CABDI MAAXI MUNYE QOOTO QOOTO 2016 HD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 ноя 2024

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @KornelAbdi
    @KornelAbdi 8 лет назад +29

    wacdalla heestan weey iga qoslisay walow aan ba qooto qooto aan ba maqlin yahuu

    • @cabdalajabriil4428
      @cabdalajabriil4428 3 года назад

      33and the 3 and a half hour or so 443 and a half hour or so I 55555555555555555555555555è

  • @dnpydb-liee
    @dnpydb-liee 2 года назад +31

    2022 still wa heesta ugo shidan Reer Bondheere manta waxee ka shidneed heestan meel cabitaan laga cabo muskal dalbaday kaliya si an u dhageysto 5 daqiiqo heestan kadib youtube ka radiyay 6 sano kadib

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 8 лет назад +7

    Waad kabaxsatay walee big fannaan muunye...........😀Heestaan waxa jira waqtigaan amay abaaree 😀 sheekada xilibaan waaba run kkkkkk best song 2016 really.

  • @ciyaalwaaberitv7888
    @ciyaalwaaberitv7888 8 лет назад +15

    woow runti waa hees aad iyo aad u mcn oo dhan waliba ka hadleyso cabdi maaxi muunye gacan ayaan ku taagay adiga iyo heesti qooto qooto

  • @cabdicasiismaxamuudmacalin869
    @cabdicasiismaxamuudmacalin869 Год назад +3

    Heestan mucaarad ma leh qofna maba mucaaradi karo waa loo hormariyay (qofkii meel xanuunto asaa soo qeeli doona)

  • @bulshokoriye2702
    @bulshokoriye2702 4 года назад +17

    What’s going on? This song deserves more than 1.3 m. Come on guys! Let’s give the brother up

  • @FARXYOBELLO
    @FARXYOBELLO 8 лет назад +19

    QOOTO QOOTO =. Beebeen a laga wada 🙌🙌💯

  • @mohaaibraahim
    @mohaaibraahim 3 года назад +22

    Inta illa dawaneyso 2021 like isaar ❤️🇸🇴❤️🇸🇴🔥

  • @omark3141
    @omark3141 Год назад +5

    I love all the different dialects. This hees talks facts and broadens my understanding of reer xamar

  • @leonerdoleonerdo3288
    @leonerdoleonerdo3288 7 лет назад +13

    qooto qoooto like dance somali respect from sweden

  • @حمدي-ب5ث
    @حمدي-ب5ث 5 лет назад +17

    Kalamda qooto qooto man aqoon marki hore ruwayadan ayan kubartay wlhy anigo rerburco ah magalada murtida iyo madadalada sido kale fananka magacisana markasan bartay qof hore lodhaho ma arag munye 😂
    Reerkonfur naga cilmibadan❤😍
    Inta ila midka like isaara ee wali 2019 dawanaysa 😂☝️

    • @ayannna5473
      @ayannna5473 4 года назад

      😅😅😅😅😅😅😅

    • @Rastaman-ir9wt
      @Rastaman-ir9wt Год назад

      Been been iyo shaxaad isku jira waye🤣🤣🤣

  • @abas-osman
    @abas-osman 8 лет назад +10

    viva xamari music dadka dhagaxa Ka yimid tarabuunka cml naga nasta

  • @ibrahimhire3625
    @ibrahimhire3625 Год назад +10

    After 6 years everything still qooto qooto😂

  • @anisoabdulaahimaxamuud392
    @anisoabdulaahimaxamuud392 Год назад +2

    Fayanus sheeqa dahiir banana arakaa ilahayow cimarageeda dheere amiin

  • @youngsomalientrepreneurs2519
    @youngsomalientrepreneurs2519 6 лет назад +3

    Haye...Asxaateyda heesta caadi ma ahan... Is a Cajiib one. Ha moogaanin in aad Fikrdaha Ganacsiga ku soo biirto.

