Wax been ha iskasheegin wallo wayo waa kugu dambi aniga waa Dr kayga 2 baby buu igu qalay waan Dr naxriis badan walhi oo niyad kuu dhisaya mid aan asag ahayna hargeisa kamatago waxaaso dhakhaatiira
Xitaa dadkii wuu laynayaa . Kulahaa qaliinka hala saxeexo haday wax yimaadaan. Majirto aduunka qaliin lagu dhinto. Gabadh baan shalay soo maqlay ay irbad ku mudeen OY naftii ka haaday. Hau tagina walaalalyaal
Cajiib 😢❤ Mhdsanid dr hawshan waso maray 🥹
Alle Gacanta haku barakeyo Dr Aad ayan anigu kaga mahad shegta Qaliinki aad ii samysay Aad ayu u ficna thnx Dr
Mashallah cimriga iyo caafimadkaba allah hakudheereyo awkoobe
Mashaallah dr👍👍
Waa barnaamij loo baahnaa oo heer sare ah. Mahadsanidiin.
Mashalla ilaahay caqliga hakuu barakeeyyo dr awkoombe
Ninkan Dr maahan walaalayaal iska ilaaliyaa. Dadka wuu laynayaa ayaan maqlay . Subxaanalah. Waxaanu aqoon u lahayn ayuu ku shaqaynayaa.
Miyaad maqashay Mise waad aragtay adigu???
Wax been ha iskasheegin wallo wayo waa kugu dambi aniga waa Dr kayga 2 baby buu igu qalay waan Dr naxriis badan walhi oo niyad kuu dhisaya mid aan asag ahayna hargeisa kamatago waxaaso dhakhaatiira
Jizaakallaahu khayran
Asc waxan kuwadiinayaa Dr ilmaha3 indeed markaad kagasho 9 biloodayaad qalinka maraysaa
Dhaqatiirta weey fududeeyeen qalinka soo ma wanagsan in qalinka lagu dagdago
Hooyo labo Ilmo Lagu Qalay Hadana labo Sano kasoo Waregeen Cadi Ma udhali Kartaaa
Suu ashaasa baan raabay anabaa
M.a mahadssnid
Dr allha kaa abaalmariyo cilmifaad noosheegte
Plz qof 2 qalin qabta malaka yaba ine cadi u dhasho qalinka udanbeyeyna laka jogo 8 Sano sababti u qalinka ugu dhcyne ey thy ne cunuga weyn
8sano waqti badan waye cadi wad udhali karta Hadi alle ku qadaro
Yes
Abyo mcnto caadi maudhashay
Ana ilmaha igu waynan a hada 1
Sanad iyo badh yado jirta.hada uur qaday cadi ma udhalikaraa
msh Allh
Allehakubarakeeyo dr
10 cisho qalanhy nabarka qaybaa qoyan maxaa lasemeyaa
Qalajiye isticmaaaal meeshana iska dhay
Kwrn dr haduu ilmuhu ka shafeeco hoyada inte ayaya kuqadi kartaa
Waxan rabaa dhaqtaka in aan lahadlo
Waxn kuweydinaya diktore hooyada uurkale ilmaha.wa dhinac ayey usijedan
Alh
Sucudka Badso ayalekudhahay malakayab in istusiiyaan 8bisha side daa aya isucuto mhadsaniid
Haddii Hooyada wax lagu ilaabo yaa Masuuliyaddeeda iska leh oo hooyaddu wax noqoto.
Dr taas ku shaqo leh lkn awkoombe dhiigyo cab ayuu noqday qofkii folanayaba qaliinby u gudbinayaan dadku imika kuma xidhna dr kle tagaan waxy ku dhahayaan dadku iska qalaa bulshadu waxy idinku aragtad qabtaane shaqada wax ka badala🙋♂️🤔
@@nimcofaisalabdilahi7855 Anba wll Malin Dhawayd I Qalay Illahay uun kaga Hadhay
Xitaa dadkii wuu laynayaa . Kulahaa qaliinka hala saxeexo haday wax yimaadaan. Majirto aduunka qaliin lagu dhinto. Gabadh baan shalay soo maqlay ay irbad ku mudeen OY naftii ka haaday. Hau tagina walaalalyaal
Alu
Anigu waxan kuweydinaya su'aal digto marka hoyada qalin gasho makanka malajexa mise walaso jediyaa
Waa LA qala
😄 Wala jexa wax kolba dhinici ladono lo jedin karo Maha Mel bu ku samysnyahy alle ku abury
Iman waxan maqlay waala jeediya lama jeexo
Qaliinka markaa lawado makaanka ama ilmo galeena maa laqalaa
Ha Wala qala
Waala jeeediya ban maqlay lama qalo
Caloosha qeebta hoose kapapyada gormee ka ba ee 1 bil qalanahy
maka ba,day kabaabyada aniga kabaabya dareemayaa 8 beri qalanahay
@@mushwaaqlovelly8933abayo anigaba 12 kababiyo wadrema
socodka badi
@@mushwaaqlovelly89331bil qalnahy ila hda kabaabiyo saaran
Madax xanuunka badan iyo dawakhaada mataga kasoo hadal qaliinku keeno
Wllo aniga waa lay qaly lkn matag ma arg lkn madax xanuun iyo dhabr xanuun waan arkay
@@nooranoor784 wll dadka qaarba sunta mataga 2 lahaa ilmo imika ma yeelan yalaalugo badan lkn dhabarka waa sunta waa inaad caloosha jilciso maraq badso iyo caano xoolad madaxana kiniin madax iyo biyo badan
@@nimcofaisalabdilahi7855 aBayoy aniga cung baa laygu qalay 2sabo kahor hada isagaba 2sano jira walina uur mayelan familly plabing wanqatay an ku qaldamay 6 bilod irbda lqysku dhufti ilaa hadana wali xanun bajira wali tanokale ma aragtayna maxaase la smeyaa