dee qadarka ilahay amain maxamuud hashina waa leader dhaba ha u xanqin qadarka ilahayna waa jirayee ciro ma feker baad ku raacsanayd mise wasiir baadka doonaysay yaaab war ina xashina ama xasidama iskadaa ilahay waxa uu qoray kama celin kartid waana geesi qaran idinka ku dabo lumina ina hashi
Ninkani waa nin xaga maskaxda ka jiran, meela laguma aamini karo, wuxuu xaasid ku yahay, inaadeerkii ismail ducaale, oo mutacalin ah oo jaamici ah haystanta, Decree, Master iyo PHD waana nin wadaad ah, markaa nin uu gaadhikaro ma aha. Kanina waa nin af xun.
weligaba xasid baad ahayd marka dee rajo maxad uga saraysay war qofkan ma qofdhiman baa xasidnimadiisi hore iyo tiisa ina xashi ku socotaba wuu sheegayaye slamad baalayo weji jareera kulalahatay
Thank you very much much. Ninkan magaciisu uu yahay boog oo ay 14kii sanoo ee u danbeeyay ay saaxiib dhow ahaayee Mr cirro runta wuxuu ka sheegay in uu madaxaweynahu yahay nin hurdda oo la maamulaayo waaxaa run noqotay waxii dad waynahu sheegayeen
Madaxweynahu ma hurdo ee waa nin siyaasiya waanu ku sugay in aanu noocan xil u dhiiban dad qiimo badan ayuu dawladdiisa u doortay. Kan waxar jabtay kumaan aamineen
Waar ninku faan weynaa, waxaa la yidhi ( Nin is faashay waa ri, isjeqday). Anigaa Sidan iyo sidaas ma soconayso. 14 Sanno hadli aad siday waa laga tagay sorry, Iska seexo. Tugaan furo oo waxa Kala qabso!!!!.
Bac bac le Waar dhiiqo ayaad dex fadhido nin fudud ayaad tahay cidi digaagad kuguma aamini karto.Hurdaaye ayaaba ku fahmay nacas baad tahay ee afkaaga xidho mar danbena Umadda ha soo hor fadhiisan
Baqbaq nin is faanshay Waa ri is nuugtay baa la yidhii waar hadalkaagu ha kugu jiro oday waad wareertay tuumbo raacnimadiina waad ku hungowday kkkkkkkkkkk
Bac bac le Waar dhiiqo ayaad dex fadhido nin fudud ayaad tahay cidi digaagad kuguma aamini karto.Hurdaaye ayaaba ku fahmay nacas baad tahay ee afkaaga xidho mar danbena Umadda ha soo hor fadhiisan
Masha alaah waa geesi soohalgamay oosamirbadan ala hadaayo ❤❤❤❤❤❤
Geeeeeeesi Qaran guuuuuuuul iyo gobanimo Maal Tv Allah ha ku Xafido
Ninkani xil ma qaban karo waayo Masuuliyadii shakhsi ee dhaqan iyo diin wax ku maamuli lahaa ma leh Guul wadeyn xil lagu rabo mooyaane thanks
Waa run waa guulwade fuaydbadani ka muuqdo
Boqolkiiba 30 habar jeclo iyo ciidagale maskaxiyan ma hagaagsana.
Ninkani waa qoloma
Waxaan u malaynayaa in u yahay habar jeclo sawka yidhi maxamuud xaashi ayaanu isku reer nahay
Ciidagale maxuu sameeyay ma kan yar ee ciyaalka naaskii hooyadood jaqaysa soo kiciyay ayaad ciidagale ku haysataa mise wax kale ayaa jira
@@ahmedabdi9368 niyow waa tolkay oo waan jecelahay laakiin fudaydkaa ku yar. Masalan habaryonis iyo sacad muusaaha iyagaa dadka ugu waali badan laakiin waa waali maryo dhigasho ah. Ee laakiin anaga ciidagalaha iyo HJ da waxa badan waalida khafiifka ah markaa way kuu dhex raacinayaan
hj waba maskaxdaa dalkee waaba ragaugu miyirbadan wadanka
“Caqligaaga oo xumaada aamus ayaa lagu kabaa”
Kkkkk xaqiiq weeye hadalkaasu
Boggi waa nin aqoon ah, se shaxdu wa ka qaldantay maalmahan, waxay ahayd in uu dhoofo ama hawdka iskaga baxo inta arin u kala miirmayo.
dee qadarka ilahay amain maxamuud hashina waa leader dhaba ha u xanqin qadarka ilahayna waa jirayee ciro ma feker baad ku raacsanayd mise wasiir baadka doonaysay yaaab war ina xashina ama xasidama iskadaa ilahay waxa uu qoray kama celin kartid waana geesi qaran idinka ku dabo lumina ina hashi
Wax alla wax aan ka fahmay ma jiro. Yaab.
😂😂😂😂😂😂 dowlada hoose cashier ha lagaa dhigo
Cirro waa nin shaqsiyad wanaagsan????????
