Hassan Baffo - Xamar waxaan ku soo arkay wax badan oo igu cusub!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Hanoolaato Media Network is an independent media organization that focuses on publishing news that matters. We report on issues concerning human rights, governance, and social justice in Somalia and the Horn of Africa. Our mission is to support communities in accessing and realizing their basic human rights. We strive for a world where everyone, regardless of gender, has equal access to opportunities and resources. As an authentic Somali media organization, we empower communities through social mobilization, training, advocacy, and media production. Our goal is to create a platform for local stories, discussions, and the exchange of information and ideas. We promote transparency, accountability, and democracy, addressing topics often overlooked by mainstream media, such as governance, human rights, corruption, and accountability.
    Editorial Guidelines for Hanoolaato Media Network:
    Accuracy and Verification: We prioritize factual accuracy in our reporting. All information should be thoroughly verified from reliable sources before publication.
    Objectivity and Impartiality: Our reporting should be fair, unbiased, and free from personal or political influence. We present diverse perspectives to provide a comprehensive understanding of the issues.
    Community-Centric Approach: We focus on stories that directly impact and matter to our community. Our coverage should reflect the concerns and experiences of the local population.
    Human Rights and Social Justice: We give special attention to issues related to human rights, governance, and social justice. Our reporting should shed light on injustices and advocate for positive change.
    Transparency and Accountability: We strive for transparency in our operations and hold ourselves accountable for the accuracy and ethical standards of our reporting. Corrections, if necessary, should be promptly addressed.
    Empowering Voices: We provide a platform for community members to share their stories, opinions, and concerns. We encourage open dialogue and constructive discussions on critical issues.
    Promotion of Democracy: We support democratic values and principles. Our reporting should encourage transparency, accountability, and participation in governance processes.
    Sensitivity and Respect: We maintain sensitivity to cultural, religious, and gender issues, ensuring our reporting is respectful and avoids harmful stereotypes or discrimination.
    Editorial Independence: Our editorial decisions should be free from external influence, enabling us to report truthfully and responsibly on issues affecting our community.
    Continuous Learning and Improvement: We encourage ongoing training and development for our staff to enhance journalistic skills, ethical standards, and knowledge of emerging media trends.
    These operational editorial guidelines serve as a framework for Hanoolaato Media Network, ensuring our reporting upholds integrity, fairness, and the pursuit of a just and informed society.

Комментарии • 106

  • @Qaali12
    @Qaali12 Год назад +16

    Masha Allah. Alxmdlillah, war farxad leh oo bogadin mudan waye.🎉🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙. Viva Xasan Sheikh iyo shacabkena somaliyed

  • @hanadgelle7411
    @hanadgelle7411 Год назад +11

    Aad ayan ugu faraxsanahay inay xamar nabad kusoo noqato madaxweyne xasan Shiiq iyo teamkiisa nabada suura galiyey ilaahay haka abaal mariyo madaxweyne xasan guul iyo gobanimo 💪💪

  • @naemaahmed3135
    @naemaahmed3135 Год назад +23

    You can’t imagine how much hope it gave me this interview. for someone who’s had different experience and opinion. Anything to do with the situation of the country specifically the Caasimada.

    • @warsamejacfar9536
      @warsamejacfar9536 Год назад +2

    • @jamaalaxmed-eo6yt
      @jamaalaxmed-eo6yt Год назад +2

      Keep that hope alive always my sister and pray for our beloved country to have a lasting peace and prosperity soon InshaAllah.💙💙💙

    • @mohedsalad3895
      @mohedsalad3895 Год назад

      Welcome home 🤝

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Год назад

      😂😂😂😂!! Been Bey KUWANI ILAA WELIGOOD isugu shekeeyaan😂! WAA REERKA QUDHA, ee BEENTA QUUTA😂

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Год назад +3

    Muqaal nabad waarto Allaha siiyo wa magaalo dhibaati badan soo martay
    Muqdisho wa meesha aan ugu jeclahay dalka somalia ❤❤❤❤❤

