Success Entrepreneur ( Ganacsi guulaysta )

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • waraysi khaas ah aan la yeeshay ustaad Ahmed darwiish oo aan kaga hadlayno xoogaa taariikhdiisa iyo sidu qofka isbedel nafeed iyo maskaxeedba u samayn karo uguna diyaar garoobi karo fursadda!
    #maankobciye #sershakir #podcast #somalia #somali #somaliland #isbedel #youtube #ahmeddarwiish

Комментарии • 36

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli Год назад +2

    Dadkeenii waxad ka daremikartaa wacyi ahaan halky joigan
    Maanta tiktok iyo face buug laba qof oo iscaaayaya intee qofbaa daawanayssa halkan barnaamijkan aad arkikarto inta qof ee daawtaay..
    Alle haynoo gargaaaro.
    Thanks labada ustaad ee barmaamijkan ...

  • @khalidxuseen5323
    @khalidxuseen5323 2 года назад +6

    God bless you I will try if allh and I believe I will reach my future if Allah allow

    • @TheMrshaakir
      @TheMrshaakir  2 года назад +1

      Amiin, Yes you will bro insha allah

  • @mushtakseed8376
    @mushtakseed8376 2 года назад

    Mansha allah aaad baad u mahadsantihiin dhamaantin, ustaad darwish alle ha barakeeyo wax badan bu ka hadlay oo qofku ku dhaqma is badal dhabba samayn karo.

  • @farxaanhansame100
    @farxaanhansame100 2 года назад

    Woow masha allh aad baad umahsantihiiin walalayal wax badan ban idinka faiday sharafi korkina ha ahaato

  • @yahyeidiris2245
    @yahyeidiris2245 Год назад

    Waad mahadsantahay wllo, molimuna noo soo casuun

  • @AhmedsahalAhmedsahal
    @AhmedsahalAhmedsahal Год назад

    Mahadsanid labo ustaad oo qiimo leH wax Badan ayan Kaa faideynaa nooso badiYa inshallaaH 😍

  • @axmedlaal
    @axmedlaal 2 года назад +1

    Masha allh

  • @123natule6
    @123natule6 Год назад

    Ardeydeyna nahey aad Na bartid macalin

  • @baxnaaniye2024
    @baxnaaniye2024 2 года назад +1

    Walaaale aada umahadsantahy runti podcastigan wu i anfacey wa mahadsantahey 100% noso badi oo so casum dhaman hal dorka somalida dhinackasta

    • @TheMrshaakir
      @TheMrshaakir  2 года назад

      Mahadsanid walall waann soo badinaya insha allah

  • @wllyaadoof1912
    @wllyaadoof1912 2 года назад

    Macalimu noo balami ustad shakir Allaha ku barakeeye

  • @khalidmahamed8737
    @khalidmahamed8737 2 года назад +1

    Thank you so much
    Waa barnamuj fcn
    Oo badali Kara dad
    Badan noloshoda

  • @mohamedabdi8804
    @mohamedabdi8804 2 года назад +1

    Adiga iyo Moalimuu big fan hada leedihin aniga waye Can't wait ina so wada fadhiisatan aad noo faaideysan Really

  • @mohamedmahad2495
    @mohamedmahad2495 2 года назад

    Wow was amazing great to watch this podcast

  • @raeesyusuf7636
    @raeesyusuf7636 2 года назад +1

    aad ayaad umahadsantihiin walaalayaal

  • @sawdamuse6991
    @sawdamuse6991 2 года назад

    Moalimo no so casum plz darwish iyo shakir wn idin salmyaa

  • @ibrahimadam770
    @ibrahimadam770 8 месяцев назад

    Darwiish xaguu ku dambeeyey

  • @Mahirsheikh10
    @Mahirsheikh10 2 года назад

    Wax badan ayaa ka faiday

  • @mohamedabdi8804
    @mohamedabdi8804 2 года назад

    Janogale Abdiwali Moalimu so casuum

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 2 года назад

    Ustaadeyn ser shakir____ahmed darwish Aadbd umahdsantihin

  • @M-KHALIF
    @M-KHALIF Год назад

    Magaca iisax ustaadi born protector miyaa

  • @axmedlaal
    @axmedlaal 2 года назад

    Sxb ustaad darwiish inte academy diisa laga hee ila wadaag sxb academy diisa

    • @raeesyusuf7636
      @raeesyusuf7636 2 года назад

      google wa xaad ku qortaa darwiish academy waxaad ka heleysaa course forex oo qaybta biloowga iyo dhex dhexd kuba yihiin free mahadsanid wllo

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 2 года назад

    Wuxuu noqonayaa vedio musbalka dad badan badali doona, insha allah, mahadsanid %100
    Saddex dabar baan iska furay intaan dhagaysanayay waraysigaan
    Markaan lacagtaan ku haminayo sameeyo, kuu soo sheegi doonaa🙏💵

  • @FaisaAli-c4y
    @FaisaAli-c4y 6 месяцев назад

    The