Maashaa allaah waa runti qurxdu jirka maaha wiilkaan ani markii hore waxaan uqabay inuu saka cayaarayo lkn runtii waa serious wllo qalbiga allaha kuu qaboojiyo badal khayr qaba ha ku siiyo ❤
Wll asmar ilahy waxan kaga baryay in uu ku siyo badalked oo khyr qab Waxa kaliye ee aan u bogay intan ku dawanay qalbi wacnida iyo wangsantad Rabi ku siyadiyo Alle waxan kaga soo rajaynay waxa khyr qabo oo dagdah wll Wan ka rali galinay qalbi jabka ku soo gadhay Hore usocd wcn ban kuso rajaynay Mar walba wllky qali Nolosha kuma xumayso intay nololi jirto wll ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊
Asmar wa WiiL Qalpi wanagZan wlEhI o dageN allaHa KU dhawrO wllO sharaFiyO karamO GuuLeySO qeerkaa U sarE wa markI kOwad eN adO qisO ka shekYnYa kU arkYy m a hORe soCo wllO ❤😊 from booraMa jno😊
Manta hadan adiga kuheli laha asmar han iskada inan nin asaga karace kuman dhinac dhigen xita wayo ani waxan kunuqun la dacad kal sini ixtiram iyo wax walbo ad jeclan lahay inad gabadhi kuno qoto marka laga saro lacagta wayo ani ma amin sani lacagta wllhi marka runta laga hadlo ani jeceylkan amin sanahay 100.. kiba 100 kalsunidan naftayda kuqabo xita mid kabadan ban tada kuqabila ani mashukansi badni lakiin hadan hal quf mar an jeclado kas waligay maba ilawo xita hadu isagu iga tagu qufkana sidi ilmo an dhalay ban u dhul dhuliya adine sida muye sikele mamud nid adigu kalana laskama fugeye walaso dhaweysta marka adban kusalamaya asmar ❤🙏😘
Masha Allah baraka Allah Asmar wiil,qurux,akhlaaq iyo khiimo ilaahay siiyay baad tahay.. gabadhaa iyada ayaa ayaan daro ku dhacday oo jaceelkeedii qiimaha lahaa sidaa ku weday. She was selfish and ignorant.
Asmar isku magac baynu nahay ana asma la dhaha wll wxn kugu xasustay film turkish aha o actorka asmar la dhoho Nolow brother anaga kula jira brother ha u bixin nin ragad tehe❤
Qofkii haya qiso waxa uu nagala soo xidhiidhi karaa waths app-ka +252653459860
Ani wll
Hy
Aniga
😢😢😢😊
Asc
Waa xaqiiq wallo Quruxdu wa Qalbiga waligana Dumarka Qurux ha ku dooranin Hana ka Kaalin galin Inaad Qalbigaga Marnaba inay so caga dhigatoh Gabadhbad ku Dooratay Qurux Ama Jamaal Badni Dumarkana ku Dooro Karti iyo Diin iyo Akhlaaq wanag iyo xayada iyo xishoodkiyo Asluubta suuban Hadii kaleh Qurux ku doortoow Calaacal baa Dambeeyaa
❤
Runta kahadashay wll
MBA jiran ku wa noocas hda ragu wx qadariyn lacgt wlhi
Qof lacag laga raaco ma tihidba walal asmar
Masha allah wiil qurxoon oo qalbi leh
Ogow Lkn Qurux Waa Qalbi Ma AhaN WajiGaaH MuuqdaH😢❤
Fanan and wariye cadceed best RUclipsr ❤
Ilahey mid kheyr qabta haku siyo wll asmar oo aad ku dagto😢
Filmkii asmar iyo cawo cajiib buu ahaa wlhy insha allah cadceedoow cawo kaa sugaynaa next 💯❤️
Cadceed waa hiboole tabin fiican aad baa u mahadsan tahay cadcadow sida quruxda badan aad dadka u wareysatid. share garayay asxabeey oo 20k aan gaarsino wiilkan yarka hiboole ah.❤️
Mahadsanid walal ❤
Asmar wll horumar fiican baa kuu rajaynayaa I.a
Lacag iyo jacayl ma wada sina GABDHO
Wiilasha inoo ilaaliya ❤❤ gbdhow dhn
Kolay ani team jecly ahy❤
Masha allha guul guul walkiy asamara wllo
Asmar waa wiil miskiina oo naxariis badan lkn hadalka ma yaqaan❤
Hadalku uurka hooyo lagalama soobaxo ee waa Alberta wll mcn😂
Sida u asmar shegy labda qof jacylku kuma wada dhaco ____wa qof wax jeclada iyo qof tixgaliya.
