Abwaan Dheeg Sideed Dumara midna kuma su,aalan Allaw adigu haysiin Gabay Taariikhiya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 дек 2024
  • КиноКино

Комментарии • 22

  • @askarmubarak6376
    @askarmubarak6376 3 года назад +1

    Abwaan dheeg alle cimriga hakuu dhereeyo

  • @jamaalcabdi5505
    @jamaalcabdi5505 3 года назад +1

    Abwaan dheeg alle cimriga ha kuubarakeeyo

  • @geediodowa6171
    @geediodowa6171 6 лет назад +6

    Abwaan maxamuud maxamed yaasiin 'dheeg' alle cimriga haw barakeeyo

  • @guledwalqiye23
    @guledwalqiye23 Год назад

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 года назад +1

    Somaliland's sovereignty is never dear at any price. Viva Somaliland.

  • @bedribeerjacyal4198
    @bedribeerjacyal4198 4 года назад +1

    Abwaan... Dheeg taydii buu doortay

  • @siciidcumar714
    @siciidcumar714 5 лет назад +2

    Xikmaawi weeye ninkani maasha allaaah.

  • @danabindhocashaq605
    @danabindhocashaq605 6 лет назад +1

    abwaan dheeg xikmadbaa ku dhan runtii

  • @khadarcabdi6726
    @khadarcabdi6726 4 года назад

    Abwaan maxamad dheeg ala haku dhawro adeero

  • @adangaydhdeeqgaydh91
    @adangaydhdeeqgaydh91 4 года назад +1

    Walhi waa abwaan nolow 🤲

  • @azmamahad8692
    @azmamahad8692 4 года назад +1

    Awooownallahyoownlu cFi cafimaadbaad kintirisay eraydan alhmallawnkusoo celincafimaadkgaa

  • @abdillahsalax2121
    @abdillahsalax2121 5 лет назад +1

    Abwaan alle hakuu barakeeyo cimriga

  • @amaalyaasiin5055
    @amaalyaasiin5055 5 лет назад +1

    Ameeen awoooowo nooolow

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 4 года назад +1

    8 raboow kuma su'aalinee ha isiin

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 года назад +1

    When Life gives you an enemy like Somalia. Fight like Somaliland.

  • @adanmadaxay9335
    @adanmadaxay9335 4 года назад +1

    Gabaygan dheer gabay hore kotonaadkii quule indhoole tiriyey ayuu ka dheegtay ayadoo tuducyada gabayga wax ku kala duwan tihiin ayaa hadana u jeedada ay iskaga mid yihiin
    Gabaygii quule indhoole waxaan ka garanayaa
    Alahayaw sideed dumara oon siinka ka higaadsho midna kuma su.aalanine rabaw adigu hay siinin
    Madaw sugula saablayna wayn lugana siib siiban
    Taana kuma su.aalane rabaw adugu haysiinin
    Alahayaw sindheer gabadha oo siinka ka higaashay
    Oo aan darawal soortiisa cunin waw sun naagaha.e
    Oo sidadana
    Abwaankaas ereyadaa tiriyey 1950 ayuu sistamkii uu ka gabyey dheeg ka gabyayaa

    • @engmustafahassan3945
      @engmustafahassan3945 3 года назад

      Cawad Faarax baa la oran jiaraye, Quule indhoole ma naanaystiisaa mise magacaa kaa qaldan?.

  • @mahiganomar761
    @mahiganomar761 5 лет назад +1

    Alla gabaygano qoraan
    Iso diraa

  • @oneworld3034
    @oneworld3034 4 года назад +1

    Muxuu dumar ka kala yaqaan geesisanaa lol

  • @adangaydhdeeqgaydh91
    @adangaydhdeeqgaydh91 4 года назад +1

    Walhi waa abwaan nolow 🤲