DIGNIIN KUSOCOTA SOOMALIDA KUNOOL DALKA MASAR🇪🇬QATARTA KABILAABATAY MASAR IYO IYO SU,AALIHII LA,ISO

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 362

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  Месяц назад +3

    Hadaa rabto masar inaa soogasho wac lambarkan asaa kucaawin doona +201147314416

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Месяц назад +82

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍

    • @user-sb5zp3qr6f
      @user-sb5zp3qr6f Месяц назад +6

      Abayo KOko BullE sethy Qali

    • @SafiyaAbdulle
      @SafiyaAbdulle Месяц назад +4

      صل الله عليه وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤

    • @nimcoxasan3761
      @nimcoxasan3761 Месяц назад +1

      Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

    • @abdullahiaweys3197
      @abdullahiaweys3197 Месяц назад +1

      Scw scw scw

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy Месяц назад +1

      Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KadogoArumtidi
    @KadogoArumtidi Месяц назад +54

    Ankusalino Nabigena Muhammad scw scw scw may
    Allah give him Paradise ❤

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 Месяц назад +1

      Asc ayaney abayo qadsarec ata layiraa WA Qatar LAMA maro masar wan aqana WA meshing jamacada alashar ugabaxay masar WA meel fican umidunya madar ya galbi shawarmadii iyo bajiyihii ceeshkii waweyna ayan uxisay abayo ayan ok

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 Месяц назад +2

      Masar WA wadan aad iyo aad ufican waxan uxiszy shawarmadii bajiyihii ceshki masarida fulki xilwa madar Mel aan ilowi karo maahan masar illaa mareykan mashaallaah

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza Месяц назад +1

      صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

    • @safia6698
      @safia6698 Месяц назад

      Csw ❤❤❤

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Месяц назад +10

    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 Месяц назад +4

    Mashaa Allah , runtii Talooyin fiican ayaad nooso gudbisey❤Jazakallahu qeyr

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Месяц назад +9

    Ilmaheyga 3 jir ayaan iskol kugeeyaa ingriiska hadana ilaa jamacad somaligana isku si aan ugu hadalnaa oo guriga somalilee aniga iyo aabahood kulahadalnaa marka hadaad aragto ilmo aan somali kuhadleyn waa waaridka

  • @Adoontiale
    @Adoontiale Месяц назад +33

    Wll 😢bless you 🙏 iisooduceey uur yar aan leeyahy ilaaheey haiiadkeeyo 3beri aakeli leyga haayaa bless 😢iisooduceey adooraali ah walaashiin inkayar aan ahy adinkoo raali ahee😢😢😢😢😢

    • @MaryamaSheiq
      @MaryamaSheiq Месяц назад

      Abayo yaristeni ilahey cafimad haku siiyo uurkana allaha ku adkeyo

    • @user-cx2ey1kb9h
      @user-cx2ey1kb9h Месяц назад

      Allah hakuu caafiyo inshallah uurka na Allah hakuu adkeeyo inshallah

    • @Adoontiale
      @Adoontiale Месяц назад

      @@MaryamaSheiq aamiin abaayo dhamaanteen ilaaheey hana caafiyo

    • @Malyuncabdixashi
      @Malyuncabdixashi Месяц назад +1

      @Adoontiale. Alle Haku caafiyo caafimaad dagdag ah xabiibti ,uurka alle Haku adkeeyo ,bi idnillah tabaaraka watacaalaa🤲🤲💗😊hawalwalin iska ilaali walwalka waa xaafimaadee waliba caafimad taama😊

    • @AmranWarsame
      @AmranWarsame Месяц назад

      May Allah make it easy for you my sister

  • @soleimanguleid5320
    @soleimanguleid5320 Месяц назад +8

    Masar waa meesha ugu liidata, adigoo Somalia iska joogaa dhaanta.