Wuu ku wada dhaca way yar yihiin mooye dadka uu ku wada dhaco
waaa runtaaada xata hduu kuwada dhaco mid baaa zaaaid ah😕
Walhi naagaha qaarbaa bilaa naxariisa qof ay xumeysay see udha hayaaa farxadeyda kaaley 😢
Bal soqaboo nooga sheekee gabadha la yiraa cawo thanks
Ilahyi ha kuu sahlo wll midku fahanta walahy waan ku qirooday wiilkan qisadiisa😢😢
Asmar is very smart.
❤❤❤❤❤ Allah macaka. Wish you the best. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸 ❤❤❤❤
Wiilkan waa wiil daacad ah oo qalbi wanaagsan wl eebbe haku siiyo gabadh nolosha kuu qurxisa asmaarow
Waa legend weyi wiilkani come back adi oo faraxsan heleyna qofkagii😊
Horumar wacan cadceedaw walal barnaamijkan waa loo baahna dhalinyartu way u baahnayd meel ay culayska iska ridaan ana wan idin soo bookhan InshAllah 😢
Thnks wall ❤
Anigu dacad wan ahay lkn wali ma helin qof dacad ah🥹 waxa waliban khayr bay noqonayn insha Allah ♥️😢
Anaa raadinaaya qoF daacad aH wlhiE 😢❤
so dhawoow wll
aniga kula mida wllo😢
Guulayso wllo azmar qof wanaagsan ishallah wada heli doonta keep going 💔🥺
Aniga lacagta kamaraceen hadaan ahalahaa qufka waaxan kuduranlahaaa diin iyo aqlaaq qurux ixtiraam
Wa iska illaliya ina qof qalbiga ka jabiyo ana kayga wan ilaashada illahay wax qalbiga iga jabiya haytusin samir adna samra sadki hele wll
Maashaa allaah waa runti qurxdu jirka maaha
wiilkaan ani markii hore waxaan uqabay inuu saka cayaarayo lkn runtii waa serious wllo qalbiga allaha kuu qaboojiyo badal khayr qaba ha ku siiyo ❤
Wll asmar ilahy waxan kaga baryay in uu ku siyo badalked oo khyr qab
Waxa kaliye ee aan u bogay intan ku dawanay qalbi wacnida iyo wangsantad
Rabi ku siyadiyo
Alle waxan kaga soo rajaynay waxa khyr qabo oo dagdah wll
Wan ka rali galinay qalbi jabka ku soo gadhay
Hore usocd wcn ban kuso rajaynay Mar walba wllky qali
Nolosha kuma xumayso intay nololi jirto wll ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊
Nin rag waa kii dumar aan la ficil tamin🥹 ❤nolow wllo
Asmar wa WiiL Qalpi wanagZan wlEhI o dageN allaHa KU dhawrO wllO sharaFiyO karamO GuuLeySO qeerkaa U sarE wa markI kOwad eN adO qisO ka shekYnYa kU arkYy m a hORe soCo wllO ❤😊 from booraMa jno😊
alle.haku.siyo.mida.ku.fahmyisa.oo.nlasha ku garab isatgata wllo.asamr❤❤❤
