Barnaamijka waydiimo (Anigoo hooyadey arag bey dhimatey ) xiis xarago

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 янв 2024
  • Barnaamijka waydiimo (Anigoo hooyadey arag bey dhimatey ) xiis xarago

Комментарии • 2,1 тыс.

  • @Hafsonor22
    @Hafsonor22 4 месяца назад +116

    Inta maanta sheekadan soo raadisay markee hibaaq comment soo Arargtay allow noo danbi dhaaf soonki xan Nala soo raadsadeen😢😂😂

    • @Saffa.abdalla
      @Saffa.abdalla 4 месяца назад

      Heheh dadka adunka uxan jecel we ilajogan ilen😂😂😂

    • @anisojama-vp6yw
      @anisojama-vp6yw 4 месяца назад

      Wlhy hadaan sooradiyey allow dabmigena dhaaf😂

    • @user-yr4wj8nf3l
      @user-yr4wj8nf3l 4 месяца назад

      Me 😂

    • @nastexaabdi204
      @nastexaabdi204 4 месяца назад

      Danbi meynan galin hada galneyne allhe hano dani dhafo ilen wax iskumeynan dirine

    • @susuwarsame9267
      @susuwarsame9267 4 месяца назад

      Kkkkk aniga 😂😂

  • @AsmaAden-pu8fu
    @AsmaAden-pu8fu 4 месяца назад +23

    Anigoo sooman ayan dawanaya ilahow gabadha wax kastoo adunyada yaala oo quruhbadana siii yaarbu😢😢

  • @crisaaqaadan7994
    @crisaaqaadan7994 6 месяцев назад +30

    Ilaahay dhibka dheef hakuugu badalo❤

  • @nasraabdi3471
    @nasraabdi3471 4 месяца назад +24

    Hibaaq Comentigeyda inta kasoo racday ramadan mubarak 😂😂

    • @Hamdacadaani05
      @Hamdacadaani05 4 месяца назад

      Comentigeda intee abyo iga daba geeya

  • @liyanajifojabsade2668
    @liyanajifojabsade2668 6 месяцев назад +135

    Fataxada an uwada marno waa jimce in ilahey faraj qerqaba ilahey ufuro waa dhibantahe idinkoo qalbiga igu duceynaya😢😢😢

    • @user-ui1ix5bl1i
      @user-ui1ix5bl1i 6 месяцев назад

      Alleh ayaan wax khayr qaba uga barbarayaa😢😢😢

    • @QueenIkraam
      @QueenIkraam 6 месяцев назад

      Ilhy hasiiyo cafimad iyo nolol fiican😢😢😢😢😢😢

    • @hafsomukhtar5817
      @hafsomukhtar5817 6 месяцев назад

      Allah ha garab gallo

    • @mounamohamed2918
      @mounamohamed2918 6 месяцев назад

      Wax khayr qabo Allaha ku siyo wll farxad albabo badan Allaha ku furo oo khayr qabo in’sha’Allah

    • @HamdaAhmed-fw2yk
      @HamdaAhmed-fw2yk 6 месяцев назад

      Ilaahey faraj kheyr qaba hasiiyo qalbigana haw qaboojiyo 🤲😭

  • @user-uf6ze7pi1x
    @user-uf6ze7pi1x 6 месяцев назад +39

    Markad ogtahy halkad ku hooyaneysid ee aad ku rawaxeysid wlhi emotionalkeygii wu isbadaley marka inta tidhi rabbi culeyska haka dulqaado walalo salada ku dadaal saliga nabiga badso rabbi nolosha wuu ku furfurayaaye❤😢😢

    • @samiradhaye7621
      @samiradhaye7621 6 месяцев назад

      😢😢😢😢wa kalmada la ilmeeyay

    • @Daimondchannel
      @Daimondchannel 6 месяцев назад +1

      Runtii waan la ilmeyay😔🥺 alle haku fududeyo

    • @Mdmaryan-mq7gk
      @Mdmaryan-mq7gk 6 месяцев назад +2

      😢😢😢😢

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 6 месяцев назад +5

    Aniga qisadeyda hada so bandhigo ,qaradaha Aya qalin ku qori lahaa 😢😢qalbiga ha iigu jirto ,hoyadeyna Alle janadi ha iku tuso Ara geeda

