SHORT FILM IS FAHMI WAA 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • FADLAN NALA SO XARIIR HADII AAD RABTO IN AAD ACTOR AMA ACTRESS AAD NA JOOGTO UK LONDON NOGU DHAAFA hilowlefadumina@gmail.com
    THANKS

Комментарии • 507

  • @FadumiinaComedyofficial
    @FadumiinaComedyofficial  3 года назад +139

    FADLAN NALA SO XARIIR HADII AAD RABTO IN AAD ACTOR AMA ACTRESS AAD NA JOOGTO UK LONDON NOGU DHAAFA hilowlefadumina@gmail.com
    THANKS

  • @zakimohas
    @zakimohas 3 года назад +38

    Fadumiina umadeena maha 😂😂😂😂allah ha inoo xifdiyo aduun iyo akhiraba meel wngsan urajeeynaa❤️❤️

  • @zuuzuu4072
    @zuuzuu4072 3 года назад +61

    Intii tik tok kasoo aragty soo radisy ismuujiga 🖐☝️✋👍✌😂🤣😍

  • @xilwaali9953
    @xilwaali9953 3 года назад +7

    10:23Qaando ay igu hooli laheed ,maxaa aniga jalaato maa ahay kkkkkkkkkkkk wlhi waan fuuray saan u qoslasyi viva fadumiina noolow xabibty 😘😘😂

  • @miinaamohamed3723
    @miinaamohamed3723 3 года назад +10

    Faadumiina KkkkkKkkk naag jirta kuwii kalana madhimanyihiin manaha waa iska sii guuri lahaa kulaa😂😂😂😂

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 3 года назад +8

    Mantaaa affafkiii Reer Hargueisa Reer HamarMogadicio Reer Djibouti Nabi ALLOW NINBAA AFKII KOUGOU AMANNNEE ALLAH AKBAAR SCW SCWSCW

  • @Arizgirl27
    @Arizgirl27 3 года назад +32

    FAADMIINA MALINKII UGU HOREEYEY SOO POOQDAY WAAYEH WLLHI QOSOL EEY LEDAHAY

  • @farxiyomaxamuudfaxiyamaxam221
    @farxiyomaxamuudfaxiyamaxam221 3 года назад +5

    wlhi faduma mina wa wanjeclhy lkn waxa kasi jeclhy farax murtile iyo fadumine alaha inoo cafiyo farax murtile❤

  • @naimaabdiraxmaan7063
    @naimaabdiraxmaan7063 3 года назад +19

    waa run rooti abuukey iyo rooti waxan kalo dhahnaa baana olyo iyo rooti qajacle waa dhahnaa rer xamar nolol wacan baan idin rajeynayaa

    • @farihaosman4769
      @farihaosman4769 3 года назад

      Anaguna hadan rer somaliland nahay waxan dhahna roodi leedh waa ta laydhka lagu kariyo iyo roodhi moofo ta xabada lagu sameeyo

  • @ikkiadow4131
    @ikkiadow4131 3 года назад +8

    Ruwayad in la fahmo u baahan o micno weyn ku fadhido inti wax garad unba fahmeso🌍

  • @faatmammm5604
    @faatmammm5604 3 года назад +6

    Wan kahelay wlhi riwayadan isfahan qosol igu ma harin wlhi faadumina ilove you 😘🤣🤣🤣🤣

  • @kamiila3941
    @kamiila3941 3 года назад +2

    Wooow FAADUMO miino iyo ilhaan xarago oo is haley wllhy waa funny

  • @Anne66898
    @Anne66898 3 года назад +5

    🌹❤️❤️❤️👸🏻queen fadiimana iyo ilhaan xarago 🥰🥰🥰🥰🥰😍

  • @KIIKOEDITS1
    @KIIKOEDITS1 3 года назад +10

    HEESUHU WAXAY HORSEEDAAN QALBI JABKA😿
    QURAANKUNA WUXUU DAWEEYA QULUUBTA ❣️
    WLL ALLE DARTII SUBSCRIBE IIGU SAAR🙏

  • @Somali-xq6ff
    @Somali-xq6ff 3 года назад +31

    naagahan,iminka,isqaawinta,waybanaysteen,sidaan,hadii,lagu,dhinto,qomamo,baakadanbeyn

