Wararkii ugu Danbeeyey Reer Galbeedka oo Musharaxiin Wata Doorashada Soomaaliya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 дек 2024

Комментарии • 211

  • @محمد2019-ث6م
    @محمد2019-ث6م 3 года назад +40

    Rabbiyow na soo celi
    Sayid Maxamed Cabdullahi Farmaajo.🇸🇴

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 3 года назад +32

    Soomaaliyeey ducada iyo Allah bariga aan badino oo dalkeena u ducayno in ilaahay noo xifdiyo, siiba sujuuda aan ugu duceyno dalkeena iyo qarankeena.

    • @abdidahirali7484
      @abdidahirali7484 3 года назад

      War ninyohow lacag doorosho lagu doorto waxaa ku yimid farmaajo hadana waxa uu u taaganyahay canshuurtii dakada laaluush ku bixiyay marka carabkaaga dalab ayuu leeyahay

    • @kayhass2510
      @kayhass2510 3 года назад +2

      @@abdidahirali7484 ducee ina wadanka hagaago

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 года назад +1

      Illaahow kuwa duulaanka Ku ah dalkayaga dhabarka Ka jabi
      Cadaalada Allaha u hiiliyo
      Dulmiga Allaha qabto

    • @nuraali6419
      @nuraali6419 3 года назад

      🤲🤲 الله أحمي وطني الحبيب صومال أمين يارب العالمين 🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @nuraali6419
      @nuraali6419 3 года назад

      Walee adiga carbkaga dalab leyahay ee ilahey sharka ad wadaan ha naga qabto adiga iyo kuwa kula midka ah 🤲🤲🤲

  • @halimoosman935
    @halimoosman935 3 года назад +17

    Mansha Allah MD Madaxweyne moxamed cabdulahi geesi ayaa noo joogo Allah noo waa riyo mooryant Allah soo hadeyo

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 3 года назад +2

    Maanshallah Wallahi xaashi waa halyey qaran oo kuguma yeeri karno weriye keliya sida aad u guubabisid da yarta iyo dadka aan fahmin gaalada iyo siyasadeeda waxaan dhihi karaa inaad wax badan ka bedeshey quluubta dhalinyarada soomaaliyeed oo wax badani ayan u kala baxsaneyn illaahey hakaa abaal mariyo wadankeena allah ha inoo badbaadiyo cadowga iyo kuwa waxma garatada ahna allah jebiyo inshallah

  • @maryanmohamed7478
    @maryanmohamed7478 3 года назад +25

    Illahay isagan waxba ka qarsoneey isagu waxi kheyrku nogu jiro hanagu hogamiyo Ameen

  • @fadumoadan934
    @fadumoadan934 3 года назад +22

    Masha Allah wariye fiican Afku kuma go'oh

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 3 года назад +12

    Guul soomaaliya guul soomaaliya guul soomaaliya

    • @felisabdu2669
      @felisabdu2669 3 года назад

      Kaas baa maanta hor boodaya weli masiirka umada...

  • @farxaanwali3329
    @farxaanwali3329 3 года назад +13

    Masha Allah Alle haku xifdiyo wllo Allena wadankeena hayno sugo

  • @samsung7mobil361
    @samsung7mobil361 3 года назад +18

    Ilaahayow farmaajo nooloow guuliso marwalba Aloow nobarake

  • @halimoosman935
    @halimoosman935 3 года назад +17

    Guulest Horufadhi Media
    Thank you 🇸🇴♥️🙏

  • @khaliifculusow2935
    @khaliifculusow2935 3 года назад +1

    Maashaa Allah ilaahay ajir hakusiiyo.
    Waxaan arinkaa ku darsanayaa war soomaaliyey gacmaha isqabsada khaa'inka iyo dilaalkana iska illaaliya qaaqlayaan wada qaylinayana ee saancadaale iyo saan madoobeleh duulaanbay diinteena, dalkeena, dadkeena iyo waliba jitaankeena kuyihiine digtoonaada
    Wabillaahi towfiiq.

