@@taqwalaah5911 xirsi aan kuu sheego nin qabiil yaqaan maaha walaa habar jeclo walaa isaaq buu yaqaan. Diintiisu waa lacag in badan baan kala Hadley arrinkaa
Haduu qaran doonayo jabuuti ma ogala babari inay jirto in la ictiraafoinay ictiraf radsato in ay xamar ku noqoto mooye inama ogalajabuti ciro wu ogyahay
Waar naskan dadka ka aamusa yaa yidhaa ninka yidhi aniga wasiir ha layga dhigo waa ri isnuugtay ingiriisna waxba Kama taqaanid ee iska aamus dheh Lagan waraysanaaya ayaaba ka sii daran hadalkii ka ka horeeyay ayaad maqashay ee maxaad ka waraysan waxbayahay
Cid Somaliland u cadow ahi ma jirto ee wax Muse iyo kooxdiisii soddon sano maskaxda idinkaga haysteen. Kontaynarkaa reer Somaliland lagu xidhay waxa la gaadhay wakhtigii laga furi lahaa
Ha xanaaqin wakhtigaaga sug mujaahid reer wadani ah baadtahe
Ilaahay Somaliland ha badbaadiyo oo aqoonsi dhakhso ah ha siiyo
Afhayesnkii Huwanata!
Huwantii baa Somaliland la wareegtey .
I shaa lagu hayaa, sannad dhameeysan maayaan.
Xamar baa loo diri doonaa, cadowga gudaha iyo madxaweeynohooda.
@@halimamumin3643 iska nasta wakhigiinii waa dhameysateen
Acuudi billaahi minashshaydaanirrajiim bismillaahi tawakalnaa calallaahi wakafaa billaahi wakiilaa Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka biddaalimiin allaahumma aamiin Yaa Allah
Qaar baa kudifacaya qaran dumiskaa illa dawladi silanyo alle haw naxariste
Hirsi is a excellent leader
Xisbiga wadani buugii doorashada ee qorteen ayay ku sheegeen, Ninka Xamar tagaya la heshiinaya , ka Jabuuti tagaya la heshiinayaa waa u Xor.
Muxuu kawataa haduu kaadi tago... Waabu ugargarayaa ninka utagay cadawgii weerarka bahalnimada iyo gardarada nagu hayay ninka noosoo raacay haduu kaadi tago ayuu naleeyahay wasiirna sidoqoniimo ah buu udalbanayaa hadaba xirsi madaxaad uxiirtee xataa markad shumaha uxiiraysana waan ognahay
Nin waalan
Xirsi wa qaayin faqash ah ha la iska illaliyo
Wa active kkkkkkk, 40 jir $40 million helay marku ahaa RW,
Markii xanuunku ku soo booday AHN MW Silaanyo
maxamed cali maxamed bogi
Bogi waa majaajulayste caan qono isleh Ama qayd kuu ka siib tay markuu yaraa
😂😂 waanu fahaney waa xirsow ciro igala hadal xil baan rabaaye. Daciif jaahila abaalaawe😂😂
Huu haa huu haa, English aad ku hadasho waxba kuu kordhin meyso
Oo English uu ku hadlayaa waa DAN HASA A BOOK. ninkii garanayaa garanaya kkkkkkkkk
Subxaan alaaa xirsi cidna wax ma yeeli karo inkaar ala haw naxariistee siilaanyo ayaaa naanaabisay reer miyi ayuu ahaaaaaa
Xaarwayne dib jir ah waxaa soo kale waa inagu ceeb in wax la waydiiyo
Abahaa baad bern u sheegtay hiroo
Isaaqu 50 ama 60 jirada waxay u yaqanaan wiil yar.