  • @saramahamed1901
    @saramahamed1901 3 года назад +26

    🤣🤣🤣🤣🤣 Fadumiina ummadeenna ma aha riwaayadda cusbadeeda adi waaye la’aantaa dhedhen ma leh hore u soco xabiibti👌🏽😘

    • @iqrofarah7015
      @iqrofarah7015 3 года назад

      Dabka ikili kulaha 🤣🤣🤣 run ayey ugukilise

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 года назад

      Walaasheey subscribe igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo walaal

  • @ashamaxamed3397
    @ashamaxamed3397 3 года назад +14

    Fadumina horay usuco flimkaan musalsal noguso dhiga 👍

    • @shokanafilms6576
      @shokanafilms6576 3 года назад

      Abayo mcn quruxey subscribe isaar fadlan walal mcn
      ruclips.net/channel/UCp5xt12bfZ6XE2driPtkdEw

  • @halmaupdyhakmmoha5816
    @halmaupdyhakmmoha5816 3 года назад +6

    FaaThumiina zheikH hiLowLeH🌎❣one Love🥰🥺

  • @qabwalamqurtubqurtub6305
    @qabwalamqurtubqurtub6305 3 года назад +2

    Kkkkkkkkkkkkkk
    Qayladiina aa igu badati
    Faadumiina qosol badanaa

  • @azizomohamedhassan4966
    @azizomohamedhassan4966 3 года назад +3

    🤣😂🤣😂Alaa ku jecliyaaa Hawo Fadumina ❤️🙏

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 3 года назад +46

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Faadma iyo ilhaan oo ruwaayad wada jilayo ayaan daawaday mana qoslin been dheh.

  • @umumahirchannel8841
    @umumahirchannel8841 3 года назад +1

    Dabka gali waa caadi waan dhahnaa fadumiina

  • @naimanaima2527
    @naimanaima2527 3 года назад +6

    Fadumina naagtagtay wlh wankuguheysta my fanaanadeyda ❤️🙏

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 3 года назад +10

    FADUMINA CAADEY WAALHI MARKASTO WAA IGA QOSLISA

  • @mohacadesaciid6929
    @mohacadesaciid6929 3 года назад +3

    faadumiina hadeyba kujirin ma fiirsadeen love you faadumiina sheikh hillowle 💋💋💋💋💋

  • @juweriaaqoonjecel7946
    @juweriaaqoonjecel7946 3 года назад +1

    Dharka asturan xidha walalayaal gacmahinii ayaa qaawan xitaa

  • @nehliitabae75
    @nehliitabae75 3 года назад +27

    Wlhi aniga ayeey igu dhacdey aabahay anoo dhowr io labatan jira arkay waan weydiyey Maxa idayacdey wuxu igu jawabtey hooyada ayaa ku qaadatey labada waalid mid unbaa ilmaha koriya adna hoyadaa baa ku heysatey aad ayan uniyad jabay waayo jwbtas mafileyn 🧐😭😭

    • @maryancuud2548
      @maryancuud2548 3 года назад +1

      😭😭😭😭sorry wll wey dhacda raga somaliyed wey ka siman yihin waxaas

    • @jafida5047
      @jafida5047 3 года назад

      hadda aniga 2 caruur heestaa aanahood wuu u dhawyahay mana rabyo in uu arko hadhoow muxuu dhihi doonaa kkkk

