LAXANKA BOQOR BUURMADOW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 41

  • @hissetahir7492
    @hissetahir7492 2 месяца назад +1

    Harjeclo soo cadeya sawaciligan foosha xun

  • @YAHYEXUSEEN-h5m
    @YAHYEXUSEEN-h5m 2 месяца назад +3

    Ninkani ma congo somali ku hadlaysaa dhiig somali odaygani malaha xataa wajigiisii lama arkaayo

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 2 месяца назад +3

    Hadaladaasi waa gaf.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 месяца назад +4

    garad jamac garad cali runta ayu ka hadlay

  • @shmohamed-mu7jd
    @shmohamed-mu7jd 2 месяца назад +2

    Dad Inaga Nasab Yar Ma Fahamin Hadaanan Qabiil Loola Jeedin
    Hadaba Qabilada Soomaaliya Miyey Kala Nasab Yaryihiin?
    Haday Haa Tahay Buurmadaw Sharciga Ha Lageeyo
    Haday Siman Yihiin Qabiiladu
    Garaadka Ayaa Qabiil U Gafay
    Buurmadaw Asna Qof Kaliya Ayuu U Gafay
    Labadoodaba Maxkamada Hala Geeyo Si Qof Waliba Xaqa Lagu Yeeshay Looga Gudo
    Kkkkkkkkk

  • @altappomaktappo7060
    @altappomaktappo7060 2 месяца назад +1

    Dad naga laangaaban iyo naga nasab yar, micneheeda ma aho in dadkaas laandheer aheen ama in ay nasab laheen, laakin waaga nasab fiican yahay, waane laga laandheer yahay, tiro iyo xoog iyo maal.
    Dadka af Somali ha la baro.

  • @ibrahinxasan107
    @ibrahinxasan107 2 месяца назад +1

    Dna ga halaga qaado aabihii wuu nool yahee haday been noqoto boqorku xaalbaan bixinayaa ayuu yidhi
    Garaadkuna waa ilmo furaash waana arin aan anigu horre u maqlay boqorka ka hor waa xaajo caana

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga 2 месяца назад

    Suldaan Salaan Sare ........ Garaadku Tiro Iyo Tayo Iyo Tabar Haduu Ka Hadlo Its Good Lakiin Garaadku Inuu NASABIYAD Ka Hadlo Gaf Bay Ahayd...........................Lakiin Wuxuu Ku Hadlay Boqor Buurmadow Ayaa Wixii Ba Isku Fuuqsaday Very Low Level Wuxuu Boqor Iyo Isim Ku Hadlo Kumuu Hadal .............................................Wa Laahu Aclam.

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 2 месяца назад

    38:33- 38:36 👍🏼

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 2 месяца назад

    Faal xumadan maxaa you tube dhigey

  • @Heimatar
    @Heimatar 2 месяца назад +1

    Garaadka wuxuu sharxay nasab nimada

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du 2 месяца назад +1

    Waa qal dan tahay garaadka mar koow isaaq liidayo isaaq dad fiican iyo dad xun ba waa ku jiraan

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 2 месяца назад

    Yaase boqrey balo madow sidee boqor ku yahay isaaq boqor ma leh suldaan ayey leeyihiin reerka saldanada hayana uma dhalan balaayo madow.

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 месяца назад +1

    SEDSON INAN GUMEED CUQDADA MAJEERTEEN WAAD U DHIMAN

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 месяца назад

    WAA YAAB🤣😅. ISAAQ WAA DUUL AAN LAKALA SOOCI KARIN😎😳. RAG IYO DUMAR ISKU SI, BAY DHIBTA U DAREEMAAN, UNA WADA BAROORTAAN, ISUNA HOR-YAACAAN😂. CAKU-E, DUULKU TABAR DARANAAAAA 🤗🤭😃
    INABA ADKAYSI IYO DULQAAD MA LAHA..

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 месяца назад

    HIHIHI😂😂😂
    NIN KUU DARNAAN JIREY WAA LUGU DIGTA. ISAAQOW NASAB AMA ASAL AHAAN WAAD YARTIHIIN.HAAAAA😂.RUNTU YAANAY IDIN DHIBIN😊

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 2 месяца назад

    Waan qaadanay xaalkii.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 месяца назад

    SIDA RUNTA AH GARAAD JAAMAC WAA KA LAANDHERAYSAN YAHAYB. BEEN MADAW. BUUR MADAW HADII LOO ABTIRIYOW LAMA YAQAAN MEEL UU BOQOR TOOYO KASOO GALAY😂. ANQGOO WAX BADAN QARINAY NA, DEE NIN TUUG AHAAN JIREY, NASABADUU KA DHINTAY😂

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 2 месяца назад

    Shalay maxaa u lahaydeen daarood ba nalaayey???maantna muusa idin laayey isaaq mu ahayn?????

