Xaybaro Qiso Iyo Qiiro Gabadhii Uu Jeclaa Intay Nin Ka Guursatay Ayey U Keentay True History..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 ноя 2024

Комментарии • 782

  • @fardowsatiinaa9506
    @fardowsatiinaa9506 3 года назад +183

    Waa salaamaa xaybaro cabdirahmaan

  • @mascuudabdi4575
    @mascuudabdi4575 3 года назад +179

    Shekadan way ka dhadhan wanagsanthy kuwii hore chanalka uga baxey fadlan like ta igu qabta

  • @shifaasheq9699
    @shifaasheq9699 3 года назад +142

    Inta gadaashay daawatay👍iisar

  • @nimobilleomar2864
    @nimobilleomar2864 3 года назад +72

    Ax ax runtii jacaylku waa xanuun,allow isku kaya keen 😭😭😭wiil aan jeclahy 4 sano inaanu is aragno isku kaya soduceeya inaan is helno isha llh intii ku guulaysatayna alle haisku barakeeyo

    • @hodandiinle3503
      @hodandiinle3503 3 года назад +3

      Amiin abyo aniba kulamidaan ahy 😢😭

    • @twnm636
      @twnm636 3 года назад +2

      Aamiin wllo ..aniguba sidoo kale qofkii aan jeclaa wn ka soo fogaaday

    • @zaynababdullahi8839
      @zaynababdullahi8839 3 года назад +1

      Allah isku kiin calflo🤲

    • @fariidorage7342
      @fariidorage7342 3 года назад

      Allaha idin kaso ina nolol wadag tan jclka wa xanun

    • @kahaomar463
      @kahaomar463 3 года назад +1

      Aamiin

  • @sihaamaxmed8323
    @sihaamaxmed8323 3 года назад +61

    😭😭😭😭😭😭😭calaf hadaan arki lahaa waan la hdli lahaa waliba waxaan dhihilah calafow qalbiyada dad haku ciyaarin dad is jecel haka geyn jeceylkan waxaan dhihilaah jaceyl qalbiyada dad haku ciyaarin 😭😭😭😭😭

    • @canabmclin8862
      @canabmclin8862 2 года назад

      m

    • @manyeknam7892
      @manyeknam7892 Год назад +1

      Calaf haduusan jirin dad badan maanta xanuuno meel lama fadhiyeen😢😭

  • @daadir__9412
    @daadir__9412 3 года назад +120

    Inta ila aragtay in xaybaro labadisa far isku dhaganyihin😂 like dhac kusi👍

    • @faaraxcilmi3640
      @faaraxcilmi3640 3 года назад

      Kkkkkkkkkkkkkk wallahi niyo imrixaana tahay var taada waaa ka qeyliyey u qoslaayey waan sixday

    • @nawaalyuusuf7408
      @nawaalyuusuf7408 3 года назад +5

      kkkkkk indr yusuuf xaybaro habeenkii ugu horeyey ee aan arkay isago heesaya waa astanta aanku gartay labada farood ee isku dhagan
      ninkan oo yar banu jar ahaayn weligii sida baa uu furfurna masha allah

    • @bulshokaab3998
      @bulshokaab3998 3 года назад

      Vartaadu dheeraa hhhh

    • @amiinhaaji630
      @amiinhaaji630 3 года назад +10

      hhhhhhh wllhi qoralkaga markan aqriye uun baa fiiiriye😂😂😂🤣👊🏿

    • @hibohmuhumeth6643
      @hibohmuhumeth6643 3 года назад +5

      inta aragtida faraha kawar keen comment usoo gashay

  • @hanniali5758
    @hanniali5758 3 года назад +127

    Wiilka daadihiya barnamijka pls ka dhaaf codkan ad saaraysid oo qofka dareen kiisa an dhagaysano huuno

    • @mustafimaska5947
      @mustafimaska5947 3 года назад +1

      Wlhi anaaa karahsaday codkiisa sheekada meelfiican maraysa buu dhexgelayaa

    • @sssss-rc5ey
      @sssss-rc5ey 3 года назад +3

      Waab inta xiisa uyeelysa sheekada

    • @shukriali5159
      @shukriali5159 3 года назад

      Codkisa waxu bahdila qisada macanteda waxa lo maleya idaacad meel dagaal kaso hdleso

    • @umumohamed964
      @umumohamed964 3 года назад

      Waa runee naga daa codkan waalan is so annoying an ka dhagesane codka fananka

    • @sssss-rc5ey
      @sssss-rc5ey 3 года назад

      @@umumohamed964 fanaanka🖕🖕🖕

  • @Viral_videos822
    @Viral_videos822 3 года назад +33

    Wiilkan waxan ku jeclahy dadka uu waraysanayo hadalka wuu u daaya ilaa ay dhameeyan dadka qaarkod oo boqol mar sheekada soo dhex gala maaha
    Well done Dayax films👏🏽👏🏽❤️

    • @deganalrahman2189
      @deganalrahman2189 3 года назад +1

      Waaaa ixtiraamka weriyenimada mcha Allah wanka heley wlhi anbah

  • @HEES_CUSUB
    @HEES_CUSUB 3 года назад +22

    Aaaway ardaydi farah omar like isaara qof walba oo farah omar arday ka so noqday

  • @saadiyaabdulla943
    @saadiyaabdulla943 3 года назад +50

    Asc fanaan qiimo badan fiirinta markuu fiirinaayo saaxiibtii aad baan u jeclahay walashey nin ku jicel waad haysataa alaha kuu barakeyo yuusuf waa reero jacayl mashaalah wariyaheena qaaligaa adna aad baan kuu salaamay walaalkayga meeshaan ku dhashay joogow muqdisho waaw

