay dhowr daqiiqo gudohood!!!

  • @abdiqafarkula6453
    @abdiqafarkula6453 Месяц назад

    Galnimo ayu qarka usaranaa ninkan oo jahilka ah shiico wa galo shakina kamaqabi

  • @maan8746
    @maan8746 Месяц назад

    Dad dhahaayo abu bakar, cumar, caaisho waa gaalo inte ku walaalownay?!!

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 Месяц назад +2

    Maalinba maalinta ka danbeysa wajigaaga dhabtaa ayaa soo baxaya canada wadan gaalo maahan shiicada waa muslimiin walaaleheen ah kutubta fuqahada wax nawaaqid islam
    La dhaho kuma qorna heesaha waa banaan yihiin waxaaso dhan waad ku hadashay sheeydan ayaad tahay af insi ku hadlaya jaahil ah

  • @zermustafacigaal423
    @zermustafacigaal423 Месяц назад +1

    Shekhu runbu kashegaya casharka u inodhigayo wayo dadba inaga dhadhiciyay inay shicadu ay galo yihine bal idinku akhriya wax midalabaad waakuma ninka idinka mida ee so arkay iyagoo saxabadi rasulka caayaya amma umahaatul miniinki halaso shego intasunbaa lagu celceliyaye

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe Месяц назад

      SAXAABADA RASUULKA IYO XAASASKIISA CIDDII CAYDA ADIGU MAXAAD UTAQAANAA ?

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 Месяц назад

      Sax Somali Wahaabi uunbaa wax ku shubta been ah markas buu qalbigii ka xirmey wxyna u eg yihiin kuwo Rabbi aan caabudin ee wada Wahaabi caabud ah😢😢

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 Месяц назад

    Waar beenta dhaaf oo shica islaam maahan ee Allah ka baq. ikhwaanka islaax malaha caqiida sax ah

  • @AbdulazizNur-ro7pt
    @AbdulazizNur-ro7pt Месяц назад

    ULAMA U SU!😡

  • @maxamudmaxammed1274
    @maxamudmaxammed1274 Месяц назад +3

    Madaxi weyna halkaas ayu ku geyey. Fundoo
    adoon farans mufakar wax ay bareen.
    sunni iyo shico isku diin maha

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix Месяц назад +1

      Waad ku sug Tay allaha ku xifdiyo

  • @YA-xo7ru
    @YA-xo7ru Месяц назад

    Shiikaan warkaan ma oran waa artificial intolerance

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix Месяц назад

      Filimka dhinacaaga ka soo gal shiico waa. Gaalo naclada saxaabada nabigeena suubanaa scw