Muxuu dalka Masar Caasimad cusub u dhisanayaa? Maxay uga guurayaan magalaadda Qaahira!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • Muxuu dalka Masar Caasimad cusub u dhisanayaa? Maxay uga guurayaan magalaadda Qaahira!

Комментарии • 70

  • @Kingsalluu1
    @Kingsalluu1 4 месяца назад +40

    Team waberi media is muujiya ❤🫡

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. 4 месяца назад +18

    waxay ahayd in ay ka fakaraan walalohood falastiin in ay yuhuuda uga hiiliyaan halka ay ka fakarayaan caasimad baa ciriiri noqotay iyo wax aan loo joogin, #Caqliga# carabtu waa kaa# ❗🙃

  • @FadumaSadeq
    @FadumaSadeq 4 месяца назад +3

    Bal fiiri masar maanta aduunka latartamayan anagana qabyaalad iyo qurun kujirnaa aan isgarano wakaa dad iskuqarad aheen sasa sameenayaane😢

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 4 месяца назад +12

    Halkani waa waabari midia magacagu na waa ciraxman cumar gartey sodaa barna mijka horeyna usoco nabad galyo

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 4 месяца назад +14

    Qofkii 20 like saara ayaan ahay keep going to 500k cabdiraxmaan cumar ❤❤

  • @dowlad123
    @dowlad123 4 месяца назад +4

    Lacagtay kudhanaynayaan wadan lacag cayra lasiiyo sidee lacagta intaa.le.eg uqarash gareeyaaan

  • @farxaanibraahim5268
    @farxaanibraahim5268 4 месяца назад +20

    aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw scw ❤❤❤

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 4 месяца назад +8

    Allah kuxifdiyo cabsdirahman

  • @Suldaan_Sayid
    @Suldaan_Sayid 4 месяца назад +2

    Mahadsanid clraxman waaberi waxan kaga mahadcelinaya koorsadaada qiimaha badan ee siraha muuqaal samaynta aan wax badanka faaidey

  • @870mx
    @870mx 4 месяца назад +8

    Talow soomaaliya ma ubaahantahay caasimad cusub

    • @zackkasim3289
      @zackkasim3289 4 месяца назад +3

      Taas waxa ka horeysa amni iyo in dalka uu helo hal jiho oo laga maamulo somalia iyadaaba hada gaajo ah amini daro iyo kala qoqob ku jirta

    • @870mx
      @870mx 4 месяца назад

      @@zackkasim3289 may walaal mustaqbalka ayaan jeeday

  • @XASAAASI
    @XASAAASI 4 месяца назад +3

    Gualyso Apdirahman waabari
    Haddan Fagaare media ka dawanayey

  • @HamseApdirahman-i1i
    @HamseApdirahman-i1i 4 месяца назад +3

    MASAR❌️
    ISRAEL 🇮🇱 😂😂😂 WLHI😂

  • @MaxamedBile-n1g
    @MaxamedBile-n1g 4 месяца назад +4

    Wax in laakaa kororsado waa uqalntaa walal nabab iyo cafimaad kunoolo🎉🎉

  • @Hanatt10
    @Hanatt10 4 месяца назад +7

    Team waberi media wn idiin salamay 👋😊

  • @oreymediaoreymedia7410
    @oreymediaoreymedia7410 4 месяца назад +3

    عن أبي يعلى شداد بن أوس رضي الله عنه ، عن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال : ( إن الله كتب الإحسان على كل شيء ، فإذا قتلتم فأحسنوا القتلة ، وإذا ذبحتم فأحسنوا الذبح ، وليحد أحدكم شفرته ، وليرح ذبيحته ) رواه مسلم .