    • @maryancuud2548
      @maryancuud2548 3 года назад

      @@jafida5047 😂😂wuxu dhihi doona caruurteyda anaa so koriyay cml noh

    • @sohansiman06
      @sohansiman06 3 года назад

      Waligay abahay marag oo wudhintay ayaleygu yidhi because askar ayuu ahay wllhi dhib iyo cilayan darema markan arko Abe ilmahisa laciyarayo hadana wn farxa lkn ma dhameystirna
      Koley
      Alhamdulila
      17 ayan ahy cilma qabo marna wan qaba 😭😭😭

  • @duvacandy5673
    @duvacandy5673 3 года назад +2

    Fadumina atarisho buuxdo waakuwataa aqwaan🙌

  • @maahirzaciid1179
    @maahirzaciid1179 3 года назад +5

    Fadumiiina gacan kuu taagay😂😂😂💯

  • @zahraadam162
    @zahraadam162 3 года назад +2

    Maaha Alaha qoqorada fanka ina sheeq hiloowale xabibiti salan Sare ❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @fartunaamin4684
    @fartunaamin4684 3 года назад +3

    I really enjoy ur short comedy films .. I just started to watch them .

  • @yusufkoolis7
    @yusufkoolis7 3 года назад +1

    @Fadumiina codkaga Bila music aha best waye waan ku hesta ✌✌

  • @yusufabdulle5295
    @yusufabdulle5295 3 года назад +9

    mobile debkaa kuu saaray waa kuu kalaankal mooyaa kulahaa faadumiina umadeena ma ahan waa kuu dubmooyaa si fiican as ubadbadooyaa saa uqoslaayay waa fuuray wlh 🤣🤣😂😂

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 3 года назад +1

      😂😂😂😂😂😂ku darso oo kulahaa maxaan ka suubiyey asxaan aas u sameeyeybee faadma iyadaa saxsan intey mobilkii kalaankashay.

  • @famousking447channel5
    @famousking447channel5 3 года назад

    so funny thanks fadumiina and ilhaan qosol igu ma haarin telephone so duubtay hhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @ashaluulchunellashaluul4551
    @ashaluulchunellashaluul4551 3 года назад +1

    Hhhhhhhhhhh fadumina funny qaado iga hooli leheed maxaa aniga jalaato miyaa ahay hhhhhhhh

  • @sowdadhiblawe3308
    @sowdadhiblawe3308 3 года назад +1

    Dabada ikali kulahaa🤣🤣🤣😂😂ar manooli ani

  • @ibraahimzulthan
    @ibraahimzulthan 3 года назад +1

    Faadumiina best actor wllhi
    Xarago dar allan u jeclahay

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 3 года назад +4

    Waa u shidi waa u dhalaaliye😂😂

  • @xamsenuur6720
    @xamsenuur6720 3 года назад

    😅😅😅😂 fadoomiino iyo ilhaan xarago. . waxa dhimaan boss baas iyo ruumiiyo

  • @balqizayarey
    @balqizayarey 3 года назад +1

    Fadumina tageero no1 kuahay markn yara xnqsnhy adigaan iska dawada keepgoing mama fay

  • @iqrofarah7015
    @iqrofarah7015 3 года назад +12

    Ilhan xarago capka jilinka kusinlaha xujo hda qof buran bay kadikten atarisho qofka marku atarishi yehe waxalaraba in uisqadi karo lkn atarishada xujo maba isqadi karto🤣🤣🤣

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 года назад

      Walaasheey subscribe igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo walaal

  • @umamiin5202
    @umamiin5202 3 года назад +3

    Kkkkk waa igaa gadanyahaay cadi mahan

    • @umamiin5202
      @umamiin5202 3 года назад

      Fadumiina Nana waye sabax

  • @ridwaancadey4788
    @ridwaancadey4788 3 года назад +1

    Dhibkan oo kale aniga iyo walalahey ayey nakala heystaa

  • @ilwaadmaxamed4928
    @ilwaadmaxamed4928 3 года назад +2

    Ax aabahay ani wuu iga fogaday wuna nacay isagoo magalo nala jooga ayuuna nayirsan ani walahy iyo mamoba sikastu uqaldamo oo uu nooga fogaday aabahay hadana waa walidkay wan jeclahy allaha tuso jacaylka iyo walidnimada iyo xisahan uhayaba