  • @samiirdhagaxbuur8328
    @samiirdhagaxbuur8328 8 лет назад +1

    qooto qooto walahi intii lahjadan somaliga ah aan maqli jiray waxaan odhan karaa wa markii ugu horaysay ee xigmad cajiib ah ka soo baxdo

  • @xaliimonuur1002
    @xaliimonuur1002 7 лет назад +42

    dadka heestan qaaliga ah ee runta ka hadleeysa like udiiday waa kuweey ka hadleeyso fanaan qooto xilibaan qooto qayilaad qooto aroos qooto inta igu raacsan like igu caawiya waaruntiine

    • @hawaljama6516
      @hawaljama6516 4 года назад

      😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @zainabsamatar4039
      @zainabsamatar4039 4 года назад +1

      Hhh

  • @kowsarxasan6969
    @kowsarxasan6969 8 лет назад +1

    woooow qooto caadi ma aha ani waan ka qeyliyey hees la siyaaseyey kursi raadis iyo qabqable is jaakeyay aan u gartey fananiintena weey mahadsan yihiin gaar ahaan maaxi muunye waa ka baxsatey universal tv waa ka baxsaten 2016 ka woooow.

  • @hanihassan3561
    @hanihassan3561 8 лет назад +26

    Hhhhhh dadaa ogahay qooto qooto Somali inee igu baxaan rabaan

    • @abdifatah-Yare
      @abdifatah-Yare 8 лет назад +1

      kuwa kalana qooto qooto inay ku qanciyaan bay doonayaaan 😂😂

    • @samiyoxasan984
      @samiyoxasan984 8 лет назад +7

      hhhjh wlhi waqoyi qoto qooto iney qaran ku noqdaan rabaan waxas wala diiday hhhh

    • @hawiyebitchestheylikeblack5196
      @hawiyebitchestheylikeblack5196 8 лет назад

      +abdifatah yare jarar bwoiy kkkkkkkkk

    • @mohamedtawaneahmed3149
      @mohamedtawaneahmed3149 8 лет назад +2

      +samiyo xasan Yurub marka la yimaado waxaa la sheegta Mogadishu lakeen Waa qooto qooto

    • @MohamedIbrahim-dm1wx
      @MohamedIbrahim-dm1wx 7 лет назад

      Najma ahmed
      why Somali people's like the son

  • @abdirahmanbashir5021
    @abdirahmanbashir5021 2 года назад +39

    This song talks about reality 😂😂😂😂

  • @aidomoh5848
    @aidomoh5848 8 лет назад +13

    Adigoo qamaam ah, qoftoo lee is barateen, reerkooda qani yahay, qubxi intii ka dhargisey, qoorsagaaro ku qabatid, qaraabadeeda hoose qajaf aadan siinin, qooto qooto adi qooto mu ku aroostey, waa iga gadan tahay awoowo 💶💶

  • @سوسوعثمان-غ4ه
    @سوسوعثمان-غ4ه 8 лет назад +1

    adigoo qarash la aan eh qorshahu kaa wareeray quraacda kuu gooysay qadana aadan heeysanin qurbaha shakab ku leedahay qarada yurub ku nooshahay oodna qaawan tahay qoryo intiii is marisid qooto qooto adi qooto maku marqaantay axyaaa heees iga dheh nolaaw fanaan keena❤❤❤❤💋💋💋💋

  • @namcoxassan8651
    @namcoxassan8651 5 лет назад +25

    🙄Manta okale 2017
    Ayaa qoto qooto lakene inta ila dawaneyso 2019 ka like isara

  • @jamaalissa5316
    @jamaalissa5316 8 лет назад +2

    hees saan ha kaa ahaado hees murti iyo macno ha wadato saan oo kale MUNYE N mahatsanid QOOTO QOOTO waan ku heestaa

  • @hannahassan9783
    @hannahassan9783 7 лет назад +15

    Cabdi maaxi muunye masha alaah isku galaas ayaa aheyn iskool Siyaad ee degmada Wadajir

    • @Legendnos
      @Legendnos 7 лет назад

      Hodan Hassan kkk

    • @aaliyaqueen1189
      @aaliyaqueen1189 3 года назад

      Masha allah

    • @cabdixasan9883
      @cabdixasan9883 2 года назад +1

      Waxow Dagana masaajidka macalin nuur aktiisa anigaba waxan dhiganeyay iskool siyaad

  • @algimohamed9899
    @algimohamed9899 6 лет назад +6

    Wow! Gorgeous ... Though I don't understand the meaning its beautiful

  • @daacigurey7230
    @daacigurey7230 2 года назад +7

    Best song i have ever seen🥰

  • @Asmaasluub
    @Asmaasluub 8 лет назад

    Best song 2016 qooto qooto been been halagu noolaado sxb real maba loo noolaa karo been beenta lagu heestaaa👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽😂 well done