Manta hadan adiga kuheli laha asmar han iskada inan nin asaga karace kuman dhinac dhigen xita wayo ani waxan kunuqun la dacad kal sini ixtiram iyo wax walbo ad jeclan lahay inad gabadhi kuno qoto marka laga saro lacagta wayo ani ma amin sani lacagta wllhi marka runta laga hadlo ani jeceylkan amin sanahay 100.. kiba 100 kalsunidan naftayda kuqabo xita mid kabadan ban tada kuqabila ani mashukansi badni lakiin hadan hal quf mar an jeclado kas waligay maba ilawo xita hadu isagu iga tagu qufkana sidi ilmo an dhalay ban u dhul dhuliya adine sida muye sikele mamud nid adigu kalana laskama fugeye walaso dhaweysta marka adban kusalamaya asmar ❤🙏😘
Hadalkani waakii asmar isagaana comment iskusoo qoray 🙆🏻♂️🤣
Aniga mar un ijeclaaw mid sidaa ijeclaato ma arag waligeyna xAriir Maan sameeyn 😢
O adigu maxada iso sharaxisa
Cadceedow isooqabo INader Qiso jaceyl oo murug badan Baan hayaaye😢
Abowe anaa diyaar ku ah in aan qalbigii japay kabo oo ilowsiyo😢❤
Way saxantahy gabadhu sadex sano waqtigii baad ka lumisay
Welcome legend
Wiilkaa anaa astUraya oo dar ilaahay ku gUursanaya😒😭😂
Hhhhh wllo waxba ha asturin😂
@@DhamysBishaar 😂anaa dib usoo celinaya ninka
Hyaay gabadh wax guursanaysaana ma 2024 ayay cusubthy😅
@@SacdaShucayb-d1r 😂😂haa inaadeer
😂😂
Wlhi qalbiga ixanuunay😢
inaanka lambarkisa isheega bal😢😭😭
Wxn rajaynya in illhy isin dono badalkisa qofka walin un insha Allah
Mashallah waa will caqli badan ilaahay haku xifdiyo
Wiilkan shaley ayan suqa ku arkey misan ku idhi asmar wllo asmar misuu yidhi he wllo wlhi qof wacan
Badal kheyr leh Allaha siiyo
Sorri lna adeer❤❤❤❤ waan kaxumahe
Asmar weyjiran gabda sithas ❤❤
guulayso wlle azmar qof wanagsan wad helin i. n❤
Wll asmar haa is dhibin ee horeh u soco ❤
Wll cadced keep going ❤
Wlhi jcyl wax loo dhigo ma jiro😢❤
Nin fiqiira cidina marbto lacgtu ayadaa jacayla
Ma challa horay oo soco ha ooqaban ❤❤
wllo alle waxan kaga baryayaa bedl khyr qaba inu ku siiyo🥰🥰🥰
Masha Allah baraka Allah
Asmar wiil,qurux,akhlaaq iyo khiimo ilaahay siiyay baad tahay.. gabadhaa iyada ayaa ayaan daro ku dhacday oo jaceelkeedii qiimaha lahaa sidaa ku weday. She was selfish and ignorant.
Wllky waan ka xumay in inan somaaliyeed ku xumayso isha allh mid ka le ku wanaajiso
Qiso hayaa fme boorame 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Sodhwaw
Wll waliga qof laguma qimeyo qurux iyo lacagtona laguma qimeeyo muhimku waa jacayl iyo kalsoni
Wllo jabka waana lasoo wada maraa ee samarkeeda ayaaa layeeshaa wllo
Waa oubah ashar
Jacylku washyga uxanuun badan eela waayo 😢
Wlliska ilow axa😢❤
Kana soo qarxiya tii laga guursaday
😂😂😂 ragu ma dhahan wan donaya haday tagto waa tagty
Show dadku wada cumar dhuule😢
Alle qalbiga hakaga reebo
Lkn nafsigu mar un wuu soocelin😢
Exectely majiro jcyL
Qali ❤️ ❤🎉
Keep goim sxb
Danyer danyer
Waraysi qiima badan m.a ❤🫡🔥🔥🫡
Woow❤ asmar
Alx jacal ku xuumhay
Heblo waa laguur aaday aaa!