  • @Goblin-zw1vt
    @Goblin-zw1vt 3 года назад +3

    Nafaxaat qurux walasheey ❤

  • @apo4417
    @apo4417 3 года назад +4

    Fadimiina wlhi tageran kuu ahay from dhulki uduga 🇸🇱🇸🇱❤️

  • @zalmaanhussein7752
    @zalmaanhussein7752 3 года назад +1

    Manzha allaaH film mcn weye no soo badaya filmada dad waaweyn baa isku helay meesha woow

  • @qamarahmed2290
    @qamarahmed2290 3 года назад +1

    Faadumiino waaku heystaa iyada meeleyku jirto maba la iga waayo love you faadumiina

  • @drsshacbaan2532
    @drsshacbaan2532 3 года назад +2

    Asc Dhaman waan idin salamey Dawadayaasha Qiimaha Badanaw Ragg iyo Dumarba Aduunka Qiimo maleh Dhamanteenba #Geeri Ayaa Na Sugeysa Ilhay haynoo dambi Dhaafo Subxanalaah 😭

  • @fadumocabdisaq6287
    @fadumocabdisaq6287 3 года назад +6

    Putlan suuro kabo wadto kulaha fadumiiina 😂😂😂😂 🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @Alxmdullilah0219
    @Alxmdullilah0219 3 года назад +1

    Ilaa iyo malinkad garadaystay uunban arkaya faadumo miina oo madax qawan Allow sol hade Ameen

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 3 года назад +1

    Fadumina Kkkkkkkkk Debkaan saaray waas badbadooya Hilarious really kkkkk funny thanks sweetie pie

  • @sucaadcali3326
    @sucaadcali3326 3 года назад +3

    Faadumiina xayaati qalbi ❤❤❤❤❤

  • @Rama____1
    @Rama____1 3 года назад +2

    Faadumina umadena ma ahn😂😂waa fuuray

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 3 года назад +3

    Fadhumina cadey adhiga iyo team kaaga aad baad iskugu so baxaeysan. Chinekee.

  • @Xarago319
    @Xarago319 3 года назад

    😂😂😂😂Jecliya meley kuwada jiran fadumiina hilowle iyo ilhaan xarago qosol kuguma harayo allow cimriga idin dheree we love you❤️

  • @mustafmaxamedxasan7577
    @mustafmaxamedxasan7577 3 года назад +2

    Faadumina kkkkkkkkk caadi matihid anile si fcn kuu fahmayo warkada garbo joojis xata waana barti taageero kal iyo laab

  • @apo4417
    @apo4417 3 года назад +13

    Dabada ii gali kulaha 😂😂😂

  • @ummadam4828
    @ummadam4828 3 года назад +7

    woooow Another level waye fadumiina iyo ilhaan xarago wan ka hela meshe ku jiraan

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 3 года назад +2

    Alaahu akbar walal jirka qarso cawrorada cadaabta ka ilaali

  • @naimaabdiraxmaan7063
    @naimaabdiraxmaan7063 3 года назад +4

    wlhi been mahan waxaa rer banadir eheen waa walan yhn wlhi hada is dhahayey lkn ruwayad ayanba arkey

