"KULMIYE 14 sanno wax ka badan ma sii talin karo, Musharax Cirro-na waa hogaamiyaha" Dr.Maxamed

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Комментарии • 211

  • @user-vt6jg1sq4e
    @user-vt6jg1sq4e 2 месяца назад +10

    Mashaallah maxamed cabdillahi waa siyaasi ruug cadaa ah

  • @musesaid5732
    @musesaid5732 2 месяца назад +15

    Waa nin aragti dheer 45 million somali ah noloshooda ayuu ka fakarayaa, waa aragti dheer

  • @wxageeyes.theonly1486
    @wxageeyes.theonly1486 2 месяца назад +2

    WAAA MADAXWAYNAHI MUSTAQBALKA DHOOOW ISHA ALLA

  • @ahmedadnaan2384
    @ahmedadnaan2384 2 месяца назад +8

    Waraysigan waxa ka buuxa aqoon ku dhisan waago-aragnimo siyaasadeed, dal-jacayl iyo himilooyim durugsan oo waxtar leh.

    • @user-ud6fs8ut7z
      @user-ud6fs8ut7z 2 месяца назад +2

      Absolutely haw noqon of caleyk 👌

  • @user-vo8yt4zw8u
    @user-vo8yt4zw8u 2 месяца назад +4

    WAA NIN FOYOW XUMAANTA CALAN CASTA AMA XAAFADA GUUL HORE U SOCO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedismaaciil7214
    @axmedismaaciil7214 2 месяца назад +4

    maxamed cabdilaahi waa siyaasi aqoon yahana waraysigiisuna wuxuu i galiyay rajo ah inaanay wali dadka ka dhamaan siyaasiyiin leh vision ka wayn reernimo

  • @qarnione1405
    @qarnione1405 Месяц назад +1

    Good point weeyi inaad dhisto vision nabadeed oo geeska ah mid local ah si aad u gadho visionkaga waa inta ka maqan muuse

  • @AdenMohamed-uw7xd
    @AdenMohamed-uw7xd 2 месяца назад +6

    Muuse abaal ma le wuxu is yidhi Xussen abokor hadhawna Cabdallah Abokor marka ninka is yidhi jibril codbu haya e kursiga ka fogeya 24 November wa balan in aad shacab noqotid muusow abshir ddhee

  • @abdis70
    @abdis70 2 месяца назад +3

    Siyaasaddu saaxiib ma leh- Mar haddii uu Xirsi isku dhiibay, waxaan sugayaa Dr. Mohd iyo Xirsi, halka ay isla gaadhaan. Muse isaga iyo Samaale wuxuu doortay Samaale. Waxaynu sugnaa khasaare iyo Faa'iido halka uu Laacibkani siyaasadda ka ciyaaro.

  • @abdirahmanadenhassan9665
    @abdirahmanadenhassan9665 2 месяца назад +8

    waa hadal macquul ah oo caadifad ka madhan, Yase miisaamikarabhadalkan. keliya qof wacyisare leh.

    • @mustafemaxamed6877
      @mustafemaxamed6877 2 месяца назад

      Ma og tahay shaqale un ta noockasta ay taha ama kuwa kale ee reer galbeedka in ay adeegsato dhaqalena ku bixiso si qarsoona u dhawacaan wadamada islamka iyo umadaha somali
      Seeskana dhigaan maanta miino ama kala qaybin laba kastoo horu mar wada gaadhi karilaha kala tuuran kuna maamulaa dhaqale ama utun iyo dabin maanta la dhigaayo oo canfacaysa 10 sano ama sano kadib
      Dr maaha shaqsi xun ee taytalkaa uu sheegtay maaha taytal darajo ka leh maaha
      Mahadsanid

  • @muxiyodiinyuusufbarremacha4078
    @muxiyodiinyuusufbarremacha4078 2 месяца назад

    Wa siyaasi abuurya argti cusub ka duwan kuwa shicibka booba , xada iyo wlm.