  • @user-pi5xs9gn8m
    @user-pi5xs9gn8m 3 года назад +33

    Jaceelkeygii 2008 markaan soo xasuusto wan ilameeya dareen jaceel lkn maan isa calfan nolosheyda ayayna saameyna ku yeelatay ilaa iminkadan 😢😢

  • @nimcaancabdi6568
    @nimcaancabdi6568 3 года назад +17

    Inta ilaargtay inu cabdiraxman hargaysa karaystay like sar

    • @amalzain3437
      @amalzain3437 3 года назад +1

      Hhhhh ma wax kale ood ku hadashad garan wayday

    • @nimcoabdirahman2486
      @nimcoabdirahman2486 3 года назад

      Qofna halkii hooyadii iyo dadkoodi joogay Kama raysyo .
      Muqdishana shaquu u tagay

    • @marwayusuf5433
      @marwayusuf5433 3 года назад +1

      @@nimcoabdirahman2486 xaqiiq bayoh

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 3 года назад +63

    Wn la iomeeyey qisada yuusuf iyo khadra calafba idinka adeegay markaa bilkhayr alleh hakaga dhigo tii boog dhayda hakaga dhigo

  • @saedhassanabdirahmaan6327
    @saedhassanabdirahmaan6327 3 года назад +55

    Cajiib 2008 xiligaas arimaha jacayl way xallad badnaayeen
    2021 arimaha jacayl wuu micno beelay
    Waqtigu wuu isbedalaya maalinba maalinka kadambeeya
    Arimaha jacaylkuna wuu islabedelayaa...

  • @hindaseenyo1556
    @hindaseenyo1556 3 года назад +33

    Wali intaan daawanayay story ma arag mid ka macaan badan amazing story 👏👏👏 yuusuf dumashiga cusub baad tahay

    • @mubaarikcolaad8787
      @mubaarikcolaad8787 3 года назад +1

      Ma hindadii gurigeeda lagu kulmaybaa?😂😂

    • @marwayusuf5433
      @marwayusuf5433 3 года назад +1

      @@mubaarikcolaad8787 😂😂

    • @jaanjaanyare
      @jaanjaanyare Год назад +1

      War mahindadii paa thy m.a wali haddaad nooshahay wlsha😍

    • @hindaseenyo1556
      @hindaseenyo1556 Год назад

      @@jaanjaanyare hindada aad taqaanay waa tumah

  • @unknowncall3r
    @unknowncall3r 3 года назад +7

    10 jeer ka badan waan daawaday qisadan.
    Heart touching story 🥺💔😰

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 года назад +35

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰🙏🙏🙏🙏

  • @ahmedsolo1282
    @ahmedsolo1282 3 года назад +40

    2009 wuxuu ahaa sanad iiga duwan sanada kle intaan adunka ku Nola wa sanadkii uu igu dhacey jaceyl kaas oo sameyn weyn ku yeeshay noloshada kumana guleysan ilaa aan isaga tegey shaqadeydii gabi ahan kana fogadey meeshan ku Nola wa xili xusuus gar ah ii leh

    • @hafzaahmet1879
      @hafzaahmet1879 3 года назад +1

      Sorry Ma is hesheen wllo🥴

    • @suhaybcmy9234
      @suhaybcmy9234 3 года назад

      Asc ka wran xalka I love

    • @hafzaahmet1879
      @hafzaahmet1879 3 года назад

      @@suhaybcmy9234 wcs 😍

    • @yusrayusuf6490
      @yusrayusuf6490 3 года назад

      Wlhi isku waqti ayaan aheen sorry anigana isma calfan lkn kadib jaceyl kale aan ku guulestay ayaa rabi ii sahlay hadana Hooyo ayaa ahay alx

    • @ahmedsolo1282
      @ahmedsolo1282 3 года назад

      @@hafzaahmet1879 Mya wllo ninba jahadiisuu qadey oo isma calfan

  • @Mohamet-t5b
    @Mohamet-t5b 3 года назад +31

    2020 wuxuu ahaa sanad iiga duwan sanada kle intaan adunka ku Nola wa sanadkii uu igu dhacey jaceyl kaas oo sameyn weyn ku yeeshay noloshada ilaa aan isaga tegey shaqadeydii gabi ahan kana fogadey meeshan ku Nola wa xili xusuus gar ah ii leh

  • @canabcabdixersi9151
    @canabcabdixersi9151 3 года назад +10

    Masha Allah Ragii wanagsanaa ee somaliyeed. Ayaad ka danbeysaa. Yusofow. RABBI HA KU XUFIDO

  • @nimcoabdirahman2486
    @nimcoabdirahman2486 3 года назад +30

    Geedi dheer muxuu calaf,gacal ooman kala raray
    Maxaa laba gudoonsaday, inay libinta gaadhaan.
    Caashaqu Ka gaagaxay😭💔

