GUURDOON ! Hada Wac !Waxan ahay Gurdon waxaan ka imid Switzerland lacag Gaari iyo Guri ayaan siinaya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2025
  • GUURDOON ! Hada Wac !Waxaan ahay Guurdoon waxaan ka imid Switzerland lacag Gaari iyo Guri ayaan siinayaa wiilka raba Guurkeeda balse hal shuruud ayaan wataa waa fursadii ugu weeneed ee sanadkan bilowgiisa ku so Marta (MUUQAALKA DHAMEESO)
    MUUQAALKAN LA WADAAG SAAXIIBADAA

Комментарии • 159

  • @cabdiwaduudAhmed-h7h
    @cabdiwaduudAhmed-h7h 29 дней назад

    Aniga diyaar ayaan ahay shuraad ayaa wataa ee igu sooxer cumar buule sxb sida ugu dhaqsiyaha badan

  • @MariaAbdilahi-f2b
    @MariaAbdilahi-f2b 2 месяца назад +3

    Naa dhilo dhulka ka fadhiso waxn camal mahee ragga allaaa karameyeee maad u quudhi ladahay adeer ragga alle100ayu ka dhigay halka adi aad 5o tahay is daji abti anogoo dumar land intay na haystaan nag sanka ka haaysa uma bahna anagaa xitaa kabaha u xirayno jaw😂

  • @MohamuudNour-lm8qe
    @MohamuudNour-lm8qe 5 месяцев назад +1

    Waxad iisheega rapitaankaaga gusdheer1 kupuuran 2 iyo waxaaddooneeso 3

  • @AxmedDheere-q1i
    @AxmedDheere-q1i 4 месяца назад +2

    Waxan jogaa soomaliya

  • @JamalAli-gn8xp
    @JamalAli-gn8xp Месяц назад

    Wow waa arin la yaable gartay kolba keenii horyimada se arin maan garan I see you my sister

  • @saaidshahar7018
    @saaidshahar7018 4 месяца назад

    Great example of “ money doesn’t buy u happiness! I rather die in hunger that be that kind of a man

  • @Hussaintawane
    @Hussaintawane 4 месяца назад +1

    Asc cumar buule qofatan maroste mise

  • @AxmedDheere-q1i
    @AxmedDheere-q1i 4 месяца назад +2

    Asc

  • @hassuniAlcadala
    @hassuniAlcadala 4 месяца назад +1

    Asc wll anigaa diyaar ah waana ka soo baxayaa anigahuba wll qli

  • @MaxamedAhmad-h8h
    @MaxamedAhmad-h8h 4 месяца назад +1

    Hadey kaa dhabtahay telefankeeda nalala soo xidhiidhsiya

  • @AboudiM
    @AboudiM 7 месяцев назад +1

    Hooyadaa I sheeg 😊waxaan been badana war xishood cumar

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 7 месяцев назад

    Asc wll Allah kacabso ee naagahan qamarjiyaasha ah ee aadleedahay waa guurdoon jooji ee raadso shaqooyinkale ayaa jiro aad adigu kashaqeysankarto mahadsanid

  • @shukrimohaa8123
    @shukrimohaa8123 5 месяцев назад +1

    Ok diyaar u ahay

  • @Axmedcabdimaxamud-nx7gh
    @Axmedcabdimaxamud-nx7gh 5 месяцев назад +1

    Diyar

  • @saajinyare
    @saajinyare 7 месяцев назад +1

    Maaha in ay sidan u hadasho waa ceeb hadhaw ayey is caawin karaan labad qof ee lamaanaha ahi laakiin tani waa kibir waligeed cid ma helayso qodtan oo kale

  • @AsmahanMali
    @AsmahanMali Месяц назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤asc

  • @Deymanqali
    @Deymanqali Месяц назад

    Waaiskajoogi kaartaaa xuunoo waad salamantaaxay ....jiifoo nin laan adigana

  • @Daahiraadan-dl2vv
    @Daahiraadan-dl2vv 17 дней назад

    Gabadh waxaankusinayaa inan aan dhaley oo 22 jir ah kawaran oo jooga hrgesa

  • @FarahAhmed-mg2fz
    @FarahAhmed-mg2fz 7 месяцев назад +1

    Aniga diyar u ah shurudehedana wan buxinaya isoqabo

  • @HassanFilfil
    @HassanFilfil 6 месяцев назад +1

    Diyaar baan ahay
    Ee isoo wac

  • @farhanmed5772
    @farhanmed5772 7 месяцев назад +1

    Waa doqon waar hala hadlina risiqa ilahaa bixia

  • @BashiirMaxamed-uk7nw
    @BashiirMaxamed-uk7nw 6 месяцев назад +1

    Magacayku waa bashir diyar ayaan kuu ahay sharuudahaga diyar ayan uahay

  • @cabdiroble9236
    @cabdiroble9236 10 дней назад

    Gabadhu nin marabto ee shaqaale ayey rabta

  • @AbdiHassan-j2s
    @AbdiHassan-j2s 29 дней назад

    Walaalay mahaa inkaartaas cirka maan kasodhcay aniga. Mar kaan dhul kuutir tiraaye

