Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
wooooooooooow maansha alla waxaasa hees ah axyaa waalid, waalid wakaas maansha alla ilaahaw inantaas iyo abdi qays-ba cimriga u dheere
c/risaaq
Waa heestu inantiisa Sahra u qaaday-- Waana siduu ugu duceeyey baa Ilaahay u aqbalay, Sahra waxa iyana dhashy fanaanada qiimaha badan ee Amina Abdillahi. Sahra waxa qaba nin caalin ku ah diinta, caruur badana way isu dhaleen, dalka maraykanka ayey ku nool yihin. Waxan ogahay Sahra inay tahay mid ducadii aabaheed ku dhantay. ManshaAllah
alle ha ugu wado yaa rapi
axyaa abwaan iyo fanaan
horta magacayga waxa lairaada guuleed faysal gaadhhaye kuna maga. dheer afyar saboxareed na Ku nool
waxasa abwaana
cabdiqays alle hadaayo
cabdi aadan xaad cabdi qays intuu ugu duceyay abaheed way ka heshay ducada lkn wax caruura may dhalin sahra cabdi waxayna Ku nooshay maraykan ee sxb beenta kada shacabka