QASA OO MAANTA TAANGIYO LAGU DUBTAY + MAAMULKA BIDEN OO FASHIL QIRTAY + WARAR KALE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 авг 2024
  • QASA OO MAANTA TAANGIYO LAGU DUBTAY + MAAMULKA BIDEN OO FASHIL QIRTAY + WARAR KALE
    SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #Somalia

Комментарии • 47

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 Месяц назад +15

    Guushii xalay Spain waxay muujineysa sida reer galbeedka u jabeen. Maku faraxasantahay guushii Spain iyo guusha Hamas like saar sxb ❤

  • @Sakariyesanwayne-o6f
    @Sakariyesanwayne-o6f Месяц назад +11

    ❤❤❤❤❤❤hbn waan tageera waxana utaageera wararka xaqiqda ah iyo siday diyaar ugu yihiin inay wararka sugan noo soo gudbiyan

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Месяц назад +2

    MashaAlaaha..MM.cade.&.mowlid
    MashaAlaaha.sida.quruxda.badan.ee.aad.
    Reer.falastiin.noo.ga.sogudbisaan

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n Месяц назад +1

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 Месяц назад +1

    SubhaAllah

  • @geesabadane7415
    @geesabadane7415 Месяц назад +2

    Sida caadiga Esrael maaha dawlad si gooniya ujirikarta waa dad aan wajihi karin guul mooyee guuldaro midyar iyo mid weyn oon adkeysi uyeelankarin waa dad guul uun saaxiib ku ah ,guul joojsgto abid ahaankaruana majirto

  • @AbdirahmanAden-ee8fk
    @AbdirahmanAden-ee8fk Месяц назад +3

    Runti awqaad qaar kamidah
    Waxaad isleedahy majro
    Muslin isdifacijato
    Silaailayilo diinta suban
    Waxey niqdeen quwadihii
    Muslinta kukalanol
    Calmka kuwa iimaankoodu
    Dacifay iyo kuwa karidoobay diinta islaanka
    يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا الله يا

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 Месяц назад +1

    الله أكبر الله أكبر ❤❤❤❤❤ guuuuuuuuul yarabi❤❤❤❤❤❤

  • @nimconurmuse1787
    @nimconurmuse1787 Месяц назад +1

    Taarikhda sheeg

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Месяц назад +4

    Mowliid aad baad umahad santihin adiga iyo muxamed cade sida aad udhigtay sherta iyo laketu wa xagayaga from buntiland mahadsanid

  • @WacanMohamed-wq3yw
    @WacanMohamed-wq3yw Месяц назад +1

    Allaha jabiyo yahuuda

  • @WacanMohamed-wq3yw
    @WacanMohamed-wq3yw Месяц назад +1

    Yaa rabi ugar gar rer falastin

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 Месяц назад +1

    Asc.mawliid. xaaji. Iyo.maxamed. cade.Iyo.dhamaan.bahda.HBN

  • @abdullahiomar7003
    @abdullahiomar7003 Месяц назад +2

    Waa run Erayga ARGIGIXISO WAQTIGIISA WUU DHACAY WALAAHI 😂😂😂😂😂😂

  • @mulkehussein4183
    @mulkehussein4183 Месяц назад

    Maantay iyo biri waa labo maalin khiimo badan Allaah waxan weeydisan inuuqabo qabasho adag yahuud iyo kufaarta odhan waxaan Allaah (SWT) uweydiin waa samreen reer Falastiin inuu dhibta kadulqaado Aamiin yaa Rabi ❤️🇵🇸❤️✌️

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Месяц назад +1

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Месяц назад +1

    Aduunka waa ceeboobay ,israel waxay dishay 197 shaqaalihii UN ka ,halakii israel la eedayn lahaa israel baa UN kii waxay ku eedaynaysaa hayada UNRWA inay argagaxisada taageerto ,halkaa waxaa ka cad israel iyo gaalada inay isku caqli yihiin

  • @mohamednuh9620
    @mohamednuh9620 Месяц назад +2

    Waan idiinka mahad celinayaa shaqada aad bulshadiina u haysaan.

