Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Maanshaalaah allow usiyaadi amiin inshaalaah
Mashallah Guul Somalia 🇸🇴
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar from Yurub
Amiin 🙏
Allow usiyaadi nabada amiin yaarabi
Maashalh
Maashalh❤
Maashah
Somalia maju bersama rakyat membangun pemerintah ..
🎉🎉🎉
Illaahow adaa waaxidu axadee awood iyo quwadba lehee yaa arxama raaximiin illaahow wadankeena noo barakeey cadowgiisana jabi yaa arxama raaximiin illaahow ummada soomaaliyeed usoo celi cisadii iyo sharaftii lagu yaqaaney yaa arxama raaximiin illaahow dhalinyarada soomaaliyeed kadhig kuwa difaacda diintooda dalkooda dadkooda iyo dowladooda yaa arxama raaximiin illaahow ummada soomaaliyeed usoo celi quwadii looga yaqaaney qaarada Africa yaa arxama raaximiin illaahow ciidankeena quwadooda cirka gaarsii cadowgoodana jabi yaa arxama raaximiin
Amiin 🤲 ya Allah
WADOOYINKA IYO SEWER SYSTEMka OO LA DHISAN WAXAAN OO GURIYO WAXBO MA AHA.
Adeer fooqyadu iyo dhoobadu horumar maaha
Waa horumar
Qalbigiina qeyr u sheega insha'Allah 10 sano kadib qofkasto somaliya joogo dawladena waxey siin doontaa wajiga ugu horeeya 500 dollar waa ceelka shidaal EE ugu horeyo markan soo saarno betrolkeena insha'Allah dhaha idinkana
Marka goormee labilaabay sidoo kle mala bilaabay DAHAB MARINA BEACH STATE mise waa riyo kulugood
Waa la bilaabay wajiga koobaad ayaa gaba gaba ku dhow dahab marina beach
Sxb anba wadani ayan ahay waana jeclahay horumarka wadanka lkn beentu wa xaaraan. Ma ahan xitaa uma dhawa dhismaha afrika ugu dheer.
Noo faaiidey waa kuma dhismaha Africa ugu dheer. Haduusan Africa aheen waa east Africa
@@SAHMIYE101 east afrika xita ma ahan. Addis ababa iyo nairobi aya kuwo ku yaallaan 30 biyaano ah. Google sxb ‘tallest building in africa’
ina xasan dhiiqo mahantida umada soomaaliyed laga boobaya lagu dhisay😳
Maya wll waxaas ma jiraan thanks 🙏
Hoyadda usheeg laangaabad ciilan 😂
Muqdishu.horaaloogu.khasaaray.dadkii.dhistay.xiligii.siyad.bare.way.kukhasaaren.waxana.laguyiri.waxalaguyiri.taayiro.usamayso.hadiikale.malihid.hawiyaa.iskale.kkkkkk.
Taasi waa taarikh gubatay hada ayaa mid cusub oo ka wanagsan la dhigayaa Mogadishu cusub 2024 aan la kala laheen
nabad hadeysan jirin dabaqu waxba teri maayo dadka ayaa muhiim ah waxba looma qabto umada lacagaa shacabka xoog looga qaadaa waxna looguma qabto ilmaha ku koray dhibaatada ehelkiis la dhibaateeyey markii ow weynaado waa bambo diyaarsa n