RIWAYADII FAADUMIINA IYO FAARAX MURTIILE OO FARAQA IS HAYSTO 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 238

  • @halgan.media.5
    @halgan.media.5 4 года назад +30

    *RAMADAN KAREEM, Igula saliya xabiibkeena maxamed Scw scw scw.*
    *#Subscribe** & **#like** ii saar😭❤👍🙏🙏*

  • @nasriinali2809
    @nasriinali2809 4 года назад +26

    Faarx murtile io fadumina oo is helay maxaa laga sugaa
    Best comedy 2020😂😂😂😂😂😂😂😂
    Hor usocod wacan faaaadumiina❤❣❣🙏

  • @aaminasharif6498
    @aaminasharif6498 4 года назад +8

    Mela libax soo gali lo maa jogeso lamo legends ayaa isa heli best jila queen dumar dhal boqortoya fadumiina iyo faarax murtiile no soo badiya guriga ku jiran faatma iyo faarax keep going

  • @mawleedali8504
    @mawleedali8504 4 года назад +3

    Faadumiina iyo faarax murtiile waa laba qofe iga qosliya waa idin jeclahay wlhi 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @luulhassan96
    @luulhassan96 4 года назад +12

    Kkkkkk wlh qosolka aduunka no so badiya waan u xisay labadan waaa fani

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 4 года назад +3

    Dadka wax jila, waxaan u jecelahay labadan. They are really comedian🤣🤣

  • @marwo2756
    @marwo2756 4 года назад +6

    Kkkkkkk walee qosol😀😀😀😀😀😀😀😀 iguma harin fadumomiina iyo faraxmurtiile waa labo qof oo qaaliya please noo soo badiya

  • @ikrasharaf5955
    @ikrasharaf5955 4 года назад +1

    Best comedy plz muqalada. Noso badiya
    Faarax and faadumiina
    Love you so much ❣️❣️❣️❣️

  • @laylakeysegas948
    @laylakeysegas948 4 года назад

    Kkkk faadumiina iyo faarax murtiile hadaa fiirsado hadii xanaaqsanahay xataa waa qoslaa👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹👑❤

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 года назад +11

    Faarax Murtiile iyo Fadumiina waa qosol miidhan 😂😂 😂

  • @waxqabadchannel6668
    @waxqabadchannel6668 4 года назад +1

    Masha Allah saad naaga farxiseen Allah niiga farxiyee labadiina fananan markaad isla joogtiin oo wax isla jileysiin amaba aad wada heeseysaan wallahi wax aan siisto malahan faniinta kale waa iiga qiima badantihiiin waa idin jeclahy love you so much

  • @nasroabdiali6559
    @nasroabdiali6559 3 года назад

    Yeeeeees Oh alx HDD soo labaten aad idin jecelahay welcome back 😂😂🥰🥰🙏

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 4 года назад +9

    hhhhhh wa ka baxsaten fananintena qaliga hore u socda

  • @ummalikchannel7154
    @ummalikchannel7154 4 года назад +1

    Hhhhhhhhhhhhh walhi fadumina iyo farax cadi mahan hore u socoda

  • @nageeyeali2503
    @nageeyeali2503 4 года назад +1

    Faarax iyo fadumomiina qosolka aduunka lawadaan inta ku hayso like iisaar

  • @munashoble3812
    @munashoble3812 4 года назад +6

    Maanshaa alaah my sis waan qoslay maanta Shan cunug aan dhalay iyo aniga subgar haloo saaro walaasheey ul aan qaatay markaan fiirsanaayo waad qososhiin Hala soro adaala aadaa waan kuu saarnay macala suulka

  • @zubuidakulow4942
    @zubuidakulow4942 4 года назад +8

    Best comedy ever love you💕

  • @nawalhussein7534
    @nawalhussein7534 4 года назад +3

    Walashey fadumina iyo farax murtile wlhy wa idiin xisay runti 😆😆👌😍😘

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 4 года назад +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Kuteh Afkaga wax malaga fahamayo ee dudkaga le ka hadal kuteh so funny walhi fadumiina 👌

  • @waxqabadchannel6668
    @waxqabadchannel6668 4 года назад +1

    Hhhhhhhh bananaanka aroogoow waaku soo dhimeeh mininka ma joogtidoo kulaahaa fadumiina love you xabiibti

