Buugga Daljir oo laga Qoray Ganacsade , Samafale Xaaji Aadan Baradho ayaa la soo bandhigay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 сен 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Комментарии • 3

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 10 часов назад

    Odayga maxay baasiinta u ag fadhiisiyeen ?

  • @erdogan5538
    @erdogan5538 День назад

    Xaaji aadam baradho waa mujaahid ganacsade guurti samafale ❤❤❤

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy День назад

    Samafale Xaji Adan Baradho wuxuu ahaa mujaahid geesi ah oo isgoo Dalka gudihiisa jooga SNM hill iyo hooba la garabtaagnaa isagoo xoolihiisa iyo xoogiisaba ugu deeqay Xorayntii Somaliland oon qabyaalad aqoon .
    Waxan ku leeyahay Adeer Rabbi Akhiradada iyo Aduunkagaba ha ha gaajiyo, khayrna ha kugu abaalmariyo.❤❤ We Love You All