    • @adamibrahim8263
      @adamibrahim8263 Месяц назад +1

      Bitta'kiid. Waa Cunsuriyiin

    • @samaraljacdialjacdi12
      @samaraljacdialjacdi12 Месяц назад

      Sax walahi aniga wan tagay wana kasoo cararay sacudiga kuso nogday walahi mel wada tuga ah waye😢

  • @Raaliyooooyyy
    @Raaliyooooyyy Месяц назад +15

    Ayaaney dhoolacadeenta aan arko🤳 marhore iigu dambaysay🥺💗

  • @user-tm8ly6dl2g
    @user-tm8ly6dl2g Месяц назад +12

    Abyo ayaaneey video iguma saabsano xbbti xamar cadey jogaa abyo jaceyl aankuu qabo ufiirsanooyaa iyo inaa wax ka,ogaado illah ha iikaaxifdiyo ❤❤❤❤❤❤

  • @AhMed-qw2hi
    @AhMed-qw2hi Месяц назад +10

    Hadalkaaga waa lagu caajisaa hadalka waa lasoo koobaa muhiimada ayaa laga jabaaba

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 Месяц назад +1

      😂😂😂😂 ila mida thy wlhi

    • @umucali1851
      @umucali1851 Месяц назад +1

      Haa wlh subxanallah hadalka muhiimadiisa masoo koobin gabadha 😮

    • @nastehoclqani3240
      @nastehoclqani3240 16 дней назад

      Walaalo 1.75x laga dhigtaa 😂😂

  • @AhmadAli-zd2ye
    @AhmadAli-zd2ye Месяц назад +1

    Asc,waad mahadsantahay waano badan oo giimo leh ayaad siisay Somaalida ku nool Masar.Ilaheey cafimaad ha ku siiyo adiga iyo caruurtadi iyo familkaadi oo dhan.Allah u naxariisto Saciisa Gobdoon maxay ku tahay.

  • @yaasmiinalimohammedyaasmii8294
    @yaasmiinalimohammedyaasmii8294 Месяц назад +9

    Qofkii ugu horeeye ee ayaan indho weynee wan ku salaamay from mugdisho❤❤🇸🇴

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Месяц назад +14

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @maryanmohamudismailgamer8275
    @maryanmohamudismailgamer8275 Месяц назад +1

    Mansha Allah sax wll runtaad noo sheegtey adiga & awlaadaada Allaha in xifdiyo.

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 Месяц назад +3

    SOOMAALI DEG DEG BADAN EY QABTAA IYO JAAHIL NIMO XAQA ALLAH FAHANSIIYO AAMIIN

  • @maryanaliwarsame4287
    @maryanaliwarsame4287 Месяц назад

    مشاء الله تبارك اللهhabo qof wanaagsan baatahay hada kadib waan kula sooxiriirin soomaali adoo kale waa kuyaryahay

  • @aliosman4384
    @aliosman4384 Месяц назад +1

    Masha Allah tabarkalaah alaha haku barakeyo runtaad ka hadashay
    Thank you very much

  • @AbdulghaniDMusa
    @AbdulghaniDMusa Месяц назад +1

    Jazakum Allah kheyran kathiran

  • @shukriahassan4243
    @shukriahassan4243 Месяц назад +2

    Shukran ayaaaney ❤masar hdaaa joogo mar hore ku imaaan lahaaaaa qalbi saafiyey❤❤❤❤❤

  • @laylahaji1626
    @laylahaji1626 Месяц назад +1

    MashaAllah Run aadsheegtay
    Jazakalah qayr

  • @user-oc5cq4mv4t
    @user-oc5cq4mv4t Месяц назад +5

    Ayaaney madaamay intaaso qof kugu xidhanyiinaxaa sbbay inaad umada qaza Soo xasuusan waydo waa kugu waajib muuqaal kastood Soo dhigayso inaad qasa dadka kaga hadasho waayo anagu flowga aan ku siinaynaa waxba noomuu tarin hadii aanad awoodayn inaad ka hadasho🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🌹

  • @mohamedalibile4672
    @mohamedalibile4672 Месяц назад +2

    Walaashey ayaan xersi goobdoon ahaa ii wrn sidee tahay waa Axmed cali xuseen wiilka eedada xaliimo Shiikhoow waa horaa iigu kaa dambeeysay farxad ku nooloow abaayo

  • @tooshkanews3039
    @tooshkanews3039 Месяц назад +3

    Adigiiba la yidhi Nala hor yimid markaasaad leedahay somaalidu la yidhi Ayay Ku sheekeeyaan bal horta isa soo sax adu

  • @nacimaabdi1007
    @nacimaabdi1007 Месяц назад +6

    Ayaaney sheekadii ninkii delivery 🚚 ga kaaqabsaty noogasoowarn xbbt goorta waqti heshid ❤❤❤❤😊

