Комментарии •

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F Месяц назад +11

    GENERAL INDHAQARSHE LION OF AFRICA 🇸🇴🙏🏽

  • @cawilshidane5852
    @cawilshidane5852 Месяц назад +5

    Maxamed siyaad alaha unaxariisto walee geesibuu aĥaaas❤❤❤❤

  • @mohamedabdirizaak
    @mohamedabdirizaak Месяц назад +8

    Waad mahadsantihiin cadowga alaha idinka badbaadiyo

  • @abdirahmanwaber6529
    @abdirahmanwaber6529 Месяц назад +6

    Kkk waar heedhe ma qof amaan baad meesha la soo fadhiisateen indha qarshe wuxuu ahaa kabtan watay urur madafiicda goobta D30 waxaa kaloo jiray ururo badan oo madafiicda D30 ah oo dagaalka ka qayb galay waxaana ka mid ahaa ururkii 68 aad ee uu watay kabtan muuse muumin maydal oo ka soo baxay baydhabo kana soo dagaalamay goday dabadeedna yimid jigjiga wuxuuna ka dagaalamayey dhug oo ku beegan garab case markaa indha qarshe ururkuu watay wuxuu ka dagaalamayey ceelaxmaar iyo soonaha makanaysa anigu waxaan ka mid ahaa ururka madafiicdee dhug fadhiyey markaa waxaan indha qarshe dhug baan iskugu nimid ka dib isaga iyo ururkuu watay waxaa amar lagu siiyey inuu u guuro ceelaxmaar subax bay ahayd dabeedna wuu guuray balse maalin labaad ciidankii itobiya ayaa agii uu ka dagaalamayey weerar ku soo qaaday kadib aniguna waxaan madafiic ku garaacnay ciidankii itobiye ee weerarka ahaa anagoo caawinayna iyaga balse nasiib daro ciidamadeenii dib ayaa loo riixay dabadeedna madafiicdii baa la isla dulyimid anagu waan ka joojinay mar hadii la is dhex galay markaa ciidankii uu watay indha qarshe wax yar mooyee intii kae wax dhinta iyo dhaawac bay noqdeen waxaan difaacay 11 tangi oo dhinacayaga laga diray sidaasay maalinka arintu ku dhamaata waxa kaloo maalinka ku dhintay dagaalka coloneyl gacma dheere.

    • @nasserdhuxul921
      @nasserdhuxul921 Месяц назад +1

      Ina adeer odaygan hadlaya waan aqaan waa Xawaadle anigana Xawaadle ayaan ahay taaariikh fog baad haysaa ee suuragal ma tahay in aad wareysi bixiso si taariikhdaas looga faaideysto ... mahadsanid

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 Месяц назад

      Asc zxp. Haddan ku waydiiyo meeqa jir ayaa tahay 60k ma gaartay , ciidanka qinrata aad ka qaadatay Wali ma isticmasha

    • @hasannour7562
      @hasannour7562 Месяц назад

      Muuse meydal wuxuu ka mid ahaa tobadii sarkaal ee hargeysa lagu dilay 1978kii isaga iyo gaashaanle sare cashuur

  • @bashirgaryare83
    @bashirgaryare83 Месяц назад +1

    Waa taariikh cajiib ah oo ciidamada soomaaliya ay garden!!

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F Месяц назад +2

    General Indhaqarshe Allaah cimri ha siiyo

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 Месяц назад +2

    Waa geesiyaashii dagaalkii Ogadenia ee 1977 noolaada

  • @SoomaaliSoomaali-fk2qt
    @SoomaaliSoomaali-fk2qt Месяц назад +2

    Ustaad mahadsanid wax badan bn kaa faa'iday . Su'aal hadaan ku weydiiyo facebook page bn buuxiyay shuruudihi viewska iyo fallowerskii iyo 5 muuqaal balse wuxu igu haystaa country. Waxaan ku wareejiyay wiil yurub jooga weli wuxuu leeyahay aneligible country, maxaan ku xaliyaa ustaad?