  • @farahabdi6978
    @farahabdi6978 4 года назад +1

    16 sano ma ku arkin. Best comedy 2020

  • @ismabusuri6199
    @ismabusuri6199 4 года назад +21

    Ha isoo fiirin huf aas igu soo dhahay kulalaha fadumiina kkkkkkk

  • @faizabella1580
    @faizabella1580 4 года назад

    Keep going akhyaarta waan idin taageera i ♥️ you

  • @rahadeyadam9642
    @rahadeyadam9642 4 года назад +2

    Asc fadumiina xabibti wan kusalamaya inbadan shekadada way nugu socotaa noso badiya adiga iyo farax murtile thanks 🙏🏼

  • @muadabdirashid7452
    @muadabdirashid7452 4 года назад +1

    wan kusalamay abaayo fadumomina iyo murtila wlhi kal iyo laba ayan u qooslay garbaha maleyskajojinayo kkkkkk wakutagera abaayo horma wacan

  • @zuldanking5015
    @zuldanking5015 4 года назад +1

    Humo hilowle iyo furtile lawada lahjad ugu qosolka badan an ugu jclhy gulesta 🔥🔥

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 4 года назад +3

    Noo soo bariya waan u xiisay sheekadiina

    • @jamiilamahdi7123
      @jamiilamahdi7123 4 года назад

      Masha alaah aqwaan kkkķkkk shaqo aas kunac siiyay cano bariis cabitaan rooti intaas malisku cunaa kkkkkkkk furoow aa kaxigtaa

    • @kaltunomar4417
      @kaltunomar4417 4 года назад

      Haa thanks jamila Mahdi waan idintaageeraa dhaman reer mahdi

  • @sakariyemaxamed9584
    @sakariyemaxamed9584 3 года назад

    Waxaa tihiin laba sxb oon ku farxo jilidooduna aad ii xiiso galiso jilayaashii qarniga farax iyo fadumiina❤

  • @mariza101_
    @mariza101_ 4 года назад +2

    Hahahahaha hahahahaha garba joojis yaa ila fahmey like 😉 igu qabo

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 4 года назад +9

    asxaabta 50 subscribe lee iiga dhiman inaan gaaro kun subscribe iigu caawi walaaltinimo adinkoo mahadsan.

  • @nawalu6393
    @nawalu6393 4 года назад +13

    Labadaaan is heley 😂😂😂😂😂💋💋💋💋

  • @IbrahimAli-qg1lg
    @IbrahimAli-qg1lg 4 года назад +1

    Big fan of you both

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 4 года назад +1

    Mashalaa fanaaniintaan waanku hastaa☝️🤣🤣🤣🤣🤣✔

  • @fadumoosmanowais9079
    @fadumoosmanowais9079 4 года назад +5

    Masha allh ilhy hanoo kaa dayo xbibti dhal boqortoyo

  • @sadiayussuf2538
    @sadiayussuf2538 4 года назад +3

    🤣🤣🤣🤣 garbaha mala iska jooninayo kulahaa fadumiina one Love xabibti

  • @xaawomacalin3113
    @xaawomacalin3113 4 года назад +1

    masha allah wa aqiiran farax murtiile wajiga waa ka cayilay

  • @hawaali5209
    @hawaali5209 4 года назад

    farax murtile iyo fadumina wanba idin wayay waxan dawad show american ah waxa ladhah i love lucy walahi isku midba tihin its so fanay

  • @عبدالفتاحبنعبدالعزيزآلآبوبكر

    MASHA ALLAH Ay fadumiina qatar way

  • @نسريننور-م3ذ
    @نسريننور-م3ذ 4 года назад +1

    اللهم ارفع عنا البلاء والوبأء

  • @IRIIS_MUSIC
    @IRIIS_MUSIC 4 года назад +3

    HHH 😃😃 please 👍 more

  • @qadramohamed6063
    @qadramohamed6063 4 года назад +4

    Fadumina farta janaad gedka fidiisa fanusta fanka

  • @fartunfarax3549
    @fartunfarax3549 4 года назад +13

    Kkkkkkkkkkk sheekadan in garbaha la iska joojiyo waaye

  • @karamali2198
    @karamali2198 4 года назад +6

    Wallhi fadumina io farax iny is guursadan bn jeclan lhaa allow isku sahal

    • @khadramohamed6854
      @khadramohamed6854 4 года назад +1

      😂😂😂 mahishinaayan filmka ha isla jila😗😗😗😗😗😗

    • @liineymohamed3789
      @liineymohamed3789 4 года назад

      Khadra Mohamed 😂maragtay dagale kujiran markastaa

  • @faatmammm5604
    @faatmammm5604 4 года назад +1

    Masha allaah faadumina iyo farax murtile wan idin xesnay wlhi wan idin jeclhy wlhi cawa qosol igu ma harin wlhi 👸🤴👈😘🙋‍♀️😂