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  Месяц назад +1

      Hye xbbt

    • @anfacmc5871
      @anfacmc5871 Месяц назад

      Abyo ayan si qaas kuu rabay adigo rali ah isojwb meel aan kaalaso xiriiro rabay

  • @adamibrahim8263
    @adamibrahim8263 Месяц назад

    yakhtiiiiii Yaaah dinti Xilwa Caleynaa yaa Ayaan yaa Goobdoon. Sacyak mashkuur

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy Месяц назад +1

    Asc wallaashey ayaan waaku sallaamay waanadaadakuwii waxku qaato oo rabi waafajiyo. Allaah naga dhigo amin yaa rabi

  • @Asma-Axmed
    @Asma-Axmed Месяц назад +1

    Masha alaah ayaan Gobdoon walala Shere awet iisame bilzees waxan rajinaya inaad qorlkiga argto alle haku barakeyo adiga iyo caruruda baa iyo asxbta kugu xidhan ee dumarka u badan bilez wll igu garbsiiya 1k igadhsiya❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Месяц назад +1

    Manshaallah thanks xabibti 😊

  • @user-vx9de3mo6s
    @user-vx9de3mo6s Месяц назад +2

    Keep going Abayo ❤❤❤

  • @NolowNoolow
    @NolowNoolow Месяц назад +2

    DHULKOODA MAY TAGAAN SUBXAAN ALLAAH 😊

  • @zahraabdullahi3294
    @zahraabdullahi3294 Месяц назад +1

    Masha Allah tabarkallah

  • @yasminhersi4067
    @yasminhersi4067 Месяц назад

    جراك الله خيرا اختي ايان على شرحك

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji3161 Месяц назад +1

    WCS abaayo Ayaan quruxey. Mahadsanid walaashay qaali sharafay. Allaha ku xafido xabibti ❤❤❤❤

  • @asmaaragsan2785
    @asmaaragsan2785 Месяц назад +3

    Anaa ugu horeeya

  • @user-zi1ot6zy3r
    @user-zi1ot6zy3r Месяц назад +1

    Asalaamu calaykum runta ayaad sheegtay ilaahay ha idin ku xafido oo ha idinku arsaaqo halkaas

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 Месяц назад +3

    Ayanay haben wanagsan ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @cabdirixmaan123
    @cabdirixmaan123 Месяц назад +1

    Shukran wll

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 Месяц назад +2

    Wcs ayaaney aabahay joogo masar rabiyow wax dhibo ha iga tusin❤

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 Месяц назад +1

      Masar dhib kama jiro anaga 14 sano ka badan ku manafacaadnay dhib alaha naga dhowro, dhib waaka dhaca waa dad malayiina laakiin waa nabad gelyo

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 Месяц назад +4

    Markaad laheyd soomaliyeey waan idin digayaa waxaa islahaa waxay oran doontaa soomaliyey yuhuuda waa soo socotaa ka sii qaxa wadanka

  • @cabascilmi7032
    @cabascilmi7032 Месяц назад +3

    Hadalkaaga soo koob mudo 8 daqiiqo ah

  • @SahdiyaSahdiya-eo2st
    @SahdiyaSahdiya-eo2st Месяц назад +2

    Mahadsanid ❤ xbbti ayaney ❤❤❤🙏

  • @SafiyaAbdulle
    @SafiyaAbdulle Месяц назад

    Shaatir Masha ALLAH

  • @user-hu2wc7qh3s
    @user-hu2wc7qh3s Месяц назад

    Wcs mahadasanid Xbti qali Allha ku xafido

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Месяц назад +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv Месяц назад

    Mashallah jazakallahu khar 🙏💖💖🤔💖🤲🏼

  • @KhalidAhmed-mz1yj
    @KhalidAhmed-mz1yj Месяц назад +1

    صلي الله عليه وعلى آله وأصحابه وسلم تسليما كثيرا

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b Месяц назад

    Masha allaah abaayo mahadsanid ani masar daganhy noo soobadi

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 Месяц назад

    WAA RUNTAA WALAASHEY JAZAKALLAAHU KHEYR ❤

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 Месяц назад +2

    Mahadsanid

  • @hawaahmed9851
    @hawaahmed9851 Месяц назад +2

    Ankusalino Nabigena CSW

  • @falishassan528
    @falishassan528 Месяц назад +2

    Ayaan qurux ❤❤❤

  • @qqaran9846
    @qqaran9846 Месяц назад +1

    Masar iyyo iskoladkod xananadoda walaley kaga aqon badana hay ilmo yar uma rona xanano ama iskol Dan aya baday soomalida waa dad an aqon ilmahoda waxan aheyn må yaqana dadka ha u amanin Masar waa Mel xun ilmihi an ku geyay yara manta ilmey dalen alow Masar noga garar I ha u bahin soomali