  • @jamakhayre5789
    @jamakhayre5789 2 месяца назад +1

    Waa Siyaasi Qabyaalad ka Madax banaan. Waa raga isbedalka hormoodka u ah.

  • @HamsaAhmed-hv3ph
    @HamsaAhmed-hv3ph 2 месяца назад +2

    Sida uu yidhi wasiirku midaynta dalku iyo dadku waa waxa ugu mihiimsan ee aynu doonayno.🙏

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 месяца назад

      Yaa kala maqan ee lamidaynayaa haduuse hadafkiise hadafkiisu kaa yahay markay saaxiibadii buurta ciidanka kulaynayeen muxuu u imaan waayay

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h 2 месяца назад

      ​@@FaadumoMaxmuud-qu9khmiyaad hurudaa dadka waalakala qaybiyay waxaana kalaqaybiyay muuse iyo inkaahin odayaashaa ciriga khasaarayle ee dhiig kumacaash ka ah markay dad reer soomaalilaana oo kusuntan xorantii wadanka oo ahna dadka ugubadan ee daga 5gobol ayleeyihiin cadawga gudaha miyaanay kalqaybin ahan

  • @housseindjibril3618
    @housseindjibril3618 2 месяца назад +3

    ENCIENT WISDOM :
    WHEN THERE IS NO ENEMIES WITHIN , THE ENEMIES OUTSIDE CAN NOT HURT YOU)
    (MARKA AANU JIRIN CADAW GUDAHAAGA KU JIRAA,
    CADAWGA DIBEDU KUMA DHAAWICI KARO)
    BEEN BIDAAR LEH KA FOGAADA!!!!!
    ALLAAH AYAA MAHAD LEH
    KHAYIMIINTII OO DHAN MEEL ISKUGU GEEYEY !!!
    SHACABKA JAMHUURIYADA SOMALILAND DAW ALLAAH WAA IDIN TUSAY OO IDIINMA QARAN CANAASIIRTA QARSOON OO ALLAAH MID KASTA GODKA WAA KASOO SAARAY MEEL KELIYANA WAA ISKIGU GEEYEY E
    MA TIHIIN KUWO KA AARGOOSAN KARA KAWAN HORE INOO DHAXAL WAREEJIYEY MAANTANA SOO QOYSTAY????????

    • @user-mk3rq5pg1w
      @user-mk3rq5pg1w 2 месяца назад +1

      Ashkhaasta cunfiga,naxliga iyo kala fogeynta Bulshada ku foogen ee loo baahanyey in xanuunadaas nafsigaha laga daweeyo ayaad ka mid tahey.

  • @user-hs6ro6so6n
    @user-hs6ro6so6n 2 месяца назад +2

    Waa Cadowga Guddaha Jabuuti Ayuu Ka Soo Qaatay Duminta Somaliland

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 2 месяца назад +2

    Waa siyaasi-khibrad-leh oo in la dhegaysto mudan. Asc

  • @cabdilahidahir345
    @cabdilahidahir345 2 месяца назад

    Mansha ALLAH Dr Mohamed cabdilahi Omar waa indgeer garad aqon tedana leh iyo wayo aragnimo marka xiligii uu dadka cawinlaha baa lagaadhay🎉

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 2 месяца назад

    Isagoo Prof. Queen Marie universty. Prof ka ah baan ogaa, longtime, waa Guul Haduu Maxamed C cumar,iyo Dr Ciro. Heshiisba Gadheen Somlnd Guul bey u tahay Wadani na in latijaabiyo weyaan,dadkuna isu soo dhawaado Xumaantada laga Fogaado,(political Platforme) Ayuu. Kor istaagey. Nin fog weyaan, Xirsi iyo Ciro iney Vission.kiisa Fahmaan ayaan Soo jeedin lahaa👍Great. Men and Great politician, Aragti fog) Weyaan. ninkani.