Wll cadceed waan ku tageero hore usoco
Shukran wall
Keep goin sxb
Guulaysta zxpyaal 🎉❤😊
Asmar❤😘😍
Qac 10 sanno hadaaan aqaani aan mid lacag leeh heelo walee kaa wajii uma haaayo waan ku salamaya odhanaya daantee day ka aragtay faqiir lama raabo
Asmar wuxuu dhahay gabadhu waa inay dabeecad leedahay iyo qalbi fcn
😢jacayl ku xumaa😢😢
waan kaxumahay wll qali adi goo San uqurxan oo jaceylna siiyey haday lacag kadooratay nasiib maylahayn taasi ❤😊
35:03 nabsigu haduu jiro waan sugayaa inuu helo kii i xumeey insha Allah 😢
Wll ilaahay baa qoray taas inay kugu dhacdo 😢
Nin raga waa waxwalba u joog saxiib horay usoco
Wankaxumahyi wllo asmar ❤😢
Wll cascedow cawo soo qabo next❤😢
Hye wll
wallhi wllo wiil kan qisadiisa wanqiiroday waxankuley badalkeed ale hakusiyo bidwanagsan adwaxwalbak uilawawdo dadkumasina ee5 teenafarood sidayukala gabanyin ayeyyihiin wllo dumaro waxan idinleeyay lacagwaxba matarto wnlaheela wnlawaaya eejacaylka ogada oowiilasha qalbiga hakagadhelina walal ladiinokalee midnamajecla inwalalkeed qabigalagagaciyaaro cabadhzoomaliyeed kagaciyarto adigana asmar farinwaxankudiraya niyada khayr usheg oosas haqadine iskaradso ale hakusodhaweeyee inanwalalkayatahayee Wlo khayr badan insha allh
ANIGU SHAKHSI AHANT WLHAY JACL IYO LACAG WAXAN DORA LAHA JACLA OO WAYO LACAG BARI KAMLIN BAYA DHAMANSA LKIN JACAL MADHAMADO ASXABE WAXAN IDILEYHAY HAWARO JACIL ❤😢
Ani asmar Telefinsa iso qor cadcwwd wll❤
No money mo fany😂❤😊
Wallee jiilka soo socda ayaan la yaabay .
Talow siday noqon doonan .
Raggii oo suuroonaya sidii dumarka 😔
Maraaan doqona aa thy
Allow ruux jaceyl khiyaLi mataleyzo aa igu Mataneen 🙏
Subxaan allah lacagtu maxay tartaa
Masha allah 😍😊
Asmar ni0 sxp naxriistaa kaa badtay 😮 war anuu xidhidhiiba waan ncy 🤨
Wllo raga iyo dumarka labad khiyano waa yaqanan xaga raga markay noqto rago khiyano xun taxa hada naxariis umu jiso ninka jeclato inayar itimar kuguma siinayo waa ku bahdilaya qalbiga ka dhawacay ka ohinayay qayirka kugu horbahdilaya wax ka sheegaya kugu tumanaya waxpa kam so qadayo hadlo dhawaca ku gaysanaya adunka wax ugu necbahay waa nin waayo wiil aan jecla ii khiyamay 😢 adunka into nol yahay xata ma cafinayo 😢😢😢😢😢😢😢
JacayloWww 💔😭
dadkan leh muxu la qiironaya wiilku jacylku wuu jiraa gabadh iyo ninpa wuuku dhacaa 😢 raguna qlpi way leeyin alle qlpiga hakaga saaro😢
Mashallh
Lacag Wala hela Lkn jecel dhaba lama helo ❤
Asmar isku magac baynu nahay ana asma la dhaha wll wxn kugu xasustay film turkish aha o actorka asmar la dhoho
Nolow brother anaga kula jira brother ha u bixin nin ragad tehe❤
Walahay waa xanuun 😢
Keep going 💪
Asmara waan ku jecelahay ❤❤❤
willka Hazaziga ciyariyahanka miyuu u eg yhy misse anaa moda😅
Walahi kacel iyo lacag iyo iskumid Mahan wunimcestay marwalba jecelka kawanagsan