Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Maxamed galaydh gabayadiiso waa kuwa qiira leh oo meel fog wax ka tusaaleya qofkii fahmaya fahmaya Soomaali Allah haysu soo dhoweeyo👍
AB: Maxamed Galaydh waa gabyaa, sidoo kalena waxa uu hibo u leeyahay xagga matelaadda (jilista)...hore u soco walaal... ereyadaada iyo muuqaaladaauba waa kuwo dhegta iyo ishuba jamanayaan.
"Qofna ceebtii uma jaakidhoo jeedal lama gaado"Abwaan Galaydh waa wada murti maasha Allaah❤
Intad adigu ijirtan ku jogsanahaya that is amazing poem👍🏿
MOH GALAUDH NIN WAX BADAN NOLOSHA KA FAHANSAN KEEP GOING
Intaad adiga iijoogsatay ana kuu jirsananayaa abwaane keep gonig
The one and only my abwaan ❤🥰💥🔥
"2:22" , intaad adigu ii joogsataan kuu jirsanayaaye "
Maxamed Gallaydh, suugaan macaanida ka sakaw waxa aan ku jeclahay oo uu reer Burco kaga duwan yahay waa duubidda heerka sare ah iyo meel marinta suugaantiisa.Shaqo waacn Abwaan Boqortooyo
Majantee xumaantana Wanaag joojinkarimaayo Doqonbaa abaal lagu shaqladay jeex kasoocelin
Masha allaah wlhi waa gabay aad uwangsan abawane gabayada soo badi
Wow wale waa Gabay Dhab ah
Masha allah, xaqiiq ayuu ka hadlay abwaanku
intaaa adigu ii joogsatan ku jirsanaya cajiib waa gabay cajiiba
Mashallah way ka muqata tiifto wase nin rag ah ragana waa kii kufa hadana kaca hore usoco
Intaad adigu iijoogsataan ku jirsanayaaaaaaaaaaaaaa
Abwaan maxamed Gallaydh👏
Masha allh waa gabay nolosha aadnaha koobay ❤👍
Ustaad
Hadraawi wlhi galeyd baaa ka murti bdn illaah cimri siii
Mashalah waa gabay xigmad xambaarsan ninkii fahmikaraa fahmikara
MnzhallH sxb
“Waa sida jidhaan lagu baxsado dhibaha jiilaal” Fihiima waa walaashay waana jeclahay , waa qof mar walba itaageera waxaan rajaynayaa in aan maalin dhaba u abaal gudi doono … Jacaylka aan kuu uruuriyey Waa mid kaa farxin doona walal sida aad iiga farxisay maalmo badan …
Jirab aaanan yeelayn marnaba kula jeclaan maayo intaad adigu ii joogsataan ku jirsanayaaye.
Universal Tv 📺
Apwaan GallaYdh Mid KamidaH fananiimTa xaqiiqada taapataH
Abwaan qaran
Abwaan maxmed galaydh
intad adiga ii jogsatan Ku jirsanaya
Mansha allh
Jilibkaygu waa aadame jees u dhiman maayo
1:09..
Hadal dhamestiran
Intaad adigu iijoogsataan kuu jirsanayaa marnaba ku jaribi maayo
Abwan an tageero
Afkaafa caano lagu qabay ma idhaa tollow mansha alla
Cajiib
sideedaba dadkan dambe ma fahmaan gabayadii hore tusaaale ahaan gabayadii sayid maxamed cabdale xasan oo kale ma fahmaan waayo waxa ku jira erayo badan oo aanay dadkan dambe garanaynbalsemaxamed galaydh gabayadiisu waxa ay la jaanqaadayaan dadkan dambe qof walbana waa uu ffahmayaawaayo kuma jiraan erayo adag waana in lawada garanayo
❤
Axl
Xqiiq wlhi
😪😪
AbwaaN GalaYd mucjizo
🌈🌈🌈🌈🌈
kanyar cimridegdeg ayaa ku dhacay mise wuu xanuunsanayaa,qaadka iyo balwadaha iska ilaaliya dhalinyaro lafihiinii iyo ilkihiinii ayey balwada cuntay.