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294 2 месяца назад +3

    Ex Wasiir Mohamed C/laahi Cumar
    Runtii waa siyaasi Rugcadaaya oo welibba Aqoon iyo Waaya aragnimo udheertahay Siyaasada
    Sida oo kale maaha qof Caadifiya mana ahaa qof Cugdadi hayso sida Siyaasiyiinta qarkod
    Hmblyo Hmblyo Masuul

  • @saidmohamedfarah846
    @saidmohamedfarah846 2 месяца назад

    Mcc is a visionary god bless

  • @eidsead3143
    @eidsead3143 2 месяца назад +1

    Maxamed Cumar siyaasi rugcaddaa ah.

  • @anwarmohamed2105
    @anwarmohamed2105 2 месяца назад +1

    ALLE HA barakeeyee ninkani dhanwalba wuu ka dhisanyahay runtii wacyiga dalka dadkaba wuu fahamsanyahay aqoontu way ka muuqataa

  • @Elmimoh
    @Elmimoh Месяц назад

    12:30 maantoo qudha waxan baraha bulshada ku arkay 3reer oo waawayn oo wadanka dega oo mid waliba qof kasoo jeedaa leeyahay inagaa la inagu socdaa,Waa la ina neceb yahay. Waa runtii markaa.

  • @barkhadmuuse-pd8qf
    @barkhadmuuse-pd8qf 2 месяца назад +3

    Professor mohamed cabdilaahi cumar waa siyaasi, aqoon yahan ah.
    Dalka Somaliland waa inaugural ninkan ka faaideystaan

  • @abdirashidsheikhismail6648
    @abdirashidsheikhismail6648 2 месяца назад +2

    Legend qabi waa fine ninkana waa hogaaminkaraa dal ma

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 2 месяца назад +2

    Ibrahim xusen daqare waa gudoomiyihii ugu hawlkarsanaa kulmiye ee Uk waana nin raganimo badan gudoomiyehaasi wakhtigaa waa ninkii beentan run moodayey aakhirkiina arkey.

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 2 месяца назад

    Welldone dr

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 2 месяца назад +3

    Waa iska caadi in aad doonto mansab siyaasadeed laa kiin muuse intii u codaysay waa u diyaar kulmiye guul

    • @hajizalah4296
      @hajizalah4296 2 месяца назад +1

      Adeer Cidla Ayaad Fadhidaa

    • @user-ud6fs8ut7z
      @user-ud6fs8ut7z 2 месяца назад +1

      Kulmiye Ilaahay aya na dhaafin Allow hanagu soo celin yaaahuuuu 😧😡

    • @abdifarah3633
      @abdifarah3633 2 месяца назад

      Allow hanagu soocelin kulmiye

  • @CabdirashiidAxmed-lx3qu
    @CabdirashiidAxmed-lx3qu 2 месяца назад +3

    Xaqiiq buukahadlay waanin culus waandhamaytay waligay maan arag nin sidan wax ufahan san

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 2 месяца назад +2

    Isla way naa basaasiin gaalada wax u basaasa way buu xaane waxase ka qaadi maysid somaliland ilaahay ayaa wata odaygan ciro ee buka ee faqash wadato
    Cidi Marabto adigu awooda marykan iyo chias keen soo bixi maayo inshallah
    adigana waxa ku soo diray ina geele waxa ku wada hunguri orod caruur taada iibso ilayn wax ku Deeqa majiree

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 2 месяца назад

      Ka xishoo faqashta waa ragii wasay muuse biixi iyo ina Kaahin ee qaawiyay qarankii badhida weynaa

    • @ladanladan1718
      @ladanladan1718 2 месяца назад

      @@dalaisacgibril5899 hooyaa haduu muuse biixi iyo ina kaahin waseen ka xishood waa adeeradaa ye