  • @saciidaomar660
    @saciidaomar660 Месяц назад

    Masha allah abaayo wax walba runta kasheegtay shugran

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 Месяц назад

    Waa gabar daacad ah ❤❤❤

  • @AmmarHaibe-vx1lm
    @AmmarHaibe-vx1lm Месяц назад

    Mashalaah wakhti badan ayaan ku noolahay waligay cusinimi arag cidhiidhi ma arag mashlaah masaatidi waa dad ladhqmi karo waa dad xadaarad le mutacalimiina walyaal waa wadan wanaagsan waa miskiin koris wax waxwalba oo aad biil uhesho waad kunoolaan kartaa guriyahana waa sidiin aan ku soo dagay lacagta masar ayaa qiima beeshay doolarkaa kacay guriyah 20 sano kohor siday guriyaha ahaayeen ayay waliyihiin 200$ 300$ ilaa 400/doolar guriga goglan alaabta taalo waa 500 dolar waligeedna saasay ahayd hada waxaa aad ujabay guriyaha wax barashada alaabta guriyaha waxaas oo dhan waxaa kabadan faaiida aad kahelayso cimi aduun iyo mid aakhiraba yaan laidinka cabsiin wallo wax sax ayay kahadashay waa runtaa walaahi sabirkay ayay kubaraysaa iqaamadahana waa rakhiisa mashalaah waxbarasho noocwalba

  • @AliMire-hj6iy
    @AliMire-hj6iy Месяц назад +1

    ASC. Faabiya hadhihin waa luqada talyaaniga oo macnaheedu tahay gaajo ee dheh foobiya oo macnaheedu tahay cabsi waana ingiriisi taasaana ulajeeday.

  • @BarlinDhiblawe
    @BarlinDhiblawe Месяц назад

    Asc sis Somalida bakhbakhaniyaasha warkaan inay ogadaan waaye sis Allah Ku xafido 🤲. Sidaas iyo nabadgelyo, Cairo sificaan ayaan u akhana magala fican waaye people waa fican yihiin kheyr Allah siiyo🤲

  • @Saynabjamac-hj5uh
    @Saynabjamac-hj5uh Месяц назад

    Asc wllo ayaaney ale haku xifdiyee qofkii loofa dacwoonayo ka waran ma fududahay dacwadeedu masar walow Saamaha ale hayo kadhka qaxootiga Ee buluuga ahse malaga helaa

  • @Suleeqoi_braahiiml
    @Suleeqoi_braahiiml Месяц назад +4

    Abaayo❤😭

  • @shugricali3046
    @shugricali3046 Месяц назад +2

    Wcs wrx wbr ❤
    Abaayo qaali

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 Месяц назад

    Sc.
    Ayaan Goobdoon waad ku mahadsan war bixintaada waafigaa ama faseexaa.Tan kale waxaad war sugan naga siisay joogitaanka iyo nolosha Masar.
    Mahadsanid.

  • @YahyeAbdi-kd9nj
    @YahyeAbdi-kd9nj Месяц назад

    صلى الله عليه وسلم

  • @fatimaabdiahmed5806
    @fatimaabdiahmed5806 Месяц назад +1

    Aniga masar si raxa leh 7 sano ugunolaa ano jamacada al azhar sharif kagabaxay waligayna dhib ma arag dowlada ayana gacanta igu haysay aabo ayana xagas igeyay oo dowlada ushaqeeyo m.a ❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Месяц назад +10

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi Месяц назад

    Wllo mahadsanid guuleyso ❤❤❤❤

  • @AsliOsman-sh4ed
    @AsliOsman-sh4ed Месяц назад +1

    Iskoolada qaaska kawaran qaali miyaa waxaan ahay hooyo rabto iney soo guurto

  • @mawliidhassan5625
    @mawliidhassan5625 Месяц назад

    صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤❤

  • @Saynabjamac-hj5uh
    @Saynabjamac-hj5uh Месяц назад

    Asc wllo ayaaney ale haku xiftiyo wllo qofkii loofa dacwoonayo ka waran Maki fududahay

