Silsiladii Gayaan Qaybtii 146aad iyo Abwaan Cashir Budul oo Usoo jawaabay Abwaan Fiiro

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 дек 2024

Комментарии • 60

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 года назад +6

    Adeer uma jawaabi kartid Abwaan Caashir Budul Soomaali ways taqaana Ma Raage Ugaas iyo Siyid Maxamed Adule baa loogu jawabi kara Gabay Budul 👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @abdiweli77ismail25
    @abdiweli77ismail25 3 года назад +2

    Abwaan Cashir ilaahy haku xafido niyow Ani Iyo adi isku meel ayaan joogna wali

  • @xayadmaxamuud2955
    @xayadmaxamuud2955 3 года назад +1

    Amxed fiiro alle haku karameyo waa sunta cashiir ka ilamsiisay wllhiy

  • @HassanAli-fh1tj
    @HassanAli-fh1tj 3 года назад +5

    Erer tv please joojiya fidinta gabayga labada nin.

  • @worldwideshow3
    @worldwideshow3 3 года назад +3

    Axmed fiiro iyo caashir waxaay fidiyeen caay iyo keef gayaan

  • @ugaaspadri7616
    @ugaaspadri7616 2 года назад +1

    Manchallah abwaan miisan leh gabaygisu

  • @abdiraxmankoronto3637
    @abdiraxmankoronto3637 3 года назад +2

    Wallhi gabaygii nimco abwaanu soo saaray qarsoonaa

  • @nimaelmi7088
    @nimaelmi7088 3 года назад +5

    Lab adan nin yanagaqabta melkaltaga fadlan shekadi wadbadashen wan idin nacne nagataga meshan

    • @mahdifarid3109
      @mahdifarid3109 3 года назад +2

      Erer Tv waa ka tegay goob suugaaneed, fidno iyo golo lagu dagaalamo ayuu noqday ama xarunta fidmada.

  • @jaaburdhukur85
    @jaaburdhukur85 3 года назад +4

    BAL HABRAHA INTAD
    GARAB MARTAN
    ODOYO NOOGEEEYA😀😀😀

  • @zafaciisezafaciise3635
    @zafaciisezafaciise3635 3 года назад +1

    Ha caytamina AF xumadu mafiicnee

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 3 года назад +4

    Kkk eeadeer waaxa iswoo dhajiray keelmada haaiiga caaryin caaruurta maha haadal niin miisee raaga haada jooga afakodu wambx gabaygib wakax dhamay caarurta haayga gaalafaan waa haadalki haaweenk taalbad saawdiigi adiiguba gabaygadi dumark kuu haal qaaba saaday seewaye rabiiaw rabii waadon umaad dhaan inaad caaydo ee shaadan kaa iskanar meelo maa jiirtoee rabii yaa quurank kuu sheegay dheegarta naaga waxa waxa dhiigtay gabadhi reerk jeeclatay naay caawa adaa ciil laajiifa toolka laaca adiiga waaxa laaga sheeg tuu tooosa iyo tuu saarbeb cashir xaata sii doqni maagarata yuu ucaayey waao marku kuulaaha wiilkyara garcbatahay ma xaa suuata waaxu dheehay gabadhayu guur maa saandonan guurgodi baay caalaaf kuu suugayn? Hooy gaaro amaa hangaren reerkad dooratay waaka ee baal haada siidiirgam usheeg dumashiig cashir inad reerka jeece shaahay haadiika kaalee reerka kaalanoqo gabaygi lamaarg laman maan maaqalin gabadh duuma shii yaadeed reer toolked caayane

    • @mohamedmohamud4768
      @mohamedmohamud4768 3 года назад

      Abwaan fiiro cayb ayaad dhextaagantahay, cashir gabay kuma gaadhide ee soo gaabso. Gabayguna kaa xidhan ee gar qaado.

    • @cismaanjamhuuri6276
      @cismaanjamhuuri6276 3 года назад

      Intaa idinka oo gamboolay ah garanaysan ayaan rag dhan oo isku qayla dhaantay garan waayeen oo tix kastay abuuranba dhiiqo ku dhaceen markay cay iyo erayo inan gumeed meesha keenen marka aniga oo aan ku dheeranan siday u muuqato fagara layskugu tegaya oo degelkii xidid nimada ceebta laguma balaadhinayo ee goob ina rag isku arkan ayaa la samayn taasana caydu kaga dhamaan caashir iyo ciyaalkiisa ina ragna guushu kuraaci
      Marka waxan sugnaba waa madasha loo guurayo iyo in badan oo la buufiyo🤣🤣🤣