Ninkani wuu waashaye xil yar u dhiib iimaan malaha bogi
Saxbaad tahay mr bogiyow inaad xanaaqdo laakin sidu yiri nabigu scw qofkase muslimka ahi waa inuu kasoo noqdo cadhada
Waa sax tuug weeyaan xirsi sixiroole ah oon ilaahay aqoonin iskumana kalsoona xirsi waa khaayinu wadan cadowga la saaxiiba
xirsi waa mas laba afleh isha ayaana lagu haya dhaqdhaqaa xirsi ilaahay hajabiyo ishalah
Xoogaabaa loo dhiibay kan dubjirka ah
ISTISAAM REERKIINA AYAA U BADAN TUUG
hirsi waxay is yidhahden garab ma haysto marki hj kaga cadhootay odaygi Alla yaracxma uuka tegay adyeel hirsi wa inankayagi hada xsidan waanu idinka difacayna ilahaynishiina xasid hakahayo inta xasidaysay ducadana ha idinka akhristo yuuskiina uma joojinayo xirsi inta ku yuustay wa dhiman tahin dhimirka tahin isaga idin riday miya maxamuud iyo xirsiba wad kau walten rabi ha ka xafido ishiina xasid hj waxan leyahay bixi yonis maxamed cabdilahi cidna ma eryato h awal suldankooda ma eryadan kiinay eryadan ganasadooda ma eryaan kuwiinay eryadan wa kuw culimadiini magaya war damiir yesho iska qabta umadan xinka iyo xasidka ka samaysan hada dad tihin
Baadil miyaad kudifaacaysaa aniga jifidayda weeyi raali kama nihin inlagu xanto xasan gurguurte oo neceb jirtaankeena
Xirsi waa ninka ciro soo saaray, taladana 50% ugu yaraan isagaa leh
Wuxuu sameeyo, wuxu turjumayaa siyaasada wadani
Xirsi iyo kan difaacayaaba waa laba garac illaahoow naga qabo dhuuni qaatayaasha
Sidii dumarka ayaadba u hadashay sxb
Reer dhan ilaa madaxwenahoodii Muse ayuu Xirsi ka cabaadiyey walee waa geesi geesi dhalay
Xirsi malaa aqoon uma lihid
@ Xirsi markuu Kulmiye ahaa geesi ayaa u taqaaneen laakiin markuu Muse ka hor yimid ayuu qof kale noqday miyaa?
@@taqwalaah5911 degdegu ma fududa. Xirsi CID iskaga kaaya dhaw majirto. 25 sano kahor ayaanu isku dhalin yar baanu ahayn gurigayga ayaanu degenaa asxaabna waanu nahay laakiin siyaasadiisa ma taageero waanu igu ixtiraamaa arrintaas. Saaxiibtinimadeydu waa gaar. Isagoo siilaanyo AHN aanu shaqaaleysiin baanu is naqaaney xirsi. Meherafayada ayuu kashaqeyn jirey gurigana waa ila degenaa. Laakiin saaxiibkey lacag jacaylkii aan kubartey ayuun baa dhibtiisa ah. Xirsi haddii inuu ku iibiyo oo uu lacag ku siisan karo kuu joojin maayo.
@@taqwalaah5911 xirsi aan kuu sheego nin qabiil yaqaan maaha walaa habar jeclo walaa isaaq buu yaqaan. Diintiisu waa lacag in badan baan kala Hadley arrinkaa
Kkkkk manta ma wardiya kagugu balan qadey, subaxana lahi haa iyo maya Allahayo meel hanagaga wada yedhsin.
MUCARIDADU WAA SIDAY TAHAY HADU CADAWGA SOMALILAND HOOS AHAAN ULA SHIRO SIIDHIGA LAGU AFUFAYA
ABAAL LAWE SOMALILAND WAY ISKA CELINAYSAA
Hadii Xirsi keliya qaran Ka inuu dumiyo looga baqayo qaran kuba cago kuma taagna
Futada ha ku kaasho adaa xaarka ka leefrr
Ninkan Xirsi buunbuuniya oo runta ka warwareegaya, maxaa laga waraysanayaa?