  • @xamdafarxaan2538
    @xamdafarxaan2538 3 года назад +5

    Alla mxay habrahani isla qaawiyan qabri laba mitira aya ka dambeya way hilmamen

  • @laylashabelle3311
    @laylashabelle3311 3 года назад +6

    puntland suuro oo kaba wadata way no.so socota😂😂😂😂😂viv rer puntland is muujiya

  • @narurochannel512
    @narurochannel512 3 года назад +7

    Putland suro okabo wadata wanososocdan kulaha rer putland like

  • @haniqoslaaye2856
    @haniqoslaaye2856 3 года назад

    Qeebta Kale Noso Giili fadumiina ❤💋

  • @gaagaabmedia
    @gaagaabmedia 3 года назад +11

    Asxaabta Qaligaa Cawa Waxaan Idinkaga Bahanahay Subscribe Inaa igu Tagertaan Hee

  • @nabiihaabdilahi
    @nabiihaabdilahi 3 года назад +3

    Faadumiina
    Ilhaan xarago
    Dad aan jecelahay

  • @asc5398
    @asc5398 3 года назад +2

    Viva fadumiina horay u soco

  • @zainabmoha8230
    @zainabmoha8230 3 года назад

    😂😂😂😂waa nii wataa aayo yalkygaH💋

  • @waxqabadchannel6668
    @waxqabadchannel6668 3 года назад +5

    Asc fadumiina xabiibti anigaa jecel inan noqdo jilaa hopigeyga waaye

  • @hananzaid8339
    @hananzaid8339 3 года назад +1

    Alx ani aabahy ima cidleen hal mar xata aragiisa mawaayin alx ilhow hadana haiga qadin😥🥰💋🙏 wehelkeyga

  • @yuuraayuuraa9088
    @yuuraayuuraa9088 3 года назад +1

    waaa ka soo daahay fadumiina comedy official hadan nahay bahda koonfuur afrika
    waan ku tagersanahay fadumiina iyo ilhan xaraago

  • @sakariyemaxamadcabdullesak6893
    @sakariyemaxamadcabdullesak6893 3 года назад +2

    Hhhhhhhhhhhhhh ismahan laan dhibtaan ayuu leyahay runtiii 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😁😁😁😁😁😂😂

  • @salmoadan4081
    @salmoadan4081 3 года назад +2

    Faadumiinooy😅😅😅😅🥰

  • @susum9099
    @susum9099 3 года назад +4

    Qosol way dhaaftay😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @somaliweynonline2143
    @somaliweynonline2143 3 года назад +6

    Ilhaan xarago aad baa kuu taageera huuno🥰

  • @aimasitahoussein2733
    @aimasitahoussein2733 3 года назад

    Mashallah Mashallah Ilhan xarago cadi maha best atarisho
    Fadumina best qosliyaan

  • @sahramuxumed2772
    @sahramuxumed2772 3 года назад

    Fadumina Allah kusoxanuniyo adhiga iyo asxabtada wayo waxa tahy qof qalbi furan Allah kuxifdo

  • @somalitwinsbro4462
    @somalitwinsbro4462 3 года назад +37

    Asc waxaan nahay wiillal mataano ah waxaan furanay youtube channel 🙏🙏 nosaara subscribe

  • @drsamina5571
    @drsamina5571 3 года назад +11

    Wlllaheyga illah dartis SUBSCRIBE igucawiya plz waa igacodsi 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @aminomahamudmusse-fs4es
    @aminomahamudmusse-fs4es 11 месяцев назад

    Kkkkklllkklkkkkkkl faadumiina danbigaaga Allah dhaafo

  • @kabobeofficial2476
    @kabobeofficial2476 3 года назад +5

    Good flim please ctn ❤❤❤❤❤

  • @farihamoha
    @farihamoha 3 года назад +1

    Isoo boqda asxabey mahadsantihiin 👈👈👈👈

  • @salmaindhadeeq4155
    @salmaindhadeeq4155 3 года назад +1

    Dadbaa is helay ilhaan and faadumiina

  • @sadiqhersi5968
    @sadiqhersi5968 3 года назад +3

    Ilhan is Best Actress for real❤

  • @ayanabdulahi8980
    @ayanabdulahi8980 3 года назад +1

    Rooti anaga waxaan dhahanaa rooti abuukay am from xamar luqadeena wax ka fcn lawaaa