  • @YoonisMaxamed-ud3rc
    @YoonisMaxamed-ud3rc 4 месяца назад +10

    Masha Allaah

  • @qoslaay3official297
    @qoslaay3official297 4 месяца назад +6

    I hope 500k after two days

  • @Abdirahmanbritish
    @Abdirahmanbritish 4 месяца назад +4

    Oh first comment ❤

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 4 месяца назад +2

    Dad duleysan oo walaalohhoda dariska la,ah aan caawin karin baad inoofaanineysaan😢

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb 4 месяца назад +4

    Legend 2 video and two chenel❤

  • @GASHANMEDIA2
    @GASHANMEDIA2 4 месяца назад +3

    Asc abdirahman sxb wan ku bahna inte kla soo xariira my bro

  • @ClaudiuSassued
    @ClaudiuSassued 17 дней назад

    Rodriguez Christopher Rodriguez Karen Davis Timothy

  • @shaqalehussien2662
    @shaqalehussien2662 4 месяца назад +2

    Senior journalists & documentary expertise Abdirahman Omar iyo team Waberi media group Mahadsanidiin 🙏👋💙

  • @HasanMalawowMiris-sy1iw
    @HasanMalawowMiris-sy1iw 4 месяца назад +2

    Wall hadii aad jaanis uheshid comontigeyga igula sali xabiibkeyna mohamed صلى الله عليه وسلم ❤

  • @MohamedOsman-r1x
    @MohamedOsman-r1x 4 месяца назад +3

    Everything that you said in this video is true

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 месяца назад +1

    Waxba soo kordhin mayso caasimad cusub oo la dhisaa

  • @hashimtahirsherif2170
    @hashimtahirsherif2170 4 месяца назад +5

    Thanks wll mcn😊❤❤

  • @AbubakarCabdirahman
    @AbubakarCabdirahman 4 месяца назад +2

    New cahiro ayaa ladhahaa wasaradaha ugu wa wayn ku yaalo wa mel kala marka cahiro aragtid iyo meshan dhisida ka socota

  • @garad_ali
    @garad_ali 4 месяца назад +3

    First

  • @xaragoyare6447
    @xaragoyare6447 4 месяца назад +2

    Wxn ahy kuwa markasta ku daawadah MY Rone model ❤apdiraxman omar

  • @faizaabdinoor982
    @faizaabdinoor982 4 месяца назад +1

    Asc waberi media.
    Salaan kadib waxaan wataa codsi ah inaad warbixino Nooga soo samayso dhulka ogadenia ee ay Gumaysato Ethiopia
    Saxb adigoo mahadsan Nooga soo dhiyaari halgankii ONLF & meeshuu ku danbeeyay. Mahadsanid

  • @SaviolaHussein-jy6pc
    @SaviolaHussein-jy6pc 4 месяца назад

    Ani Sida ilatahay Barnaamijkaa Waxaa Kadambeysa YAHUUDA
    1445/11/18

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 4 месяца назад +2

    WALLEE WAA AAKHUSALAAM WAAYO WAXA LEEYSKU FAANAYAA DABAQYO...

  • @basrajees4673
    @basrajees4673 4 месяца назад +3

    Magaceeygu waa abdirahman omar halkani waa wabari media ❤️kuma weeyno

  • @MaxamedAbdirxman
    @MaxamedAbdirxman 4 месяца назад +4

    nolow walal mcn

  • @DeeqoCartan-bz1mc
    @DeeqoCartan-bz1mc 4 месяца назад +1

    Maadha alalh

  • @XudayfiCabdiwaxid
    @XudayfiCabdiwaxid 4 месяца назад +1

    Wll somalia maxa uxala abdiraxman😢

  • @Mohamed-amin_chanel
    @Mohamed-amin_chanel 4 месяца назад +6

    Legend mahadsanid

  • @Abdirahim4025
    @Abdirahim4025 4 месяца назад +3

    Isoo raac

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 4 месяца назад +2

    Masar dhaqalaha ay caasimad inta le'eg ay kudhisto ma haysata iyada o an ognahy dhibatoyinka dhaqle ay masaridu wajahayan wadankuna gacanta ugu jiro Rag kooban

    • @Sam_Saylici
      @Sam_Saylici 4 месяца назад +1

      Dunidu marka ay hawlgalo waa wayn la samaynayo badanka amaah ahaan iyo qaabab kale oo maalgalin aya la adeegsada u malayn maayo inay qasnada qaranka lacag inta leeg kaso saarayan xita haday hayaan

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 4 месяца назад +1

    C/rixmaan cumar aad baad umahadsantahay sxb sare waxaad uqalantaa hal 1Malyan iyo kabadan ❤❤❤