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 Месяц назад +1

    Somalida wadan kooda maxaa ka wada! wadan ay laheen raba mar kasta. Mogadisho kaliya maha Somalia

  • @qadarabdullahi5165
    @qadarabdullahi5165 Месяц назад +1

    Mashallah gabadhu xaqiiqda ayaykahadashey qahira sifican ayey ugawarheysaa, anigaajooga

  • @abdifatahm5958
    @abdifatahm5958 Месяц назад

    ISHAAD KA RIDAY ADEER YACNI WAAD ASIIBTAY. WAXAAD SHEEGTAYNA WAA XAQIIQ.
    MASAR 12 SANO AYAA REERKU IIGU NOOL YAHAY ANA AAN TAGAA SANAD WALBA.
    MEESHAAN SABIR BAY U BAAHAN TAHAY HADAADAN SABIR LAHAYN HA ISA SOO KHARAJ GARAYN.

  • @fartunjamal7809
    @fartunjamal7809 Месяц назад +1

    Ayaney abayo shaqada qadamo nimada iiga waran sidee lagu helaa iyo sida ugu fudud oo masar lagu iman karo
    Mahad,sanid xappti❤

    • @Hayaat1234
      @Hayaat1234 Месяц назад

      Abyo aniga xitee masar rabay waliba shaqo 😢

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Месяц назад +1

    Somali duul duul iyo hadba meel u guur baa asaagood ka reebey... Diin iyo akhlaaq wngsan meel kastaa lagu bartaa, dal u gaara ma jiro... Tan kale reerku ama ha wada guuro ama ha wada joogaan... Mxaa hooyada kaligeed gaar uga dhigey korinta crurta iyo wax baridooda. Dalalka Carabta hooyo ilmo la dhacdhaceysa qoys dayacan baa loo arkaa oo la faraxumeyn karo😮

  • @user-sj9uu3ru7o
    @user-sj9uu3ru7o Месяц назад +1

    Habo quruxey waad mahadsanid in badan arinta gaaska ay badanaa dadka kudhintaan kaso hadal

  • @GalolPro
    @GalolPro Месяц назад

    Kubri Buundo~ Ama Bridge bn u fahmay in Laga wado, Maschallah

  • @KadraMahad
    @KadraMahad Месяц назад +1

    Masha Allah walaalo waad udhgdhgtay xaalada masar sifiican

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Месяц назад

    🎉🎉🎉🎉Asc ayan cadey, xabibate 2 qol seta october meqa lagu daga, inan so guran rabay, telkaga ma heli kara jkq 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sahuur3269
    @sahuur3269 Месяц назад +2

    Ayaaney iqamad sacudigaa kunace se cml hee waxa dhan aan masar u rabaa ciqabta ciqamada in aan ugu badbado ciqamadeda ma qaliy❤from sacudi❤

    • @kafiaabdinurahmed6843
      @kafiaabdinurahmed6843 Месяц назад

      100dolar waye sanadki

    • @sahuur3269
      @sahuur3269 Месяц назад

      @@kafiaabdinurahmed6843 shaqsigaa mise family dhan ani bishi calaa cunug ayaa boqol dor ah sanadki kun iyo labo boqol o dolar iso jawab sharafey

    • @fowsiyonuur8990
      @fowsiyonuur8990 Месяц назад +1

      Tan masar waa raaxo iqamada hadaa adiga ducesantahay waa iska dhibyar dariqa school ilmaha geyne waa kuqadane iqamo sanad ama 9bil ama 10bil nagaha somaalida qurbaha kaimaday waa xasidin

    • @fowsiyonuur8990
      @fowsiyonuur8990 Месяц назад

      Gabdha carabta somartay waa dad lajaanqadi karo hadi ey aqli ledahay qofne aa goaan kaqadan cairo 5sano sojogay meel dhanto lawaa wale

    • @user-zz6nn9jk4b
      @user-zz6nn9jk4b Месяц назад

      Xabbti inte kala soxirra

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Месяц назад +3

    Nolosha aduunkoo dhan ayaa qaali noqotay.Walaashay Group 5 u xaraynay ilaa laba sano ayay sugaysay mar dhaw ee soo baxaysaa.