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Месяц назад +4

    Libaaxii africa waa soonoqonayaa

  • @user-zx7gk5xv5t
    @user-zx7gk5xv5t Месяц назад +2

    Dib ha usoo noolaado xooga dalka soomaaliyeed

  • @Adanj4
    @Adanj4 Месяц назад +3

    Walal barnaamijyada nogusoo kordhi
    Waraysiga culimada si bushada somaiyed ay chanel ka wax badan ugafaidan
    Si ay dhankasta faido ugu noqoto bulshada somaliyed ee ay ragdisay :qabyalada,masuliyad darda,tuugonimada oo ay sabab utahay jahilnimada,si ay dinta ubartan

    • @abukarhappy3000
      @abukarhappy3000 Месяц назад

      Culumo waa kuwa dadka dhameeyay masaajidka aad ma rabno culumo

  • @Walalbuulle
    @Walalbuulle Месяц назад +1

    Sababta looga so baxay dhulkii la xureeyey ilaa hada mafahmin wax kasta sabab ayay leeyihin sabata maxay eheed

  • @abifatahkedir1552
    @abifatahkedir1552 Месяц назад +5

    Waxan ku dhashey duleedka magalada Qabridahare wixii kadanbeeyey burburkii dowladii somaliyeed.
    Waan Qiiroodey markan daawaday halyeygan 😢.
    Allow halyeeyadii somaliyeed janee, kuwa Hada noolna xafid.
    Markan yaraa waxaan is waydiin jirey talow Malaga yaabaa in aad aragto Qabridahare oo ay Ciidan Ethipian ahi joogin.

    • @abdinasir2877
      @abdinasir2877 Месяц назад +1

      wn idin soo salamayaa rer qabridahare
      somali wy soo noqon yadoo ka wacn sidii hore xabashina waa la buufin in sh allh

    • @abifatahkedir1552
      @abifatahkedir1552 Месяц назад

      Sidoo kale salaan sare wll, alle ha mideeyo quluubta umada somaliyeed.
      It’s inevitable to see Strong United Somalia 🇸🇴, again.

  • @SALEBANMSHIRE
    @SALEBANMSHIRE Месяц назад

    Walahi waa ayaan daro ciidankas la layey bal sabab la,aan xaqdaradi lagu layey maanta waxey inaga bahan yahiin duco sarakilsha aqoon daro xaq daro baa u gesay weyan ciidan xooga dalka oo midnimo soo baxi donan baan aminsahey insha allah

  • @dharaarshow
    @dharaarshow Месяц назад +2

    Sheekasaan markaan dhageystey waxaa ii soo baxdey in dagaalkii saraakiil soomali ah oo lasoo adeegsadey ay soomaalida jabiyeen askartiina ay laayeen ayagoo

  • @haldoorofficial8011
    @haldoorofficial8011 3 дня назад

    Ciibadaaaaa iyo hada sidaaan uqayb sanahay aku qabyaalad

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. Месяц назад +1

    Soomali oo dhan bay ahayd .
    Generaladii ugu waaweyn nimankann goostay isaaq bay kasoo jeeden mj shekhal hg .

  • @ahmedadde1226
    @ahmedadde1226 Месяц назад +2

    Billadd sharaf ayu mudan yahay kornelka.

  • @user-vl7ix5qn5r
    @user-vl7ix5qn5r Месяц назад

    Sarkisha hargasa latogtay waxakamida allah uwadanaxariste mahdi muumin maydal

  • @bashirqasim7054
    @bashirqasim7054 Месяц назад

    Asc sxb Xogta Ciidamada waa mamnuuc lama faafiyo, ee fadlan waxaas jojiya. Mhadsanid

  • @daljirkadaahsoon3478
    @daljirkadaahsoon3478 Месяц назад +1

    cabdi salaad garowe ayuu joogaa arintaas halawaydiiyo

  • @Lil_Onana1
    @Lil_Onana1 Месяц назад

    Gen indho qarshe waa sheikhaal

  • @Lil_Onana1
    @Lil_Onana1 Месяц назад

    Ciro iyo ina samatar ayaa joogay margii ragaa la’dilay waa gartay hada

  • @ah3069
    @ah3069 Месяц назад

    Beerkaa kuhurayo gebagebada erayadiisa😢

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 Месяц назад

    Shuci bay ahayen Aan din shaqa ku lahayn
    Marka qimaha bani Aadamku leyahayba
    Aan garanayn...

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 Месяц назад +1

      War dadka muslim tukanaya bay ahayen

  • @ahmedmumin3061
    @ahmedmumin3061 Месяц назад

    Galal maxaad uga rebtay cilmiyow

    • @nuunemediaproduction6497
      @nuunemediaproduction6497 Месяц назад

      Wuu soo sheegay oo ruushkaaba kuuba ka reebay in aagii galaal ka dagaalamaan oo yiri ninkaasi kama adkaan kartaane anagaa furintaasi galeyna.