  • @IkhlasMohammed-mg7ud
    @IkhlasMohammed-mg7ud 4 месяца назад +2

    Mnshallah

  • @hafsaahmed-et4dx
    @hafsaahmed-et4dx 4 месяца назад +3

    Golden voice ❤❤❤❤

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 4 месяца назад +2

    Horey uu soco brother ❤

  • @SaaqeeySaaqeey
    @SaaqeeySaaqeey 4 месяца назад +1

    Ugudhaqaalaha horeeysa kulahaa. 😂لا اله الا الله. Waxsoo ogoow

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 4 месяца назад

      Ma wax weyn buu qalday Marka

    • @Cristianocr7-j5l
      @Cristianocr7-j5l 4 месяца назад

      Ma waxaa dood kaqabtaa masar inay hadaba tahay wadanka 2aad hadaysanba 1 ahayn ee Africa GDP wadanka soo ogow

  • @hogamiyahabulshada2430
    @hogamiyahabulshada2430 4 месяца назад +1

    Azhar intee la geynaa?

  • @Diyeeshe12
    @Diyeeshe12 4 месяца назад

    Somaliyeey muqaalada aad fiirsataan waxii wanagsan kala baxa

  • @Somali-One
    @Somali-One 4 месяца назад

    *Qorshayaasha dajaaliga ee dalalka lagu soo jiodanayo ayuu kamid yhy. Waxba gacanka uguma jiraan dawlada Masar ee waa dhaqaale shisheeye waxa loogu dhisaayo ayagoo dhanka kale danaha dajaaliga lafushanaayo oo aanay ka hadli karin*

  • @Mo_daani
    @Mo_daani 4 месяца назад

    Sxb meesha layiraahdo Rafah maxa kasocda wali

  • @MUKHTARGAADE-l6j
    @MUKHTARGAADE-l6j 3 месяца назад

    Dadna waxa ay ka fikirayaan 50 sanno ee socda dadna xataa waxba kama fikirayaan

  • @SubeerSaid
    @SubeerSaid 4 месяца назад +2

    Qaahira lama badeli karo

    • @yow4367
      @yow4367 4 месяца назад

      this people have visionary plan and also are well educated not like mogadishu people who are now fighting the ownership of the capital.
      loma damo
      lama badali karo.
      reerka yaga lo dan leeyahay iyo waxa lamid ka ah .

  • @Mohamed-q9l
    @Mohamed-q9l 4 месяца назад +2

    Allah is one ☝️

  • @SaciidAbdiqadir-zg5ke
    @SaciidAbdiqadir-zg5ke 4 месяца назад +1

    ialhy hakaa abaal mariyo sida quruxda badn ee aad wax noogu soo tabiso ❤

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 4 месяца назад +1

    East India Company kasoo hadal

  • @YerrowAbdille-rc4vz
    @YerrowAbdille-rc4vz 4 месяца назад +1

    Legend mahadsanid

  • @hormuudmedia1
    @hormuudmedia1 4 месяца назад

    zxp motionskan side lo sameya appke se lagu sameya

  • @Eprasuuley
    @Eprasuuley 4 месяца назад

    😚

  • @Diyeeshe12
    @Diyeeshe12 4 месяца назад

    Wa 4:11

  • @Abdiazizabdulahi-ti2qu
    @Abdiazizabdulahi-ti2qu 4 месяца назад

    New cairo

  • @CadnaanAbdiQani
    @CadnaanAbdiQani 4 месяца назад +1

    Wan kula socda wax kaSto ad so dhigTo
    Keep going Brather❤❤

  • @lunibark9978
    @lunibark9978 4 месяца назад

    😢😢😢somali maxa uxala

  • @Kaymosalad
    @Kaymosalad 4 месяца назад +1

    Saanad lacageed oo badan bayba haysataa masare maxay reer galbeedka ciidankooda u biila waa yaabe
    MACALIN II NOOLOW

    • @unknownchannel494
      @unknownchannel494 4 месяца назад +1

      Daqaale maheyso way is qasbeysaa soo taa shacabkii gaajo udimanayaan Nolosha aad ukacdey