Jubaland oo xiriirka u jartay Dowladda Federaalka | Qubanaha VOA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 дек 2024

Комментарии • 64

  • @seed3966
    @seed3966 Месяц назад +8

    🤲🤲🤲. Allaah ha u gargaaro reer falastiin lubnaan siiriya yaman somaliya ciraaq liibiya iyo dhamaan muslimiinta allaah ha u gargaaro cadowkooda allaah hajebiyo 🤲🤲🤲

  • @seed3966
    @seed3966 Месяц назад +3

    Jubbaland good job 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌎✅✅✅

  • @seed3966
    @seed3966 Месяц назад +2

    Asc soomaali in ayadu wada hadasho weeye ayadaan cid ku dhexjirin 😎ingiriis waa munaafaqa ugu weyn ee aduunka weeye inuu soo dhex kalo maaha reer galbeed 🌎😎😎😎

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 Месяц назад +1

    Waa xaq ay leeyihiin shacabka Jubaland in ay doortaan cida ay rabaan. Guul qof iyo cod

  • @seed3966
    @seed3966 Месяц назад +1

    War cirrow cid wax kuu ogol majirto adaa qowsanaya ee yaa kuu xiiri weeye 💯💯💯

  • @seed3966
    @seed3966 Месяц назад +1

    War meesha dowlad majirto wey fashilantahay 💯💯💯

  • @xuseenabdimatiin3170
    @xuseenabdimatiin3170 Месяц назад +1

    Sahra ciiidle nuur wali way yartahay maashaallh

  • @CadnanCadnan-p6z
    @CadnanCadnan-p6z Месяц назад +2

    Dhamaan madaxdasomaliya xiligan umafiicno qilaafka soojireenka waayo waxow dhawacaya horumarka lagutilaabsanaayo sida qodista shidaalka iyo lamacaamilka dowladaha shasheeye🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇳🇸🇳

  • @seed3966
    @seed3966 Месяц назад +1

    Asc xasan munaafaq dhaqankii buuleeyahay runtii asagaa is gowracaya runtii😎😎😎

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u Месяц назад +2

    MAAA FIYADAAA EE VIOE FAQASH XARUNTA MAAA FIYADAAA EE VIOE 🧞‍♀️🧞🫄🫄🫄🫄🫄🫄🫄🫄🫄 XARUNTA MAAA FIYADAAA

  • @CabdullahiMaxamed-pt4sx
    @CabdullahiMaxamed-pt4sx Месяц назад

    Asc.VOA ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdulazizAli-d7k
    @AbdulazizAli-d7k Месяц назад +4

    Gabadhan nasiib xumo qabyaalad uun baa qaaday! Maxay ku tiri qaybo ka mid ah Somaliland ayaa dagaalo ka socdaan iyadoo ka hadlaysa dhibkii nasiib darrada ahaa ee Somaliland kusoo qaaday ciidamada SSC Khatumo. Waxaa uga wacnaan lahayd inay tiraahdo: Somaliland iyo SSc Khatumo. Dadku haddii caadifad qabiil madax marto inta badan way gefaan hadalka saxda ah.

  • @Ilyas-d7l
    @Ilyas-d7l Месяц назад

    Guul iyo gobanimo axmed madoobe waa geesi waa waddani jecel dadkiisa iyo dalkiisa bunland waxan ka codsanayaa in xildhibaanadooda hakasoo kaxeeyeen xamar heer unukaa leh sidaa ayaan dowladda damujadiid ku dhacday wabilaahi towfiiq

  • @free-thinker1046
    @free-thinker1046 Месяц назад +3

    Cirro iyo Garxajiis madaaxweyne weligood manoqooneyeen.

    • @yusufwarsame4219
      @yusufwarsame4219 Месяц назад

      Asc waa ceeb inaad qabiildhan u diido inay xukunka qabtan.taasi miyaanay ka hor imanayn demoqoraadoyada iyo wada noolaansha dadka somaliland.sida awgeed dastuurku wuxuu sheegaya in qofkasto somaliland la doorankaro waxna dooran karo

    • @yasinismail2733
      @yasinismail2733 Месяц назад

      Nooca isku dirra somaliland waanu ku fahanay qadaadweyn

  • @SOMALIMEDIA1
    @SOMALIMEDIA1 Месяц назад

    Waxaan layaabay Dowladaa diiday yaa awodaas siiyay maamul gobaleedku ayagaa umadax banaan doorashadooda dowlad federal meelna kama soo gasho haday hadashana waa hadal wadkiis galay oo layska yiri Dani maxay ula hadli waayeen mise asaga waa laga baqaya waana Powerful nin ah

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u Месяц назад +2

    BADHA SAAF YADA GOBOLADA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 KUWAA WAA DABO DHILIF YAAAL LASHA QEEYA CADOWGA SHISHEEYE VIVA VIVA SOMALIA 🇸🇴 HORAY U SOCOOO SOMALIA 🇸🇴 SHACABKA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Месяц назад +1