  • @USCS3
    @USCS3 8 лет назад +13

    Iam in love this song

  • @burhanhassan929
    @burhanhassan929 8 лет назад +2

    QUEEN TASHA IS BIG DANCER I KNOW HER U GUYS NEVER SEEN HOW SHE CAN DANCER WITHOUT HER THIS SONG NO ONE WILL WATCH IF WE ALL BE HONEST GIVE HER THE CREDIT GOD BLESS FANTASTIC WAX BADAN AYAY KU KORDHISAY QURUX STYLE IYO DANCER WELL DONE SISTER FANKA ASAGAA KU BAAHAN

  • @gcali4890
    @gcali4890 8 лет назад +77

    Qoftaan meesha ka cayaareeso xataa Qooto qooto ee ku cayaaroosaa kkkkkkk naa naga fadhiiso

    • @faizacadey8594
      @faizacadey8594 8 лет назад +1

      kkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkkkkkkkkk wax qasan iga fariiso

    • @gacha_mavie2323
      @gacha_mavie2323 8 лет назад

      +Faiza cadey p98

    • @SakariaMohamed
      @SakariaMohamed 8 лет назад +2

      Beenta ma ahan waxe tahay lama yaqaan ayado meel walba ka cayaare le la arkaa kkkkkkkkk

    • @mulkiaxmed4134
      @mulkiaxmed4134 8 лет назад +1

      hhkkj

    • @travielee186
      @travielee186 7 лет назад +1

      gacaltooyo cali 😂😂

  • @shucebcabdidiirane8169
    @shucebcabdidiirane8169 2 года назад +1

    2022 /6/8 malinta dhaarinta XASAN sheikh oo biri ah waa qoto qoto hhh

  • @liiiliban4001
    @liiiliban4001 7 лет назад +11

    3/10/2017 yaa daawanayay hestan farta taaaag heee

    • @nizomo6146
      @nizomo6146 6 лет назад

      Cade Liban 12/31/17 🤓

  • @kadarmoha
    @kadarmoha 8 лет назад +2

    Heesta qooto qootanba ku dhageysay😂 👏👏🔥✔ Queen tasha 🔥🔥

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 8 лет назад +8

    caadi maahan. waa ka baxsatay al fanan runta ayaa ka hadashahy❤

  • @khalidyare5992
    @khalidyare5992 8 лет назад +1

    sxbkey muunto iyo Queen Taisha Caadi mahan walle Heesta iyo ereyada iyo laxanta iyo music iyo waliba ciyarta queen of the ciyarta Queen Taisha long life guys

  • @abdimicro
    @abdimicro 8 лет назад +39

    Qooto Qooto macnaheeda heer koraad dhan ma fahmaayaan lool

    • @waayeelkajaqafsada2352
      @waayeelkajaqafsada2352 8 лет назад +1

      Reer koraaad aan ahay kawaran waana fahmay 😂😂😂

    • @abdimicro
      @abdimicro 8 лет назад

      Waayeelka Jaqafsada xariif aa tahay markaas lool

    • @anobmohamed2411
      @anobmohamed2411 8 лет назад

      +Abdullahi Abdi qooto qooto been been miya laga wada wll

    • @abikar97deelka76
      @abikar97deelka76 8 лет назад

      +Waayeelka Jaqafsada reer koraad ma tihid lkn taabici reer koraad ayaa tahay reer koraad rasmi ah dhulos wixi kasii xageeyo wayay deelka hh

    • @abikar97deelka76
      @abikar97deelka76 8 лет назад

      +Waayeelka Jaqafsada reer koraad ma tihid lkn taabici reer koraad ayaa tahay reer koraad rasmi ah dhulos wixi kasii xageeyo wayay deelka hh

  • @adogabaladka4445
    @adogabaladka4445 8 лет назад

    Abukar mahdi waxaa fiicnalaheyd heesta cabdi maaxi munye maadaama magaceeda qaadaten ruwayadna ugu magacdarteen waa inaa xustaan fanaanka maadama uu bulshada wax fiican ukeenay fanaanka cabdi maaxi magaciisana kooxda qaadatay. Abukar mahdi ha. Isbaaro hakuso shaac bixin