    • @ahmedshaafi6550
      @ahmedshaafi6550 3 года назад +1

      😥

    • @naimamohamed9306
      @naimamohamed9306 3 года назад +2

      Godob qadaye wayuhu ana goni ma idhigaye gabahiir ma igu furaye giriyaaa maku anbadaye 😪😪😪

    • @yaasentahirabdiyaaska4184
      @yaasentahirabdiyaaska4184 3 года назад

      @@naimamohamed9306 ala maxa jaceelka kugu horeeyo ka lumaa ama ad weydaa,,, Naima Cali cabdi qisadu badida weyna wadaheysa sabar bdn bro

    • @rahmahassan2717
      @rahmahassan2717 2 года назад +1

      qisadaada kama daalo inaa dhageysto markasta waa qiso jecel oo dhab ah

  • @mariyahassan4897
    @mariyahassan4897 3 года назад +24

    jacayl calaf baan unacay qof aad 5 sano in ka badan aad is jecelaydeen baad qof aadan xataa bil wada socon calaf kugu darayaa maxa ka xanuun badan😢💔

    • @abiirahussain7584
      @abiirahussain7584 3 года назад

      Sax wlhi

    • @shushunuura5051
      @shushunuura5051 3 года назад

      Very true

    • @UmuMushii44
      @UmuMushii44 3 года назад +1

      Wilkaan 4sano isjecleyn ayaa waxaan calaf isku yelanay nin aaan is naqaanayn 23 bari calaf waà cajiib

    • @mariyahassan4897
      @mariyahassan4897 3 года назад +1

      @@UmuMushii44 😰😰😰 wlhay waaa xanuun

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 2 года назад

      waa sababta aan u aaminsan ahay inaan xiriir la yeelanba ilaa aad ka noqonayso qof guur awoodi kara hanti ahaan.
      si aan qofka aad is ka heshaan cidina idin kala qaadin oo aad markaba u aroosato.
      adoo intermediate ah jacayl bilow.
      dabadeed 4 years high school and 4 years bachelors degree iyo 2_-4 years oo shaqo ah wada socda.
      that is 10 years minimum or even as long as 12 year in my estimation.
      mudada intaa leeg qofkii waa la guursanayaa oo waalidkeedaa ninku daraya ama midbaa ka kale nacaya. inaa iscalfataan oo ay ku badbaado waa below 5% chance.
      in layska dhaafo weeye.

  • @wacdiiyow
    @wacdiiyow 3 года назад +41

    Dhanka lamaanayaaasha Guuleysta inoo jaleec Abdirahmanow

  • @Hurre43
    @Hurre43 2 года назад +1

    " Xitaa haddii ay dhacdo in aynu isla baxsanno ee aniga reerkaygu ii guuriyaan gabadha, madaama aan ahay nin gabar la baxsaday, Noloshii aan doonayay in aan kula noolaado khadra ma ahayn middaas."
    " Si ay farxad ugu dareento guurkeeda iyo noloshaa cusubee ay galeyso, waxa aan go'aansaday in ay i barto ninka guursanaya, kalana qayb qaato qaban-qaabada arooskooda"
    " Anigana qalbigayga ku noolow
    Ninkaana gurigiisa ku noolow. "
    WTF! What an amazing heart-touching words he said!

  • @omaromaromar1018
    @omaromaromar1018 3 года назад +14

    Qidan midlamidaa isoo qabsatey 2017ki isla go.aanka ninkan ayaan qaatey hada iyada waa marwo caruurle anigana sidookale illaahey xaas wanaagsan iyo caruur ayuu alle igu arzaaqey alx goaanada raganimadale waxaa lagahelaa liibandambe

  • @ahmedyasin4758
    @ahmedyasin4758 3 года назад +25

    Bilkheyr Sidee Ku Ogolaatay In Ninkeeda Naag Jaclaa
    Ka sheekeeyo Waliba Gurikeeda Dhaxdiisa 😂😂
    Gabar HG Ah Dhiig la aantaas Ma Ku ogeene Ma kala Tageen👀🙄

    • @nimcomohamed3134
      @nimcomohamed3134 3 года назад +3

      Wn yaabee maxa siya😅😀

    • @ashwaaqdimond3990
      @ashwaaqdimond3990 3 года назад +1

      Waa taan isweydiinayo wll

    • @aminaofficial4659
      @aminaofficial4659 3 года назад

      🤣🤣🤣🤣🤣Nin Qof kale jecel is dabaali is dhagooleey aamus unba kula joogi kartaa fikirkiisa kama hor imaan kartid 🤣🤣🤣qanci aad isleedahee🤣🤣🙈aloow ha i tusin wax tage in oo ka sheekeyo

    • @hodanyusuf5342
      @hodanyusuf5342 3 года назад +3

      Ceeb mahan in ow ka sheegeyo qisada ku dhacday bilkheyrna ayada aya nasiib o yeelatay marka soomalay warka ha badelinaaaa

    • @hodanfarax4298
      @hodanfarax4298 3 года назад +1

      Ahmed yasiin sheydanka curad kiisiimiyaatahey maxaa kudhex jira sheeko iyo wax bari horey ladhaafey wax walba munafaqad lagama dhex baadho

  • @SuperJeeri
    @SuperJeeri 3 года назад +15

    Woooow, Abdirahman Dayax maanta waxad keentey raggeedii 👋
    adiga iyo Yuusuf Xaybaraba waan idiin salaamayaa.