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 2 месяца назад

    Garaadku wuxuu ku sheegaba idoor wuu ku saxsan yahay waayo 15 sano ayey dadkiisa sidii ugaadha ugu shiish barenayeen, kadibna qaxin iyo madafiic ku garaceen. Oo yar iyo weyenba shaashadaha la tagnayeen baga muusow qaxi!

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 месяца назад

    GARAAD JAAMAC WAA RUNTII INTUU KU HADLAYBA. ISAAQOW CABAADKA DAAYA YAR IYO WEYN😂

  • @AliDayr
    @AliDayr 2 месяца назад

    Asc. Suldan numberkaaga ii soo dir. Barnaamag baan ku haha.. waxaan ahay nin siyaasiya oo H/jeclo ah oo London degan. Badlands.. waa billaahi

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 2 месяца назад

    Kani waa jareer laakiin wuu sheegtaa habar jeclo.
    Waxaa dhalay askartii dawladdii Soomaaliya dii hore.
    Wuxuuna joogaa Muqdisho.

    • @abdu5777
      @abdu5777 2 месяца назад

      Haa waa runta lkn adiga waxaa ku dhalay xabashi .xabashi madow halke ka dhunkada my dabo😂😂😂😂😂😂😂

    • @sedson02
      @sedson02 2 месяца назад

      ​@@abdu5777 Qudhmis aamuus .
      Majeerteen baa uugu hooreeyey xabashi u jaajuusa .
      Taariikhda soo baro.

  • @jamalaraya9038
    @jamalaraya9038 2 месяца назад

    Waxan filayaa inad tahiin
    Qoladi xanusanysay
    Laba maalhade ayàd tahiin

  • @axmedcali5851
    @axmedcali5851 2 месяца назад

    Foolxumada caqli xumadaad kaga dartay

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 месяца назад

    GARAADKU MARKUU LAHAA GALA DAGAALKA XAQBUU KU JOOGAY, WAAYO DADKIISA MAALINKASTA LAASCAANOOD LUGU DILAYEY, OO CIDNA LOO QABSANAYN BUU KACA OO IS XOREEYA KU AMRAY.

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy 2 месяца назад

    KKKKKKK

  • @suldaanmuniirahmedabdilaah5502
    @suldaanmuniirahmedabdilaah5502 2 месяца назад

    Nacas

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 2 месяца назад

    Waar ciduu doono hasheegtee kiina garaca ah wuu cadeeyee soo cadeeya

  • @sedson02
    @sedson02 2 месяца назад +2

    Garaadku hadalkiisa wuxu ku joojin lahaa : " dad naga tiro yar , ama dad naga tabar yar laakiin waa nasab yar wa CAAY waa iinu magdhow iyo raaligelin ka bixiyo Mr. Gala dagaalka .

  • @sedson02
    @sedson02 2 месяца назад

    Garaadka dhulos aad bu u gafey sababto ah maxay tahay dad naga nasab yar ?
    wa cay iyo daandaansi ow uu badheedhay .....garadku yahay anagu ma naqaanee .
    Dee Buur Madow uu ku saxsan yahay inuu u jawaabo garadka u hadalku ka siibtey .

  • @sedson02
    @sedson02 2 месяца назад

    Majeerteen reer bahal aya garadka usoo dhiibey cayda reer Sheekh Isaaq .
    Nacala ku yaalka majeerteen way fitno badan yihin .

    • @abdu5777
      @abdu5777 2 месяца назад +1

      Ilmo abaarsiyo idoor wagaash

    • @sedson02
      @sedson02 2 месяца назад

      ​@@abdu5777 anigu Isaaq ma ihi , soomaalida kala nahay .
      Adigusee waxad tahay FAQASH Daarood Doofaarka dhashiisa .

    • @AhmedJigga
      @AhmedJigga 2 месяца назад +1

      @@abdu5777
      Futo Yar Fidhaay , Ninkani Idoor Maaha Ee Surwaalka Kor U Qaado Futadaa Ku Muuqata Ee Najis Yahow.........................Wa Laahu Aclam.

    • @faizaaliabdallah5731
      @faizaaliabdallah5731 2 месяца назад

      @@AhmedJigga fidhida cid ay u gooni tahay ma jirto, wali ale ayey idinka buuxaan. Kiiti seadson waa iidor ku qarabta sheekhal, sida muuqata. Ee adiga surwalka kor u qaado.

    • @faizaaliabdallah5731
      @faizaaliabdallah5731 2 месяца назад

      Seadsoney mj ma dhuuso iyo fararaq iyo cey cidla ah miyaad wax kaga qadeysa? Islaan yaroo isku buuqdey oo maseyersan ayaad u ektahay. Runtii!