    XASAN SIDII U CAADIGA U AHAYD, ILEEN ISAGAA TAAS KU DHAQMAYE, LOO JOOJIN MAAYO😂

  • @kineyabdallahassan1328
    @kineyabdallahassan1328 Месяц назад

    😊

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Месяц назад +1

    XIRIIR UU LA LAAHAAY OO DAACADA AYAANBA JIRIN EE SHIMBIRAYAHOW HEESA AYEY AHEYD WAASE AYAAN DARO SOOMAALIYA DHAMAANDEED KU DHACDEY HADII DAD DALKII U DHASHEY AY SHISHEEYAHA DANAHOODA KA HOR MARINAYAAN TAN DADKA IYO DALKA

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Месяц назад

    👋 Weriye Caasha Ibraahim Aden (Cuud).

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h Месяц назад

    Walahi way tabatay😂😂😂😂😂😂

  • @CalixasanYusuf-u7q
    @CalixasanYusuf-u7q Месяц назад

    Yaa kuu shegay maama

  • @AbdulqadirAdan-d4m
    @AbdulqadirAdan-d4m Месяц назад

    WARIYE SARE CAASHA IBRAHIM ADAN CODKA MACAAN GULEEYSO

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u Месяц назад +3

    WAXAAAN JOOOGAAA HARGAYSA SOMALIA 🇸🇴 XIRRJA AYAAA U HARAY DOWLADA SOMALIA 🇸🇴 BADASAF YADA WAA DABO DHILIF YAAAL LASHA QEEYA CADOWGA SHISHEEYE VIVA SOMALIA 🇸🇴 HORAY U SOCOOO SOMALIA 🇸🇴

    • @fill-me-in
      @fill-me-in Месяц назад

      Hlkeed ka joogta Hargeisa numberkaga isodir

    • @yasinismail2733
      @yasinismail2733 Месяц назад

      Bahal beenaale ah Oo munaafaq ah maadaa jooga Hargiesa beedeeyohow

  • @Ahmedobsiye
    @Ahmedobsiye Месяц назад +3

    Somalia ???????? Somaliland xidhidh uu jar 45yrs putland ayaa xidhidh jartahay iyo jubaland xidhidh jartahay taasii waxaa caday hawiye waa cancer firdhinahaa

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p Месяц назад

    Zahra ciidle sualihii new faqashtu jecleyd uumbay weydiinaysay

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 Месяц назад +1

    Axmad mugdi waa kaankaraha soomaliya umada allaha kaqabto odaygaas inkaarta ah balaaya qabaha

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 29 дней назад

    Axmed madowe meqa madaxweyne somaliya ayu so dhoweyey wa nin an xishon raba dorasho dadban iyo inu barlamankiisa u qeybiyo xiga lacag ka dibna gacanta tagan dhibatas laguma jiro codkii shacabka laga xadey laga ganacsadey ila 1960 kii wa in la xisha axmed madowe iyo inta la jirto oo sacabka u tuman

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h Месяц назад

    Adakamasuula

  • @Gureey-l6k
    @Gureey-l6k Месяц назад

    Kkkkkkkk subxana laha mamul gopaled casimad xirir u jarayo kkkkkwaxaso kale idaacadah ha ku so qadan

  • @saxaneali7891
    @saxaneali7891 Месяц назад

    VOA SSC waad xaqiraysaan fadlan dhex dhexaad noqda kolay jeebkaa la udiin buuxiyey

    • @feyslf1226
      @feyslf1226 Месяц назад

      Hadey xaqiraan maxey ka qaadi karaan. SSC Khaatumo waa dad isku tashatey dalkodana difacaya.

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 Месяц назад

    Xamse Abdi Barre haduu waxka qaban waayo A Madoobe waxan u arkaynaa inuu raali ka yahay waxa kasocda Jubba Land

  • @maxdar11
    @maxdar11 Месяц назад

    Madax-weynaha 3 habeen kadib Dr cirro

  • @MadaalePromax-lj2dy
    @MadaalePromax-lj2dy Месяц назад

    Hijaabkan haafka muxu ahaa
    Qof asturan oo aan asturneyn ,
    Timaha iska dada wallal qaali.
    Quruxdaada qarinta timaha ka harsan .