  • @Nuurshe-l3l
    @Nuurshe-l3l 4 месяца назад +1

    Waka lanbarkeeda uu bahanahy iyada

  • @KaamilxaajiJaloose
    @KaamilxaajiJaloose 7 месяцев назад +1

    Anaa diryaar u ah zxb isii shuruu doo dhan anaa ka soo baxaya

  • @Abdinurmaxmad
    @Abdinurmaxmad День назад

    Ana’s Diyar ah xayee kalaxariiraa gabadha

  • @shukrimohaa8123
    @shukrimohaa8123 4 месяца назад +4

    Ok isooqabo

  • @AxmedDheere-q1i
    @AxmedDheere-q1i 4 месяца назад +1

    Isheeg labarka lagaala soxiirikaro

  • @YahyaZakaria-zg5ki
    @YahyaZakaria-zg5ki 5 месяцев назад +1

    Ila soo xidhiid aniga diyar aheee

  • @mohamedabdi-nu5is
    @mohamedabdi-nu5is 2 месяца назад

    Shaqala mad shaqaleysatid maxa ninkaada ugu shaqayn waa hadii ad guur rabta lacagta maxay kutari hadii ay kuu goynin shaqala guriga kaga shaqaya,

  • @ShamsadiinCabdiraxmaan
    @ShamsadiinCabdiraxmaan 6 месяцев назад +1

    Waankujeclahay waankasobixi kara

  • @nasiromar7905
    @nasiromar7905 4 месяца назад +1

    l am single form kenya nariobilive

  • @adenyussuf8286
    @adenyussuf8286 7 месяцев назад

    waa su aal lambarkaga maxaad uqarin haadii aad run sheegi walal laakiin aqlaaqda ilaali ya somaliyey an shaxa wanajiya

  • @AlmasZain-p3n
    @AlmasZain-p3n 7 месяцев назад

    Quran sarka aad Sheikh wajidi,Sheikh Hussein iyo sheikh Ali Sufi aad kuben aburaten jojiya Musliminta benta kadaya sheikh wajidi aya kahadley anaga maxan ayuu dahay Qayanada hada bilawatey Quranka aqbaal miyaa

  • @Nuurshe-l3l
    @Nuurshe-l3l 4 месяца назад

    Lanbarkeeda share so dheh

  • @MaxamedMiig
    @MaxamedMiig 7 месяцев назад

    Waxan modayay in ay rabto mid an kadagin haben odhan

  • @GudgudeRoob
    @GudgudeRoob 7 месяцев назад

    Waad wareeersan tahay waliga heli maysid. Sheer sheer garayn mayno. Naagi disti haday la timaad ka kala jabi baa la yiri
    Gurina cidi kaagama baahna.

  • @ismailjabane2847
    @ismailjabane2847 23 минуты назад

    Numberkeeda ii lawadaag walal

  • @AsmahanMali
    @AsmahanMali Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 7 месяцев назад

    Gabar shuruud aam meherkeeda ahey miyey banaan tahay in lala
    Galo!!? Waajib miyaa inan fuliyo !!?

  • @MuqtaarxasanOmar-d2h
    @MuqtaarxasanOmar-d2h 5 месяцев назад +1

    Shuruuda annaadiyaar u ah

  • @nasiromar7905
    @nasiromar7905 4 месяца назад +1

    Asc sister

  • @AxmedDheere-q1i
    @AxmedDheere-q1i 4 месяца назад +1

    Walaal

  • @SiMan-nq5nq
    @SiMan-nq5nq 7 месяцев назад

    Walal Ana dayara gorma wada hadala

  • @saajinyare
    @saajinyare 7 месяцев назад +1

    Way khaldanzay gabadhani

  • @abobasement346
    @abobasement346 7 месяцев назад +1

    waa fayus radih 😂😂😂

  • @AbdourahmanOmarateye
    @AbdourahmanOmarateye 7 месяцев назад

    Tanni way kaftamaysaaye waryaa u dhacaya

  • @HalimaNuur-u4e
    @HalimaNuur-u4e 4 месяца назад +1

    Hanat waxa matarate nolan wa kalasoni iyo is rajan

  • @mohamedsaney6396
    @mohamedsaney6396 7 месяцев назад

    Waatwalantaxaay ee waxalagahela Ragaa mathowga ee mukambatha ee kunool kenya

  • @Amiincabdi-zj7de
    @Amiincabdi-zj7de 4 месяца назад +1

    L

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 7 месяцев назад

    Ma gabadhaa laga shaqeeyaa mise gurigaa laga shaqeeyaa booyeeso jaariyad raadso walaal guurdoon waa shaqo ilmo ku dhasho oo laba lamaane ah nin naag waa inay isu tagaan