    • @ladanladan1718
      @ladanladan1718 2 месяца назад

      @@dalaisacgibril5899 isnyan hooyadaa aya waseen ooy qaawiyeenr

  • @ahmedabdi5593
    @ahmedabdi5593 2 месяца назад +1

    Okay

  • @nasircumar5311
    @nasircumar5311 2 месяца назад +1

    WAA KAYSE OO KU DAYANAYA HEELO WARIYE HEELO WAA DHEXDHEXAAD LAAKIIN KAYSE MAAHA

  • @rashidnoor3970
    @rashidnoor3970 2 месяца назад

    Ninkani waa nin fiican wuxuu tusaya reer wadani inay kabaxan qabiilka

  • @parkhadmahamed4086
    @parkhadmahamed4086 2 месяца назад

    Masha Allah si qiimo leh ayuu u hadlay wuxuu badalay rayga aan ka haystay wadani 🎉 lkn Waa rug cadaa hadal cad hal qodob mooyee faanka aya ku diiday

  • @Gamboole
    @Gamboole 2 месяца назад +1

    Muuse wa bilaa waji. Drku xilkisi hore ayuu u wayay muuse sidii xilka u qaban lahaaa

  • @CaliGuray-ot7pp
    @CaliGuray-ot7pp 2 месяца назад

    Cabdilaahi maxamed ducaale iyo riyaale way diideen inay furaan wada hadalkaa uu maraykan ka ogolaaday

  • @user-nm3fl6ps4v
    @user-nm3fl6ps4v 2 месяца назад +3

    Maxamadow somlland godkii aad hore ugu riday ayaad imigana ku socotaa waayo maxuu kui taageeri muuse waxad u socotaa inaad taariikhda smlland masaxdo

    • @AdenMohamed-uw7xd
      @AdenMohamed-uw7xd 2 месяца назад

      Walal hankisi iyo hamigisi ayu u sahan tagay wixi Kulmiye ka baxa khayin Qaran weyaan sheeko team Muuse weyaan

    • @said1498ify
      @said1498ify 2 месяца назад

      Ninkani waa ninkii Somaliland godka ku riday 2012 isaga iyo xirsi iyagoo lacag ku badashay masiirkii umada.

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v 2 месяца назад +1

      @@AdenMohamed-uw7xd hooyadaa ma caayi karo oo waa hooyaday lkn malaha aqoon uma lihid ama waa qabiil difaacaysaa beena kama samaynayo.

    • @iskaandarahmedali5265
      @iskaandarahmedali5265 2 месяца назад

      ​@@AdenMohamed-uw7xdwaryee nacas jahiila ayad tahaya ninka hoyadi maxa kuugeyeyey? Arigtidisa iyo fikirkisa ayu kadhibtay hadaladada uu fiirso oo hakuu akhiro seegin...

    • @AdenMohamed-uw7xd
      @AdenMohamed-uw7xd 2 месяца назад

      @@user-nm3fl6ps4v Indr 1B jeer raali ahaw caydas lakin dacayada ninka kulmiye iyo dadka barnamijyadisa lasocda ku fureen wa inti wadahadalka Wadani u la bilabay waxba kama jiro dadka xaqiqda og ayaan ka mid ahay thks. Markalena walal raali ahaw Hoyada wa hoyadey

  • @nimcaanxasan829
    @nimcaanxasan829 2 месяца назад

    Masha alla aqoon yahan

  • @calicumar7166
    @calicumar7166 2 месяца назад

    Waxan ku nacay siyaasiinteena
    1)waxan u baahanahy beesha caalamka
    2)iyo daba dhilifnimada ay muujiyaan

  • @w410921
    @w410921 2 месяца назад

    Waa huwan, wadanni huwan iyo qadaad wayn baa isugu tagtay

  • @gooranguux3929
    @gooranguux3929 2 месяца назад +2

    War waligiibuu talinayaa orodoo haayadahaagii iyo meelahaagii iska qabo

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 месяца назад +1

      Halkuu ka talinaya, ma guriga hooyadaa, illeen uf uf uf baa la yidhi, aqoontii ka dhaqaaqday, sahra halgan, iyo afar guulwade baa ku hadhay, xildhiban hore sahar,

    • @cabdilahidahir345
      @cabdilahidahir345 2 месяца назад

      Caydu mafiicna dal iyo dafna nacayb iyo qabiil ee marwalba walalnimo ayaa loobahan yahay o​@@mhassan0163