    • @kaabajama8695
      @kaabajama8695 6 месяцев назад

      Aamin wlloh ilahay janada haydinku tuuso😢😮

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 6 месяцев назад +20

    ilahy dhibka haka saaro adigu is cilaaji o ilahay isku xidh saliga nabiga badso iyo tasbiixda wadka baxaysa insha allah ilahy farxad waarta Haku siiyo walal xiis❤😢

  • @rodamuhumed7839
    @rodamuhumed7839 6 месяцев назад +10

    Ilahay swt faraj khayrle hakuu furo in aanad heesikarina khayr u arag Ilahay ba kuu og meesha khayr ku kugu jiro o ku jecel cadaabna kaaga digaya Nolol Qurux badanbaakuu gu xigi bi ithmillah ❤❤❤❤

  • @maryancabdirashid8723
    @maryancabdirashid8723 6 месяцев назад +15

    ax ax whi qlbiga i xanuunaye💔😭😭 aniga marka dhashay hooyaday io abahay waye kala tageena waa la idhigaye ma helina daryeel hooyo io mida aabe midna hadan saso tahay waxan helay qof boss waliba i buuxshaya wana ayeeyaday mcn ilahay cimir dheer io cafimda ha siiyo qarina janadii ayeeyo mcn wanku jclhy ❤

  • @user-dt5yb5xn3q
    @user-dt5yb5xn3q 4 месяца назад +5

    ya rabi allow gabadhaan nolol qurux badan siii abayo saliga nabiga badso😢😢

  • @siradm
    @siradm 5 месяцев назад +3

    Naxariisdarradu waa xun tahay subxaanallaah. Ilmo hooyadii dhimattay ayaa loo diiday inuu ooyo macal gargaar iska daaye, Ilaahayow Naxariista hana qaadin. Waa ka xumahay hbo

  • @fayroozaqaliofficial2381
    @fayroozaqaliofficial2381 6 месяцев назад +38

    Ilhay haku gargaaro walshay xiisey dhibkana allaha kuu fududeeyo amiin yaa rabi 😢😢

  • @ayaanayaanismail294
    @ayaanayaanismail294 6 месяцев назад +34

    😢😢😢😢Ala qalbiga way o way xanuun badanaa culays kasta fudeed baa ka danbeeya wlal ilaahay waxaan kaaga baryayaa nolol farxad le inaa ku noolaato abid❤

  • @MsIlwaad
    @MsIlwaad 6 месяцев назад +18

    Xiis Masha Allah Gabar aad u Qurux badan bad tahay nolashane wa iska imtixaan ilahay dhibta iyo culeeska haka qaado walal qaali. Waxan codsi dheer u diraya Xiis eedadeed ilahay ha u naxariiste ilamahy dhashay Manta Xiis adinkay idin bahantahay Booski hooyadin inad Buuxinan o Xiis dhoofisan Ama dabiibtaan ama Shaqo abuur u sameesan Wa codsi Manta garab kale Ma heesato walashiin faldan u Kaca Xiisey We love you Macananey Malmihii wacna way So socdan Adkeeso Qaali ♥️♥️😘😘

  • @karimaaomar
    @karimaaomar 6 месяцев назад +21

    Subhan’Allah wllo mcney Allah isku xidh oo xagisa u caraar! Naxariis iyo nolol xasiloonba Allah aya ku haye waydiso Ilaahay baro, ducayso, isbadal ina samayso isku day! Imika hees iyo fusuq aya farxad iyo dagnan ka radinysa!!! Lkn Allah noloshada ku xidh!!!!!! Waxan kugu ducaynaya inu Rabi kuso hadeeyo ku fuduudeyo nolosha! In lagu sirxayna niyada ha gashan inta beenin karto beeni, lkn malinta aminto in lagu sirxay waa malinta nolosha ka dhacday! My prayers are with you!!! 😭🤍🕊️