Wamaxay wariyahayn aad moodo inuu darbi ka so tosat war is habee majaad ka sida ugalay caku itobiya regii qarintay
majaadba sidaa u galay war ishabee
Reer jamac waal iyo degdeg wey is dhaleen
Hajoojiyo oohinta kkkkk
Ninkani waa nin xaga maskaxda ka jiran, meela laguma aamini karo, wuxuu xaasid ku yahay, inaadeerkii ismail ducaale, oo mutacalin ah oo jaamici ah haystanta, Decree, Master iyo PHD waana nin wadaad ah, markaa nin uu gaadhikaro ma aha.
Kanina waa nin af xun.
Mmtv dadka miyiirka Leh wareysta please
Bogi iyo ciro oo kaliya ma ahaa x wadani x xaakimku ma laba nin oo kaliyaa? BROTHER waa deg degtay yara kaadso hadalka jooji lagaa waramayo thanks
*Kkkk oo kan wariyaha ah muxu isla qarinaya miyuu baqaya waar nin rag ah bad tahaye ama saxnow ama khaldanow badheedh waxba ha is qarine* 😂
weligaba xasid baad ahayd marka dee rajo maxad uga saraysay war qofkan ma qofdhiman baa xasidnimadiisi hore iyo tiisa ina xashi ku socotaba wuu sheegayaye slamad baalayo weji jareera kulalahatay
Waa sidaad isu taqaan ee sida laguu yaqaan maaha.
Kaah wuxu noqday muxafid kula dhuqaya wadanka bogina madaynayo. Macarid wayo wasirki ayu wayay
Waa nin walan wasir iyo masuliyadkale maqadikaro ina xaashi xaarkisa maro
Koodhka ma ku dhacday ka gatay. 100 wado ayuu marba mid qaadayaa. Hal su'aal kamuu jawaabin
Geeeeeee is fine for me
Akhas dalka waad babisat hadaba ictisam baa hogaminaysay
Hadii uu yahay abaal laawe siduu ku noqon karaa shakhsi wanagsan , nala wadaag
Adigu kan xil ma u dhiibi lahayd?
ninkan Waa nin shaqo diyaar u ah waar ninka shaqo geliya reer wadaniyow
(NIN IS FAANSHAY WAA RI ISNUUGTA)Adigu maad keealnine Amarka Ale artidiiSa iyo Cod shacab.baa kursiga saaray. ANIGU XILBA KUUMA DHIIBTEEN
Dawlada xasan sh kadabaysa xildhibaanka kowaad kaxoog iyo wasaaradaha bogiyow shaqo tag dee.
Bogi xigmad kuma baran
Bogi waa taagti hadal
Cidwalba waa ogtahay ina xaashi inuuna nin fiican ahayn allah baynu ka magangalnay ina xaashi
Ina xaashi ma wax cad oo uu sameeyey oo aad ilaahay adugu la hirtegaysaad ku haysaa, necaybkaaga iyo ciil qabkaaga adiga dunada allah ha kaa qabto.
Akhas. Bal ninkan eega is wada jiidhey ooyaaya is amaanaaya raaligalintii diidey. Intii nin ceebta ku aheyd baa ka muuqata
Hadalku intuu afkaaga kujira ayuu amaanadaa yahay waxba maanta hays daadraacin
Waxaan maqli jiray ciyaarta marka qofku isagon helin yadhaado Bingo oo loogu jawaabo Bogi😂😂😂
Kani Waa Badow.
Aamusku waa dawo mararka qaarkood.
Siyaasaduna malaha saaxiib joogta ah iyo walaaltinimaba.
“Caqligaaga oo xumaada aamus baa lagu kabaa”
Qofku waa inuu yahay xirfadle ku fiican edaabta iyo diinta.
Shaqadiisa iyo daacadnimo.
Taladaa Riyaale ayaa siiyay talo kale sii
Wax aqoon ah oo iiga muuqata ninka ma arag
Ninkan hadalkiisa riwaayad ayaa laga samaynkaraa
hadda ayuuba metelayaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Bari haddii la eryo kii oo xil haya waa kuwa maatida u warama
Waxa uu maxamuud xaashi ka faaidayestay Maxaa adiga kuu diiday sawdigan lehe Afyahan baan ahay mise adiga Aftahanimadaadu waa fadhi ku dirir markaad qaylayso kkkkkkkkkkkkkk
War ninkani wu walanyahay ha wareysanina
Cirro ma saqidinta siyasada ku dhacay aya keenay mise Somaliland o dhan baa doratay
Somaliland oo dhan ayaa dooratay oo isbedelka u codeysay waana loo jeedaa isbedelkii
akhas war bal ismaqal horta faanwaynaa qofkani 😂😢😢😢😢
Mar hadaad adigu,is dooratay isu Shaqatag,Odayguna koley kuqadinmaye shaxaadka wuu ku siinayaa
Odaykan waxaa u xiiqsan yahay ama u oyaya maxaa wasiir layka dhiigi wayay .ninkan waxaa urabay in meesha cuuno. weyna ka muuqata
Xaar buu afka ka ridayaa
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
INA AW SICIID IYO MUUSE BIICIBAA CIRRO MADAXWEYNE KA DHIGAY.
