Walhi markan cidiyaheda arkay ayan is waydiye in ay salada tukato iyo hadi ay tukanin quruxdan in u qabriga cuni dono waxas ba qalbiga igaso dhacay walihi qoralkaga na kadib ban arke Alle hanso wada hadeyo
Hello beautiful, i really love your personality. You are very funny ❤. One advice my dear ...please don't allow those nails to nullify your Prayers. The daily prayers are super important sis.
Asmaa allaha ku xifdiyo shekoyinkaga wan ka helaa waayo ayaa so xasuustay Asmaa aniga sheko yab leh ayaa kala kulmay talefanka waga so baxay talefana ma heysanoo Lakin mid ina aderteya talefan laheyd baa intey lacag hal riyal ah ii dhibtay bey igu tiri orod isoo wac tukanka hoose iga so wac hana ila hadlin igu dami talefanka ilen midbey rabtay iney shukansato oo talefanka siiso alaa Asmaa maxa yarantii faqri la so maray waayo waayo hada Mareykan ba jogaa adunka yarinti hadan so xasuusto internet kii iyo howlahaa
Asthma maanta waad is qarxisay motrella phones came out 1996 and were popular with masses inn1998 when you said you were 15 yrs 96 am kaba dhig latest 1998 that was 26 years ago 26+15= 41 years old . So adigi laha I'm in my 30s😅. You are good story teller though

Salad ma tuukatid mayaa abaaayo ciidiyaha lagu ma tuukan kaaaro walal
Maxey kufaleysa salada, hadey xasuusan tahay ilahay cowrada ayey qarsanlaheyd
@@shariifcumaribraahim7380الصلاة اساس كل شيء والصلاة تنهى عن الفحشاء والمنكر، ربي يهديها ويهدينا اجمعين
Maxay tukan anagaa jaar ahayn waa faraha laga qaad
Subxaanallah Allaha hadeeyo
Asma huno qof fiican bad tahay se diinta xageda nastexo uunbay iga tahy
Asma wll talo aan ku siiyo, islaam baa tahay gabdh wangsana waa tahy waana ku daawadaa lkn waxaan damcay inaan ku dhaho cidiyo hadaa xidhatid saladana aad tukato waa khatar salaaduna kuma baxdo hadaadan tukana aduunkan waa laga tegayaa rabiga ku qurxiyy caqliga ku siiyay lixdaada lixaad kuu dhameeyy sharafta kuu yeelay plz u sujuud adeec oo kuxidhnow plz walashay mcny
talo fican
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Qiirada meelaha la aad haku mashqulin gabadha
@@somalilander_girl_christiandee run bay u sheegtay
@@somalilander_girl_christianlaguma mashquulin ee wax wanaagsan lee loo sheegay adiga midaas maa ku dhibeyso🙄😏
Waxa dad RUclipsr ah adigaa ugu shekoyin khatarsan😂😂😂😢❤
hadaba wa been an u jedno 😂
Waxaan ku waydiinayaa salaada ilaahay ma tukataa
Walhi markan cidiyaheda arkay ayan is waydiye in ay salada tukato iyo hadi ay tukanin quruxdan in u qabriga cuni dono waxas ba qalbiga igaso dhacay walihi qoralkaga na kadib ban arke Alle hanso wada hadeyo
Maya matukato sowta tidhi 3 week bay cidiyuhu ii xidhanyihiin haderna wanso xidhanaya qof cidiyo xidhan miya salaad ka ansaxdaa
Naa Asmay sida yar ee jagta ah usheekayso inaba caadi mahan ruunti soobadi sheekoyinka mida kalana saladana tuko
Naftaada Utur alle kuuma abuurin in aad isqaawiso ee is astur taas baa kuanfacin salaadana, sadaqada iyo soonkana iska ilaali maxaa yeelay kanwaa Aduun laguma waaro haa kudagmin
Walaashay diinta islaamku sharaf ayay dumarka siisay sidaa awgeed is astur adoo ilaahay jallaa jalaaluh raali galinaya.
Masha allah Asma sheekooyinkaga wan ka hela 😊
Amba 😂❤❤❤
Hello beautiful, i really love your personality. You are very funny ❤. One advice my dear ...please don't allow those nails to nullify your Prayers. The daily prayers are super important sis.
