Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Mashallah mama aallah ku abalmarin
Odaygu su’aalaha si lagu qanci karo uga jawaabi maayo.samaynta hooyada ay ku keenaayo qalniinku inuu faahfaahiyo ayaa ay ahayd
Maamada si wcan maa lo wareeeesto, ileeen intaa kumanaan sano waaala dhalaayey uun taarikhdana laguma maqan qof aya caruur lagu Qalay ila imika laso gaadhay mooyane!!!.
Soomalaay waxa la doonayaa in la yaree taranka soomalida waxana waxa ka shaqeeyay gaalo la dàgaalamaysa islaamka
Qaar ay ka khalkhaliyeen oo yidhaahdeen waa qaliin ayuu illaahay ka badbaadiyey waa lacag raadis illaahay ayaa la xisaabtami
Asc waxaas odhamiba way jiren illahina ka yaaba waa kala shaqaysi
Xanaanooyinka burco faarax oomaar iyo tuwali llabadaba habro kibray oo dadka iyo macameeya ka buuxa dadkana sifiican uguma shaqeeyaan
Waar runta sheega cidda ka danbaysa waa la ogyahay e.
Ku lahaa 120 ayaanu bishan qalnay.
Labo jeer Caruur Laygu Qalay 2sano kasoo Waregtay Caadi ma Dhali Karaaa
Ma udhashay caadi apayo
*Akhira dambaysa*
Asc bilaasabab buu igu qalay waana isilciyay masuuliyadaro ayaatala husbital gargaar hada waxaan jooga Sweden labagoor baa sifiican layqalay waxaa la iwaydiiyay sababta laguqalay waanan garanwaayay ileen ma ogi awkoombe iiwadiiya
wll waadhab bilaa sabab bayku qalaan
Wll imika ma cafimaday
Haa wll mansha Allah l
@@zaynabzaynab ma sud suudan bad hada jogta wll
Maya wll sweden
Dhiiig quuuTe Ina dhiLo