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Месяц назад

    Ma markii la is qilaafay ayaa la sheegayaa inuu xilkiisii dhamaaday,hore maxaa loogu sheegi waayey mise hada waa la kala shakiyey

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u Месяц назад

    VIOE ❌️ VIOE XARUNTA MAAA FIYADAAA EE VIOE bal warama XARUNTA MAAA FIYADAAA MAY ISKA DAY SEEEN WAXIII SHARAFTII NA LI DI YA KU AH HAAA MAAAA FIIIIIYO WAAAN INIGA YAAAABAY SIR TIIII NA AYAAAN HA YAAAA😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar Месяц назад

    Maxey xiriir jari karaan sharbuuto landis juba jakuula whayfe wilyam ruuto

  • @yasinadan2179
    @yasinadan2179 Месяц назад

    Wlee fahad mxuu bartay siyaasada somaalida

  • @abdirahmanhussein4621
    @abdirahmanhussein4621 Месяц назад +1

    Soomaalilaand waa u dhamaatay odaygan wayeelka ah wax xigmada iyo aragti siyaasadeed malahan

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 26 дней назад

    Budlaan madaxweey yeey noqoþaa ogaadeeneey ubur tuurtay si eey uha weeysanin marna madaxweeyne

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 29 дней назад

    Dorashadan ma laga yaba taram inu kumbuyutar ugu shubey rushka maseclaga yaba in dorashada mareykan an aheyn dorasho shacab an tos u doraney madaxweynahs ee odayal ay ku xiran tahay iney dortan madaxweynaha ma laga yaba odayashas inu gatey taram illen wa tajir tajir dhafey dorashada somaliya wa in barlamanka aqalka hose iyo aqalka sare iney madaxweynaha aysan doran wayo shisheye wa la gadan karan wa iney shacabka lo dhafo codkoda ma raban sida mareykanka shacab codkodii la xadey 1960 ila hadda 2024 wa muddo dheer oo laga ganacsadey hadda wa in shacabka codkoda si buuxdo loga celiya

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u Месяц назад

    SHACABKA SOOMALIYEED GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SHACABKA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 MUQDISHO GARAWLE BOOSASO BAYDHABOO SAYLAC OF SOMALIA 🇸🇴

  • @hanaharyen9522
    @hanaharyen9522 Месяц назад

    Madawalad bakairata muadizhp wamorayane xabalahi kabaxazn Wadena an kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkl hhhhhhhjj

  • @AhmedMahamedriinow
    @AhmedMahamedriinow Месяц назад

    Jawharkiaadduleshaten.xaqiisa.aawey.ahmed.m.rinow

  • @khalidatteye8142
    @khalidatteye8142 Месяц назад

    VOA waa hal dhinac . Kuma laho lasanod. Eedo gobolka sool 95% waa khaatumo aana ka aheyn xaafada caynabo ayadana wa la soo qaban

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan4309 Месяц назад

    Wakaa alaylehe bartii saxda ahayd ayuu abaaray shaydaan madoobaha juba laan xassan gurguurte isma dhagaystee sawtii uu shalay formaajo ku eedaynaayey jubalaan iyadaa u xaqle doorashadeeda e yaan la faragalin muxuu maanta ugu haystaa imika

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Месяц назад

    GOBOLADU WAA U XOR IN AY DOORASHADOODA QABSADAAN❤.

    • @yasinismail2733
      @yasinismail2733 Месяц назад

      😂😂😂 gobolada aad sheegaysaa ma somaliland ayaad u jeedaa yaah miidaamo dhaga ma leh haduu malag dhawaaqaayo

    • @SarahWarsama-o8u
      @SarahWarsama-o8u Месяц назад

      HADAADAN AQOON INTA MADAX GOBOLEED EE DALKA KA JIRA.... ISKA DHAAF🤗

  • @mahamedhassan1657
    @mahamedhassan1657 Месяц назад

    Caasha cuud salaan dalcadii aadan cade waxbadan waakadegtay jiiraani salaan sare

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u Месяц назад +1

    QABIIIL QABIIIL FAAA IDO MALE HA ❌️❌️❌️❌️QABIIIL ❌️🫷VIVA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL SHACABKA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL 🇸🇴🌆🇸🇴🌆🇸🇴🌆🌆🇸🇴🌆🇸🇴🌆🇸🇴🌆🇸🇴🌆🇸🇴🌆🇸🇴🏙🇸🇴🏙🇸🇴🏙🇸🇴🏙🇸🇴🏙🇸🇴🏙🏙🇸🇴

  • @CadnanCadnan-p6z
    @CadnanCadnan-p6z Месяц назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p Месяц назад

    Ciro imika ayuuba yahay new faqash sowkii lahaa aniga ma wasiirka daakhiliga ayuu imoodayaa arinka ceel afweyn illaahay ciro naaqus ha na dhaafiyo

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Месяц назад

    XASAN AYAX DAMACIISA GURAN WAA LA DIIDEY😂. XASAN CID LA HESHIIS AH MA JIRTO😂

  • @AhmedHassan-f9w2b
    @AhmedHassan-f9w2b Месяц назад

    Doqonkii
    Ogaadeen

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Месяц назад

    XASAN WAAGII HORE GOORMU FARAGELIN JIREY DOORASHOOYINKA GOBOLADA ⁉️ MA HADUU FASAX I WEYDIISTA LA YIMID ? TAN WAA QALAD IYO MUNAAFAQAD😂