    • @roodanuur461
      @roodanuur461 3 года назад

      @@cismaanjamhuuri6276 marka hooree salan kaadiba haanayasin haadan nahaay dumarka raaga manta jooga dumar badaan yaaka fiican taalabad maxad kuu falii iin odaagan iyo dhaalinyaaradu iscaayan

    • @cismaanjamhuuri6276
      @cismaanjamhuuri6276 3 года назад

      @@roodanuur461 waan ka qaday wllshy🤝
      Ta ah maxaa noo yasina kuma yasid wllshy yasidna idiima quudho oo waxad tihiin kuwaan wax ku nahay alle haydiin sharfo ee🙏🙏
      Ta aad tidhi maxad cayda ku falina wllshy cayda ninkii ay dhaqan u tahay uunba keenaya lkn anigu waxan u sacabo tumaya in fagaare laysla tego oo rag isku arkaan oo aan waxba arintan xidid nimada layskugu dhuuman kolay
      Erayadan cayda ah way dhaman ee ama way isdhiibayan ama wax bay meesha la iman ee waxan bay bedelayaan
      Ugu dambayna salaan ayaan hawada kusoo marinaya wllshy✋✋

  • @shamsojama9804
    @shamsojama9804 3 года назад +7

    Harta odaygani miyu xanusanya ilaahay iyo malintu sogalay gabayga wuxun bu cayaya xage lagu cilijiray wayab

  • @khalifbunow9052
    @khalifbunow9052 3 года назад +1

    It's is the beginning of the poet abshir buthul

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 3 года назад +2

    Oo marka iislabaxan gaar maa maxadiiro aaya aqriiyayan saawa reer uncaayimayan qabriiga haa isku ciiryina ogaaden iyo isaaqa miidan Maaidin raacayo

  • @nimaelmi7088
    @nimaelmi7088 3 года назад

    E rertv please nagada labada nin gabaygoda wafidnee hasodayn melkale hatagan

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 3 года назад

    Waxan sugayaa Abwaan fiiro ma aflagaadoda odiigu waa aflagaado badanyaha madadow weeye

  • @shadiaosman3522
    @shadiaosman3522 3 года назад +2

    Bisinka ilaahay balankii odaygani wuu xanuunsanayaa waxan caruurta la qasanaya ee ciladaha soo fadhaya

  • @mahamudburaale5895
    @mahamudburaale5895 3 года назад +1

    asc.joojiya.gabayga.iyo.hadalka.ku.bedelo.duco.iyo.xiftiga.quraanka.ku.bedelo.asc

  • @bachirhassan2532
    @bachirhassan2532 3 года назад +2

    Mashallah
    Wacan?

  • @fadumaabdinuur7982
    @fadumaabdinuur7982 3 года назад +4

    Cashir wanqabbanaynaaye yaqaban fiiro

  • @fadumaabdinuur7982
    @fadumaabdinuur7982 3 года назад +4

    Mida kalle isaq maxaa uguwacan cayda

  • @wiilgeeley
    @wiilgeeley 3 года назад +1

    Ahmed Fiiro Ma-aha qofka Gabyasyo ee waa nin kada'wayn oo hadalkiisa xabeebsan

  • @shugriosman8969
    @shugriosman8969 3 года назад +2

    Cashir budul waa geesi gasi dhalaay ee kaleexda oo nimankan waxba kama yaree ee carurta iskadhigayaa haka garbaxaan ama haska gabsadaan hadii kale wajibkooduu marinaayaa

    • @monahussein4402
      @monahussein4402 3 года назад

      Waxan gabay maahee hana ceebaynina odaygan naga qabta aaway caqligii see loo sidayay waxan kuwa sodaayay baa qaldan

  • @mohamedmohamud4768
    @mohamedmohamud4768 3 года назад

    Cashir maansha allaah, weligaaba guuleyso.

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 3 года назад +1

    Gobta isaaq arka soomaali weeyan ma mantad gun ku sheegtay waa waa waxan jirin

  • @khayrdoonnj2013
    @khayrdoonnj2013 3 года назад +2

    Ogaadeenku waa wada gabyaa gabi ahaantiise iidoorka yaa gaabso dhaha gabay ma haysaane

    • @abdullahiguled5271
      @abdullahiguled5271 3 года назад +1

      Cashier waa gabayaa wallee waxu kudilay Ahmed Firo waa gola fuulka markaba ah lkn Ahmed Firo mudo kadib iyo malmo bay ku qadata

  • @shadiaosman3522
    @shadiaosman3522 3 года назад +2

    kkkkkkk anagaa wax aragnay huuno xaajigani miyaanu cid lahayn qabata

    • @fadumaabdinuur7982
      @fadumaabdinuur7982 3 года назад +1

      Xabiibtii yaqaba fiiro midakalle cayda waxaa billabay fiiro marka fiiro isaga wax qabsada nookeen anagu Leena aniga qabaniyee