  • @aliasmile1629
    @aliasmile1629 6 месяцев назад +80

    Adigu is cilaaji walal wadaado waxba ha u yeedhan kaliya waxaas waxa kaga filan inaad ilaahay isku xidho , tasbiixsato , saliga nabiga iyo qur'aanka saaxib la noqo adigaaba arkaya isbedelka❤

  • @ahmedadam2803
    @ahmedadam2803 6 месяцев назад +44

    Xanuun badanaa 😢, mr dhambaal marka aad qof sidan oo kale ah waraysanayso isku dal fadlan emotions ka qofka ka muuqda in aad adna muujiso oo qofka la dareen ahaato , xiis wll alle ha kuu gargaaro

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 6 месяцев назад

      Xirfad saxafad malaha that is why

    • @fatimadahir7379
      @fatimadahir7379 4 месяца назад

      Mar mar wu samenayay sidi dhamashada marke sheegty lkn Wll dhibkaaga cidna ma dareento aan jirkaaga eheen 😢

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 6 месяцев назад +4

    Walalo waligaa heys dhiibin. Alhamduliah Alhamduliah. You are already a thriver. You are stronger than you think. Don’t give up on yourself and more urgently important seek Allah’s protection and guidance.
    You got this❤❤❤

  • @maryamomahamed3109
    @maryamomahamed3109 6 месяцев назад +3

    Xapiptii الأدكار الصباح والمساء Aqriso in sha alaah😊

  • @ilwaat4158
    @ilwaat4158 6 месяцев назад +48

    qofka marku shekaynayo ooya wlhi waka dhab😭😭😭ilahay haka Farxiyo wll,ilhay isku xidh, oo cibadada badso,rabbi talo Saaro,ilahay Dhibka haka dulqado😭

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 6 месяцев назад +1

      Gabadhan yar fariid weye blse Famil fcn ayey weyday

  • @NasraAhmednoor-hi9ye
    @NasraAhmednoor-hi9ye 6 месяцев назад +23

    Gabadh adag baa tahay wllo xiis horay usoco❤

  • @user-ub8xg6rk8u
    @user-ub8xg6rk8u 6 месяцев назад +2

    Walal xiis run ahaantii aad baan u damqadey runtiiii aad baan u ilmeeyay wan kula qeybsanayaa xanuunkaaga allah haku qaboojiyo walal imika ku dadaal cibadada allah iskuna xig allah ❤🎉❤🎉

  • @ayanhirsi405
    @ayanhirsi405 6 месяцев назад +2

    Gabadhan wlh wa nag adag. Xate gurkedi waxan oga ayu dhamaday ilahay waxan kaga baryaya nolol qurux badan ❤❤❤

  • @Sabeeexx
    @Sabeeexx 6 месяцев назад +8

    I swear you strong ya rab u gar gar gabdha oo qalbiga uu qaboji 💔🤲🏼

  • @Queenhani737
    @Queenhani737 6 месяцев назад +4

    Wallashy mcn qali dumar allha ha ku xafido hore uu soco❤❤

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 6 месяцев назад +5

    Waa qiirooday wlhi gabadha yar dhibka kadaaya😭😭😭😭😭😭

  • @Aamina-aadam
    @Aamina-aadam 6 месяцев назад +3

    Alle qalbiga hakuu qaboojiyo wll 😢😢😭😭😭😭
    Wlh wankuladareemya wll
    Suuratul baqra jooogtee wll
    Adkaarta sidookale jootee

  • @nimcom.shirdon7581
    @nimcom.shirdon7581 6 месяцев назад +6

    Dar illahay ii daayaan 😢way calooosha. Illahow umadada u kala sahal adaa raxiimee 🤲