  • @aishahassanomar315
    @aishahassanomar315 Год назад +5

    Iga karaan bandaganahay wasax amaan badan ban helnay ciyaal weero iska dhafe tuugadi xita meley kabaxday ban layabanahay wanku faraxsanahay amankena alaha nobarakeyo bada liido wanka cabsanjiray hada wan ada askar babuxda waxcabsi ah malaha manshallaah

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Год назад +3

    Mashaa Allaah Madaxweynaha umada soomaaliyeed mudane Xasan Sheekh Mohamud xafidullaah ❤❤❤❤❤

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Год назад

    Waa part-kee ?
    Waxaa wanaagsan qofwaliba ee aad wareysatey iney buug kaqoraan (midwaliba) waxay soomareen...Waa wax fiican Taariikh wadanka iyo qofka gaarahaan iyo guudahaanba. History, History, History ayaa soomaalida kamaqan waayo waa dad reer guuraag ah
    Sababto ah, Soomaalida wax taariikh ah kumabadna, (waa kuyartahay taariikhda Soomaalia)
    Is very good to have a country's history for the future generations.
    (Qof aan taariikh lahayn, waa qof wadanlahayn ookale) xasuusta walaalyaal.
    Mahadsanid Hanoolaato & Team

  • @hallad598
    @hallad598 Год назад +2

    Xamar oo wanaagsanaata waa Soomaaliya oo wanaagsanaata.

  • @amranali6867
    @amranali6867 Год назад

    Alhamdulilah mrba hduu dalkeygi nbd soo noqonayo waa arin frxd leh mashallah ❤

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 Год назад +1

    maansha alaah muqdisho horumarkeeda alaha u saaidiyo ❤❤❤

  • @dwightmario8745
    @dwightmario8745 Год назад +1

    Ninkaan gabdhaha Somalida u gadaa wadanka turkiga uu joogi jiray baafow Allah haku soo hadeeyo, Ayaanle almuhim ka warayso shaqadisa saxda ah ee wadanka turkey ga uu ka qaban jiray?

  • @ummuhannan2353
    @ummuhannan2353 Год назад +1

    Mashaa Allah war farxadleh thanks

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta Год назад +2

    Mogadishu 2008 bishii August 12 waa u xiisay aad io aad Especially my dagmadeeda aan ku dhashay misna aan ku barbaaray ee Shibis insha,allah waa taga maalmo dhow hada noolahay❓

  • @Shuuke-l5w
    @Shuuke-l5w Год назад +4

    ayaaanle wll waan ku qadarinaa adiga qadari wakhtigeena qofkan aa waresaty yuu u sheekenaya xamar bn xabad ka dhibic nafta baban qiimo ku fadhin mrkaa buu na lee yahy xabda kama dhacdo adeerow naga xishoo

  • @umzakariya3553
    @umzakariya3553 Год назад +1

    Maasha Allah waa waxaan ku farxeyno

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Год назад +2

    MaashaAllaah waa farxad weyn nabada soo noqotay.

  • @faisamusse8522
    @faisamusse8522 Год назад

    8:43 mashallah thx Somali army keep those two places safe where abgaal children sleep keep away from all evil ppl ❤

  • @fifimusse5350
    @fifimusse5350 Год назад

    Mashaallah 🤩madaxwryne xasan shiikh guul shaqo filan uu qabtey

  • @abdiwaliasir6234
    @abdiwaliasir6234 Год назад +3

    Hanoolaato 🎉

  • @IssackMohamedsSheikh-ji4yu
    @IssackMohamedsSheikh-ji4yu Год назад

    Masha allah waa guul weyn oo umada soomaaliyeed u soo hooyatay

  • @fay6834
    @fay6834 Год назад

    MashaAllah inshallah nabad

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 Год назад +1

    Maansha Allah wuu mahadsan yahay wiilkaan sida degen uu uga warbixinaayo

  • @abdinasirhassan8352
    @abdinasirhassan8352 Год назад +2

    Markasta waan ku xidhaney ayaanlle wereeysiyadiisa waana daawada laankiin waxaan jeclaan lahaa in miiska wax lagu wereysanayo uu dul saaranaado biyo ama walxaha sanka layskaga tiro haddii uu saaran yahay malaha dadka la wereysanayo ayaa arkeyn waa wereysi qurux badan oo weliba xiiso gooniya leh inta yar ee ugu dambeysa 17.38 ilaa dhamaadka in laga jaro ayaa wanaagsanaan laheyd Waa talo uun!