    • @shadiaosman3522
      @shadiaosman3522 3 года назад

      hhhhhhhh horta wlshy qaaliyey anigu midna maraacsani lkn xaajigan waan ku haystaa laba arimood
      1aad markasta hadalka xaga xunbuu ka istaagayaa oo macnaha xanaaqiisaa dhow dhiikar miyaa jira tolo kk
      2 waa mar hadaad qof wayntahay same ka talis noqo micnaha waxaan ka wadaa may ahayn inuu wiil yar oo uu abti u yahay wuu la qasto wuu iska aamusi lahaaye
      khaladna hay fahmin qaali inagu xuma kuma talinaynee

    • @Kamalabdi143
      @Kamalabdi143 3 года назад

      @@shadiaosman3522 way isla egyihiin sawiradooda unbaan aragnaa teedkle ninkani waa gabayaa ninkaana meelahaa unbaa sidii inantii heerinka ahyd gabay looga soo dhiibaa ee gabayaa ma ahan

    • @shadiaosman3522
      @shadiaosman3522 3 года назад

      @@Kamalabdi143 hhhh jabkaagu ilay waa markaad reer miyi caashaqdo ee uu ku moodo inaad heerin tahay intay tolkeed lahaayeen nin wax kula fahmaya caashaq oo meelaha qaar iska daa I'm sorry for her

  • @qadancabdi7653
    @qadancabdi7653 3 года назад +5

    Aqas wabanacay odaygan meesha kanacnacleh

    • @halimabulhan4424
      @halimabulhan4424 3 года назад +2

      Maxaad udhageysan hadaad neceb tahay cajiib,

    • @fadumaabdinuur7982
      @fadumaabdinuur7982 3 года назад +2

      Wallaal jacaylba yaakaraba

    • @adennoor7657
      @adennoor7657 3 года назад +1

      Ader sida loo kalalandheeraysanyahy haloo kala xishooda

    • @Kamalabdi143
      @Kamalabdi143 3 года назад +1

      Kkkk gantaalaha idoorka kusocdo yaysan alaabta kaagaga dhicin kkk meesha kacarar hooy

  • @kayromohammad2347
    @kayromohammad2347 3 года назад +1

    Gaway la iskuma habaree mey jojiyaan

  • @Kamalabdi143
    @Kamalabdi143 3 года назад

    Cashirow gob baatahay iyo geed aan liicayne

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 3 года назад +1

    Gabyi ogaaa

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 3 года назад

    👍👍👍👍👍👍👍

  • @muhidin.ahassan4902
    @muhidin.ahassan4902 3 года назад +1

    Masha.allah abshir.abwan

  • @mukhtarhassan2150
    @mukhtarhassan2150 3 года назад +2

    Waar odaygan yaa yidhada gaabso inceeb kugu filan waa tidhiye oo caruruta uu tudh haddii aanad caruuri lahayan iska waado waxaa aad wado

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 3 года назад

    Waxan yaa naga aamusiiya cuqdadaysan

  • @macanabdi1970
    @macanabdi1970 3 года назад +1

    Wlh wax gabaay kugu garo lama hayo landheree

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 3 года назад

    Nin wan baatahay maxa wilkan yar ee ad dhali karto ka eryanayiisaa waa yaab

  • @nasiimali4283
    @nasiimali4283 3 года назад +1

    Anigoo markii horeba galingil daaqaayay
    Somaliyeey sidan si haloo dhaamo
    Ragan madax laysu galiyay
    Inagoo maekeenii hore layna kala tuuray
    Maantana yaan layna kala dilin oo dalkiyo dadkaba
    Dib haloo eego
    Maanta halkay marayso waa car iyo car
    War rag lacariyay waa jinac
    War jahanama yaa laraadsan war markii hore ayay somali dil debedeed iyo dhac iyo boob Lagu idleeyay war maantana yaynaan cadawga tuban
    Taako Yuu heline tacadilkii keena
    Somali isu jiid bay ahayde yaa sunta nagu sadhay

  • @aminaahmed5243
    @aminaahmed5243 3 года назад +1

    À

  • @halimomohamed6275
    @halimomohamed6275 3 года назад

    Waxaan odhan lahaa labaadan nin ee Axmed fiiro iyo Cashir Budul hala kala gaadho sababtoo ah midkasta gabaygisa waxaa ka buuxa aflagaado iyo godi wax uu eg dagaal ee fadlan naaga soo gaadha nimcoow walalo fadlan ragan uu soo jawaaba oo naaga kala fadhisi.

  • @suadohassan7989
    @suadohassan7989 3 года назад

    Bal habrahan 😂😂😂😂

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 года назад +1

    👍👍👍👍