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 3 года назад +37

    Laba qof oo qiimo badan Abdirhman Hirsi & Yuusuf xaybaro

  • @cabdisalaamfaysal9264
    @cabdisalaamfaysal9264 3 года назад +22

    Dayax films walaalo tilifoonka naga qabo 😭😭😭😭😭😭😭❤🧡❤❤❤

    • @ridwaanmohamed5980
      @ridwaanmohamed5980 3 года назад +2

      Nuberkisa ana haya runta wuu ila hadla waliba si fiican waa wiil qalbi wanagsan walal armad lanbar khalada haysata

    • @cabdisalaamfaysal9264
      @cabdisalaamfaysal9264 3 года назад +1

      @@ridwaanmohamed5980 wllo bal iilahadal

    • @ridwaanmohamed5980
      @ridwaanmohamed5980 3 года назад +1

      @@cabdisalaamfaysal9264 lanbarkisa miyan ku siiyana

    • @cabdisalaamfaysal9264
      @cabdisalaamfaysal9264 3 года назад +1

      @@ridwaanmohamed5980 haaa

  • @siradm
    @siradm 3 года назад +7

    Geelu 2jir soo wadamar! Maxaanu wax ognahay Ilaahay baa naga soo saaray alxadulillaah marhadaan garannay oo la baxnay qofka aad dadka ku leedahay waa wax fiican jacaylka la hubo ee aan xanuunka lahayn ee xalaasha ahna wakaas alxamdulillaah inta aan haysanna calaf wanaagsan Allaha siiyo

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 3 года назад +31

    Nikan horta sheekada muxuu uga dul hadla aamus sheekada aan ka dhagaysane

  • @fadumoahmed8753
    @fadumoahmed8753 3 года назад +18

    Yasuf gacntaa sacda ugu jirto labo far isku dhagan ilahya aburintisa🤲

    • @daganabdi6856
      @daganabdi6856 3 года назад +1

      Wll firo dherida mashaalllh adaba itusy hory uman arkayn

    • @munaali9537
      @munaali9537 3 года назад +1

      Indho qudhaanjo ayaad leedahy

    • @nimonuura8474
      @nimonuura8474 3 года назад

      Walaahi indhahaagu waa khatar abuur alle

    • @rahmaebrahim4583
      @rahmaebrahim4583 3 года назад +1

      Wlhi Imika Islahaa Ku Qor Commnt ☺️

    • @suweydaqurux869
      @suweydaqurux869 3 года назад

      idha dheri mashaallh

  • @caydaruuzmaxamed736
    @caydaruuzmaxamed736 2 года назад +4

    Waa qiso aad u xanuun badan 😔mid ka mid ah qisooyinka iso maray 2017 ilaa 2019 i xasuusisay

  • @leylomaxamed7589
    @leylomaxamed7589 3 года назад +2

    Wow xaybaro madaxiisa ugu so biiray team dayax filmis jaceelku indhow leyahe dhego malahan

  • @ducayzen9368
    @ducayzen9368 3 года назад +10

    Sheekadan goob joog ayaan u ahaa😁❤️wllky Yuusuf waa qof qaaliya 😘💋miss u hno

    • @Barbarisooy-hooyo
      @Barbarisooy-hooyo 3 года назад +1

      Maasha alah walal kii Hodan iyo cilmi na ama joogtay

    • @ducayzen9368
      @ducayzen9368 3 года назад

      @@Barbarisooy-hooyo haaa qaali😂🥺

  • @munishmunishaa3098
    @munishmunishaa3098 3 года назад +11

    Anigo Og In Qof waliba Qiso leyahy hdna Qisadeyda Ninkeyga Mustaqbalka uguma shegeynayo waayo Aad bn umaserbadanhy Xitaa isga Hdu Iga shekeyo Noloshisa hore Wan maseraya anaga sas tarted bn ugu shekeyneyn wayo Qlbigisa ayan ilaalin koley maser waa waax alla uu ku aburo biniadmka illhey hanaga kla yareyo aniga iyo inta ila midka aaX Noloshana Farxd hanoga dambeyso I.a🙏🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺

    • @nashaadcali8098
      @nashaadcali8098 3 года назад +1

      Amiin wlhi abayo aniga kulamida noloshi hore mid hada tagan bey ilanoqoneysa wixii hore inleyska dhafo kuficanyihin yacni lasohdal qadin tan cusub uun lalajanqado

    • @munishmunishaa3098
      @munishmunishaa3098 3 года назад

      @@nashaadcali8098 saax wlh jaa hda wilkn gabadhu qabo bn lamaseray hdii aay shekadn dhageysto cku msser😂😂😂😂🤣🤣🤣

    • @naimaabdulahi5688
      @naimaabdulahi5688 3 года назад +1

      @@munishmunishaa3098 wlhi anaaa la masayray hada maxay dareemeee balo ku jeclaaty jini madax wayn

    • @munishmunishaa3098
      @munishmunishaa3098 3 года назад

      🤣🤣🤣🤣

    • @umumohamed964
      @umumohamed964 3 года назад

      War caadi iska dhiga masera ku walatene Bilkhayr ma waxase ka maseere yusuf guur ayuba so mare maxa ka sheege gabr sxb ahayen