  • @hassanjuba9624
    @hassanjuba9624 8 лет назад +6

    Hhhhh qoooto qooto dadkiiii Soo saaray waaa iii roonaayeen aniga qooto qooto ayaanba hablaha ku galnaaa 😜😜😜😜😜

  • @sucdiarif9878
    @sucdiarif9878 9 месяцев назад

    Woooow queen tasha sifiican ey u taqaanaa nikada❤😂

  • @cumarlucky9333
    @cumarlucky9333 7 лет назад +3

    Adoo qaabka heesaha qaadoogood kaseenin
    Sadex qodob markii qol laguugu soo xiro
    Qub iyo qac kuduubtid
    Qataraa tahay lagu yiraahdo
    Isla weyni aad kaqaadid qofna aad salaamin
    Yuutub kuqurxisid
    Qooto qooto fanaan qooto maku tahay
    Cajiiiiiiiiiiiiiiib wlh heesta dad badaneey kusocotaa

  • @abdulkadirhusseinmahamed1662
    @abdulkadirhusseinmahamed1662 8 лет назад

    waan la dhacay (qofkii meel xanuuna usaa soo qaylindoon ) reer qooto way soo qayilin doonaa ayagaa is yaqaano

  • @Atax_maki_xaaji_banaadir.
    @Atax_maki_xaaji_banaadir. 5 лет назад +6

    yaadawanayo 26/septemper /2019

  • @dnpydb-liee
    @dnpydb-liee 2 года назад +2

    Hargeysa weeke hore heestan ka shidneed sidoo kale meel maqaxi laga cabo bonka shaax

  • @mahadcadde4004
    @mahadcadde4004 7 лет назад +5

    Ninkaan cayaartisa waxan ka fiirsab la'ahay xabadaan talow qof ceshto malahn miya

  • @umucimarsn6150
    @umucimarsn6150 8 лет назад

    abukar mahdi wad mahadsantahay bro shaqo wacan

  • @nomashquulAhmed
    @nomashquulAhmed 8 лет назад +6

    qooto kama dhargo waa ku fiirsp. qooto 😃😍😍😍😚😚😚🤗😝😝😝😝qooto cadimaha qooto yaasha wey fashilmee

  • @haadayaredaaha474
    @haadayaredaaha474 8 лет назад

    inan reerkeedu qani yahay ku helay qooto qooto alle ha iidaayo love u

  • @oowmalaaq6877
    @oowmalaaq6877 8 лет назад +10

    Xabadaan niikineeso qooto qooto kuuntadeed maku fiirsatay abaa!!

  • @huseinblack-fv4ty
    @huseinblack-fv4ty 3 месяца назад +1

    2024 xita waa riwaayada kaliya oo aan laga xiiso dhici

  • @FAAD21
    @FAAD21 2 года назад +4

    Amazing song

  • @mohamedhussein7927
    @mohamedhussein7927 8 лет назад +1

    qooto qooto waa runtaa waakabaxsate brow

  • @cabdiaziizboqortooyo765
    @cabdiaziizboqortooyo765 2 года назад +3

    Legend iyo Badh best Song❤️

  • @maxamedjalaato3277
    @maxamedjalaato3277 3 года назад +1

    2021 Dadka dhageestay Heestan
    Like Higa Baqiilin please 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @luulabdullah9030
    @luulabdullah9030 8 лет назад +24

    Kkkkkkkkkk kkkkkkk kkkkkk gueen taasha walhi bilaahi talaahi sorry xaga fanaan nimada adeey ku gu socotaa

  • @xasanyarow9825
    @xasanyarow9825 Год назад

    ❤❤❤❤ Abukar legend inaaba caadi ma eheen manta

  • @ffowska1878
    @ffowska1878 7 лет назад +18

    Tol hadaa nahay quen tasha aan isbitalka waalida geeno oo daaweeeno qur.aana aan saarno illen xishoodkiiba wey illowdeeeee

  • @suumi-zs1vc
    @suumi-zs1vc 7 месяцев назад

    lix sano k di cwa bn dhgaysanayaa😂❤ Lix sano k hor mrkry so baxaysay riwayada qotoqoto Baqbaqa qolka ban k dawan jirnay inago ilmo ah😂❤️

  • @niah8978
    @niah8978 8 лет назад +22

    qooto qooto heestan maku dhagesatay😂😂

  • @abadalahaykal2268
    @abadalahaykal2268 8 лет назад

    wllhi heesta queeenta shiday queen tasha fanku wa u bahamyahay xaragadii fanka baan dhihi lahaaaa