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 Месяц назад

    Ilaa saylac ayaa laydin eryaday
    1977
    Mantana mamulo katirsan itoopia

    • @YasserAA93
      @YasserAA93 Месяц назад +1

      Hoyadayaa Miya na eeryatay! Nacala kugu yale amarayana mise afaan oromo kuso qor commentinga no daa afkayaga!
      Jijiga ayaan ku candhufa oromada iyo xabashida maanta ! Somali wa somali meel kasta ❤

  • @user-km7ek9ry5g
    @user-km7ek9ry5g Месяц назад +1

    I

  • @RidwanMohamed-tn3pg
    @RidwanMohamed-tn3pg 5 дней назад

    Ma ogtahau taliye indhoqarsho in uu xildhibaan soodoontay oo loodiiday lana siiyay gabar laga keeney dibada dalkaana dhibkaas ayuu usoomaray iyo ka badan.
    Nasiib xumadu waa inu somali kadhashay.

  • @abditaallo4217
    @abditaallo4217 Месяц назад

    Ninkaan nin wax badan og maha sheeko uu maqlay uun buu ka sheekayn xataa saraakiisha dagaalka joogay ma kala yaqaan, wax baan buu isku khaladayaa.

  • @ah3069
    @ah3069 Месяц назад

    Ciro qabiilkee ahaa?

    • @Mohamedmobilestore
      @Mohamedmobilestore Месяц назад

      Majeerteen buu ahaa cornel ciro

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 Месяц назад

      ​@@Mohamedmobilestore ma dhintay horta

    • @Mohamedmobilestore
      @Mohamedmobilestore Месяц назад

      Waxaan u maleenayaa inuu dhintay dsdka isku loodka ey ahaayeen kuligood wey dhinteen

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 Месяц назад

      Haa wuxu samayyey cinqilaab military kadib waala toogtey 1978 melahaas.

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 Месяц назад

    Hogaan ka sare waxuu ka koobnaa. Jajus, yuhud, Carab asalkisu yuhuud yahay iyo mid ka soo jeeda kuwii ku faani jiray Tigrey nahay.
    Lakin gobtu waa raga goobta laga wada tiriyay

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 Месяц назад

      Kawrn kuwa oromanahay kufaanana ileen soomaali baa kala wanaagsan walaahi baanan weligay kaa yeelayne caruur baatahay cuqdad laga buuxiyey oo layiri soomaali reer kaaga ugu wanaagsan ama qof weyn oo bilaa caqliya lkn anigaa kuu sheegaya soomaaliyi makala fiicna kuligood waa wax dufkubaxay adeer

  • @atiquehalim5527
    @atiquehalim5527 Месяц назад

    X

  • @maxamedmukhtaar2118
    @maxamedmukhtaar2118 Месяц назад

    Wuu mahadsan yahay kor laylku

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Месяц назад

    General Ciro, Cabdi Salaad, Cali Ismaaciil, Colonel ?claahi Yuusuf waa Majeerteen, Maxamud saleebaan. General Maxamed abdi, Generaal Nero, Generaal Badmaceeye, Generaal Duuliye sare MAxamuued M. Guuleed waa Abgaal. General Indhaqashe Sheekhaal Loobage, (Galaal, Caare, Colonel Axmadeey Qasaaro, Gen Axmed Cariiri, Gen.Aftooje waa Habargidir).

    • @nasserdhuxul921
      @nasserdhuxul921 Месяц назад

      Duuliye sare waa Xawaadle waana adeerkeey

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he Месяц назад

      @@nasserdhuxul921 Kan aan ka hadlayyo oo ann xusay waa Generaal Duuliye sare MAxamuued M. Guuleed , gudoomiyihii Somali Airlines, marki horena ahaa dulliye ciidanka cirka, waa nin dalkoo dhan laga garanayo Waa Abgaal. Waxaase Jiray Duuliye Sare kale oo Xawaadle ahaa oo Somali Airlines duuliye ka ahaa oo isna caan ahaa waa jiraa.

    • @daljirkadaahsoon3478
      @daljirkadaahsoon3478 Месяц назад

      Cabdi salaad garowe ayuu joogaa arintaas halawaydiiyo

  • @user-zb2km4zv7o
    @user-zb2km4zv7o Месяц назад +1

    Awees geedow ayaad iloowday wuxuu ahaa korneyl madaafiic

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he Месяц назад

      100% sax, Geedoow qabiir madaafiicda buu ahaa.

    • @Aziizmohamed
      @Aziizmohamed Месяц назад +1

      Jareer ayu aha so ma ahan, wa ninki hargaysa duqeeyay

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he Месяц назад +1

      @@Aziizmohamed Jareer buu ahaa madaafiicda goobta ayuu taqasusay.

  • @najibab2138
    @najibab2138 Месяц назад

    Ajarsa goora, koojar, jinacsani iyo jigjiga! Ninku muxu dagmoyinkayga kala yaqana 😂