Ala Asmay San ujeclahay sheekadada markasta waa eega Ina waxa Soo dhigtay❤🫶😂
Aniga xitaa 😂😂, I love her walahi
Saan kuu sugayeey hdad ogthy asmay because I love your stories ❤🎉
Amba waan daalay maalintii 10 jeer fiiriyaa RUclips keeda 😂😂😂😂
@@BarwakoIsaanaa kula mida qalbi way igu baxda inantan shekadeeda😂
@@BarwakoIsa wllhi iskumid bynu nhyn tiro maleh saan u sgyy 😂
Asc edo wax kasta waxaa ka horeya salaada ee tuko edo
Shumac gadashada ka shidin si kle baa daremayaa markan arko ma,aqaan
Wllo cijiyuhu waa danbiye iskadaa qeyr qabto
Wllo salaada hadad tukado maxaa ku xiray alle ka baq oo salaad laguma tokan karo marka illaahay hadanad tukan ha ku fuduudeeyo salaada
Walaalka yaa dilay asma hadah
Wllhi qatar waxa no shegta raga jecel indan katagin kudhibateynayo xanuna bey qaban xaunadas maxa ladhaha nosheg❤
Adiga shekoyinkaa laguugu tala galey
Salaadana tuko qaali
Asma sida ushekeyso jeclahay noso badi shekoyinka xabibti
Inader.soo.badi❤❤❤❤
Asc. Asmo sheeko waa taqaan
Masha Allah ❤❤❤
Asmaay horta maii ogthy Inn sheekadaada jeclhy oo ay igu socoto ❤
Abayo cidiyo aygoo ku xiran wesadada ma ansaxee
Waa shaydaamade maxay tukadaa
Asmaa allaha ku xifdiyo shekoyinkaga wan ka helaa waayo ayaa so xasuustay Asmaa aniga sheko yab leh ayaa kala kulmay talefanka waga so baxay talefana ma heysanoo Lakin mid ina aderteya talefan laheyd baa intey lacag hal riyal ah ii dhibtay bey igu tiri orod isoo wac tukanka hoose iga so wac hana ila hadlin igu dami talefanka ilen midbey rabtay iney shukansato oo talefanka siiso alaa Asmaa maxa yarantii faqri la so maray waayo waayo hada Mareykan ba jogaa adunka yarinti hadan so xasuusto internet kii iyo howlahaa
Ma islaam tahay mise gaal maxaa dhexgaliyay nin iyo naagtii waxan ha ku sheekayn xishood
Hello 👋 Asma Fadlan walaale wanka heleyde❤❤❤
😳😳😳 maxa tiri 3 weeks oo ma tukatid miyaa hoogto 😂😂
Asmaay waan ku gartey walaashaa shamso ma la dhahaa Duniyo daan aqaaney haday hooyadaa tahyeh igu salaan.
Wlhi wad so xarqbysaty nolosha asmaaay😂😂😂😂😂😂
Asma waa aftahanad aqli badan oo sheekadeeda laga daaleyn. Naaga hadalka xitaa dhibaya oo kalsooni lahayn baa aad loo daawadaa iyadana aad looma daawado maxaa ugu wacan tolow. I don't get it! 🤔
Asmaay sheekoyinkaga waan jaclahy wlhi and I love you so much ❤❤
You are funny asmaay Ana filim maad ii matali wll😂😂😂😂😂😂
Asma dauus quruxda way udhalatay naag nool wye gabadhasi
Bus ku baad tahaye intaad sheekadan wado Aniguna Adaan kugu maqanahay❤
Asma sheekooyinkeda saan u jecelahay ❤
Naa asma miyanad tukan qali waxy 3 week bay ixidhayeen xidiyuhu mcn tuko haday su Ashu hay hatshy
Carur bad ahad wll. Ayaduna cawan bay Aheed😂😂 way kamaser tay
Miss caashaq .fariid ayaadtahay
Asma wnkusalmy qali aawy vidyowgii shoppinka aad nosowadey❤
﴿ وَمَا يَسْتَوِي الْأَعْمَىٰ وَالْبَصِيرُ وَالَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا
الصَّالِحَاتِ وَلَا الْمُسِيءُ ۚ قَلِيلًا مَّا تَتَذَكَّرُونَ﴾
[ غافر: 58
( MA SINA QOF INDHO LE AH IYO QOF
INDHO QABA , SIDOO KALE QOF CAMAL
WANAAGSAN SAMEEYA IYO QOF CAMAL XUN
SAMEEYA INTA WAX GARATAAN WAA YAR
TAHAY ) Suurat Qafir 58
BEEN BEEN iyo CIYAAR maxaa CIMRIGIINA
ugu Lumisaan !!!!!