  • @tamilaabdul3090
    @tamilaabdul3090 8 лет назад +4

    l love this song and Queen Tasha's dance. vivo Queenie

  • @layloadam5571
    @layloadam5571 5 лет назад +1

    Queen Tasha my gurl saas waaye steal the spotlight hnny as always💕💕💕

  • @gabadhajecelwiilashajidhka5812
    @gabadhajecelwiilashajidhka5812 8 лет назад +41

    qooooto qooooto baanu raga ku shukansanaa zxp 😂😂😂

    • @SakariaMohamed
      @SakariaMohamed 8 лет назад +2

      Oginaa

    • @qarandoonjararaawi1995
      @qarandoonjararaawi1995 8 лет назад +2

      + man qabooja raguba idinka darnaa waxa la igaaday shukaansigeena odhan in uu qooto qooto ahaa kkkkkk xaasas badanbaan qooto qooto ku leyahay ilove qootoqooto

    • @zaynntheproducer
      @zaynntheproducer 8 лет назад +1

      naag sirteeda lagama salgaro

    • @bigA34
      @bigA34 8 лет назад +1

      Hussein Hassen

    • @bigA34
      @bigA34 8 лет назад +1

      Hussein Hassen

  • @umusamihalifestyle2862
    @umusamihalifestyle2862 8 лет назад +2

    walee wa run qofki meel xanuuno asaga ayaa soo qeylin doono

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 8 лет назад +14

    2:28 Queen Tasha iyo Xusseen Shire😂😂.

    • @istela_22
      @istela_22 3 года назад

      Celcelis waaye.😹

  • @FarxiyoAbukarmaxamed-ej1mk
    @FarxiyoAbukarmaxamed-ej1mk 9 месяцев назад

    2019 iga daa ciyaarta waxannaa hes kaa ah 🗣🎼🎶😂😂😂

  • @shoaibsheikhabdullahi7828
    @shoaibsheikhabdullahi7828 2 года назад +3

    Qooto qooto nice song

  • @misssundus5752
    @misssundus5752 8 лет назад +2

    From Xamar lkn waligeey ma maqlin qooto lkn heesta hadaad fahamto qootana...

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfa 7 лет назад +8

    heestaan laga ma daalo dhagaysigeeda waa funny

  • @faduminmohamed5860
    @faduminmohamed5860 7 лет назад +1

    Hollywood qoosol qoosol

  • @princessindhaqurux8944
    @princessindhaqurux8944 8 лет назад +6

    comment xitaa qooto qooto aa ku soo qorey

  • @abdirahmanahmed3727
    @abdirahmanahmed3727 4 года назад +1

    2020 yaa daawanooyo heestaan qooto qooto 😂😂☝️☝️👌

  • @intisaardahir4345
    @intisaardahir4345 8 лет назад +18

    Qofkii meel xanuuno Usaaa Soo qeeyli doona Been been ku Noloow bilaaash maahinoo kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @laarriarts22
    @laarriarts22 8 лет назад

    allahayaay war dadku qurxo badanaa yaa iska dhex taga :D :D

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 8 лет назад +3

    Okey, qootadana maxaa waaye🤔??? Queen Tasha😂😂. ✌🏽️✌🏽🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇴🇸🇴✅✅💖💖
    Xoxo~::/Gossip~Guy!!!!!!!.....❤️❤️❤️❤️❤️

    • @sagalcabdi5855
      @sagalcabdi5855 8 лет назад +1

      qooto wa been been cml

    • @whitephoenixofthecrown8523
      @whitephoenixofthecrown8523 8 лет назад

      +Sagal cabdi erayga waxa loola jeedo waan fahansanahay walaal mahadsanid, lkn ereyga laftiisaan ka hadlaayey?? Af soomaali nuucee ah waaye???🤔😊

    • @sagalcabdi5855
      @sagalcabdi5855 8 лет назад +1

      +Guled Abdo af Somali noce ah yacni lahjade ma ka wada

    • @whitephoenixofthecrown8523
      @whitephoenixofthecrown8523 8 лет назад

      +Sagal cabdi saas cml? Iilama eko xamari!

