Idinkoo iga raali ah,inta badan sharcigu isku mid wadamada Westeren so USA oo ay aad deris u yihiin Canada Qofka iskama joogi karo,sidaas awgeed Europe qofka Ka yimaada Visit ayuun baa isagana loo Ogol yahay,Wadan kastaba sharcigiisa u dhisan yahay,hadana aduunka waa isbdelay oo Dad sharci daro ku ymaada lama jeclo
Europe qofka ka yimaado waxa loo ogol yahy Inu soo codsan Karo inu ka shaqeeyo Canada, waana lagu yimaado oo lagu shaqeesta. Waa runteed taas anaga naqaano dad badan Europe ka yimid oo pasport kooda haysta oo ka shaqeeysta Canada
Jawabtada wa I muhim
Arinta work permit visa kwrn ayada Ayan donaya inan kuso baxo
Travel document kwrn
Maamada waa.daacad warkeedu masha allah
Zxp leenka canada meeqa waaye in aad soojawaabta rajeynaa
Shego refugee baa ugu fiican baad tidhaahdeen hase yeeshee hadda barnaamijkaas waa la xidhaye maxaad noo waalaysaan
Insha'Allah waa la furi doonaa next year
Asc wad kumahad santihiin sida aad ugufafisen thenkes
👬🏼👭🏼👫🏼❤❤❤✌✌✌👍👍👍🙏🙏🙏✊✊✊🌏👬🏼👭🏼👫🏼
waa mashalah wan ka halnay sidad wax nogu shegten
Asc dad kenyan ah maimaan karan ❤👍
Idinkoo iga raali ah,inta badan sharcigu isku mid wadamada Westeren so USA oo ay aad deris u yihiin Canada Qofka iskama joogi karo,sidaas awgeed Europe qofka Ka yimaada Visit ayuun baa isagana loo Ogol yahay,Wadan kastaba sharcigiisa u dhisan yahay,hadana aduunka waa isbdelay oo Dad sharci daro ku ymaada lama jeclo
Europe qofka ka yimaado waxa loo ogol yahy Inu soo codsan Karo inu ka shaqeeyo Canada, waana lagu yimaado oo lagu shaqeesta. Waa runteed taas anaga naqaano dad badan Europe ka yimid oo pasport kooda haysta oo ka shaqeeysta Canada
Waa run laakiin waa inaad Work Visa aad dalbato oo shaqana diyaar kuu tahay
Wll jabuuti ma ka tagi kara ilaa canada wll
Hadaad passport jabuuti hysato viso dalxiis xareysato
Haye
Asc wll waad Mahadsantiin wll waxaan ku noolay France waxaan haystaa sharciga 10 sano ah oo qoxoonti ah sidee ku iman karaa Canada Mahadsanidiin wlldy 🙏
Yurub hadaad ka timaado oo sharci ku leedahay waalagu celinayaa
wall Hadalka Udaa Gabadha Adoo madsan
maxa laga soo doonaya
Maxaa naga weydiineysa adna 😛
Aaare ka daaya niyad jabinta ..inta uu la qabsanayo
Traveldokomment
waa qaali lakiin Lacaga lashaqeeyo Ayaa sareeya
Swedan joga sharciga yar aya haysta marka se ku iman kara ina kan wayn suga mise wax kale
Hibo haa waad aman karta waxa qadanysa travel documents marka waxa laga Sanyaa lix blood visa aad ku jooga kartad kanada
Noooo Somali Embassy waa furnaan jiraytay laakiin waa ka xiray dagaalkii sokeeye ka dib