Haduu arinku yahay Xirsi gaab waxa uu doono ha sameeyo, cid walba cida ay doonto ayay la shiraysaa Calanka doonto ayay Qaadanaysaa
Xirsi ciro ilhay shacabka somaliland haka qabto wxay burburiyan rahadi shacbaka 33 sano sugayan mou siidi ay selayo udhabar jabiyan bay hadana Somalia jabuti wada hqdla diib udhaqc ula fuuran camasiirti farmajo hargaysa jogata carigabo ciro wu raba in 2 lo qaybiyO hostasay kwada socdan nadxtoyada halogu dato xirsi airport halaga caliyo wayo wxay wadan wa qaran duumisa 😢
XIRSI WAA JIFADAYDA HADANA FICILADIISA WAAN DIIDAY MUXU JABUUTAY OO DIIDAN JIRITAANKEENA KADOONAY QOFKU INUU HAN YEESHO OO HAREERAHA EEGO AYAA FIICAN
KAN HADLAYAA WAA KHAAINUL WADDAN KA SII WEYN XIRSI-GAAB!!!!
WAJIGAA NAAR KU DHAC IDAM ALLAH.
Ma habar ayaad tahay habaarku waa maxay?
Tuug tuug udoodaya walee in aan la iska hadhayn waliba gacanbaa wax laiskaga qabanayaa
Xoogaa ayaa kaa hadlinaaya markaad hadashay ka dib
Kkkkkkkkkkk
Waad isdaba qabatayseee
Somalidu waxay tidhaada
Dhubuq Dhubuq hore Dhabano hays dambe Ayay leedahay😂
Ninka u hadlaaya xirsi oo faqasha weyn ah waxa ku leeyahay hadaad is leeyahay xirsi xil ayuu ku magacabi doonaye difaac sidaa xil laguma helo xirsi waa qaran dumis cadowga somaliland ayuu wataa cid aminasaana ma jirto
MAXA JABUTY SOMALILAND LA COLA GEEYAY WAAR TUUG ADNA WAAD KULA JIRTA KAADITAGO CALANKA MEEL KALE OO LOO KADI TAGA MEYNA JIRIN QARANKA DUMIS
Xirsi waa qaran dumis mar haduu xasan sh.iyo ismacil cumr geele oo cadawga somaliland ah jabuuti lafadhiyo oo lacaga yow xaaraana oo qaran dumisa uu sooqaadanaayo waa Ceeeeb xirsi dul hoganaasa
Abaalaawe bogiyow baahidii kuhaysiyo ,booskii aadwayday , miyaa aadbogsootoo ,baaxaadagaagii , maiĺawday booogtii
Kani waa faaruq. Tolow miyaanu cid ka naxda xitaa laheyn. Mise reer dhan buu aqoon yahan u yahay. Kkkkkkkkk
Markaa ma somaliland baa qaldan bogi la party dhe
Kkkkkkii kani ma miiyir qabo
dadkii😂cilaajka ayaa media ah ka haflaya
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa wuxuu u doontey djibouti nigisyada buush ka ah si uu dabada ugu buurto. 2.0. Waxuu xidhaa kalaoono buush ah waana futo jillicsane daba buushle futo xume iyo futo jillicsane.
Hersi TUUG
Haaye muu gurigii hooyadii u kaadi tago
Ma. Hunguri. Ayaad. Kaa. Hadlinaya. Mise. Qabiil. Ayaa. Kaa. Hadlinaaya. Maxaa. Tahey. ??? Hunguri. Ka. Hadel. Ayaa. Tahey.
Kani waa nin waalan wax ba laga qorimaayo
Haduu qaran doonayo jabuuti ma ogala babari inay jirto in la ictiraafoinay ictiraf radsato in ay xamar ku noqoto mooye inama ogalajabuti ciro wu ogyahay
Bal nooca la waraysanayo eega waa yaab ...darbi jiif ayaa wax la waydiinayaa!!! Amakaak iyo yaab
Ilayn nin runtaa didaya oo lagu garanayo folxumaa dadka anaa u akhli badaan oo ciid ifahmeysa majirtoo ayaa khalbigisaa kaa guuxaya (waa waxgardkaa somaliland)
Dhuuni qaate haduu waxan dolnayo isiin waayo waa abaal laawe
DABA XUME
WARAABE
IS MALIIG
NIIIIISta
Qoosho
Waxba ma is taahishid marba haddii xirsi aad u naxableynesid
Kani ma oofwareenba najana ka mina naar
Mar dhow calanka Buluuga ah ayaa laga taagyaa Hargaysa,, Umadu koox danaysato ah Afduub ugu jiri mayso.