  • @osmaneeyofficial
    @osmaneeyofficial 4 года назад

    Waakabaxsatay fadumiina

  • @maxamuudaweesgoodliimodhan4813
    @maxamuudaweesgoodliimodhan4813 4 года назад +3

    faadumiino horey u socoda

  • @nurronalkaofficial4866
    @nurronalkaofficial4866 4 года назад +1

    Wwwww masha aallh fadumina iyo farax murtile

  • @fardusqueen7369
    @fardusqueen7369 4 года назад +2

    Fadumiino wllo qali pleas somali/land nogu kaalay dee indr wanu ku jecelnahaye

  • @shukribbe7773
    @shukribbe7773 4 года назад +1

    Walashey fadumina farax farxad kuwara abid insha Allah

  • @farduusxaashi2916
    @farduusxaashi2916 3 года назад

    Faadumino iyo faarax idin jeceliyaa froome hargeysa

  • @rahadeyadam9642
    @rahadeyadam9642 4 года назад +4

    Siyaradii sheq awees dhera waye biyo ley ay eheed farax murtile qurux yo noqday walahi

  • @arwitalovely6200
    @arwitalovely6200 4 года назад +4

    Carona gar baha halaga joojiyoh🤣🤣 keep going 🙏💕

  • @juneydyare8732
    @juneydyare8732 4 года назад +4

    waa idin wada JCL nahy labadiina, guul iyo farxad ayaa idin rajeenaa

  • @caishamaliindi4784
    @caishamaliindi4784 4 года назад +2

    Wakaso dahday fadumiina youtupka

  • @monalizalovemadrid9594
    @monalizalovemadrid9594 3 года назад

    Kkkkkkkk 😃😃😃😃😃 allah beerka wlhi jalinkiina funny✌Alle ha naga qaabto cudurkan carona rabbiyow naga bixii

  • @muhammedmuhammed8033
    @muhammedmuhammed8033 4 года назад +1

    😀😜 koob shaah ikkeen😀🥰🥰🥰😁🤣😉😉🇸🇴

  • @iqdhiblaaweofficiall2733
    @iqdhiblaaweofficiall2733 4 года назад +1

    Faarax iyo faadumina jecliya plz noo so badiya wan idin xiisnay ❤️

  • @hanad25
    @hanad25 4 года назад +4

    Hhhhh inta fanan shegto ama ruwayado dhigaan fadumino cidaan eheen ma ku haysti

  • @yaasiinjml7193
    @yaasiinjml7193 4 года назад

    Walhi waan iska jaclahay lawadaan faadumiina iyo faarax murtiile love you

  • @munosharaf21
    @munosharaf21 4 года назад +6

    Best comdy

  • @mahadessahusein1739
    @mahadessahusein1739 4 года назад +1

    Markay is helan farax murtile iyo fadumina wllhi waa qosol miiran

  • @zainabhassan9438
    @zainabhassan9438 4 года назад +3

    Mashalhaa asc

  • @huumohilowle561
    @huumohilowle561 4 года назад +2

    Thanks all we love all

  • @ilhaanahmed7156
    @ilhaanahmed7156 4 года назад +1

    Farax murtiile io fadumiina Oo is Helay wlhi waa Qosol miiran 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nasteehohenna9082
    @nasteehohenna9082 4 года назад

    Mash Allah 2 qof oo igu weyn Allah ha idin dhowaro

  • @abdirisaqseerabtaa6696
    @abdirisaqseerabtaa6696 4 года назад +2

    Hhhhhhh ar faadimiinaaa
    Waana waaleysaa
    😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @ifrahsabriye73
    @ifrahsabriye73 4 года назад +1

    Faadumina Xbbti ino soo badi adi faarax Aqwaan❤

  • @naazlineon2692
    @naazlineon2692 4 года назад

    Hhhh faadumiina iyo faarax meelay joogaan qosol lagama waaya wn idin taageera noso badiya wllhi wn idin xiisnay guuleesta😊

  • @monalizalovemadrid9594
    @monalizalovemadrid9594 3 года назад

    Farax murtile iyo fadumina beerke ifuriyeen wlhi alayirii alayirii kugu nacay kulaha ar faraxa😃😃😃😃😃

