Dagaalkii 1aad | Guutadii RAGAAD | Jabkii Xabashida Loogu Gastay LAAB Duleedka GODAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 мар 2022
  • #Qaamuus
    Dagaalkii 1aad ee Somalia iyo Ethiopia | Bixiddii Saddexda Guuto & Jabkii Xabashida Loogu Gastay Deegaanka LAAB Duleedka GODAY
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 31

  • @yusufidirischannel9331
    @yusufidirischannel9331 2 года назад +4

    qaaamus legend of the legend

  • @yusufjimcaaleaadan5744
    @yusufjimcaaleaadan5744 2 года назад +2

    Gorgor illeen meesha ayuu ka timid m. A💪💪💪 xoogga dalka somaaliyed guuleysta

  • @nawaranuur1464
    @nawaranuur1464 2 года назад +3

    Keep going bro

  • @ibrahimfure901
    @ibrahimfure901 2 года назад +3

    Qaamuus keep going LEGEND

  • @anisoabdi5861
    @anisoabdi5861 2 года назад +3

    Qamuus media horey usoco

  • @mahadshariif1981
    @mahadshariif1981 2 года назад +4

    Mashallah wariye maxamad qaamuus ilaahay haku barakeyo aamiin 🤲 mahadsanid 💙🇸🇴💚❣🍇☂️

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 года назад +2

    Gobolkaa inaga maqan iyo dhulkeena kalaba waan heli doonaa inshaallah

  • @omarabdourahmanfarah6714
    @omarabdourahmanfarah6714 2 года назад

    Wllky waxad tahay qof muhim ah wayo sooyaalka somaalida ayad ururin ku wadaa et horay uu soco wll alle maskaxda ha kuu barakeeyo

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 года назад

    Mahadsd wll
    Naso badi
    Tarikhdi
    Xiligii gobanimada

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
    @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 2 года назад

    Maansha ALLAAH noolow nin yahaw soomaali nimadii ayaad aad u danaysaa barnaamij yadaan noo badi insha ALLAAH

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 2 года назад

    Keep going

  • @aloali920
    @aloali920 2 года назад +5

    Qoodhaa iyo xeradaaye dhawr qayboo oo sida dagaaladu u dhaceen ah isa soo xiji aanu wax ka ogaanee mahad sanid

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 года назад

      waan soo wadaa Insha Allah qaybaha oo isku xiga.

  • @ibraahimaliegaal6218
    @ibraahimaliegaal6218 2 года назад

    Thanks

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад

    Yaasalam

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 2 года назад

    Aad u mahad santahay huuuno 📞✅✅

  • @ilyachannel9280
    @ilyachannel9280 2 года назад

    Istaadi bkz kasoo hadal awooda ciidamada Alfa group blz blz blz🙏🙏

  • @apdirahmaanlegend5228
    @apdirahmaanlegend5228 2 года назад

    Dagaalkiii

  • @bashiradanmohamed177
    @bashiradanmohamed177 2 года назад +1

    Qamuus qeebta lawaad ilaa hada waan sugayy mana arko 2 week kusi dhawnahy bar go inaga dhigtay tarikhda

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 года назад +1

      Insha Allah walaal waan soo galinayaa

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj 2 года назад

    ogaadeenya ha dhihin ee soomaali galbeed, maxaa yeelay ereygan waa eray lagu bahdilayo halgankii soomaali galbeed, laguna qeeybinayo soomaalida, marka hagankii soomaali oo dhan loogu magac daro qabiil, mahadsanid

  • @bashiradanmohamed177
    @bashiradanmohamed177 2 года назад

    part two ayaan ka sugynay qaamuus kuma haayo

  • @Cabdiqaninuur4980
    @Cabdiqaninuur4980 2 года назад +3

    dagaal ayn si wacan u qaaday guulanaha ka gaadhnay lkn aynan ka gaadhin hadafkayn lahayn ax

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 2 года назад +1

    Soomaalia hanoolato

  • @gulledabdi8516
    @gulledabdi8516 2 года назад

    5 tàan waa hal
    Wadadaada qaad ane wan ku daba socda 5 somalia radi adi malatari

  • @sultanroble6834
    @sultanroble6834 2 года назад

    Walii nasniiyo nomayalo sababto ah dulkeenii wuu dacanyahay kii xor aha iyo kii xor laan ahaba tolaay

  • @sultanroble6834
    @sultanroble6834 2 года назад

    Soo ciil maoh ney ithoopia ciidankedu somaliyadii xorta ahey eey kugartiyaan wagii baryabah form 2007 ilahadah nagadaa nio ciil hanoodiline

  • @muztafeaxmed3273
    @muztafeaxmed3273 2 года назад +3

    Waxaa tihiin dad diciif
    Waxaad tihiin
    Dadliita
    Somaalida dagta gobalka lahaysto
    Ee itobiya
    Haysato ogaadeen wuxuu yahay
    50%halaxishoodo

    • @craxmanmaxamed4101
      @craxmanmaxamed4101 2 года назад

      Sxb warkaga bayaani dhul kama jiro miyad i leedahy hadda
      Mise adiga itiopian ah
      Waxas adiga iska dhaadhiciyay

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 2 года назад

    Fasax wanaagsan