  • @rawdamohamed8681
    @rawdamohamed8681 3 года назад +8

    Thanks horfadi media ❤️🇸🇴

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 3 года назад +1

    HORFADHI MEDIA Maasha'Allah guuleysta

  • @khalidcumar3342
    @khalidcumar3342 3 года назад +8

    Fadlan barnamijyada nocan oo kale inoo soo badi malmahaan uu socdo kiiska badda mahadsanid.

  • @alex-sandrarabelo6920
    @alex-sandrarabelo6920 3 года назад +4

    Guul horufadhi ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
    Guuul somalia ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @aashhabdullah4345
    @aashhabdullah4345 3 года назад +1

    Aad iyo aad ayaan ugu mahac cilinaa dhamaan horfadi Media sida fiican waad wax nagu sharaceysaan.

  • @faadumofaarax5585
    @faadumofaarax5585 3 года назад +6

    Somaaliyed qabyaalada aan
    iskadhaafno itan iskaLasoocy
    no horumargaarimayno🙅🙅
    somaLiyohanoLato🇸🇴💪✊👍

  • @jawariguulet4929
    @jawariguulet4929 3 года назад +11

    qabiil iyo qaran jeebku ma deeqo 🔦.💰 ⚖️

  • @alielml8735
    @alielml8735 3 года назад +10

    Soomaali wey imtixaamantahey wxeyna ku imgixamantahey ninkii bada soomaalida muranka geliyey ayaa ina hortàagan. Oo weli aan daawneynaa

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL 3 года назад +5

    Soomaaliya waa dal madax banaan ah allah farmaajo hasoo celiyo🤲🇸🇴🥰✨

  • @yuusufciise58
    @yuusufciise58 3 года назад

    Ilaahey ha idin barakeeyo inshallah
    Horfadhiya miidaya
    Ilaahey ha idiin guulsiyo

  • @batulabarako8866
    @batulabarako8866 3 года назад +1

    Masha alah guleysta walalaha wadaniyasha ah Ilaahey hano bedbaadiyo dalkeena iyo dadkiisa amiin insha alah hormar iyo barwaaqo iyo wadajir somalia hanolato gul dowladeena.

  • @mohamedhssanli3162
    @mohamedhssanli3162 3 года назад +13

    Calooshod.u.shaqeste.ayaa.dalka
    Dib.u.celinaayo.taasi.shaki.kuma
    Jiro.allaha.nabadbaadiyo.walaalyal

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 3 года назад +9

    ilahy baa nag qabsn doona inshaaalh guul iyo gobaaanimo💓💯💋🇸🇴🇸🇴🌹💓💯💋💋🇸🇴🌹🌹💓💯💋🇸🇴🇸🇴🌹 somali isku dubanada inshaaalh🇸🇴🌹💋💓💯🇸🇴🌹💋💓💯🇸🇴🌹💋💓💯

  • @aishanuur1683
    @aishanuur1683 3 года назад +1

    ILAHAYOW Somali mideeh cadowgana nagaqabo aamin YAARABI, ILAHAYOW M M Farmajo nusoceli asagow nabada iyo dalkow nabada aamin YAARABI. YAARABI shacabkii inaydooraan waa ludiiday ee RABOW quwadaada nugusoceli asagu nabadqaba iyo dalkow nabada aamin YAARABI. We love M M Farmajo for his Leadership may ALAAH protect and bless our president aamin YAARABI