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 4 года назад +1

    Wax lafiirsado kuwana ugu wanagsan melkasta riwayada laga dhigey somalidii

  • @فوفوصومالية
    @فوفوصومالية 4 года назад +1

    والله احبهم هدول 🤣💟

  • @yakiqadafi6611
    @yakiqadafi6611 4 года назад +1

    Wlh waadadka kaliye ee an kuquslo labadiino plz noosoobadiyohhhhhhhhh

  • @kingnasrudeen3245
    @kingnasrudeen3245 4 года назад +4

    Wow

  • @BintibeellaOfficial
    @BintibeellaOfficial 4 года назад +14

    Walhi cudurkan dadka ayo is nacsiyay hori usocda 😂😃😂😂😂

  • @nasraabdishakuur192
    @nasraabdishakuur192 4 года назад +3

    Fadumiin iyo farah funny aya tahiin🤩

  • @ramlaliina4416
    @ramlaliina4416 4 года назад +1

    Hhhhhhh hhhhhhh fadumiini iyo farax waa so funny

  • @videros6635
    @videros6635 4 года назад +3

    18:35 allah beerka manooli Faadumo wale waa riwaaayad ku teh maad iska joogtid

  • @rahadeyadam9642
    @rahadeyadam9642 4 года назад +2

    ❤️fadumiina guleyso Insha allaah ❤️❤️❤️❤️❤️✅

  • @amaaljaamac3480
    @amaaljaamac3480 4 года назад +4

    Fadumiina Waa Funny Walhi WalsheY fadumiina Jiro joog ❤

    • @fadumarage4563
      @fadumarage4563 4 года назад

      Amaal Jaamac iney is qaban ayaa u malen ayaa

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 4 года назад

    Walal biliis isoo bookhda

  • @aliyaabbe2047
    @aliyaabbe2047 4 года назад

    Lawadan funny masha Allah keep going

  • @amarasheikh1544
    @amarasheikh1544 4 года назад +3

    Well done 👍 go head 🌹🌹🌹

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 4 года назад +6

    MASHA ALLAH FARX MURTILE IYO FADUMINA CAADEEY MAC MAC MAC MAC

  • @maryanabdi7353
    @maryanabdi7353 4 года назад +2

    Masha Allah il xun idiinma aragto

  • @Somaliannews
    @Somaliannews 4 года назад +1

    Subscriber isaraa asxabeey dhaamantiin walalayaal

  • @zahrahusni2693
    @zahrahusni2693 4 года назад +2

    Anficiyaa aloow aloow oor maxaa lagugaara aayow garba joojis majiraa hee aawkoo

  • @imanabdirahman4306
    @imanabdirahman4306 4 года назад +1

    Faadumiinaay dharka yuhuuda maxa ku geyey qoowmu luudka subxanlaah hda ka horna dirac ayu kaaga tolnaa maantna mid kle baad wadata bisinka

  • @bukhaaribooker82
    @bukhaaribooker82 4 года назад +3

    Kkkkkkk. Reer xamar iyo reer waqooyi waa qaraaxo miiran haday is helaan 😂😂😂😂😂😂

  • @malakoslo
    @malakoslo 4 года назад

    Farax iyo fadumina waaba isku jclhy jiliinkoda🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Cadeey
    @Cadeey 4 года назад +1

    Gurigaan yaa dagaan yaraan badana

  • @zakariaali6800
    @zakariaali6800 4 года назад +3

    M. A Wadka baxsaten

  • @naimaenow7060
    @naimaenow7060 4 года назад +4

    Ascw.Keep going Faadumiina❤️👏💕

  • @leylomaxamd3220
    @leylomaxamd3220 4 года назад +2

    Fadumiina abayl ruwaayadihii dib nooga bilaaw nooh wlhi waa ku xiisnay macaanto funy thy adiga io faarax dib ubilaaba shaqadiina

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 4 года назад

    Labadaan

  • @hodmanhaashi8917
    @hodmanhaashi8917 3 года назад

    Labadan wan isku jeclahy wllhi🤣🤣🤣

  • @amuunaxmedaxmed952
    @amuunaxmedaxmed952 4 года назад

    kkkkkk filmka tv iska badal faraxoow wa la dawanayaye

  • @naciimoidirisytr3340
    @naciimoidirisytr3340 4 года назад +1

    Madama you tube samesaten noso badiya qosol ka

  • @naimaali9345
    @naimaali9345 4 года назад +2

    garbqha ma la iska joojinaayo miyaa kulaha faadmiina very funny

  • @neehaalalineehaal3000
    @neehaalalineehaal3000 4 года назад +1

    Www wn sugaye wlhi faadumina miss you 😘

  • @musbaxdaofficial677
    @musbaxdaofficial677 4 года назад +1

    Ala feeraha faadumiina caadi matihiin 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