Asc wllo i m first wax lahubo ma yahey wayo horey ayan u dageyste ninkan oo ganacsiga amazon ka hadla oo leh waxan nugu sacidaya ina bilawga nisiyo 54$ mahadsanid wllo waa video lo bahna
Meeqo buu ku bilaabay? Runtii aniga wax badan baa Alibaba kasoo iibsadaa blse Africa suuq online majiro Ee aqiyaareey imisa ubaahan tahay in Amazon wax lagu iibiyo
Sxbkeeyoow Horta waa aqaan waxa first moving ah Ee aad Ka usoconaayo alaab tayo fiicana waa kasoo iibsadaa alibaba oo kiinya baa keenaa blse Amazon qaab kaa iska diwaan galin lahaa uga na ganacsan lahaa baa aqoon fiican u laheen hadii taas aad iga caawisaan abaalkiina saa ku gudo ma aqaan oo store lee iiga furtaa mahadsanidiin hadii wax dhib badan tahay na iga raali noqta
Maanshallah Cabdifataax allow cimri dheer oo caafimaad leh haku siiyo. Ilaahay haku barakeeyo aduun iyo aakhiraba amiin. Keep moving bro 👏🏾👏🏾
Very interesting although the program’s time was short!
Xooga Waxa Yara Haboon In kalmada English ka Ah Yara Macneso sabobto ah Dadka Ku Daawanaya Ma Wada YaQaanin luuQada❤️
Koplay qofka aan intaas fahmahayn ilama aha inuu la shaqaysan karo shirkad caalami ah.
Markaa English inaad wax uun ka taqaanaa waa qasab
Like tii u horeyse ku siye soyaca somalie waa video muhim ah halaga faideysto like tana hala siyo wllakeyn ❤
Mahadsanid Cabdifatax. Maclamuud sifiican u fahansana buu fahankii isii durkiyey. Kuwa iga qarsoona waa uu ii kordhiyey
🙏🏿🙏🏿
MashaAllah apdi aar
❤I love amazon
Zxp wllhi waan ku taageersanahy
Somali Joe Rogan 👏🏾 hore usoco sxb Abdiaar
We wait part 2
keep going walaal shaqo wacan @abdiaar
Masha allah
Aad baad umahadsantahay lkn waxay ila tahay kalmadaha lagaa faaidi lahaa badankooga af englisch baad kusheegaytay
Assalamualaikum walal abdifatax xage la gaala xiriiriy karah pleaze
Wow 😮
Nosobadi wll
Ascl Macluumaad intaas ka badan cid iga caawinaysa rabaa,Mahadsanid
Sxb waxaan qabaa suaal kabaxsan ciwaanka sxb hadii uu Allaha ii siiyo dv lottery dib ma u dhigankaraa ilaa jaamacada dhameeeyo
Xageen kalaso xadhidha wll plz wan ubahny gacansign
Asc wllo i m first wax lahubo ma yahey wayo horey ayan u dageyste ninkan oo ganacsiga amazon ka hadla oo leh waxan nugu sacidaya ina
bilawga nisiyo 54$ mahadsanid wllo waa video lo bahna
Wckm slm wllo inanka la kala xidhiidh bartisa instagram haddii suaal hayso … halka hoose ayaa ku soo dhejinay xogtiisa iyo halka laga xidhiidhayao.
Maahdsanid sxb abdi aar wax badan ayaa nolosheyda iska badalay ilaa malinta aan channelkada bartay
Adaa mudan wll 🙏🏿🙏🏿🙏🏿❤️
. Alla mxaa fursado badan yaala lkn se somali badan garanayn sida aniga oo kale hadaa wax waa so fahmaya
Asc wllo wiilkan ma isheegi kartan Instagramkiisa
Meeqo buu ku bilaabay? Runtii aniga wax badan baa Alibaba kasoo iibsadaa blse Africa suuq online majiro Ee aqiyaareey imisa ubaahan tahay in Amazon wax lagu iibiyo
Waxay ku xidhantay nooca alaabta iyo jeebkaaga lkn markasta ku bilow xaddi yar lacag ama alaab ah si u tijaabiso.
Sxbkeeyoow Horta waa aqaan waxa first moving ah Ee aad Ka usoconaayo alaab tayo fiicana waa kasoo iibsadaa alibaba oo kiinya baa keenaa blse Amazon qaab kaa iska diwaan galin lahaa uga na ganacsan lahaa baa aqoon fiican u laheen hadii taas aad iga caawisaan abaalkiina saa ku gudo ma aqaan oo store lee iiga furtaa mahadsanidiin hadii wax dhib badan tahay na iga raali noqta
Miyad heshay wllo hada heshay waad icawineysaye ana saas udhibane😢
Sidee ganacsi loogu bilaabi karaa 500$
La
Sxp course yo ma diyaariyay haday haa tahay xagee ka heli karnaa.
Abdifatah la xidhiidh bartiisa instagram ka
Maxaa ugu qoran Instagram ka
Ninkan xagee lagala xidhiidhaya
Weli waxa saxda ah ee nalooga baahanyahay Man ogaan
Inanka la xidhiidh wixi suaalo gaar ah. Hoos aya ku soo dhejinay instagram kiisa
@@AbdiAarPodcast Haye wll, Thanks🖤🙌
Bro part 2
InshaAllah soon
Ninka meel lagala xidhiidho
Instagram halka hoose! Under title ka hel.
Asc sxb aad bad u mahadsantahay aar. abdifitax xagee Ka la xiriiraa mahadsanid