  • @nastehoabdi9912
    @nastehoabdi9912 3 года назад +16

    Thanks Allah everything will be okay inshaa Allah in our country

  • @hanihani4180
    @hanihani4180 3 года назад

    Mashaallah niinkan horfadhi waa wariye somaliyed oo cadi ah

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 3 года назад +4

    illaahay ha. Gaajiyo wadankeena

  • @abdimohamed4944
    @abdimohamed4944 3 года назад

    Masha allaah Alle Haydin Xafido Bahda Warbaahinta horufadhi media

  • @muhameda.a8678
    @muhameda.a8678 3 года назад +1

    Adeer Inbadan ayaan kusalaamayaa Hadaan Helilahayn Boqol Wiil oo Wiilkaan Wariya,ah HORFADHI oo kale,ah Aan Helilayn Horumar Balaaran ayaan Gaarilahayn!!!! Illaahay Hakuxafido Aduun iyo Aakhiraba.Aamiin

  • @bashiirmahamud5313
    @bashiirmahamud5313 3 года назад

    Kor iyo hoos somali wax wad ugu shegtay Horfadhi media gul iyo gobanimo

  • @nastehoabdi9912
    @nastehoabdi9912 3 года назад +22

    You right we will never give up inshaa Allah

  • @nuraali6419
    @nuraali6419 3 года назад +2

    Mansha allaah jumma Mubarak everyone may allaah protect our beautiful country somalia Guuuuuul hanolato mandeeq 🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️

  • @dekmuhammadfarah6403
    @dekmuhammadfarah6403 3 года назад +1

    Somalia will rise insha’Allah

  • @hassanfarah1546
    @hassanfarah1546 3 года назад +7

    Thanks Horufadhi Media. Excellent reporting. Plus great advice plus wisdom we could all benefit from.

    • @mrpirate3020
      @mrpirate3020 3 года назад

      You are very right brother 🙏🥰

  • @xaarithcabdullaahi116
    @xaarithcabdullaahi116 3 года назад +4

    HOrufadhi Media🔥

  • @drmohamedastronomer6597
    @drmohamedastronomer6597 3 года назад

    M.a sha allah horay usocda guud wacan

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 3 года назад +1

    C/shakur wa ninki badda iibiyey, Roblana wa la taliyihiisa oo dan kale oo dadka in la iibiyo ah ayey heshiis ku yihiin. Guul Farmajo shacabka ku jecel.

  • @طوبىللغرباء-ذ8و
    @طوبىللغرباء-ذ8و 3 года назад +1

    *viva **#somalia** viva **#farmaajo**💞✌*

  • @abdulkadirahmed3390
    @abdulkadirahmed3390 3 года назад +2

    Ilaah ha ku xafiidu sida wanaagsan. Oo Aad Xogta wanaagsan Aad inuugu sheegtay cadawgana ilaah ha Inaga qabto

  • @wizhargeisa3338
    @wizhargeisa3338 3 года назад

    Jazaaka Allah Horfadhi Media

  • @abdiqadarkaadheeri4705
    @abdiqadarkaadheeri4705 3 года назад +11

    M.a wadani halgama ah igadheh suleiman xashi halkaas kasiwad bararujin ta dadkaga iyo dalkaga guuuuuleyso masul sare

  • @djgaraadali8424
    @djgaraadali8424 3 года назад

    Ninka kaliya wararkiisa aan xiiseeyo legend 🙋

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 3 года назад

    In shaa Allah Cadawga iyo kuwuu wato way guul daraysanayaan
    Somalida wadaniga ayaa guulaysanaya
    Idam Alle

  • @hamdisalah6117
    @hamdisalah6117 3 года назад +1

    Dhegihii Allah waaniyey baa waansan markaa Allah baan karajaynaynaa in uu dalkeena kabadbaadiyo kuwa dhagarta u maleegaya shisheeye iyo sokeeyaba 🤲👍

  • @musemagan3066
    @musemagan3066 3 года назад +2

    Bro I love you idaacadaad waa jeclahay soomaliya ha noolaato ilaahay badena ha noo soo celiyo

  • @amalmohammed609
    @amalmohammed609 3 года назад

    Allaah quluubteena mid ka dhigo dhamaan walaalaha somaalyeed Aamiin Aamiin Yaa Allaah Aamiin