  • @sonnachelsea5730
    @sonnachelsea5730 3 года назад +1

    Alla kuwanaa way na waalayaan
    Waa wax kle
    Xarago kulahaa
    Aabow fadumiina igu yeer mobileka dabka ha iigaliso
    Fadumiina Oo yaaban tiri
    Ar hooy maad ka joogtidoo
    Ileen gabadhu waxay rabtay
    In layiraahdo fadumiina hoo
    Soo charge garee mobilka
    Lkn sida caadiga ah
    Mobileka dabka iigali
    Waa caam marwalbana
    Waa sidaa sida saxda ah
    Lkn fadumiina haloo fasiro

  • @nature9567
    @nature9567 3 года назад +4

    Fadumiina atariisho wlhi fny ah

  • @ayuubfakat6858
    @ayuubfakat6858 3 года назад +2

    2 zano abaar la'aan kucunenaaa 😂😂😂😂😂fadumina umadena mhan keep going

  • @gacalo6709
    @gacalo6709 3 года назад

    Asc my queen nafaxaad fanaanadeyda aan jeclahay waxa kale salaamaya fanaaniinteydq kale fadumiina cadeey iyo ilhaan xarago in kasto Fadumiin aan ula baxay Shakira Somali I love u all gabadheena 😘😍💗🙌🏽hore u socda

  • @haanimaxamed3806
    @haanimaxamed3806 3 года назад +12

    Hhhhhhhh fdmiina hdiiba kujirn ruwyda dhadhan ii mallhan qosoll billaa qallbi uu ii noqonaa lkn fdimiina mrky kujirto qosllkaaa iga dhmdo ♥️♥️♥️♥️♥️

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 3 года назад

      😂😂😂😂😂😂😂Sidoo kale

    • @haanimaxamed3806
      @haanimaxamed3806 3 года назад +1

      @@umuraage2984 ♥️♥️👌🌹

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 года назад

      Walaasheey subscribe igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo walaal

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 года назад

      @@umuraage2984 walaal subscribe Igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo

    • @haanimaxamed3806
      @haanimaxamed3806 3 года назад

      @@naciima_family wn kuusaary abyo

  • @roodacarab9198
    @roodacarab9198 3 года назад

    Laba legend ayaa is helay ilhaan xarago iyo faadumiina jecliyaa

  • @hakimi-gaming8337
    @hakimi-gaming8337 3 года назад +1

    wlhi abti rer burco ah io habaryar rer xamar wax ii ah markee is dhibaayaan waan fuuraa wlhi 😂😂❤️

  • @ayaaissenuur9235
    @ayaaissenuur9235 3 года назад +1

    Naa illahay kabaqa oo madaxiina umada ka deta subxna allah mawaxaad modeen in aad aduunka saa u joogaysan illahay kabaqa wlhy camalkiina uun iyo kafan cadbaa aduunkan idinka raacaysa illahay waa qufuura rixiin ee illahay u tobad keena

  • @naciima_family
    @naciima_family 3 года назад +8

    Walaalayaal illaaheey dartiis subscribe igucaawi adinkoo mahadSan illaaheey haniicaawiyo

  • @munaadan162
    @munaadan162 11 месяцев назад

    Walhi sidan uqosliyi wan dalay kiliyaha ixanunahy hhhhhhhhhhhhh ridhi dadwa iga gali kulaha hhhhhhh ar dhib madan rer waqoyga

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 3 года назад +1

    Kkkkkk Fatoumoominaa WALACHAY ILHAMHARAGO walatoumaaa waa lagoutoumiii Telephoned baddegoubiiii

  • @kingsaadshine5942
    @kingsaadshine5942 3 года назад +1

    Hhhh fadumiina waa funny wlhy😂😂 way iga Qoslisay

  • @nadiaahmed3178
    @nadiaahmed3178 3 года назад

    Aabaha dabada ka geli hooyadanaa in uu reeb waa af suuq waana af reer burco

  • @kamiila3941
    @kamiila3941 3 года назад

    Wooow ilhaan xarago aad ayey u jilaysaa inaba caadi maaha👍🌹👏🌹🙏