  • @ruushalijamac638
    @ruushalijamac638 Год назад +1

    guul wadde waar waa la laaluushaa shabab

    • @NimoAliaboubakar-bj3gr
      @NimoAliaboubakar-bj3gr Год назад

      Fahad iyo farmajaa alsheydaan qudinjiray lkn xasan wa nin cadow ga sida leyskaga dhiciyo yaqaan

  • @nimcaelmi4516
    @nimcaelmi4516 Год назад +2

    Waxaa jirtay xataa inbajaj Yada leesku dhaco laakiin dowlada ayaa tuugadi dhamaysay iyo ciyaal weero
    Waa askar edebsan

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 Год назад +1

    Mashaaa.alaaah ilaaahw baa in lomahadceliyo mudan alaha nosiyaadiyo

  • @fnw8688
    @fnw8688 Год назад +1

    Hanoolaato ❤

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 Год назад +2

    masha allah waa sookabanayaa dalkeenu waana mahad rabi

  • @kdsowpod92fg16
    @kdsowpod92fg16 Год назад

    Alxamdu lilaah allah noo siyaadiyo nabada dowlada allah garab galo

  • @abshirali313
    @abshirali313 Год назад +1

    Ha Noolaato

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Год назад

    Mashaa Allaah tabaarakallaah
    Aloow noo siyaadi nabada iyo horumarka

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Год назад +1

    Guul Dowladeena danqaran ❤

  • @AyaaleHirsi
    @AyaaleHirsi Год назад

    Mansha allaah❤❤

  • @abdirahmanibraahim3485
    @abdirahmanibraahim3485 Год назад

    Mansha allaah alle ha usii badiyo nadanada

  • @mohamedadan5120
    @mohamedadan5120 Год назад

    Soo guura, xaafada waxaracade noo camira. Waa xaafad xamar ugu waasacsan, hawo macaan iyo caro udgoon.

  • @folaadtv9943
    @folaadtv9943 Год назад +2

    Waa hadal qalbiga uroon

  • @Bambelmo
    @Bambelmo Год назад +1

    Xamar waa 2 qayb , hal qayb ayaana xoriyad udagaal ah. Qaybta kalana gacmaha aa ulaaban kaligood madhaqaqi karaan.

  • @Waglada
    @Waglada Год назад

    Masha Allaah xamar wa nabad ilahey ha no siyaadiyo

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 Год назад +1

    Rajo ayaa muuqata guulaysta

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Год назад

    Baafo Abgaal miyAa?

  • @nuuxmiami
    @nuuxmiami Год назад

    Raxan weyn

  • @caaqilyare2647
    @caaqilyare2647 Год назад +4

    nabad baa la helay iyo rajo fiican ban leeyahay dad bey aad udhibeysa oo ka xun xamar waliga bilnow oo balayo ha arag

  • @CatoWayne-rf2zc
    @CatoWayne-rf2zc Год назад

    ❤❤😂😂😊

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Год назад

    Horta illahey nabad hanasiiyo laakiin ninkaan warkiisaaba isburinaayo adeer xamar markasto dhismuhu wuu kasocdaa xabaduna waa qutulyoonkeena heer xaradee ciidamada lagu xarxiyey maree

  • @liibaantifow9607
    @liibaantifow9607 Год назад +1

    Xamar cadaw geeda ayaa badan allow nabada usiyaadi ayaanle iya baafow waad mahad san tihiin

  • @farxiyomaxamuud95
    @farxiyomaxamuud95 Год назад +1

    Waa runtis waagu marku baryo xafadaha waxa yimaado ciidan dharcad eh oo guryaha banankoda hore iyo geedaha kahor baxo bananka farista,marka tuugo iyo ciyal weero wadkooda galay.alx shacabkuna kama baqan cidankas waa cadi waa lays dhax galay.