  • @ilhaandhaqanehassan1635
    @ilhaandhaqanehassan1635 3 года назад +15

    Wlhi mnta waan ooyey qisadaan darteed sorry markaa 40 daqiqa arky waa daawani isma laheen lkin wey igu socoty😥😢

  • @maryanaxmed5275
    @maryanaxmed5275 3 года назад +3

    Waa qiso aad u xanuun badan lakiin wiilka ayaa Geesi Alle ma xilo noqday Maasha Allah

  • @fuaadxasan6721
    @fuaadxasan6721 3 года назад +32

    Waxey ii iftiimisay shekadan inu calafku waxjiro yahay jacelkana kawenyahay

  • @azmaahmed2103
    @azmaahmed2103 3 года назад +7

    2019//)3/25 waa maliNtii iigu xumayd aduunka mana ilaawoh murugada maanTa iso martay wanan ilmeya markanzo xazuuzto😭😭😭😭😭

  • @ismailxaaji9559
    @ismailxaaji9559 3 года назад +9

    muslimintu wa kwi dar ale isku cawiyo😌farxad o dhami wey iga gurtey dhaqle xumi awged🥺 lagyabe cawinta ad I cawso farxda an ka hlo ajar ina ku hesho alle haka abaal mariyo.
    Ma I ihi ma shaqeyste balse waqtiga an hada ku jiro waa mid aniga ad igu xun durufaheyga awgood . Igama ahan dheel dheel iyo kaftan ee walal adna ha igu dheeldhelin .

  • @naemaj4616
    @naemaj4616 3 года назад +18

    Illahay ha idin soo hadeeyo. Salaada la tukanayo ayaad sheeko ku jirtaan waar Illahay ka cabsada.
    Illahay ha idin hadeeyo

    • @atharbarqad2997
      @atharbarqad2997 3 года назад

      Wa tarawix

    • @zuhaibabdi8271
      @zuhaibabdi8271 3 года назад

      Adba sawdigan daawanaya 🤣🤣

    • @naemaj4616
      @naemaj4616 3 года назад

      @@atharbarqad2997 hhh walal tarawiixda miyaan iyadaba muslimiintu tukaneyn
      Mahadsanid

    • @naemaj4616
      @naemaj4616 3 года назад

      @@zuhaibabdi8271 😄oo hadaan daawanayo aniga ma salaad baa lagu jiray markaan daawanayey
      Illahay ka cabso nimankan qiil ha u sameyne

  • @dekaahmed5960
    @dekaahmed5960 3 года назад +9

    Waa nolol.adag wlhi mrkd si kedis ah u waydo qof aad si dhaba u jeclyd 💔😭😭😭🙏

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 3 года назад +5

    Maansha allah waligey nin ka sheeko fiican ma arag. Waa nin sharaf badan siduu gabadhuu jeclaa nin kale using daayey

  • @qamarhassan2064
    @qamarhassan2064 3 года назад +8

    Abdirahmanow waxa ilaa hda aan layaabaa Arooskii riyada wlhi caadi baan u ooyay marka tiri riyo ayey aheyd 😭

  • @fadumomatan8300
    @fadumomatan8300 3 года назад +15

    Mashaa allh waa qof qalbi wangsan xeybaro

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 2 года назад +1

    MashAllah waa qiso Xanuun badan, tolow ma guursaday inankan

  • @cabdiraxmanaadan9429
    @cabdiraxmanaadan9429 3 года назад +7

    Labo waxban ka fahmey wllkey qisada ku dhacdey
    1 . Qofka aad jeceshay in aadan waxa dantiina hada ku jira aadan eegin aad eegto mustaqbalka
    2. Iyo in calafku yahay gundhiga shey waliba wll
    Waxan rajeynayaa talaabada uu qaadey wllken inan ku dayano hadey qiso cenkaano kle aanu la kulano
    Aad bad u mhdsantihin

  • @khadraibrahin7931
    @khadraibrahin7931 3 года назад +6

    It breaks my heart to listen to him Walahi 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @ruksana578
    @ruksana578 3 года назад +16

    Wlhi aniga isma celi garin wan ogahy iney qiso tahy kudhacday marhora lkn waxa ma maqli kadha anu wan hinasa badanahy amar ilaahy bilqeyr talow ma dumrka an hinasaha laheynba😱de ninkeyga anigo hada iqaba su oga shegen ex tiisi hora wa cajaaib

    • @yusrayusuf6490
      @yusrayusuf6490 3 года назад

      Wlhi goor aan ku boodo ayaa kasi weyn lahaa nin ka sheekeynayo jaceylkiisa hore

    • @cawomaxamed814
      @cawomaxamed814 3 года назад +2

      waa qiso ku dhacday noloshiisana soo martay waxdhibana maleh wakhtixaadirkan Bilkhayr waa boqoradiisa nolosha laga yaabee qudheeda inaysoo martay qiso jecel

    • @ruksana578
      @ruksana578 3 года назад +1

      @@cawomaxamed814 way somari kadha sx lkn qofka mar hadu rer leyahy wa inu horay oga sisocda

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 года назад +1

      I agree with you 100%
      Bur this man looks a very good man, truthful, kind , so he can get away,

    • @fartuunabdi5079
      @fartuunabdi5079 3 года назад

      Aniga ayaa kula mid ah ninka iqabo waxaas maba kamaqali karo wllh naag jeclaa aaa