  • @user-vx6qp9ho9j
    @user-vx6qp9ho9j 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤ mnsha allaah

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Месяц назад

    10 sano ayanu jogna Somaliland ila manta xisbiyda Jira namey ralu galin Miranda aan qimaha lahyayn EE dadka lagu jahawareriyey

  • @CaliGuray-ot7pp
    @CaliGuray-ot7pp 2 месяца назад

    ALLE KU QABAY adiga iyo kuwa fekerkaa midnimada kuma guuulaysanaysaan talada waayo been baad sheegaysaa

  • @carloscasstano5364
    @carloscasstano5364 2 месяца назад

    Somaliland waxay ka mid tahay wadamada waaween ee caalamka dhinaca dhaqaalaha waxay la mid tahay dalka maraykanka

  • @bashehusien3810
    @bashehusien3810 2 месяца назад +1

    Wadahadalada somaliya iyo somaliland dhibkii dalka iyo dadka ka gaadhay ayaan weli la dhitinaynaa ilaa hadda . Adna waxad sidataa soo cus boonaysiinta wadahadalladii .wadani wu u sare u yidhi dib baan u bilaabaynaa wadahadalladii .

  • @carloscasstano5364
    @carloscasstano5364 2 месяца назад

    Somaliland waxay dhinaca horumarka la mid tahay waddamada horumaray Europe sida Germany iyo France halka Italy ay inaga hosayso

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 2 месяца назад

    Xisbiga wadani muu ahayn xisbi siyaasiya waxa uu u ekaa niman cadhaysan oo reer dabada galiyay oo siyaasad ka quustay oo waayay cid ku dhiirata in ragaa cadhaysan wax ku kordhisa ,waxaan hambal yaynayaa in uu ku dhiiraday mahamed omar iyo rag siyaasiyiina oo wax ka badali kara sawirkii xumaa uu ugu horeeyo ninkan kuwo kalena ku biiraan oo is badal dhow iyo mid dheerba u keena xisbiga wadani ,

    • @hajizalah4296
      @hajizalah4296 2 месяца назад +1

      Ma Kulmiyaan Qabyaalad Lagu Dooran, Haday Tahay Silaanyo Oo Shir Beeleed Lagu Soo Saaray (Gar'adag) Iyo Muuse Oo Ilaa Suldaankiisa Guud Meel Kasta Marayn Oo Lahayn Waa Markayagii, Anagu Maanta Wadani Ayaanu Codka Siinaynaa From Bariga Burao

  • @fatihaybe2815
    @fatihaybe2815 2 месяца назад +2

    Maxamed Cabdillahi waxaad ku biirtay xisbi diiday dalka inuu ka difaaco cadow ku soo duulay. Markaa qaran dumis inaad tahay baad caddaysay ee nama matashid anigoo ah shakhsi beeshaada ka soo jeedaa. Ha daalin waa lagu fahansan yahay.

    • @ahmedyaasiin5881
      @ahmedyaasiin5881 2 месяца назад +1

      Sacad muuse waa wada isbedel doon wll

    • @user-ud6fs8ut7z
      @user-ud6fs8ut7z 2 месяца назад

      Wadani iyo dadkiisu waakii xoreeyey dalka stupid!!!!!🤮

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 2 месяца назад +2

    WAA JILEEC II FAQASHTA UGALAY EE HUNGURI LAGU SASABTAY . TUUGOW LAGU BARAY. FROM GABILAY. 😅😅😅😅😅 .