  • @xasannorshardi
    @xasannorshardi Год назад

    ❤❤😮😮🎉

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 Год назад

    TAASI WARIYAHAN HADA UU LA YAANAN YAHAY WA SAX WAANA DHAQANKKA DOWLADNIMADA AYA SIDAAS AH OO XABAD LEYSKA RIDO WAAYADAN DADKI ARKI JIRAY CAADI AYEY U TAHAY LAKIN DADKKA DOWLAD IYO MEEL SHARCI KA SHAQEYNAYA SO JOOGAY XABADI LA YAABA EE WAXA KALONBA SO ARAGNAY ANNAGA HADDA MESHA ASKARIGU QORI KA WATO WAGI HORE BUD AMA UL KUUSAN OO GAABAN OO MADOW SUUNA MADA UGA XRAN YAHAY AYEY ASKARTA WADAN JIREN
    WELI ASKARI DHAR CAD AHANA IN UU SHEEGOO MA AHAN OO UU SALDHIGA II RAC DACWAN KU QABA YIRAHDO OO UU IS QARIYO ASKARI WACDO AYEY AHEYD SALDHIGANA QOFKA LAGA SHAKIYEY GEYO KA DIBNA HADI WAX LAGU WAYO ISKA TAG LA YIRAHDO ASKARIGA FHAR CADKA AH KA DIB LO DIGOW DABAGAL KU SAME OGOW AAGAS CID TAQAANO IIYO IN KALLE XOGTISANDADKA WEYDI SIINAY DABA GAL OO MEEL KU SOO HUBSO XAALADISA

  • @raxmomohamud3590
    @raxmomohamud3590 Год назад

    Maasha allaah allaha noo siyaadiyo

  • @mukhtaradam7057
    @mukhtaradam7057 Год назад

    Dadkan Somalida war fiican in ay maqlaan ma jeclaaa. 1: ciyaal weero bilahan horta lama arag. 2: askarta xaafadaha lagu daadiyay na shaqo fiican qabteen. muqdisho ilahay nabad haka dhigo. Dadkaa leh muqdisho nabad maha waa alshabab waa qof neceb in muqdisho nabad noqoto.

  • @doodaay5822
    @doodaay5822 Год назад

    Xasan baafo ninyow waad la badbadisay xamar in eey nabad noqoto waa wax fiican cidkastaane waa kufar xeeysaa lkn kistoo waxbaad ku dardartay magaranaayo in eey aragti uun kaa tahayb iyo sikale xamar maalmihii xurnimada xabad noonool ayaa dheceeysay. Yaa dayactiray hotelka dadkii lahaa ayaa dayactirtay horeyne waa u dhici jirtay wlalkewow

  • @eng.maxamedbarre2647
    @eng.maxamedbarre2647 Год назад +1

    Maalintii iiguhoraysay xamartii lagashaynjiray maadgaadhin waayo amaanka iyo waxakalasocda waanyaabay

  • @ATIVE-y
    @ATIVE-y Год назад +3

    Inta oo sheegay hasan sheikh ka hor bee jiraan lkn dhaqankii hore is badal weyn baa laga sameyey

    • @ibraahimyuusuf9210
      @ibraahimyuusuf9210 Год назад +2

      Xasan hortiis miyay qaraxyadu yaraayeen. Bajaajyadu nidaam sanaayeen. Askartu fiicnaayeen? Maxaa xasan hortiis jiray🤔

    • @ummuhannan2353
      @ummuhannan2353 Год назад

      Thanks

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Год назад

    Reesalwasare ebedkis yuusodagi saraha geedihi kabaxaa dabaqyada korkoda iney galan askarta darbi jiifka sida ugandheska jawanada kujira badal gobolkale reesalwasaraha xamar madaxweynaha dagan budlan halageeyo xamse kihore dariski budlan kana budlaan dorashada kadib aamusnan casilaad sida qeyre isla budlanta resAl wasare kayimado sidi maxamed rooble lagdan cidwalbo sidey ogasokacdo aba looxagxagto bananka iney gadanayan dalka lagashekeya dalkana hadi ladorto inlaga tahribay qof jogen budlen ineysidas tahay tijabo madaxweynihi carta inta aragnay dibudhis maxay iyaga iyo jabuti kuhishiyen aawayse darisnimadi magaca eeywateen jabuti iyo budlen dalkagudihis selogalabaxay isago shacab ah dariskoda waxay iskudilayen hadana jabuti usokashatay hadana dhibid dowlad masar dolar ganacsi