  • @xubixasan1439
    @xubixasan1439 3 года назад +5

    Aniiga 208 209 wlhi ciiyal ban ahaa jaceylan mab aqoon lkn had 2021 jaceel ma ahee jaceyal yaalo waliibo had wax iska dhiciis ayaa ku jiira insha allh 2022 inaa single nimadaan an ka baxo😍🥰❤😍🥰

  • @abdirisaqahmed3074
    @abdirisaqahmed3074 3 года назад +12

    Cajiib! Maxaa inan talo ku cadaatay ku catawday" qalbigaan kaan ku haystiyo kaad iiqorshayseen tolow kee qiima badan"

  • @nasracali8418
    @nasracali8418 3 года назад

    inkastay dhiib thy jacayl calaf ba hage marku calafki bad heed hay siilo bahnaba yeeshay Yusuf Allah haku xafiido farxad ku nolow abiidka 🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💯

  • @siciidcabdinaasir5920
    @siciidcabdinaasir5920 3 года назад +13

    " Anigana qalbigayga ku nooloow ninkaasna gurigiisa " 🙈

  • @zaidmoha4811
    @zaidmoha4811 3 года назад +3

    Mnsha Allaha barnaamij cajiiba
    Wxaa fahmi kara qof jacyl soo maray kuna dhex jira

  • @hassanqeylow4733
    @hassanqeylow4733 3 года назад +11

    😁😁 Rer hargesa waxan u hestay dad xadarad leh lkns 2007 hadiba Esan lahen tel Xaq bee u leyihin in ee Mogadisho u so kala cararan wlhi 2005 mobil Nokia ah watay xataa 2009 in ee cariiri ku qaben ayu shegay wilashani waxey ka mid yihin kuwa ee somali nimada ku wentahay Runti wan idin salamaya Somali wene🤚🤚

    • @hamz233
      @hamz233 3 года назад +4

      Iska hadlow waxay ahaataba Hada Somaliland waxay kaalmaha hore kaga jirtaa technology ga east Africa iyo guud ahaan Africa ba sxb. Somalinimaduna waa sinjiyad qofkasta oo somali ah way ku wayntahay kala saar Somali iyo Somalia Wixii ba iskaga kaa khaladane.... kala dawlado ayaa la yahay balse kala sinjiyad lama kala Haa✌🏽

    • @nuuraachannel3670
      @nuuraachannel3670 3 года назад

      Kkkkkkkkkkkkkkkk waa runtaa wlh

    • @munokhadan8259
      @munokhadan8259 3 года назад +1

      @@hamz233 wlhi benta maha

    • @nadraadibraahim6921
      @nadraadibraahim6921 3 года назад

      2005 iyo 2007 so idinkii somaliland qaoontiga ku joogten ,xamar cidlay ahaydba beena waas😃😃😃😃😃😃😃

  • @Mabule33
    @Mabule33 3 года назад +10

    Miss xedaro barnamijkii muqdiaho talent ayaad dadihi jirtay

  • @khadroabdikariin1419
    @khadroabdikariin1419 2 года назад +3

    Wali waa ku jecalahey ❤🥰😭😢😥

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 3 года назад +5

    Masha allaah alle ha idiin xafiido walaalo is jeceel noda dayax films iyo yusuf xaybaaro waan qiroda makaan arko idinko isla jooga dhaman tihiin deeq daraajo marqaan iyo inamada kale ee aan magac yadooda ilaw sanahay baa waan idinku fanaa ii nolaada inta nololi jirto aamiin aamiin aamiin yaa raabii

    • @murtisheegmedia851
      @murtisheegmedia851 3 года назад

      masha allah amiiin amiiin wllo adna like share comment suscribe idhe janela

    • @aminaali6892
      @aminaali6892 3 года назад

      Haye igu hale wallo

  • @qaasimmacruuf3501
    @qaasimmacruuf3501 3 года назад +2

    Dayax Films Channel Legend Ragculus baa is Helay Guuleysta Jamaahiirta Cabdiraxmaan Iyo Yuusuf

  • @deeqayurup5495
    @deeqayurup5495 3 года назад +5

    Im first today manchalah

  • @khadijosamarar1330
    @khadijosamarar1330 3 года назад +7

    Waa Qiso aad xaraabo u leh balze gadaal baay ka xumaane waa ni salaamay xaybara and dayax 🙏❤️

  • @amal7302
    @amal7302 3 года назад +8

    Adigoo xaas leh sideed jeceyl hore uga sheekeeysaa si public ah xad gudub baan u arkaa

    • @kowsarhassan4756
      @kowsarhassan4756 3 года назад

      Sax gabdhee bahdilad ku tahey

    • @amal7302
      @amal7302 3 года назад +1

      Waa baariyad waa in video ga laga saaraa ciil baa iga qabtay

    • @nuuraachannel3670
      @nuuraachannel3670 3 года назад +1

      Maxaa haduu kasheekeeyo maxaa kujaban iyaduba waxaas iyo wax kadaranba wey soo martay