Xirsi futo gaaab.. Jabuuti ma tagi karo , hadaan Ciro la ogayn.. ma caruur ayaa loo sheekaynayaa... Yaaab
Siyaasada kaymaha iyo dadka ku haftay magaalo galka ayuu tusaale wacan yahay isaga iyo ninka uu difaacayaaba waa raadka lacagta , raadka lacagta weeye kkkkkkkķkkk
Ciro waa Abaal Laawe haduu Somaliland ka Difaaci waayo Somalia-Talyani iyo Jabouti.
Ciro siyaasad iyo nabad ayaa wax ku dhameynayaa taladiisa u daaya
beena waas ilaahay ka goay xirsi waa in laxidho
Waar nin wayn baad tahee naga fadhiiso muxuu ahaa waxani
Mizan maalaha. person who lie about somaliland recognition
Xirsi gaaab, waa Fataaal gaaban oo madax adag.
cilaajka tag
Waar ninkan.bogi layidhaa muyuu khal khalay kolna xirsi ayu difacaya marna wasiir ayu iidiiday ayu yidha
Waar naskan dadka ka aamusa yaa yidhaa ninka yidhi aniga wasiir ha layga dhigo waa ri isnuugtay ingiriisna waxba Kama taqaanid ee iska aamus dheh Lagan waraysanaaya ayaaba ka sii daran hadalkii ka ka horeeyay ayaad maqashay ee maxaad ka waraysan waxbayahay
Waar adigu tuug hadalka ku dhawrtaysanayaadtahay
Maxad udagaalantay maxase snm doonaysay hadìi dadka sidan loogu ciyaarayo maxa qaranka loogu burburinayaa cadho snm maxa la badalay hadii imika lala soo baxay wixii laga dagalamay caybuu ku yahay cciro resomali land
Xirsi maxkamad ayuu istaahila
Dadku waa xor cidna la xidhi maayo waa cusub ayaa dhashay
waar saqajaanyahow maqudhunka xirsi gacanta kulajiro ayaad adoo noocaas ah ayaad shacabka soomaaliland kaqari isleedahay
Iminka ninkani mawaxa.uu.udoodaya xirsi. ?
Ilaahayow baryadayada naga aqbal ilaahayow cadowga kadebda iyo ka gudahaba.ee siyaasiga leh suxufiintii SOMALILAND OO IYANA dhuuni raac noqday iyo ictisaamka iyo inta.aanan garanayn ee cadowga Somaliland lashaqeeya ilaahayow Naga qabasho daran oo deg deg ah
Allaahumma calayka biddaalimiin allaahumma aamiin Yaa Allah
Cid Somaliland u cadow ahi ma jirto ee wax Muse iyo kooxdiisii soddon sano maskaxda idinkaga haysteen. Kontaynarkaa reer Somaliland lagu xidhay waxa la gaadhay wakhtigii laga furi lahaa
@taqwalaah5911 geel doono iyo waysxigtaa geeso dhiilihiye
@taqwalaah5911 eesoosocda.oo Soo dedejiya jabkiina dhiiglasonwaa
Ummadii somaaliyeed oo dhan ayaad fitna kunoqoteen oo meelkasta oo somaaliyeed ayaad dumar iyo caruur kusoo xaaqdeen ragna ismaydaan25/12/2024 kahorna.e
Monaafaq morryaan bad tayah naga amuus qasiin
Beenaale tuug tuug taageeraya nijaaskaas dalka khiyaamaynaya
xirsi waa khaayim wadannnnn
Hogaaanka Jilicsan ee Ciro ayaa Xirsi gaab wax aanu ahayn ka dhigaya.
Maxa xirsi xalku tago khaliif gurguurte iyo faqash kuso ururiya qabyaladu yanafutada qalin
WAA tuug xirsi waa khaayin adna lamid baad tahay
waar dadka miir qaba ayaaa la waraystaaa maalaww dadka aaan caadiga ahaynnnn maxaad umada u horkeentaa niyawwwww