  • @axmeddabacsane
    @axmeddabacsane Год назад

    War kalena waan inka sugayss

  • @xasanmahamud8697
    @xasanmahamud8697 Год назад +1

    Kusaliya nabiga

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Год назад

    Walee Howl fiican ayaa la qabtay weliba xaga amaanka

  • @shuaipjama6462
    @shuaipjama6462 Год назад

    Ninkan Dad hurda miyuu usheekynaya😁😁

  • @finance6286
    @finance6286 Год назад

    Ciyaal weero wey soo laabteen xaafadaha qaar

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад

    Asc sodaa warey siga baafo ayaanle xusen cabdi mahad sanid

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 Год назад

    Waa kuma Naafo ?

  • @MohamedIsmail-lb9hz
    @MohamedIsmail-lb9hz Год назад

    Waxaan Joga xamar si run ah ayuu uga hadlaya xaladda xamar oo Sawir been ah laga bixiyo

  • @cabdibasid1122
    @cabdibasid1122 Год назад +1

    ruclips.net/video/S1-ZkrU1qD4/видео.html kasoo daawo

  • @mohamedsandhol1060
    @mohamedsandhol1060 Год назад +1

    Koox aan dulqaad laheyn aya xamar joogo

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Год назад

    Kkkk askariyaa xabaduu ridey looxiray kulahaa war beentaas jooji

  • @KingHamada1
    @KingHamada1 Год назад +1

    WAXAAS WAXBA KMA JIRAAN

  • @khada917
    @khada917 Год назад

    Sanad ka hor waxbarasho iyo dhisme kama jirin waxaad copy and pasta noo tiri hadalkii fiqi ee stadium muqdisho wax macquula ka hadal

  • @Mohan_Abdullahi
    @Mohan_Abdullahi Год назад +1

    Taagero Hasan wye kan😂😂

    • @ummuhannan2353
      @ummuhannan2353 Год назад +1

      Runta miyaa kudhibeysa aniga walaalehey ayaa jooga sida wiilkan ayeey uhadlaan mana ahan taagero xasan shiiq

    • @Professor4555
      @Professor4555 Год назад

      Taagero qasab maha , xamar nabad waye sxb, 7sano ba hada ba ku so noqonaye mar waliba wana markey ugu fiican tahey wallaahi

  • @Liidibeacg65
    @Liidibeacg65 Год назад

    shabaabka maxaa loogu ogolaaday magalada jilib inay saldhig ciidan ka sameeystan oo weerarda ka soo qaadan ciidana ka qortaan 🙉

  • @Kurtun170
    @Kurtun170 Год назад

    DARIJIINKA CAADI AA LOO MARI KARAA WAXAAS MA JIRAAN AYALOO

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 Год назад

    2 xaafadod mise 2 magaalo

  • @eng.maxamedbarre2647
    @eng.maxamedbarre2647 Год назад

    Kininko lama arko anagaajoogna

  • @aba-fadliuna-ismael9047
    @aba-fadliuna-ismael9047 Год назад +3

    Wilkan yar waxaa kujira sim card mahad salad leyahay waa inuu sida dhaho hadii kale shabab baa dishay ya la iska dhihi cidna lomasoo qaban dono marka wa quman yahay...!!!

    • @ibraahimyuusuf9210
      @ibraahimyuusuf9210 Год назад +1

      Al shabaab xitaa sim cardka mahad salaad aa kujiro qaraxyadii way dhaafeen😅😅😅

    • @Qaali12
      @Qaali12 Год назад +4

      Staqfurullah Illahow na astur. Umad nabadda iyo naxarista ka naxayso ayaa naga mid’ah. Alle ha noo ziyadsho nimcada uu nasiyay. Allahuma lakal xamdu

    • @AbdikaNi2
      @AbdikaNi2 Год назад

      😂😂😂😂😂😂

    • @havertz2945
      @havertz2945 Год назад +1

      waxaa uduraysid ninkaan jawaabihiisa kumaadan qancin oo waxaa rabtay inuu xamar kasheego wax xun aad doonaysay si dowladda loo dacaayadeeyo waala idin fahmay daaroodow

    • @maryamaa8419
      @maryamaa8419 Год назад +1

      Subxanallaah maad kheyr rajeysid marki ad xumanta ku fikirayso waad ogtahay dhibaatada aduunka soomaali ku haysato allah yahdiik.

