ASIHA YAR HOOYADED OO SI KULUL GABADHEDA ULA HADASHAAY SUBHANALLAH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 ноя 2024

Комментарии • 21

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 4 дня назад

    Subxaana Allah ma hooyo macaan iyo gabar caadi ah ayaad is ag dhigtay??? Wax kale ayaa ku wadha.😢😢😢😢

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 2 дня назад

    HABAARTA AYEEYDA AH SUBXANALLAAH ILLAAHEEY BAKA JARAAYO

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin 6 дней назад +3

    Anigga waa u maleeyne Aisha in eey qaraabo so koriyeen. She doesn't have emotional bond with her mother. Maybe Aisha was neglected by her parents miskiinta. Somalida caasi nima eey laso boodan. Lakiin hadii uu cunuga inta uu yar yahey walidiintoda iska fogeeyaan their emotional bonding separate from them. Developmental kodana waba ka qaldama. Aisha needs to heal from her childhood trauma 😢.

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 2 дня назад

    ISLAANTAAN WAXAA SOO QAXEYEEY WAA DAAD ISKU DIIRAAYO OO XASIIDNIMO KA SHAQEENAAYO

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 6 дней назад +2

    Subxanallah Asha ku horaysay hadalka tiri waa i sixirtey ima korsan hoyaday gabadha qaldan walidka inad social media u soo farisato xaram imisa hooyo kosanin ma waxay dadka ka gadaysa wey i sixotey istaqfurulla hooyo mcn habaar waaye 😢

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 2 дня назад

    SOMAALIYEEY ILMAAHA MARKU YAR YAHEEY QAALBIGA HAA DHAWICIIN MARKU ILMAHAAS WEENADO NAXARIIS KUMA HEENAAYO

  • @IlwadAli-f2g
    @IlwadAli-f2g 5 дней назад +1

    Aniga gabadha il qaldan wiil iyo warid lama simi karo seey kaa noqotay ma adigaa caasi ah

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 5 дней назад

    Qabiil kii xataa ma wuxuu marayaa in kabo is dhashay inuu dhrxgalo😢

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 3 дня назад

    Aisha ciqaab xaga rabi ugatimid ayaa heeysata waayo hoyadeed ayeey qabiilkeedii oo eey leedahay habar xun oo eelaay ah ayaaleyga dhalay.ma hoyadaa ayaa qabiilkaa ah

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 2 дня назад

    HOOYADAAN MAXEEY ILMAHEEDA UU TUURTEY MARKA HORE TAAN KALE HOOYOYINKA ILMAHOODA WEEY WORSADAAN ANAGABA OYAADO XOOLO NALAGU SINIIN AYAA KORSANEEY

  • @waaqicichannel
    @waaqicichannel 6 дней назад

    Marka xigto wlhi waa aqri zamn hooyo iyo gbdheeda isku abtirsana xumno idil lasoo faqa
    Wxii hore inteey iska dhfto caashdan ha uhoyto hooyadeed
    Hka du ceysto hooyo waa hooyo gartedana gar grdaradedana gar
    Lkn wa qlad ind braha bulsha hooyadaa ka ijsafeeyso
    Cashdana iyada leheeyd anigu aad baan uaaf xumahay😢😢😢😢😢 alha so hdeeyo wlasheen

  • @fadhijamaa8282
    @fadhijamaa8282 6 дней назад +2

    Naa bax qabiil kuwadee gabdhan Hooyadeda hala hiiso waa hday aduun iyo aqira rabto

  • @zakhaji-et5cs
    @zakhaji-et5cs 3 дня назад

    Ducadeena maxay u taree,hadii waalidkeed habaaraayo.

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 3 дня назад

    Caisha hoyadeed ayaa tiri hooyo $150 iisoodir markaasey caaisha kutiri habartii eelaayda aheeyd ayaa isoo tuugsatay.

  • @waaqicichannel
    @waaqicichannel 6 дней назад

    Samideey waa kusalmy awalan

  • @foos4126
    @foos4126 6 дней назад +1

    hooyadu waa saxan tahay qof inta korisay warkaa maqleen dhib waaye dhoocilahan weji maleh aniga gabee korsho usoo rafadey single mamma nimo tahriib usoo marey ilaa reer jamacad garsiiyey malin tii ugu dambeysay na jaaw ley dhahay nin la racey dhoocilahaan weji malahan 5 sano ma raadsan wadadaas ka marey

    • @xafsoTimadheer
      @xafsoTimadheer 3 дня назад

      Waa sax kuwa maanta jooga xataa waa kuficlayaan aniga midan dhalay 24jir ah xitaa salanta ima quurto muqdisheyna ilajooogta yaahuu

  • @CanabMacalin-mt6ol
    @CanabMacalin-mt6ol 5 дней назад

    Sawirkaan hooyo miya

  • @deeqasaeed3263
    @deeqasaeed3263 6 дней назад

    ♥♥♥

  • @zamzamhasan1837
    @zamzamhasan1837 6 дней назад

    mamada sidaan mamoyinka somalida kuna aaqay ma aha mamo waa tii cafisbadneyd teeda kale mailmo aan dhalay baa qabiil iga noqda hooyo waa ku sidee bisinkee