  • @nasirhariir8937
    @nasirhariir8937 3 года назад

    insha allah somaliya nabad iyo kaladambayn ayaan urajaynaya 🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲 cadawoga umada dawlad nimada somaliyed ale hajabiyo insha allah🇸🇴💪💪💪🇸🇴🇸🇴💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴

  • @deeqocabdisalanwarsame6444
    @deeqocabdisalanwarsame6444 3 года назад +1

    Allow ciilka naga bixi oo cadowga naga kori yaa Allaah

  • @ahmedhadi2335
    @ahmedhadi2335 3 года назад

    Wariye mahdsanid Awaalkaga somalida miirka qabta magudikarto

  • @amiirazahara2857
    @amiirazahara2857 3 года назад +2

    Haashi warkaaga ziiso malahan kaliya waa waano

  • @ggbb3834
    @ggbb3834 3 года назад

    Mansha allah wlhy wa war iyo wano allaya xafidak

  • @cabdilahicaarshe216
    @cabdilahicaarshe216 3 года назад +3

    Runtii Horufadhi waa website xaqiiqada ka hadla ma aha kuwa cunsuriyada iyo qabyaaladu madax martay

  • @faaraxmahad765
    @faaraxmahad765 3 года назад +2

    Adi iyo sheikh cabdi xirsi waydin taageersanahy runtii mawaadiniin

  • @farxanfaarax6338
    @farxanfaarax6338 3 года назад

    M.a bahda Horfadhi media

  • @abdiqadirhassan1462
    @abdiqadirhassan1462 3 года назад

    Allaha kuxifdiyo wll wadani ah ayaad tahay

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse 3 года назад

    MADAXWEYNE ❤️✊🏽 FARMAAJO 🇸🇴🦁
    MADAXWEYNE ❤️✊🏽 ERDOGAN 🇹🇷🦁

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 3 года назад

    Ilahay hagaransiiyo waanada siyaasiyiinta soomaaliyeed kuwa iimaanka lagaqaadayna allaha naga qabto dhagarta gaalada iyo jaajuusiintana allaha nagaqabto illaahay cidii dhibaato noo qarisa oo danteeda gaarka dhaafsata dalka iiyo dadkaba iyada iyo cidii soo dirsatay ku celi oo masiibo ku salid sharkooda iyo dgagartoodana naga kaafi allahuma aamiin war cidii akhrisaay aamiin dhaha oo idina habaara kuwa wadanka gaalada u loogaya

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 3 года назад +9

    Waa sida nacas c/shakuur oo kale badeena muran geliyey

  • @khalidabdi6437
    @khalidabdi6437 3 года назад

    Somalia wa dadlka somali manta ugu tunka wayn ugana baladhan ee Alla ha dhawro insha allah Somalia iyo Somali gabi ahaan teedba

  • @waaniyehaa6921
    @waaniyehaa6921 3 года назад

    Soomaaliya guul

  • @cabdisalaan6306
    @cabdisalaan6306 3 года назад

    Allow cadowga somaliyeed inaga qabo xaqa ayaa guuleysan insha allaah

  • @salehosman100
    @salehosman100 3 года назад

    Jisakalahu khayran waad iga qoslisay hadad qalin iskaga jiid bararaq

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 3 года назад

    Mashaa Allaah Xaashi:-"walaalka hadaadan wanaaga u qirin,Ilaahayna uqiri meysid" waa odhaah micno weyn xambaarsan. Waxaana jira Xadiis Nabiga laga wariyay SCW:- " Qofkaan kushukrinin dadka kuma Shukrinin Ilaahay" Allaha xifdiyo umadda Soomaaliyeed meelay joogaanba Wadankana Allaha noogu dhiibo Madaxweyne Caadil ah. Aamiin