  • @Ali-vt1yy
    @Ali-vt1yy Месяц назад +1

    Asc Somalia 🇸🇴

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e Месяц назад

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin illaahayaw naga aqbal ducada aan uducaynayno shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @abdullahiomar7003
    @abdullahiomar7003 Месяц назад +1

    Asc bahda HBN WAXAAN CODSANEE NAA MAADAMAA AAD TIHIIN WARIYAAL ROGCADAA WAQTIGA INOO KORDHIYA PLZ ❤❤❤ THNKS

  • @user-er4id9sw2v
    @user-er4id9sw2v Месяц назад

    Hoosasinta waxaa kow ka ah sahyuuniyadda carbeed, alla haugargaaro shacabka falastiin iyo muslimiinta dhamaan

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Месяц назад

    Mowlit walaal goormaat tabisay warka falan maalinta leenoo sheeg

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 Месяц назад

    Ilaahay dhib haku rido yihuuda cadowga ah

  • @DajiyeQalbiwanag
    @DajiyeQalbiwanag Месяц назад +1

    Wad ku mhd snthiin tabintiina

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa Месяц назад

    ❤wcs ❤warka degdega maxa ka jira cabud waq mantey ......

  • @CabdiFatax-ud9mn
    @CabdiFatax-ud9mn Месяц назад +1

    Asc mawliid walal waanku salamay adiga iyo maxamed cade
    waxaan waydiinlahaa maxamed waa maxay doorka wadamada carabta mawaxay rabaan in ay indhaha kadaawadaan gumaadka shacabka
    falastiiniyiinta

  • @omargasleshop
    @omargasleshop Месяц назад +1

    Asc

  • @CabdiraxmaanAxmed-sq7yg
    @CabdiraxmaanAxmed-sq7yg Месяц назад

    15. : 7: 2024

  • @CabdiraxmaanAxmed-sq7yg
    @CabdiraxmaanAxmed-sq7yg Месяц назад

    19: 7: 2024

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he Месяц назад +1

    ♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️

  • @CabdiraxmaanAxmed-sq7yg
    @CabdiraxmaanAxmed-sq7yg Месяц назад

    16: 7: 2024

  • @FadxiCali-cf5zc
    @FadxiCali-cf5zc Месяц назад

    Haa guusha xamaas

  • @MuheydinMuse
    @MuheydinMuse Месяц назад

    Asc mahasanid sida Degdega ah ee warka noosiisid

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 Месяц назад

    Idiinkugu haynaa maaha mawliidaw waxan idiinku haynaa weeyi

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 Месяц назад

    Falastine Golaysda insha Allah 😢❤

  • @CabdiraxmaanAxmed-sq7yg
    @CabdiraxmaanAxmed-sq7yg Месяц назад

    17: 7: 2025

  • @mohameddiriye2304
    @mohameddiriye2304 Месяц назад

    Waxaad la shaqeysaan israaiil

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 Месяц назад

    Waxa maxamed muursi loo dilay oo lookeenay mujrimkaan SII SII AH inuu cunaha kudhago ree palestine maxaana keensaday mareeykan iyo yuhuud iyaguuna u adeegaa ilaaheey masiibo haku ridee

  • @maxamedquruuf
    @maxamedquruuf Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤hbn wn tgr

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Месяц назад

    Biden nacaladi ku dhacday waxba Kuma roone

  • @YuusufAbdimire
    @YuusufAbdimire Месяц назад

    😂

  • @user-ne4mj3kn6c
    @user-ne4mj3kn6c Месяц назад

    ❤❤❤✌✌✌💯💯💯

  • @CabdiraxmaanAxmed-sq7yg
    @CabdiraxmaanAxmed-sq7yg Месяц назад

    18: 7: 2024