  • @dhamays5603
    @dhamays5603 6 месяцев назад +20

    😭😭😭😭😭😭😭ALLAH Nolasha haku furfuro wlhy qalbigaa ixanuunay 😢😢😢

  • @user-oj3oz8gv5i
    @user-oj3oz8gv5i 6 месяцев назад +3

    Inanta waxad iga gaadhsisa hays waydiin maxey waxani kugu dhacayan wayo qadarka sharkiisa iyo qeyrkiisa ku Samir ilaaheyna isku xidh fan haku biirin ee allah u noqo alla u naxariis badan yhy allah u noqo

  • @queenfatma9598
    @queenfatma9598 5 месяцев назад +2

    Qalbi Allah hakuqabojiyo hapipty walahi ad ayan ola calol xumade qisadada.cafimad iyo farxad ayan kurajeynaya mcnto❤

  • @maryanmohamet7953
    @maryanmohamet7953 6 месяцев назад +64

    Markaad ogtahy mesha ku hoyanyso aad ku rawaxyso waad sii ooyayeysaa ,Qalbiga ixanuny hadalka dartii 3sano ayaan hoyadey ka fogahy 3000sano wey igaga badanthy wlhia kwrn qof hooyo la'aan dunidan qaharka miidhana ku noqdey so sad 😞 😔 💔abyo xidhiidh adiga iyo rabiggaa idinka dhaxeeyo wanaaji hubaal waaad liibaani fankan iyo xumaatdan ka fogow risiq xalaala rabi baaa ku siinayee ,lagana yabee in sixir jirine ee depression ku hayo dhakhtr cilmi nafsi ahna la xidhiidh, podcast xamda xuseen ee kabasho dhagyso hubaal isbadal baaad arkysaa waaadna guulaysan labada daaaroodba ❤

    • @abdishakurfarhan1563
      @abdishakurfarhan1563 6 месяцев назад

      Hablaha oo dhan waxan kula talinayaa inay XAMDA XUSEEN dhgystaan kana faaidaystaan si ay mugdiga uga soo bxaan iftiinkana usoo baxaan

  • @shacnielmi6207
    @shacnielmi6207 6 месяцев назад +30

    Albaab walpa hdu KASO xidhmy wxa jira Hal albaab oo aan wligi xidhmin Wana ka Alle ee ilahay u noqo Laga Yaba iney imtixan tahay ilahayna kugu eegayo ina ku samirto samir oo illhay adkee xiriirka idinka dhaxeeya xiriir walpapa hdu ku hagagi wayey kan Alle wanaji walhi wd guleysanysa illhay la same xirir adag wll Alle garbkaga ha galo❤😢

  • @user-uj9uo4xy8x
    @user-uj9uo4xy8x 6 месяцев назад +2

    Hn mcn wan ku jeclahay macan wlhi 💯

  • @awoabdirizakali5645
    @awoabdirizakali5645 6 месяцев назад +4

    Qofkastoo qoslaya dadku waxay uyaqanaan inuu faraxsanyahay lkn qofka ugu qosolka badan waa qofka ugu murugta badan adunka Ilahay qlbiga hakuu qabojiyo wlll😢😢😢

  • @hodan_bana
    @hodan_bana 6 месяцев назад +74

    Gabadhan xaga familyga aan naxariista lahayn Wan ka simanhy xaga nolosha Wan ka simanhy lkn hal mid bn sameyaa Wana ku faa,iidaa Wana adkaarta Io rabbi aan isku xiray alx wax walba way ii hagaagan lkn waaridkay o nool baan hadana waligay garab is taag ka helin😢😊