  • @fatushaden5736
    @fatushaden5736 3 года назад

    Marekanka wa state yaa aad ubadhaan omidoweey waad araagtaan hormarka iyo quwadeey yesheen marka somali oodhaan allah hamideeyo

  • @ilyesibrahim787
    @ilyesibrahim787 3 года назад

    Jazakallah akhi

  • @anisaali4799
    @anisaali4799 3 года назад +2

    Wadanka iib maaha intii lahelayo qof soomaaliha nolyahay haka baqin taas

  • @shamsoahmed8779
    @shamsoahmed8779 3 года назад

    Mahadsanid walaal waad waanisay wax badan baad u sheegtay haday wax kuqaadanayaan ajar allaah kaa siiyo adigana

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow615 3 года назад +2

    Somalia dhibka allaha ka qaaaado

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 3 года назад

    Illahay swt waxan ka baryeynaa inuu naga qabto Cadawga Faraha nalagu la jira iyo garabka u ah ee Somalidaa

  • @alielml8735
    @alielml8735 3 года назад +2

    Waa runtiin saxeexu waa lama dafiraan.
    Balse atinta badu meelba ma aaney gaadhin sababtun waa
    Markiiba baarlamaankii ku meel gaadhka ahaa ayaa diidey.

  • @daauudmm
    @daauudmm 3 года назад

    Xaanshi guuleyso waxaad tahay runsheeg
    Waddankeenna isagana alaha guuleeyo

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 3 года назад +4

    ilaahay haynaga qabto sharkooda gaalada cad iyo ta madowba ilaahow u hiili shacabka iyo wadanka somaaliyeed oo u soo saar nin wadaniya oo noo difaacaaa

  • @maslahahmed524
    @maslahahmed524 3 года назад

    Suqadra ❤️❤️🇸🇴

  • @hamdisalah6117
    @hamdisalah6117 3 года назад

    Allah ha xafido inta doonaysa in dalkeenu badbaado ee kubixinaya wakhti guusheena way heli Insha Allah, ducadana waynu wadin Allah haynaga aqbalo 🤲👍

  • @ahmedturkey3332
    @ahmedturkey3332 3 года назад

    Horufadhi wxad kahadshen ruunta alle waxan kabaryay in uu qalbiyadeena isku sojeediyo oo diinta & dalka anu garano amiin amiin inshaa allah

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 3 года назад +1

    SOOMAALIYEEY DUCEESTA OO DALKA IYO DIINTA IYO DADKA UKACA INDHAHA FURA DALKA DUULAAN Baalagu Yahay GUDAHA IYO DIBADABA MUWAADIN DALKA XIL ISKA SAARA DIFAACA DALKA SOOMAALIYEEY 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️🍀🍀🍀🍀🍀🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdallaali5312
    @abdallaali5312 3 года назад

    Suleiman hashi ♥️♥️♥️

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 3 года назад +1

    Waa warbixin aad uwanagsan

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow615 3 года назад +2

    Masha Allah saxiix kalaaam

  • @drkhaalidgeesh3915
    @drkhaalidgeesh3915 3 года назад

    Walaalka somaliyeedoow kaliya waxad firisaan mabkan kujira muuqaalkaan inta uu le egyahay soomaaliya inta ay le ektahay dhulkeeda dhulkaas waxaan soo celin karnaa ayadoo aan hal xabo lagu ridin ! Kaliya midnimo iyo shidaalkaas oo aan qodano markaan barwaaqowno ayagaa soo goosan doona anana waan ku caawin doonaa insha allaah

  • @ibrahimmohamed9255
    @ibrahimmohamed9255 3 года назад

    Thanks horufadhi media I support for ua position as a somali best media platform which brings news based on evidence and truth.....peace and love from Garissa 💙.....Somalinimada iska keen maoho....