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 месяца назад

      Ina biixi tuugaa africa

    • @user-ud6fs8ut7z
      @user-ud6fs8ut7z 2 месяца назад

      Musa tuug ah iyo inta la macag ah 😂😂🤣

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 месяца назад

      @@user-ud6fs8ut7z intaa family ahaa baa tuugaa

  • @user-fy1qe2ff5e
    @user-fy1qe2ff5e 2 месяца назад +1

    Kkkk. Maanshaa allaah
    ADEERKEY waa xariif nimankan sacad muse wallaahi inaan laga lug bixin bomb bilaa irbad ah ayey maantana wadani siiyeen. Illaahayow nimaan wax ogeyn ha cadaabin. Waar yaa yidhaahda iska dhiga bomb ka.
    Dee laakiin u daa ha ku qarxee iyagaa is sheegee

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 месяца назад +1

    Waa hadal run ah nin waayo arag weeyi

    • @user-qx9rp5yn5k
      @user-qx9rp5yn5k 2 месяца назад

      Kan anagaa kaa naqaan wuxuu soo kordhin karo ayaan jirin ba waa hal cod war qadiisa ookeliya xisbigii wadani.dadkii laangaabka ahaa ayaa ayaa wax iskaga dhigaya

  • @adanjama4715
    @adanjama4715 2 месяца назад +2

    Waa runta

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 2 месяца назад +2

    Kuma rabto jabuuti iyi somaliya huwan looma baahna bisinka fikir qaldan ayuu hayaa

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o 2 месяца назад +1

    Bacaac bucuuc bajaaj ha iska qoyn huwan waaxid nigiskii armaajo

  • @abdifatahmusse4957
    @abdifatahmusse4957 2 месяца назад +2

    Aqoon iyo waya aragnimo xeel dher ayaa ka muuqata ninkan .

  • @abdishakurd8090
    @abdishakurd8090 2 месяца назад +1

    Ninkani waa nin aragti dheeer oo wax ka qaban karaa wax badan

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 месяца назад +4

    Basaas ayaad u ahayd Reer Galbeedka.
    Waan garanayaa shaqada aad haysay.

  • @aliainanshe5698
    @aliainanshe5698 2 месяца назад

    Ninkani wuxuu ku leeyahay madaxweyne ciro, yaa madaxweyne u doortay

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 2 месяца назад

    Lacagba ku gasheen heshiiska alle muuse ayuu noo soo diray. Oo isagoo cidna baryeyn soo celyey ictiraafkiina keenay

  • @user-nm3fl6ps4v
    @user-nm3fl6ps4v 2 месяца назад +1

    Waxa kala fogooyay rakaabkaagii oo xirsi xaashi cirro kow ka yahay.

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 месяца назад +1

    Ma tuugan ayaad wareysanaysaa Dalka Somaliland khiyaameeyay. Hay'ada uu sheegayana Somaliland ayuu u basaasayey waa xaqiiqo, Hay'adaasi waxa loo sameeyay in lagu afduubo Somaliland. Goor dambe ayuu Muse Biixi iska arkay

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 Месяц назад

    Dr.maxed waa nin ruug cadaaya waa nin isaaqa gar.ahaan super awal gar.ahaan sacad muse gar.ahaan jibriil abokor laakiin kulmiye ayuu kaxanaaqay waar kusoo noqo kulmiye

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 2 месяца назад

    Caaaaaaaaac xirsibaa kuu yeedhay

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 2 месяца назад

    Somaliya iyo djabouti ayuu u shaqaynayaa hada wa anti somalilander

  • @AhmedAbdi-lc2dj
    @AhmedAbdi-lc2dj 2 месяца назад

    Adeer tadaa somaliland maar ka shaqaysid yaa dunidaa kale ku dirsadaay maxaad ugu dalii Allah deqdaa bixiyeey

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 месяца назад

    Ninkani waa very intelligent waa siyaasi aftahan ka dhisan luuqada hooyo waa nin isagoo been sheegaya run aad modeyso

  • @somalilander01
    @somalilander01 2 месяца назад +1

    Tufuu calayk. Danihii guude Qaranka shilimo ayaad ka dooratay ee jaariyad mar danbe u noqo ictisaam iyo xirsi.

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 2 месяца назад

    Dad badan ayuu jiidhsiiyey gudoomiye daqare laxdan in uu wasiir noqdo isagaa siyaasada ku soo darey daqare.