    • @sagalcabdi5855
      @sagalcabdi5855 8 лет назад +1

      Wlh tas ma shegi Kari koley ani rer Mudug ayan ahay wana dhaha Somalida badankod ba dhaha an fila

  • @abdimuidegale7956
    @abdimuidegale7956 8 лет назад

    queen tasha iyadaba la karbaashoya ma istiri allow alle hhhhh

  • @munamu668
    @munamu668 7 лет назад +4

    qeebta fadhi kudirirka iyo qeebta indha adeega. kuli qooto malagu jogo he😂😂

  • @AyroTV
    @AyroTV 8 лет назад +1

    caadi ma aha xildhibaan qooto

  • @abdifatahfareey5949
    @abdifatahfareey5949 8 лет назад +4

    qooto qooto anaa qooto ku aroosay maalin

  • @mohamedhanad339
    @mohamedhanad339 8 лет назад +1

    Adigoo qamaamee
    Qoftoo lee is barateen
    Reerkooda qani yahay
    Qubxi intii ka dhergisay
    Qoor sagaara ku qabatay
    Qaraabadeeda hoose
    Qajaf aadan siinnin
    Qooto qooto
    Adi qooto ma ku aroostay?

  • @dilmakhia8808
    @dilmakhia8808 8 лет назад +4

    qooto qooto naag maku furtay hh✌

  • @tekle_ad5072
    @tekle_ad5072 8 лет назад +2

    heestan waxaay ka hadashay wax sax ah dood uuma bahna rer baldi waa leys haaya

  • @queenlubna2435
    @queenlubna2435 8 лет назад +4

    niiko qooto qooto mesha la imaw xanun mahino queen tashaa😂😂😂😂😂😂

  • @mozizko8515
    @mozizko8515 8 лет назад

    qoooto qooto tlh cawa halkan baa ugu wacan aniga xataa qooto qootaan kudaawanaya dadka IGA fiiriya.

  • @libaaxalee
    @libaaxalee 4 года назад +10

    "Adoo waxba qoreenin,qalin iyo buug aan qaadan, aqoon heer sare laheyn,qibradaadu eey tahay, qeebta fadhi kudirirka iyo qeeta indha adeega, dalkii intaa u qaxdid, qooto qooto, xilibaan qooto qooto makutahay?" Hahaha been masheegin.

  • @najmomuqtar3158
    @najmomuqtar3158 8 лет назад +24

    hhhh qoot qoot ma uu dhagesaty heesta🙉🙉🙉

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  8 лет назад

      kkkkkkkkkk

    • @modh1695
      @modh1695 8 лет назад +1

      qooto qootay ka shidanthy h h h

    • @myfamilyisimportantformeab75
      @myfamilyisimportantformeab75 8 лет назад

      ninka gabadha celcel nayo

    • @bigboss-bf5mw
      @bigboss-bf5mw 8 лет назад +1

      Najma#😀adiga ayaaba xada qooto qooto yuotube ugu jira isaga bax RUclips😍😍😍😍😍😄😄😄😄😄😃😃😃😃😃😀😀😀😀

    • @maxamedjoon2067
      @maxamedjoon2067 8 лет назад +1

      kkkkkkkkk ha waku dhagesti

  • @ahmedfarah5108
    @ahmedfarah5108 8 лет назад

    qooto qoooto yurubku tagteen qooto qotona waa ku heesteen qooto qotona like ku he sheeen kkkk

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 8 лет назад +62

    islaan jareeer ah o galkacyo ku arki jiray faay qooto qooto la oran jiray lol ileen qooto xigmad baa ku jirtay kkk

    • @abdulkaderjama1494
      @abdulkaderjama1494 8 лет назад

      maxaas kaa cunay ama muxuu kaa cunay hadaad wax siisay waa ku qooteeyey waa qooyo qooyo waxa ku dhay

    • @degaomar4409
      @degaomar4409 8 лет назад +1

      cadnaan kkk islaanta qooto qooto Ayey ku nooleed yacnii Been been Ayey isku dabari jirtay igu salaan Aay faay qooto qooto Lol

    • @cadnaanmontolivo7196
      @cadnaanmontolivo7196 8 лет назад

      +halima adow islanta horta af Tahanad ayay ahayd lkn ila hada qof qooto qooto I fasira ma arkin ee bal qooto maxay tahay walale

    • @mizmix7368
      @mizmix7368 8 лет назад +1

      kkkkk

    • @siciidsare4900
      @siciidsare4900 8 лет назад +2

      +Cadnaan Montolivo waa wax adan ahayn marka iska dhigtid sxb

  • @omarmunye6290
    @omarmunye6290 7 лет назад

    Hadalee qooto qooto laygaaga soo qadeeyay wlh wuxuu ku heesayo waa run, umad dhan oo ku nool qooto qooto ilaahoow noo gargaar.