  • @alimire2
    @alimire2 3 года назад

    War Somaaliya majirto,sikastoo wax aad ugu sheegtid wexeey ka doorteen; qabyaaladda.
    Waa run sida aad runta aad uga sheegtay

  • @abdirahmangabeyre359
    @abdirahmangabeyre359 3 года назад

    Masha. Allh wariye fican waatahay. Laakin si. Aan kuugu Dayano dhaxdhaxaad. Kanoqo. Madaxda. Somalida. Laakin. Hada waxaan ku. Aragnaa in farmaajo Aad. Tagertid u. Heysid. Saas. Eey. Tahay. Waxaan. Ahay dadka. Kutageero

  • @abdialisidow5211
    @abdialisidow5211 3 года назад +4

    Thanks for your advice and your good expectation Somali will remainded as far Somali.land is the gifts of our God.

  • @abdirasaqmuhumed6625
    @abdirasaqmuhumed6625 3 года назад

    asc wll xaashi magacagu waa crisaaq ckariin muxamad ku nool gobolka awdal state soomaaliya allahu akbar inta kadib wll Khariirada aad ku soo qaadatay qaybta sadexaad oo kale noogu soo qaado Barnaamijyada kale insha allah aamiin

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 3 года назад

    ۚ وَمَن يَتَعَدَّ حُدُودَ اللَّهِ فَقَدْ ظَلَمَ نَفْسَهُ ۚ لَا تَدْرِي لَعَلَّ اللَّهَ يُحْدِثُ بَعْدَ ذَٰلِكَ أَمْرًا (1)

  • @kayhass2510
    @kayhass2510 3 года назад

    Jimce wanagsan horufadhi

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 3 года назад +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم احفظ بلادنا وبلاد المسلمين

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 3 года назад +2

    Daahir calasaw aynu dacwad Ka gudbino iyo Ka sout Africa jooga ee vodka wayn ee garaaryaha leh
    Ilmaderayaal nimankaasi dalka lacag ayay Ku soo qaateen inay dumiyaana way doonayaan

  • @normohamoud
    @normohamoud 3 года назад +2

    Ka quuso inaad ka quusato Somaliya!

  • @alihajiayanahmed9352
    @alihajiayanahmed9352 3 года назад

    Somalia Somali ba leh Ingirisna malaha dadka ba iska leh Inshallah Somali maanta wey so jeedan madaxweyne iyo baarlaman iyo wasiiro badan o ay ka go anthay in la difaaco badena Aya ino jooga kuwas bana so bixi doona Inshallah ,dacba dhilif iyo mooryan wakhtigodi wa dhamaday guul guul Inshalah Somali ba heleysa

  • @tahliilj
    @tahliilj 3 года назад

    Waad xiiqsantahay ee wax lagaa macaashayo meleh

  • @cabdigeeljiretv6472
    @cabdigeeljiretv6472 3 года назад

    Sxb warkagu waa OK lkin sheekadada ayaa badan

  • @fadumoyusuf6569
    @fadumoyusuf6569 3 года назад

    wariiye adna wan ku mahad ceelinaya siida wanagsan e ad nogu sootabisid wararka wanagsan faarxad ku noolow huuno

  • @ahmedabdiyasin5037
    @ahmedabdiyasin5037 3 года назад

    Waxanogaaday photoska ama sawirqadista macnewayninuukujiro balfiiri horofadhi dhulkena io caasumadeena sawirada,ayka bixinayso murumaysankaro tanwaamuqdisho Mansha,Allah!

  • @maxamedshariffe2445
    @maxamedshariffe2445 3 года назад +5

    HORUFADHI MEDIA GUULEYSO

  • @zermuniirchannel6395
    @zermuniirchannel6395 3 года назад +2

    Indho indho wuxu sheegay walhi wa ruun somaliya marku laha wa la ka watahay

  • @hamseahmed9607
    @hamseahmed9607 3 года назад

    Free somali galbeed

  • @dahraanxasanmaxamed8533
    @dahraanxasanmaxamed8533 3 года назад

    Hanolato horufadhi