  • @user-je5ou6oz6z
    @user-je5ou6oz6z 2 месяца назад

    Waa runtii muuse wuu ceeberyey dalka.
    Dakana isaga ayaa ksla dilay.

  • @mukhtarbaaz5574
    @mukhtarbaaz5574 2 месяца назад

    Dr ku waa nin waayo arag ah waa run lkin taariikh du iyadaa is qortah oo been ma sheegto aduunka waa laga yaabaa wajiyadu marka ay cusubyihiin in ay dadka usheegaan wax aanay aamin sanayn taas oo dadkuna rumaystaan somalida se qof ay hayaan tariikhdiisa ayaa hadana wax cusub usheega mana awoodaan in ay kula xisaabtaan oo waxa jira wax waxaaba uga wayn.
    Dr ku qodobo badan buu ka hadlay wariyaha waraysiga qaadaya laftiisu ma waydiin sualo ka dhalanaya taariikhda udiwaan gashan iyo wixii lumay intii uu talada hayay isaga iyo team kiisii; wuxu si cad uleeyahay waxanu xooga ugu wayn saaraynay arinta wadaaga dhaqaalaha. Way wacnaan lahayd in laysla helo ilaalinta qaranimada somaliland iyo arintaa dhaqaaluhu waxase dhacday soona baxday in dhaqaalaha ay ku badasheen ogolaansho hoose oo lagu lumiyay wax badan oo ku saabsan madax banaanida.
    Dadkan reer somaliland madax banaanida iyo in ay noqdaan wadan jira dhib kasta oo laga marayo waa udiyaar mana jiro qiime goyn kara ka luminta arintaa hadadaa la joogo dalal waawayn oo kasoo horjeeda madax banaanida somaliland ayaa qiime sare ku baayaca ayaa jira oo madaxwayanaha iyo xukumadiiso diideen.
    Somaliland

  • @soomaalilandxassan8084
    @soomaalilandxassan8084 2 месяца назад

    Waa hadhagii faqashta marki hore ayuu isuken qariyay,.waa huwan foqak huwan

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 2 месяца назад +1

    Waar tuug faqasha oo
    Khayinul wadan ah dadku way kaa dharg sa yihiin waxtahy iimaan laawe

  • @cabdishakuur9760
    @cabdishakuur9760 2 месяца назад

    Lacag buu kawaayay sheekhu

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 2 месяца назад

    Waa ninkii somaliland in somaliya ay hoostimaado xirsi u qaabilsanaa waa shaqaalihii xirsi dr faalso.

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Месяц назад

    Somaliland ma Ka midba wadamdaa

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 2 месяца назад

    Ilhay baa xaal og waxanu wada daganeyn Holland waa toban wajiile been badan

  • @MrAbushiiri
    @MrAbushiiri 2 месяца назад

    Dadkan qofkan amaanaya miyey cabsanyihiin tolow, ninkani waa huwanta dalka waana ragii doonayey inay somaliland mar labaad shirqoolan watay se alle kama uu dhigin.
    Waa caqligiinu ha shaqeeyo waa tuug, tuug loo waayey

  • @ahmedabdi5593
    @ahmedabdi5593 2 месяца назад

    No you decided to put Somaliland in troubles right now Somalia claimed Somaliland

  • @user-ej7up3kl6i
    @user-ej7up3kl6i 2 месяца назад

    Kulmiyoow madaxda ka xishooda
    Af caytamaa ninkiisa ayuu ku yaalaa
    Wax cad oo la idinku foorto keena hadji kale is dhiiba

  • @MohamedIbrahim-mu5nx
    @MohamedIbrahim-mu5nx 2 месяца назад

    Qabyaalad balaadhan ayaa Mohamed bilaabantay reer hebel baa reer hebel ku biiray ayaa bilaabantay Maxaad ka qaban kartaa mahamed reerahaa kala guranaya??

