Sxb nin reer sheekh isaxaaq ahbaan ahay miyey kugu filnaan wayday waa yaabe?? mida kale gabadha cidda bixisay ee la hayaa waa ayyo???? Bal noo sheeg please oo waa ayyo cidda gabadha bixisay eed sheegaysaa?????????
Abwaanka bal hala waydiiyo cida gabadha bixisay ee uu sheegay inuu tagarsan yahay ? Iyo halka lagu bixiyey ee lagu raaciyey ragga uu sheegay? Anigu aragtidaydda waxaan u arkaa uun kala saar Isaaq gabaygiisan mida kale ninkii la radinaayey halkan ayuu rad raacisi ka dhaw yahay
Masha Allah
Sxb nin reer sheekh isaxaaq ahbaan ahay miyey kugu filnaan wayday waa yaabe?? mida kale gabadha cidda bixisay ee la hayaa waa ayyo???? Bal noo sheeg please oo waa ayyo cidda gabadha bixisay eed sheegaysaa?????????
Biyo dhaca hadalkiisu waxa weeye uun Isaaq kala gura hadad Ogaaden tihiin, iskuna aamin waa Isaaq oo waynagaa aragna inuu hoos u sii gondo degay hh
Mash Allah abwaan keep going 👍🙏👍♥️👌♥️
Haduu ciisamuusaw riyii madhiyo jiilaalku midhmidhki kasoo hadhay hadaan midi irmaanaanin muusa cabdalaw yaa hablii maanta kacay guursan cabdi gahayr siidaa yidhi
Keep going 🥰💝💞 Isoo boqo 🥰
Thanks my sister
Waaaaw abwaankeena❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid wll
Wow xigmadii oo qofa
Mashaallah waa gabay fican
Mansha allah
Waad mahadsan tahay wll
Abwaanka bal hala waydiiyo cida gabadha bixisay ee uu sheegay inuu tagarsan yahay ?
Iyo halka lagu bixiyey ee lagu raaciyey ragga uu sheegay? Anigu aragtidaydda waxaan u arkaa uun kala saar Isaaq gabaygiisan mida kale ninkii la radinaayey halkan ayuu rad raacisi ka dhaw yahay
Cadii dadkadhan caqligaan la haan lahaayeen mar hore ayuu dhicilaa arooska
Waad mahadsan tahay wll