    • @nuuraahmed5584
      @nuuraahmed5584 3 года назад

      Wey so martay lkn ma ficna wll welina adoo xaas leh 🥺🥺🥺

    • @zainabkhalif6683
      @zainabkhalif6683 3 года назад

      Amal waa cadi qofka wax qariya xun ani odaygayga wu iga sheekeyay

  • @fowsiyabashir5833
    @fowsiyabashir5833 3 года назад +3

    Ciid wanaagsan waayo anigu hadan dawadey xaybaro aad u salmaya waayo intuu gartay isagoo dhalin yar oo waliba jacayl hayo dad badan oo waaween baan garan taasina waxay muujineysaa wanagaga & inaa tahay qof wajihi kara xalad walbo la soo darista dee nin raggina waakii runta wajaha waxaada jacelkagii u hurtay nadta si ay ugu noolato nolol qurux badan waano & wanaaga waad ku dhiiri gali neysay adiyo c/maanba kunka naarta laga cafiyey allaha idku daro marlabaad ciidul caafiya🙏❤💝🌹

  • @farduus422farah5
    @farduus422farah5 3 года назад +8

    ax xanuun badana qof aad intaso dhan ku xisaabtamaysay islamarkaana siyar ku waydo😥😥

  • @xaalidheeman
    @xaalidheeman 3 года назад +2

    Maansha. Allaah waaa qisadii ugu quruxbadnaayd intaan daawanayey barmaamujkan

  • @gorgorelmi7024
    @gorgorelmi7024 3 года назад +4

    Greate man yussuf xaybaro waa abwaan aqoon yhyn iyo fanaan haddana geesi deeqsi ah horuu usoco

  • @maryanruuney1875
    @maryanruuney1875 3 года назад +15

    Qofki jacayl dhadhamiyey lee dareemi karo walhi ilmo aya igu so istagtay ilhy ha u dhib yareeyo qof walbo dhibane jacayl ah

    • @khaalikhaali1855
      @khaalikhaali1855 3 года назад

      Naa walaaleey edab daro u arkaa adna ooyim baa ku heeysa

  • @cwaduudsaleeban6266
    @cwaduudsaleeban6266 3 года назад +8

    InTa Yago Afurtay arkaY like

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 3 года назад +2

    Maxamuud Ahmed Ali Mia secondary school 🥰hargaysa wuxu kuyaala qudhac dheeR

  • @gumburimedia8011
    @gumburimedia8011 2 года назад

    2022/2/9 Habeen Jumca Ah Gelinkiisii Hore Ayaan Daawanayaa.

  • @quruxdumar6034
    @quruxdumar6034 3 года назад +1

    Wlhi aadbeey umacaantahay sheekadaan qosolna iguma harin cajiib

  • @musty144hirsi7
    @musty144hirsi7 3 года назад +9

    Dayax films, please stop the over voice recording you both speaking in somali.

  • @umeymaqurux739
    @umeymaqurux739 3 года назад +3

    Alla xanuunkaas cml 2017 kii buu igu dhacay markaad qof si dhab ah u jeceshahy oo uu si dag dag ah xiriirkii u burburo mxey dhib badntahy 😭
    Heer aan magaldii aan dagnaa ka guuro shaqdeyda xitaa aan katago baan gaaray ax 😢 mxaan dhibana jaceyl soo ahaa waayo badan 😭
    Ilhow umada sida dhabta ah isu jecel isku sahal

  • @sacdiyomuuse4556
    @sacdiyomuuse4556 3 года назад +1

    Dugsiga faarax oomata graneysa lke

  • @caashoaxmedcali8303
    @caashoaxmedcali8303 3 года назад +4

    Dayax films qof igu qaliya ah ❤🔥💜

  • @Cabdicasiiscige
    @Cabdicasiiscige 3 года назад +16

    Sida aan qabriga qofna loola gelin
    Waa in aan qalbiga qofna loola degin

  • @najmamohamed2345
    @najmamohamed2345 2 года назад +1

    Xanun badanaa, wan ilmeyey runtii 🥺🥲💔💔

  • @حمدحمد-د3ص
    @حمدحمد-د3ص 2 года назад

    "Khadriye yaysan waayin fursad nololeed o fiican oy ku noolaato" cajiib

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 3 года назад +2

    Maasha alaah tabaarakalaah rag igu qaali ah noolaada walaalaheyga Cabdiraxman iyo Yuusuf ❤️😘🥰😘😘

  • @layloosman51
    @layloosman51 3 года назад +3

    Maadama sheekada ay tahay qisa run ah waxey aheyd in magacyada uu qariyo ama magac kale ugu yeero Waa fikirkeyga.

    • @ayaanyusuf1921
      @ayaanyusuf1921 3 года назад +1

      Abyo Haa Lkn hestaba ah gbdhi magcedi. Lama qarinkaro muhimada wa inuu qariyo gbdha cideda ina ayadeda taasna wuqariyey

  • @Frieghtfriend
    @Frieghtfriend 3 года назад

    Waligaa gabadh aad jeceshay dugsi quraan dhigata,adna dugsii ma isqortay madhex fadhiisatay Caruurta .

  • @Mohamedibrahim-fi4cp
    @Mohamedibrahim-fi4cp 3 года назад +11

    qisadaas mid lamid ah anigee igu dhacday ealiba aniga iney soo wacday ayeey igu tiri calafaa igu dhacay. 9 sano ka hor ayeyna aheyd

  • @axmedcabdiqadir6774
    @axmedcabdiqadir6774 3 года назад +1

    Qisadan uu ka waramay yuusuf xaybaro iyo kuwa la midka ihi,waxa ay tilmaamayaan faraqa u dhexeeya Jacaylka iyo Calafka.