  • @ayaanabdullaahiayaanelman6065
    @ayaanabdullaahiayaanelman6065 8 лет назад +3

    kkkkkk caadi ma Ahan heestaan qootada ha daayo hee somaalay hhhh

  • @عبدالله-ه8ض7ن
    @عبدالله-ه8ض7ن 2 года назад +2

    He is my uncle

  • @ahmednajaadstyl
    @ahmednajaadstyl 8 лет назад +4

    xildhibaan iyo fanaan meshan ku karbaashan blh hhhhhhh

    • @faidmoxa1507
      @faidmoxa1507 8 лет назад

      sxb gadaal ayan kafahmay hesta

    • @naruuriyehassan8037
      @naruuriyehassan8037 8 лет назад +2

      Faid Moxa iyo qudbasirada ama meher xadka hadaba sidaad utaqaan iyo asaxaabul marqaanka qurbaha kuwareeray ayaa laheestaa

  • @ahmedfarah5108
    @ahmedfarah5108 8 лет назад

    qooto qoooto yurubku tagteen qooto qotona waa ku heesteen qooto qotona like ku he sheeen kkkk😂

  • @woome101ify
    @woome101ify 8 лет назад +3

    i only came here to watch that NIIKO

    • @woome101ify
      @woome101ify 8 лет назад

      +Queen Nissiee_ lol yeah even Facebook status meelwalba ayey qabsatay heesta but really it's worth watching it

    • @halimahussein3870
      @halimahussein3870 8 лет назад

      +Queen Nissiee_ vvw?

    • @woome101ify
      @woome101ify 8 лет назад

      +Halima Hussein ???

    • @samitribiani7597
      @samitribiani7597 8 лет назад +2

      Womo heesta waa istakaakil wlhy super qooto qooto and niiko

    • @ddgasm3070
      @ddgasm3070 8 лет назад

      +Womo-K ل

  • @yarankaashoomar5664
    @yarankaashoomar5664 8 лет назад +1

    wlhi hees igadheh waaa iga gadanthy midaaan ani

  • @travielee186
    @travielee186 7 лет назад +9

    I got My cadaan girl but its qooto qooto No one knows 😁😂 😂😂😂

    • @mrakjunior
      @mrakjunior 7 лет назад +2

      Travie lee and it goes the other way qooto qooto.

  • @ahmedrumeyshi4052
    @ahmedrumeyshi4052 8 лет назад

    munye groetjes uit mogadisho lekker ldte rahmed rumeyshi

  • @8yearsago649
    @8yearsago649 8 лет назад +4

    Qootada. Waa maxAy. Maan garan. Iga walee. Fadlan. Cida garaneyso. Ha isheekto ?

  • @nasraibrahim5417
    @nasraibrahim5417 2 года назад

    Habo hala shito hadeey jirto dadka waa shiday maasha Allaah Tabaraka llaah. 👌🏽

  • @gabarmudug1901
    @gabarmudug1901 8 лет назад +6

    Queen Tasha maxay la baxbaxsanaysaa. Lol

    • @naimaali4815
      @naimaali4815 8 лет назад +2

      ayada aaba laga hadlaa faaniinta qooto qooto ay ku jirtaa been been ay fanaan ku noqotay.

    • @ubahelmi901
      @ubahelmi901 8 лет назад

      +Naima Ali weey kalkacsantay

    • @aasiyoinacabdi3958
      @aasiyoinacabdi3958 8 лет назад

      kkkkk waxey lacae cararasaa qooto qooto bey ku dheelee

    • @mhflexy5377
      @mhflexy5377 8 лет назад

      Moxogaa muruq ka gale wareejise rbta xusena ku dhan ka celi an qoto qoto ku dawane

    • @mohamedkaafaa8235
      @mohamedkaafaa8235 8 лет назад

      Heestaan Ayadaaba lagu karbaashay Qooto-Qooto ayeyy fanaan ku noqotay