ADEER XUSEEN
Abaayo Nag Gal Gacl lagu dawado Qoodhaa
Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh Masha allhhh ❤❤❤❤❤❤
Garoon calamiyah diyaaraduhu kahaadan calami mayahay hada mase waa bur buray
Asmaay sheego nakadaa adika miyaan isku dhecgsanaa
Asma waa funny❤
asma walahy malaa wad yard markaa lakiin waad sigty
Cidiyaha laguma tukado quruxey
Waa tan doqon hadaad maqasho
wow beenta nagu waad yaabka adunka😂🤣😅somalidu wa dad xun taas run baad ku sheegtay
Walhi asami waa fani
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Habo waan ku jeclahay ee hijabka hiro
Wll salaadu kuma baxdo cidiyaha
Asma markaa xeydka ama caada kuu joog xero cidiyaha waa hadaa 5 salaaad tukato ama xero hadee weesadakaa jabto iska fur
Salaaddii aaway cidiyihah 3weeks xiran salaamaat
Asmay noso badi shekoyinka waliba kuwa adi kuquseeya😂❤❤
Asthma maanta waad is qarxisay motrella phones came out 1996 and were popular with masses inn1998 when you said you were 15 yrs 96 am kaba dhig latest 1998 that was 26 years ago 26+15= 41 years old . So adigi laha I'm in my 30s😅. You are good story teller though
Waxaas yaa kuu dirsaday 😂
😏
Asma 41 sano ma jirtee af soomaliga soo baro
You know, the metro and Nokia had came in Africa approximately 2004, i really know that
Hurdadad ku socota mala wajigan ma 40 jirba😂😂😂😂amuuusja ku rooin sxp
Allah ka cabso.
Shekoyinka yarantadii noso badi asma😂😂❤
Walhi markan cidiyaheda arkay ayan is waydiye in ay salada tukato iyo hadi ay tukanin quruxdan in u qabriga cuni dono waxas ba qalbiga igaso dhacay walihi qoralkaga na kadib ban arke Alle hanso wada hadeyo
Mohamed case walashis wa kuwata 😅
Asmo galgale waa diridhabe suuq Ashawa
Nagtan shekoyinkooda 80%wa been😂😂😂😂😂15 jiir iyo nag xaasle maxa saxib ka dhigay 😏😏😏
15:21 hhhhhh😂😂😂😂 wlhi ciyaal cuntada u daran ninka naagnimo ka rabaa ka daran
Asmaay wlhi wan kujeclahy ❤
sheeko cajiib dadka haku dhex dhimanina waa hadal muhiim ah
Qosol ban suxay markuu saxiibka yidhi ma daynayo wan dilayaa ee adku tidhi war wa nin wayne yaanu ku dilin 😂😂😂😂😂😂😂😂
Dadkan maxaa ka qalan gabadhan timaheedii ba aan qarsanaynin ee publica timo qaawanaanta lasoo taagan miyey salaad waydiinayaan😂
Asc hbbty saladi away
Saladana qali😊
Waad sigaray asmaay
ASMoy hooyo tahay salad ilali ❤😢aqiro wax kajiro xadii ogani lahed 😢
Fariid asama dahabo ❤
Sheeko aya kuu buurda😂iwaad sheekada asma kuruux
O asmay saladi meyday wllo
I see a menorah 🕎 behind are u celebrating the Hanukkah?
Hadii shekadan runtaa tahay waxey la'midtahay adoo masaajid dumiyey
Taasi wabay kugudhigty qali wasidi tunatidhi alabta igura oo hinsanyd oo haben dhan nagu xamalysay
Wax lesweydiyo maxume dadka wajika dhoqada marsada iyo kuwa cidiyaha feega xirta waliba rinjiga marsada gormey dukadaan ileen muslin hada nahaye 5 waqti inan dukano ayaa wajib nagu ah. Alow sohadeey kuwa salada kuadag tahay.
Been badanaa wiilka miyuu iska dilayaa walalakeed 😅
Oo miyadan tukan
Hdalkaan sowadey alle hana wada hnuuniyo
14:41 Alla qosol badanaaa 😂😂😂
attractive
Xasbunalaah na saladi meeday 😢
saladii meeday asmay qali😢
Cidiyaha ad xirantayOo saladda seed u waysay sataa illen musmi baatee
Shaydaamad
Shekadan sheko run ah maha wa sheko laso alifay
Anigaba sidhaada oo kale ayaan aga shakiyay. Waa quraafaad.😂
Naa saladi meday waba ka shakiye
Salad majirto Miya asma cadiyuhu wxay
Love you sis but these are the Hanuka candles which is a jewish symbol
😂😂😂 asmay ninkashukanso baa lagu dhahee ma cunto cun baa lagu dhahay 😂 asmay ileen dhuni baa tahay😂😂 si dacada uqoslay 😂😂😂😂😅😅
Sheekooyinkan oo kale noo soo badi asmaay 😅
Asma Naag waln ba tahay 😂😂😂😂😂
😂😂😂😂 Asma wan jeclahay waa dadka funny ah
Cidi fake ah maxaa kufashay walaasheey?
Naa ilahy kabaq matukatid miyaa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