"Walaahi in Somaaliya lagu murmi inta ay ka hadlayaan Somaliland iyo Itoobiya"Siyaasi Waran Cadde

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • "Walaahi in Somaaliya lagu murmi inta ay ka hadlayaan Somaliland iyo Itoobiya"Siyaasi Waran Cadde
    ‪@shaaficishaaciye7567‬
    Join this channel to get access to perks:
    / @shaaficishaaciye7567

Комментарии • 23

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 месяца назад

    ❤😂❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 месяца назад

    Guul itopiya guul somaliland ❤❤❤

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 месяца назад

    Reer yar oo habarawal la yiraahdo soomaaliya ma ruxi karaan iyaga ayaa map ka soomaaliya laga masaxayaa awalbaqotti ay soomaaliya liqqi Kari wayday bay ahaayeen

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @abdimreali1625
    @abdimreali1625 2 месяца назад

    Ninkan maxaa ka galay bada cas ma shaqaynu ku leenahay inagu waxaynu leenahay gacanka cadmeed mise labada badood baanu kala garanayn

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 2 месяца назад

      😅 ma kala yaqaanaan labada badood SaaS baa ka dhab ah

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 месяца назад

    🎉😂😢😅😊😊😊😮

  • @fardawsamaxamed
    @fardawsamaxamed 2 месяца назад

    Kii baxsaday muuna ahayn

  • @nuradinali4156
    @nuradinali4156 2 месяца назад

    Garaad jamac garaad cali kawarayso sida u edenta ubaray asasga iyo kuwa lamidka ah!!!!!!

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 месяца назад

    Waa niman dalal shishiye ku shaqysnyan nimanka reer xamar qadar iyo turkiga malinba war u so dhiibaya markasay nola imanyan inaga itopiya

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 месяца назад

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul ictiraafka jamuriyada barakeeysan soomalilnd 💚🤍❤️

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 месяца назад

      markaad jiritaankaaga iibisay wax walba halagaag faaideesto ictiraaf been ah

    • @MariamElmi-b3f
      @MariamElmi-b3f 2 месяца назад

      @@Jaalejaale12caaaaac lee waligaaaba, bloody xaaaaaaassid!!!

    • @MariamElmi-b3f
      @MariamElmi-b3f 2 месяца назад

      @@Jaalejaale12isku bax yaaaaahuuuu!!

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 месяца назад

    Waar waa kii basaaska ahaa

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 2 месяца назад

    SNM waxuu ahaa mashruuc aay sameesatay itoobita waxaan ka shifay waqtiga 2024 ...

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 2 месяца назад

      Kolkaa siyad barre iyo regime kiisii muxuu ahaa 😂😂😂😂
      Walee dad aan gari gelin kana bixin markaan la midowney faduul bay ahayd
      Reer tariikh ka been sheega idinkaa la hayaa…adeer danihiina ku foofa

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 месяца назад

      @@halilmamohamed4493 Siyaad Bare waxuu ahaa Dawlad Ciidan ah oo Soomaliwayn Matakaysay Markaas, Itooobiyana Waxay ahayd Cadaw ga Koowaad ee Soomaaliya Iyadaana Soo dhistay jabhadihii Dalka Burburiyay, Mida kale Hadii Midnimado Daacad Iidnka Tahay Siyaad Bare Dawlad buu ahaaye hadii dawladii dhacday Maxaad Soomaali Dib Isugu Keeni waydeen oo almiino Nidaam ugu dhisiwaydeen, War heedhe awlaba Itooobiya baad eheedeene hadana ordaya amxaarada Keena Gabiley ilaa haragysa ilaa Barbara haydin la degan haydinla maamushaan Dhulkiina amxaarka in aad aadaan anigu waan soo dhowaynayaaa

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 месяца назад

      @@halilmamohamed4493 Taariikhda dawladnimadaSoomaliya ee maanta aduunka u haayo waaba Dawladii kacaanka aheed

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 месяца назад

    Waxaad donto ugu yeer lkn wan rabnaa Ethiopian iney hesho badda cas xoog iyo xaal kudono hanoqdo somaliland anagu marabno Ethiopian laqataa aduunka haduu dumayo inaad somali kusolabatan madhaceyso lkn
    Heshiis ka manta wad kufarax deen waxaa Imaan doonto Malin aad oydaan Ethiopian wan kufarax sanahey jaaniska ay heshey kusoco ba'an leyahey from somaliya konfur oky

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 месяца назад

    Somaliland iyo itopiya waa inay ka so dhex qabtan xamar badisabka talyniga u fadiya xamar gur gurti 😂😂😂

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 2 месяца назад

    War waa been xasan iyo biixi toona kuma dhici karaan biixi baa khatar ku ah .balsi shacabka soomaliyed baa leh jiilkan iyo ka soo socdo dhicina mayso in la siiyo jiilka orormada iyo xabashi wa

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