  • @Admiralhurre
    @Admiralhurre Год назад +1

    Xamar kle mu tagay ninkaan wuxu sheegaayo wax u dhaw kama jiraan😮

    • @najmomahamed4035
      @najmomahamed4035 Год назад +1

      Weey ka jiran ee indhaha kala fur Saad wax u aragto😅

  • @HassanMohamed-qd5pw
    @HassanMohamed-qd5pw Год назад

    War badanaa tuug tuug lla jire

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH Год назад

    Adoo na warwareejin ma noo soo koobtid, (waqtigii farmaajo wey xumeed xasana shidey hada..) caadi iska dhig yaa laga dareemin awowe

  • @zakariam.alimire8863
    @zakariam.alimire8863 Год назад

    Kkkk cunugaan camanka kuusan xil buu shaxaadayaa waa dareensanahay😂😂

  • @meever2214
    @meever2214 Год назад

    KKKKKKKKKKKKKKK. BEEN BADANAA.

  • @AbdikaNi2
    @AbdikaNi2 Год назад +1

    Ayaanle see cml wareysigaan maleydiin soo dhiibay? 😂😂😂 meel qubuurihii laqodanaayo aa nabad ah marka aad leedihiin reer aakhiraad maa idiin dhageysanaayo😂😂😂 magaalada waa tagay waxa uu ninkaan sheegaayo hal wax oo kamid ah kuma'arag lkn waa jeclaan lahaa inuu run yahay walaalkeen hadalkiiaa.

    • @havertz2945
      @havertz2945 Год назад +3

      nabada xamar kadhalatay inay ku dhibayso waa laga dareemooya sxb lkn ilaahay baa mahad iska leh oo wadanka nabad nooga dhigay

    • @AbdikaNi2
      @AbdikaNi2 Год назад

      @@havertz2945 nin qurbe joog ah baad u hadal egtahay rayigaagana kama xumaanaayo se waxaan hubaa Nabad micnaheeda inaadan aqoonin marka aad nabad micnaheeda soo barato oo aad nala wadaagto ayaan kuu jawaabayaa inta ka horeeysa soo dadaal insha allaah

  • @mohamudguled8959
    @mohamudguled8959 Год назад

    Ii dheh iyo ogaysiis dalku ma xamar baa un somalia oo dhan dagaal baa ka socda aka hor nimankan dalku waa dagnaa lkn qabyaalad baa idinka hadlinaysa iyo dhuuni raac

  • @AA-em6kt
    @AA-em6kt Год назад

    Did this channel turn into a propaganda outlet for Hassan Shaykh 😂

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr Год назад

    Beenlow!!!!!! Jago Doon ah. Qabriyada la qotay Ka waran. Ballan qaad ma soo heshay??

    • @najmomahamed4035
      @najmomahamed4035 Год назад

      Qabriyada dadka isku hyso waa dad dhaxal sheeganayo lkn sida kle magalda waa nabad

  • @aminaanfac5688
    @aminaanfac5688 Год назад

    Joji beenta warya aqs🤫🤫🤫🤫

  • @mohamedHaaji114
    @mohamedHaaji114 Год назад

    KKKK Been iyo turf hal ganacsi xamar kuma laban dadkan ,xilicii ugu dhaqaale xumaa ayey maree,Mogadishu ilaa Jowhar,baydhabo,kismayo dhamaan diyaarad lagu tagaa

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr Год назад

    Is that what you think it is secure and safe!? Guulwade. Hassan Garguurte ayaa Ka dhex hadlayaa. Ballan qaad ayuu soo helay