Allah kariim hada waa ninkii sarajooga ku xaaray ee lahaa wa baan tooganayaa hadii wasiirka lay magacaabi waayo. Wuxu dadka sidooday xoolo moodayaan
Aamusku waa xirfad qofka qiimo badan u yeesha hadalka Badanina doqoniimuu dhalaa
Ciro waa diplomacy horuu kuu akhriyey qof wax lagu aamini karo ma tihid waayo? Haa iyi Maya ayaad tahay Waxba yahay!!!! Non sense
Abi xasan wuxu wula heshiyey cirro xasanbu ushekeyaa uu somalia ayaa dhigatey waa xakik etopia cirro dorashada horteed abi u utagay wuu ogyahay
Taani waa cadho ka kacday xil maxad igu magcabiweyday ?
Reer Somaliland waa in Maskaxdooda la Badalo. Dawlada nimadu maaha Hunguri iyo Af-Miishaar Nimo.
Reer somli land maahee waa HJ
Xagad kusidey oo kaso qaday
Weligey ninkan hore uma arag intan uu cabanayey mooyee
QAC QAC DHASHAY
Kani miyuu😂 waalan yahay hadalkiisa😂man fahmin
Yuur
wallahi ilayn waxad u siday 14 sano wasiinimoo rabay subxallah duli weeye faanwaynaa 😂😂
ina xaashi dhaqamo xunxun ayuu ku shaqastaa
Waa markuu Kulmiye ahaa laakiin hadda isbedelka ayuu qeyb ka yahay
Hadana ma kaadh kale ayuu la soo baxay sawkii afka furtay mutacallimku , xafiis uun kuu magacaabo ayuu is leeyahay madax waynuhu.
❤❤❤❤❤❤
Iyagu kuwaas haysata miyaanay waxba haysan?
Kani wa buuni 2
Weriyuhu ma jawaabo sxb ma sidaasaad weriye ku tahay adigii buu dib wax kuu waydiinayaa oo jawaabaya kkkkkkkk saxaafadee xaal qaado maaha weriya nimadu sidaase iska jir sxb
Ninafkiisa iyo dhagihiisu is maqleyn baad tahay
Waalida
Waar iska aamus wuxuun band cuniye
Huuuhaa baad heysaa bila vilaa
Nocas aya wadanka kunol wa badow😂
Kkkkkkkkkkkk
ninkani wuu
ka calool wanaagsan
yahay dad badan
waana fariid aftahan
ah,
Subxaana Laah dadka dadka waala ayaad tahay hadaad Abaal laawe amaantayba
Kani muxuuuuu ahaaaa ma kuwii ceeri soogalay dagaalka kadib baaa
Wuuuw
Kani maqabanko xil
Waalibaa jidha miyaa
Thank you very much much. Ninkan magaciisu uu yahay boog oo ay 14kii sanoo ee u danbeeyay ay saaxiib dhow ahaayee Mr cirro runta wuxuu ka sheegay in uu madaxaweynahu yahay nin hurdda oo la maamulaayo waaxaa run noqotay waxii dad waynahu sheegayeen
Madaxweynahu ma hurdo ee waa nin siyaasiya waanu ku sugay in aanu noocan xil u dhiiban dad qiimo badan ayuu dawladdiisa u doortay. Kan waxar jabtay kumaan aamineen
Waar ninku faan weynaa, waxaa la yidhi ( Nin is faashay waa ri, isjeqday).
Anigaa Sidan iyo sidaas ma soconayso.
14 Sanno hadli aad siday waa laga tagay sorry, Iska seexo.
Tugaan furo oo waxa Kala qabso!!!!.
Waar ma adaa wax reebay. Sowdigii cataaday een waxba reebin. Maxaad u adkaysan wayday. Waar ninyahaw hilbosiib ayaad leedahay. Faankaaguna waxbuu dadka usheegayaa. Haa iyo maya !!!!!!!!!!!!
Waar iska aamus xoola tahaye xil maqaadikar tide
Bac bac le Waar dhiiqo ayaad dex fadhido nin fudud ayaad tahay cidi digaagad kuguma aamini karto.Hurdaaye ayaaba ku fahmay nacas baad tahay ee afkaaga xidho mar danbena
Umadda ha soo hor fadhiisan
Iimaan la AAN Ku hayso ciro caanyo U calaalaysa
Ciro waa siyaasi caqli badan noocan xil uma dhiibto waa Buuni oo kale
Ee qacbaa kaayeedhaye waad qabtaa haqarsan
Malmihii udambeeyay ee gushu dhawayd ayaad daaqada kabooday
Baqbaq nin is faanshay
Waa ri is nuugtay baa la yidhii waar hadalkaagu ha kugu jiro oday waad wareertay tuumbo raacnimadiina waad ku hungowday kkkkkkkkkkk
Beenale tuuga oo bari ka imid baathy
Kkkkkkkkkkkk
Bac bac le Waar dhiiqo ayaad dex fadhido nin fudud ayaad tahay cidi digaagad kuguma aamini karto.Hurdaaye ayaaba ku fahmay nacas baad tahay ee afkaaga xidho mar danbena
Umadda ha soo hor fadhiisan