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 10 дней назад

    ALLAAHU IIMA KASO NAAG AAN SAAS U SAMEEYO HHH HHH

  • @abdikafibosska645
    @abdikafibosska645 7 месяцев назад

    Ma nin gacantaada aad kusamaysataa jiro waxy meesha lasoo fariisatay eeg😂

  • @adowhassanabdi
    @adowhassanabdi Месяц назад

    Woe

  • @FaysalcabdiKariin-k9n
    @FaysalcabdiKariin-k9n 4 месяца назад +1

    Benaale hoyadaa was been badana jareer nimo benkudarso wax kaxun male

  • @AbdulahiabdiOmar
    @AbdulahiabdiOmar 4 месяца назад

    Anaga wxn nahay Muslim manihiin jaariyad gabareey wxd

  • @AlicumarAli-dy2gs
    @AlicumarAli-dy2gs 7 месяцев назад

    Gabar lacagleh waxakafiican gabar aanlacaglaheen ilhaah gacantanoomageliyo nag lacagleh

  • @MuqtaarxasanOmar-d2h
    @MuqtaarxasanOmar-d2h 5 месяцев назад +1

    Anaakabixikar shuruud

  • @lakiy-f9u
    @lakiy-f9u 7 месяцев назад

    Wallace wa aniga anigu waxan away nine wana gasman lamina carina ta Adidas hayanay

  • @AhmedIbraahim-k7l
    @AhmedIbraahim-k7l 7 месяцев назад

    Naag siilweyn matahay hadad siilweyntay uufbadtay

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 7 месяцев назад

    Shekadan waa leaks radis waaye waxbo kamajiran 😂😂😂

  • @AxmedDheere-q1i
    @AxmedDheere-q1i 4 месяца назад +1

    Amiga weyo

  • @mohamedsaid9001
    @mohamedsaid9001 7 месяцев назад

    Waa si fiican hawshaas waan ka soo baxayaa laakiin waxaan waydiinsyaa hal suaal oo fudud oo ah:
    ADIGU HADA MAXAAD KA SHAQAYSAA

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 7 месяцев назад

    Switzerland maxaad ka aheyd lacagtana xageed ka heshay marka hore...

  • @AsmahanMali
    @AsmahanMali Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @badriibrahimMuxumad
    @badriibrahimMuxumad 3 месяца назад

    Subxanalah waxan aykashekeynayso maragbay.shaqadoda.tahay😂😂😂😂😂😂😂

  • @XasanMaxaad-j6i
    @XasanMaxaad-j6i Месяц назад

    aniga guskulul waaka abaayo

  • @aarcabdi4710
    @aarcabdi4710 4 месяца назад

    waa gumaysi waxaaguye guurmaha kolay inigu ma yeeleen hadad wax walba ii samayso hada ka hor ayaan gabadh aan jeclaa oo aan rabay inaan mustaqbalka la wadaago damacay inaan mehersado markaa kharashkii aanku meherinlahaa inan sugayo ayan u sheegaý markaa waxay igu dhahday anaa sii bixin ee aan dhamysano waan diiday wan sugaynaa maya sababta darteed ayan ku kala gunay wax kale uma diidine hadh markaan guursado hadan isku dhacno ayay odhan maxaad haysatay meherkii ayad iska bixin waydaye arin qabsatay wiil isagoo ardaya ayuu guursaday gabadh shaqaysa markaa ayad gurigii iyo waxwalba diyaarisay markasta oo ay isku dhacaanba shandadisa ayay irida u dhigtaa oo ay ku tidhaahda warya ma wax kale ayaa guriga kaa yaala shandadan oo kaliya ayaa kaa taale qaado oo i dhaaf kadib waxuuu is ciilkaambiyoba wuu qalin jabiyay ka dib shaqo fican ayuu helay meeshi lagu qoray ayuj guri kale ka sharaxay wuxuu ku dhahay kaligaa kaalay shandadada kaliaya soo waado guri ayaan inoo hagaajiyaye kadib wax u timid mar ayay isku dhaceen isna irida ayuu shandadii u dhigay markaasu ku yidhi wax kale kama yaalane shandada qaado oo i dhaaf ugu danbayntiina warqadii ayuu u raaciyay waxaasboo dhan waxaan kugu soo qaatay inaad bahdisho wiilasha ayad rabtaye ninka sidaa raali ku noqon kolay waa nacas