    • @riyaaqahm4054
      @riyaaqahm4054 6 месяцев назад +2

      inte kala so xidhiidha abyo 😢

    • @maxamedibraahin61
      @maxamedibraahin61 6 месяцев назад +1

      xsixir bey ku dheertahay wll hadad cafimaad qabto

    • @munoaxmed1870
      @munoaxmed1870 6 месяцев назад

      Ale haku sahllo familly wl😢 wa xanuun wlhy

    • @hodan_bana
      @hodan_bana 4 месяца назад

      @@riyaaqahm4054 wllo Meshaan xitaa wa igala xiriri karta

  • @XafsaGeedi
    @XafsaGeedi 6 месяцев назад +8

    Xaqiiq wan oyaya qiiroday xiiis alle haku garab galo

  • @hadyayaska8351
    @hadyayaska8351 6 месяцев назад +2

    Runtii wa kula ilmeyey xiis abyo Ilhy haku sahlo abyo

  • @user-ss3kf6ti7y
    @user-ss3kf6ti7y 4 месяца назад +2

    Illahow umad qeyr qabo iyo gur qeyr qaba sih iyo nolol tan ugu fcn wa malin sone

  • @Hubi479
    @Hubi479 6 месяцев назад +10

    Ale subxana wataca hakaa Saaro nolsha adag insha alh waxa ka dambayn nolol farax badan wloh xiis saladana kudadaal iyo ala bariga😭😭😭😭😭

  • @mrsnimco
    @mrsnimco 6 месяцев назад +6

    Ala qalbiga wll ❤ ilahay waxan kaga baryaynaa inu cafimad taha iyo nolol farxad leh ku siiyo insh alla alle haku barkeeyo 😢😢😢

  • @nimaojama3170
    @nimaojama3170 6 месяцев назад +6

    Ilahow ka farxi Aduun iyo Akhirapa oo so hanuuni Adiga awoodle🤲

  • @SihaamCabdi-pg3yp
    @SihaamCabdi-pg3yp 4 месяца назад +1

    Ax Allah hawnaxaristo hoooyo samir iyo iiman Allah hakasiyo qalbigana Allah hakuqabojo

  • @munamohamed7181
    @munamohamed7181 6 месяцев назад +12

    😪😪😪😪😪😪😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭wlhi qalbiyan ayan udareemay xiis waxay ka hadlayso wayo qof hooyo laan soo koray ayuubaa fahmi kara xanuunka daryelanta hoyonimo wllo ale qalbiga haku qabojiyo taladada ale udhimo saladana ilaali hesahana Iska daa xidhiidhka adi iyo Allena xooji tasbixdana badi Insha allaah noqo qof samir badan ale ayaa ka abaal marin OO qof kasto Dhib kula Raba kaga hilin Insha allaah Wn ku soo ducaynayaa wllo🥰

  • @SuldanQodax
    @SuldanQodax 6 месяцев назад +7

    Waad soo dhiptootay wlhi wll illahay farxad ha kuugu badalo inta nolozha kuu hadhay caafimaad taam ahna illahay baan kuu waydiina runtii waa qiso aad u xanuun padan❤😢

  • @user-rz4cv4pq5w
    @user-rz4cv4pq5w 5 месяцев назад +1

    ax ax 😢😢wa qiso aad xanuun badan wlhi ilaahay dhibatada ku heysada ilaahay hakaa dulqaado oo farxad hakugu badalo wllshy mcn ax ax..😢😢😢

  • @ikraanali6725
    @ikraanali6725 4 месяца назад +2

    Xiisey qlbigah allah haku jecldoh oqlbiga haku qabojiyoh nolasha inta kuharaty cfmd iyo farxad waartoh allah kusiyo aqirana jano kuwaar abayoh 😭

  • @HudaMohamud
    @HudaMohamud 6 месяцев назад +9

    Alle haku cafiyo wllo oo haku garab galo 😭🤲🏻ee saliga nabiga badso 🙏🏻

  • @user-qq3te1kx1u
    @user-qq3te1kx1u 6 месяцев назад +9

    Ax waa qisadi ugu horeysay aan radiyey oo dawaday😢😢😢😢😢

  • @Apdiasiis1
    @Apdiasiis1 6 месяцев назад +2

    Rabbi hoyo iyo eddoba ha unaxariisto wll🤲
    Adiguna wanaaji xidhiidhka adiga iyo allah idiin dhexeeya insha allah murugo iyo warwerba allah ayaa kaa fogayn, biniadamka dhibkiisa ayaa badan labada daaroodba guulayso wllo 🙏😢