  • @Qadafi-
    @Qadafi- Месяц назад

    Waligey u socon

  • @farahmohamed6712
    @farahmohamed6712 Месяц назад +7

    Allah Akbar

  • @user-oe1kd8we5y
    @user-oe1kd8we5y Месяц назад +2

    Kulaha xadaano

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563 Месяц назад

    ani wadanki ban ka dawanaya wana ku salamay

  • @SalmaAbdinasirFarah
    @SalmaAbdinasirFarah Месяц назад +1

    Ayaaaaney wan kusalamy waxan ahy gabar 20 jir ah waxan helay free scholorship oo masar ah inaan imaadana waaan raba sido kle waxaan maqlay in wadanku kufsiga dumarka ku badan yahay marka see weeyan abyo ma imaan kara mise waaa iska jooga mhdsnid

    • @AbdirashidAliHersi
      @AbdirashidAliHersi Месяц назад +1

      Abayo ISKA jog hadanu muxrin kula socon

    • @saddedinix9524
      @saddedinix9524 Месяц назад

      Adigoo nasoo gaarin hadaaba kufsi kali ka fiirisay wadankaa rabtay inaa imaato walaaley dalkaaga iska joog dadka bacda kuxirantahay wadankaan waa lagu waala noloshaana ku adkaato wax aad kafaa'iideesana malaha inaa meshan kuwaalato. Talo walaal 8sano Masar kunool qaado ama haqaadan.

    • @SalmaAbdinasirFarah
      @SalmaAbdinasirFarah Месяц назад

      @@saddedinix9524 Walaal bac iguma xirneee kufsigu meel walba ayuu ka jira tan xitaa hada aan joogo ee waayadan dambe aad buu halkiina ugu badna inaan imaadana waaa ii muhiiiim mhdsnidna

  • @crazaaqmohammad5033
    @crazaaqmohammad5033 Месяц назад

    Abayo aniga usogu rirabe xafadahe ugufican isheg

  • @abshiraden6193
    @abshiraden6193 Месяц назад

    Salallaahu calleyhi wassallam

  • @ayaanmaxamed6927
    @ayaanmaxamed6927 Месяц назад +3

    Qofka sadexad ahay😂😂

  • @ismahandayib7561
    @ismahandayib7561 Месяц назад +1

    Ayaan waxad kaso warantaa sister physical therapy caruurta siday masar ku tahay plz

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 Месяц назад +1

    shaqada masar guryaha ka shaqeyaan waa dhiban yihiin meel kale Allaha ka irsaaqa

  • @shukriahassan4243
    @shukriahassan4243 Месяц назад +1

    Muqdisho nooo immow ayaaaaaney❤❤ waaa rajeynaaa maalin uuun inaaaa ku arko ❤❤❤❤

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 Месяц назад

    Ayaan Qurux

  • @mohamoudsuleiman7558
    @mohamoudsuleiman7558 Месяц назад

    Ayan

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Месяц назад +1

    INTA AAD SHEGTAYBA WAA RUN ILAAHAY HADII LAGA BAQO
    MASAR INBADAN JECLAA INAAN DEGO LAAKIIN DILKA IYO WAXAA KU BADAN DILALKA IYO KELYO KALA BAXA

  • @hodansudi5275
    @hodansudi5275 Месяц назад +1

    Asc abayo xage kalasoxirira plz? Thank you

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 Месяц назад +3

    Soomaali goormeey Aamini doonaan wadankooda oo iska deyn doonaan camiraada wadama kale.SoomAliyey meel walba risk waa ka jira wadankiina dhista ku noolaada xaliya mushaakilka dhexdiina,doorta madax fiican oo kuwa hadda jooga dharma.

  • @CashoCayuni
    @CashoCayuni Месяц назад

    Wcs ina gobdon alah kuxafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AsliOsman-sh4ed
    @AsliOsman-sh4ed Месяц назад +1

    Iskoolada qaaska eh kawaran qaali miyaa waxan ahah hooyo rabto iney soo guurto ?

  • @samiraamira-xo4wg
    @samiraamira-xo4wg Месяц назад

    ayaaneey aaway sawirada buskii aad ka dhacday iyo meelaha buundoodhinks yaryar oo laga hoos dusaayo maba aadan soo saarin shaanshaddee inaan baranno ayaan rabnee see camalhee😅😅😅😅😅

  • @nimoco401
    @nimoco401 Месяц назад

    Ayaanay shar iga sidee igu fudud oo lagu sameysan karaa Alpi