  • @abdigouled6801
    @abdigouled6801 2 месяца назад +1

    Kanu wa basas uushaqeya cadowga somaliland aya wax ka weydinaya mousse bixi cabdi king of Africa adiga iyo ciroba nacaladba kugu tale car hasobaxa bal wadani

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 месяца назад

    Dr. Huwan Dr.Beenaale wadankoo naga bax oo deegaan kaagii Baydhaba qabo basaas yahaow mujrimka ah.

  • @amalos3435
    @amalos3435 2 месяца назад

    Macarur buu ushekeynaya
    Eeg kuye shqadan hayaa waa Somalia iyo somaliland udhxeya meqam sare waanu kufahany madax weeyne muuse Biihi markii uu ku arkay inaad faqash iyo qadadweyn lasocoto ayuu kaa joogsaday markaa

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 2 месяца назад

    Maanta ayay ka fiicantahay

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 месяца назад

    Madax banaanida xamar kaaga xidhani maxay tahay soomaali etali aqoonsi ay dunida kaheshay majirto lkn soomaalilaan oo 60kii xoriyad qaadatay ayaa la aqoonsaday iyadaana aqoonsigii gaysay xamar ilaa maantana iyadaa kushaqaysta

  • @Yasmin-ub2tv
    @Yasmin-ub2tv 2 месяца назад +1

    Beeentaa weeye

  • @soomaalilandxassan8084
    @soomaalilandxassan8084 2 месяца назад

    Waa qaxotigii agabar halavadho dhiigisa.

  • @AhmedMuhumed-lr3eb
    @AhmedMuhumed-lr3eb 2 месяца назад

    dawladii siilaanyo waxay ahayd quwad aqoon iyo daacad ah ragas bay haysay halka maanta ciise kayd dhex fadhiyo wasaaradii

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 2 месяца назад

    Wadani waxba iminka sheegi maayo .
    Waayo intii Kulmiye ee wadanka babiisey ayuu so urursadey.

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 2 месяца назад

    Qof faaaruuuq ah weyaaana
    Qabiil Qaran manoqdo badadiirow

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 месяца назад

    Dr.Kadaab waa mujrimkii isaga iyo Xersi Xaraami ku meelgadhka ka saaray Somalia shirkii London waa huwan oo iminka wuxuu u socdaa ka wakiilka Hassan Huuraaleha maamulka Xamar waxaanu ka mid yahay gudidii uu u doortay in ay xadka ilaaliyaan ee Kalabkii Yusuf Garaad u madax ahaa markaa Dr.Beenaale waxaanu leenahay beentaada u sheeg xisbiga huwanta Wadani Somaliland shacabkeeduna waxay ku leeyihiin TUFU CALAYK YAA daba dhilif/

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 2 месяца назад

    Alla muuse bilaa abaalsanaa

  • @mustafemaxamed6877
    @mustafemaxamed6877 2 месяца назад

    Hhhhhh mise haayada bioowda kala qaybinta iyo isku dirka
    Wadadka maaha A+ oo wala adeegsaday mahsooniyada ayaa adeegsatay isna ma fahansana

  • @XOGAHAADUUNKA-em6ol
    @XOGAHAADUUNKA-em6ol 2 месяца назад +1

    Waar is caddee ha meeraysane

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 2 месяца назад

    Laxdan sheegaya guushii daqare bal daawda.

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 2 месяца назад

    Waa in uu wasiir noqdo si uu u iibiyo somaliland

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n 2 месяца назад

    Sifadee wax u xukumeysaa horta adigoon shaley ku ogeyn inaad ogolaansho kulmiye ku timi abesadii farta loo taagey fanaxey u boodaa frmajeysi nola timi

  • @user-we2zo8en5z
    @user-we2zo8en5z 2 месяца назад

    Ninkan yaanu idiin dhuuman khadra xayd ayuu u shaqeeya.

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 2 месяца назад

    Markii siiraanyo ladooranayay waxanu tagney maraykanka lakulanay wasaarada arimaha dibada iyo sirdoonka maraykanka una soo qadinay visionkayaga. Maan layna haysan?