Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Mashaa Allah. Abwan Galaydw walle waad murti baad soo dhigtay Gollah. Si sharf lehna waxa waad ugu sheegtay.War intaata warkan gunaanadan Nimco Badra hala soo of❤️💙👍👍
Abwaan Galaydh ayaan gabadha siinaynaa.
Maashaa Allaahuye abwaan galaydhna waa geesi lexejeclo badan oo caafimaad qaba,, waana calaamadaha abwaanka Aakhirka nolosha ku guulaysta lagu yaqaan,, allaylehe waa shaqsi jira dheh,,, thanks oo hadana thanks,,,
Zxp wallhi aadbaan ula cajabay gabaygiisa io codkiisaba hadaan ku idhaah kawaran waxaan maansadan ku cel ceshaday 100 jeer misna hadana kama caajisin waaban qaybayba
Qaryaaan weeyi abwaan wuu dhaafay
Abwaan galaydh warku waa dhan yahay inantaa qaaliga ah ninkii hargaysa iyo jigjiga walaalayn lahaa badka soo dhiga
Galaydh baanu siinay inantii eshcalaa abwaan
Wooow wa cajiib Wilkan meesha uu mariyay
Mashaa allaah cod buu hayaa galeydh
Abwaan dhaba galaydh waayo arag samatalis ah
Wakhtigii gayaan gabaygii ugu dabeeyey
Galaydh baa ga'dii lagu balamay gaw kaga siiyey
waaaw m. Allah good poetry
Gabey yaan garyaqaan codfaseexa anigu ninkaan baandhaan siinlahaa
Maansha alaah abwaan galaydh
Mashaalaa gabayaa dhaba
Laskuun dumarka waxa kamida inantii sidii cambararo Fabia bakhtiisay markkina
Masah allah ❤️
Mazhlaah gabay iyo badh
Hood gabay
Maanshaa allaah
Gabadhooy kuuma wanaagsana sidaan hadaad mustaq balrabti kajoog
Hadey ninrabto hadey rabto inayrag m.j adaxa isugalisana that's another issue anigu waxaan ahay laakiinmarbo xasarad
Masha Allah
MASHA ALLAH
Mashaa Allah. Abwan Galaydw walle waad murti baad soo dhigtay Gollah. Si sharf lehna waxa waad ugu sheegtay.
War intaata warkan gunaanadan Nimco Badra hala soo of❤️💙👍👍