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 3 года назад +3

    MASHA ALLA YSF ALLAH
    HA BARAKEYO ASAGA
    IYO DHAMAN EHELKISA.
    YSF ALLE HAKU SIIYO
    GEBER WANAGSAN
    OO SAALIXAD AH
    IYO OWLAAD AD kU INDHA
    QABOWOSATIN
    ALLAHU MA AMIN
    🤲 AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN.
    WAXA IN LAXUSO
    MUDAN GEBERTA
    KU CAAWISAY YSF
    TALADA QADRA
    HIDA,QADRA IYO
    MUDAN Y👍🏆👍S👍🏆👍F JAMIL
    DHAMANTIN ALLE
    HA IDIN XAFIDO ADUN
    IYO AKHIRO AMIN 🤲 AMIN.
    CBD RXMN HORAY UU
    SOCO ALLAH HA
    IDIN XAFIDO
    ADIGA IYO EHELKAGA AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN.

  • @faadumocabdi678
    @faadumocabdi678 3 года назад

    Mashallh wiil caqli badan weeyi walhi yusuf xaybaro wllo sifiican baad samysay waa waxan kutaagero yusuf xaybaro

  • @maankacaddeh2745
    @maankacaddeh2745 3 года назад +5

    Ustaad waqti iyo wayo wad so martay guuleyzo mar walba Abdirahman dayax hormar wcn sxb qali ah

  • @osmanmohamed6853
    @osmanmohamed6853 3 года назад +2

    Qadra comentigeda saa uradinayay waa dalay bal talow comment maso qortay 😀😢

  • @nimcomohamed7937
    @nimcomohamed7937 3 года назад +4

    Qofkii qisadu ku dhacaday baaba fadhiyeee maxad uga dul hadashaa horta

    • @faadumoaxmed1193
      @faadumoaxmed1193 3 года назад

      Waa mid ahbal ah kani uff xaybra kugu dawanaynaa

  • @maryamahmed1227
    @maryamahmed1227 2 года назад

    Alxamdulillah allah clf igu daray jacaylkayga ila hadana wakhtina qalbigyga dhawicin alx alx alx

  • @N_mamedov
    @N_mamedov 3 года назад +8

    Waa tan maalin walba aan ka fakaro,
    Welwel ban u dhiman rabaa ...

    • @muhayryare7180
      @muhayryare7180 3 года назад

      Iskumid nahy pro i.all waan guulaysanaynaa

  • @mumtazmuhumedahmedtazy4552
    @mumtazmuhumedahmedtazy4552 3 года назад +5

    I like Yusuf,Allah kuhafidho Yusuf iyo Dayax

  • @awiljama8638
    @awiljama8638 3 года назад +5

    Jacaylka ha oran qareen ma leh waa leyahay waana diinta islaamka. waayo ma ogola diintenu in gabadha lagu qasbo cid aanay jeclayn ama raali ka ahayn balse waxay ogoshahay in lasiiyo ama lagu daro cida ay doonayso oo jeceshahay gabadhu.

    • @nimcosaciid5380
      @nimcosaciid5380 3 года назад

      Waalidiinteena qaar lapo far mid dooro ayey kuleeyihiin maxaa talo ah hada dhahdo habar aadoraa waa mucjizo oo walidka kama so jesan krtid hada dhahdana ducada dorana qofki kuma qanacsanid wan arkay anigana wa igu dhacday balse aniga ilaa hda ma guursan

  • @abdirahmaanqadaafi7767
    @abdirahmaanqadaafi7767 3 года назад

    Waan slmyaa.bhda .dayax filmisa....inkastoo aana hyey jcylkii

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 года назад +9

    Another level

  • @ayaanmohamett2102
    @ayaanmohamett2102 3 года назад +3

    Fadlan Abdiraxman ka daa codka dhex saray qisada qofku hku tebiyoh codkisa o safi ah🙏

  • @rashka2038
    @rashka2038 Год назад

    😢yarkan waa aqiiil mshAlaah😊

  • @abdiqadarbarre9109
    @abdiqadarbarre9109 3 года назад +4

    Walaahi hargaysa muqdishaa ka horaysa 2005 ayaan mobile ku watay hargaysana 2007 tel ma lahayn

    • @amalabdullahi328
      @amalabdullahi328 3 года назад

      Waa run anigaba 2008ano cunug yar ah mobel waday waba magalo danbeso hargesa muqdisha casimad waye

    • @sacdadagan3915
      @sacdadagan3915 3 года назад

      Muqdizho ma tulaaa mize waa xayawaan maban fahmine🤔🤔🤔🤔🤔

    • @amalabdullahi328
      @amalabdullahi328 3 года назад

      @@sacdadagan3915 inaa fahanto maba ahan dadka kadida iska dhaqim in muqdisha bartan ma ahan 😂

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 3 года назад

    Nin yooo xeybaro waa dadkii hore in ka hartay dhecankoda raganimadi hadalki xishodkii mudo 7 sano ah ayan shashadaha ka arka waa qof dad nimo leh nolow saxib yarka shekada nosoo gudbiyay thanks thamantiin wa sheeko. Nuxur leh

  • @sadiiqsaciid2850
    @sadiiqsaciid2850 3 года назад +10

    Waa qiso micno leh m.a dayax films