Ma Balwadbaad ku aragtay wll
Xikmada ka faaiidayso balwad layne
Wl qofka maskax maalka ah muqiisu marnaga ma qurux badnaado dadku ka badelnaya u cowlnaada taas macnaheda maha xanun ama balwad e wa inta u dadka bila damiirka ah u dheer yahay garashadu ha shaqeyso inta adan hadaaqin wa iga tallo
Aduu ma qurbahaad ku dharagty in caydhaad qadata markad dharagty ayaad suliyada gaalada buuxisay ninkani waa wayd caafimaad qabta oo dalkii Hooyo jogo
yarkii reer burco afmaal fogaaday
Maxamed galaydh gabayadiiso waa kuwa qiira leh oo meel fog wax ka tusaaleya qofkii fahmaya fahmaya Soomaali Allah haysu soo dhoweeyo👍
AB: Maxamed Galaydh waa gabyaa, sidoo kalena waxa uu hibo u leeyahay xagga matelaadda (jilista)...
hore u soco walaal... ereyadaada iyo muuqaaladaauba waa kuwo dhegta iyo ishuba jamanayaan.
"Qofna ceebtii uma jaakidhoo jeedal lama gaado"
Abwaan Galaydh waa wada murti maasha Allaah❤
Intad adigu ijirtan ku jogsanahaya that is amazing poem👍🏿
MOH GALAUDH NIN WAX BADAN NOLOSHA KA FAHANSAN KEEP GOING
Intaad adiga iijoogsatay ana kuu jirsananayaa abwaane keep gonig
The one and only my abwaan ❤🥰💥🔥
"2:22" , intaad adigu ii joogsataan kuu jirsanayaaye "
Maxamed Gallaydh, suugaan macaanida ka sakaw waxa aan ku jeclahay oo uu reer Burco kaga duwan yahay waa duubidda heerka sare ah iyo meel marinta suugaantiisa.
Shaqo waacn Abwaan
Boqortooyo
Majantee xumaantana Wanaag joojinkarimaayo Doqonbaa abaal lagu shaqladay jeex kasoocelin
Masha allaah wlhi waa gabay aad uwangsan abawane gabayada soo badi
Wow wale waa Gabay Dhab ah
Masha allah, xaqiiq ayuu ka hadlay abwaanku
intaaa adigu ii joogsatan ku jirsanaya cajiib waa gabay cajiiba
Mashallah way ka muqata tiifto wase nin rag ah ragana waa kii kufa hadana kaca hore usoco
Intaad adigu iijoogsataan ku jirsanayaaaaaaaaaaaaaa
Abwaan maxamed Gallaydh👏
Masha allh waa gabay nolosha aadnaha koobay ❤👍
Ustaad
Hadraawi wlhi galeyd baaa ka murti bdn illaah cimri siii
Mashalah waa gabay xigmad xambaarsan ninkii fahmikaraa fahmikara
MnzhallH sxb
“Waa sida jidhaan lagu baxsado dhibaha jiilaal”
Fihiima waa walaashay waana jeclahay , waa qof mar walba itaageera waxaan rajaynayaa in aan maalin dhaba u abaal gudi doono …
Jacaylka aan kuu uruuriyey Waa mid kaa farxin doona walal sida aad iiga farxisay maalmo badan …
Jirab aaanan yeelayn marnaba kula jeclaan maayo intaad adigu ii joogsataan ku jirsanayaaye.
Universal Tv 📺
Apwaan GallaYdh Mid KamidaH fananiimTa xaqiiqada taapataH
Abwaan qaran
Abwaan maxmed galaydh
intad adiga ii jogsatan Ku jirsanaya
Mansha allh
Jilibkaygu waa aadame jees u dhiman maayo
1:09..
Hadal dhamestiran
Intaad adigu iijoogsataan kuu jirsanayaa marnaba ku jaribi maayo
Abwan an tageero
Afkaafa caano lagu qabay ma idhaa tollow mansha alla
Cajiib
sideedaba dadkan dambe ma fahmaan gabayadii hore
tusaaale ahaan gabayadii sayid maxamed cabdale xasan oo kale ma fahmaan waayo waxa ku jira erayo badan oo aanay dadkan dambe garanayn
balse
maxamed galaydh gabayadiisu waxa ay la jaanqaadayaan dadkan dambe qof walbana waa uu ffahmayaa
waayo kuma jiraan erayo adag waana in lawada garanayo