  • @HassanMoussa-cg4sl
    @HassanMoussa-cg4sl 7 месяцев назад +1

    Wandidnay

  • @GuleedAlii
    @GuleedAlii Месяц назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mahamedyarecisman3492
    @mahamedyarecisman3492 4 месяца назад

    xage lagala xariiraa qoftan aniga raadinaaye

  • @AbdisalanAbdilahi-y3i
    @AbdisalanAbdilahi-y3i Месяц назад

    Ana diyar uha gabadhas

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 7 месяцев назад

    waxad gumeysato laguma haayo mida kale waxa ku imaan nin darufta uga faa'iidaysato mida kale ninow naagtan cfmaadkeda iska baar oo is ilaaliya aduunkii wu xumaade yan kilyaha laga baxsan

  • @user-mn5fl5fh1y
    @user-mn5fl5fh1y 7 месяцев назад

    Naa waxaad tahay cadee naagaha qaar aanaan guursan baa jiree lacag lacagtaada maahee.

  • @mahamudbarre2225
    @mahamudbarre2225 7 месяцев назад +2

    Tag deh benlayda

  • @mohahirsi2896
    @mohahirsi2896 7 месяцев назад

    Runti ma heresies illahy kuma sahlo wn ka xumahy wa not games hora loyiri xola naked waraba ka daresay heli music inta ad ku noshhy dunida

  • @MaxamedYare-s5x
    @MaxamedYare-s5x 23 дня назад

    Aniga Aya diiyar u ah qalpi

  • @cabdilucky1214
    @cabdilucky1214 4 месяца назад

    Hhhhhhhh 😅😅😅😅 carmal tagtay dheh tani inan maheeee eeeee waaaa garoob tagtay ama carmal hadba sidaaad u taqanaaaan sax adeeer oo rodooo melahaaaas ku mereyso sax sow maha reeer comment yoooow

  • @AlmasZain-p3n
    @AlmasZain-p3n 7 месяцев назад

    Naagtaan walan walalkaa qurso dheh😢

  • @adowhassanabdi
    @adowhassanabdi Месяц назад

    Is wass

  • @LiiBaato
    @LiiBaato Месяц назад

    By😊

  • @OsmanFarahArreyeh
    @OsmanFarahArreyeh 7 месяцев назад

    Marhaba labarka isso dir

  • @Nala-ciyaar
    @Nala-ciyaar 7 месяцев назад +1

    Waa ku ninla,dahay kaas ma heleysid

  • @NourJamac
    @NourJamac 3 месяца назад

    Ok

  • @AlicumarAli-dy2gs
    @AlicumarAli-dy2gs 7 месяцев назад

    Waxkajiro warkaas aynaagtaas sheegeyso majirto wabeen waxaysheegeyso ragoow harumeeysan warkaas

  • @AxmedDheere-q1i
    @AxmedDheere-q1i 4 месяца назад +1

    Axmed

  • @MahamudMahamed-r3e
    @MahamudMahamed-r3e 4 месяца назад

    Isoo. Qabo. Walla

  • @nasiromar7905
    @nasiromar7905 4 месяца назад +1

    Sh Nasir omar

  • @SiciidDool-sc3mq
    @SiciidDool-sc3mq 7 месяцев назад +1

    caag soo gado saaxibay hhhhhjh

  • @RashkaDubow
    @RashkaDubow Месяц назад

    Hhhh Waa gabowikarataa 😂😂

  • @mubaarigcilm
    @mubaarigcilm 23 дня назад

    Soodhawoow

  • @MuxumedCabdi466
    @MuxumedCabdi466 3 месяца назад

    Asapaamucalaykumwaadsalaamantahaylambarkaagaiyomagacaagasoosheegwaalaisqiyaasi❤😂🎉

  • @abdihassan6162
    @abdihassan6162 Месяц назад

    waa waalan tahay

  • @AbdiRaxiim-b1u
    @AbdiRaxiim-b1u 21 день назад

    Aniga naag ima badbadinayso

  • @AxmedXirzi
    @AxmedXirzi Месяц назад

    Waanige

  • @FarxaanNuur-bq6dr
    @FarxaanNuur-bq6dr 2 месяца назад

    Xppi

  • @Khalid-d9w
    @Khalid-d9w Месяц назад

    Gumesi waye😂😂😂

  • @AliZon-t5p
    @AliZon-t5p Месяц назад

    Hye

  • @saiid8577
    @saiid8577 28 дней назад

    Isooqbo❤