  • @cawocabdirahman8929
    @cawocabdirahman8929 6 месяцев назад +1

    Ilahay waa qafuura raxiime alle dhibka haka qaado markastana wax farxadgaliya hasiiyo alle if iyo aakhiraba haku guuleyo wllshy xiis❤

  • @fathimahadwarsame2502
    @fathimahadwarsame2502 6 месяцев назад +4

    Xiisay ilhy haku caafiyo farxad waartana ilhy haku siiyo waxkasta oo aad jeceshahy ilhy hakuu sahlo gabdhaha soomaliyeed waxaan ka codsanayaa inaad gabadhaan garab siisaan oo aad tustaan inaad la dareentihiiin garab is taaga gabadha wlhy said ayaan uganaxay dhibkeeda😢😢😢

  • @Maryanekhalif
    @Maryanekhalif 6 месяцев назад +6

    Ala qalbiga ehanunay 😢😭😭😭😭😢😢abyoy nolal quruh badan Allah hakusiyo i.a 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @jujucali4567
    @jujucali4567 6 месяцев назад +1

    Yaa allah 😭rabi cafimad taam ku sii abyo oo nolol qurux pdan oo farxad pdan rabi hkugu deeqo 😢😢adne tasbiixda badso io saliga nabiga abyo

  • @user-od2yn9xf8w
    @user-od2yn9xf8w 6 месяцев назад +3

    xiis qiso xanuun badan ayaa so martay ila hada haysata Yaa rabi ka dulqad dhibka u duceeya walala yaal😢😢😢😢😢

  • @NajmaUpdi
    @NajmaUpdi 6 месяцев назад +5

    Ilaahay haku caafiyo cadowgaagana ilaahay wata kaa mariyo ilaahay wax khayr qaba ayaan kaaga rajeynaynaa gabadh aado karti badan baa tahay horumarka waan kugu taageereynaa insha allah waan ka xumahay farxada baan kuu rajaynayaa ha ku fikirin inaan lagu neceb yahay ku jecel baa badane

  • @mahamedadawe4802
    @mahamedadawe4802 6 месяцев назад +11

    Wllhi in aanay ku liibaanayn adduunka kuwaas ee walashayey ha ooyin.Allah ha ku caafiyo insha Allah

  • @halima2476
    @halima2476 6 месяцев назад +3

    Innaalilaahi wainnaa ileyhi raajicuun ilaheey ha unaxariisto hooyada iyo eedadaa aamiin Quruxeey abaayo anagaa kujecel❤️aduunyo gadaal ubadan ee qeyrfilo ilaaheey hakucaawiyo aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Feerfeer24
    @Feerfeer24 4 месяца назад

    Ilahay ha caafiyo wllshay ❤❤ dadka gabadha walashay ha loo ducayo

  • @siciidocabdihodan1400
    @siciidocabdihodan1400 6 месяцев назад +20

    Alla anigoo ooyaaya ayaan qorayaa qoraalkan abaayo ilaahay hakaa dulqaado xanuunka kuhaaya insha allh nolol waartaan kuu rajaynayaa abaayo😢

    • @user-pg3sw3rs7d
      @user-pg3sw3rs7d 6 месяцев назад

      Lkn kula taliyaa inaantaan inay fanka ka baxdo oo iska daysoo heesahaa😢😢😢😢

  • @LuulSacdiyo-wh6zj
    @LuulSacdiyo-wh6zj 6 месяцев назад +32

    Ilaahay hakuu fududeeyo dhibkaad martay noloshaada danbana Ilaahay hakaaga dhigo mid qurux badan ❤❤❤

  • @fardusa411
    @fardusa411 6 месяцев назад +4

    Walal Allah ku caafiyo farxad iyo wanaagbadan hakuu siyaadiyo ❤. Walal😂 waxaatahay gabadha quruxbadan oo codkar ah masha Allah. Walal hada waad waynaatay noloshaada in aad ku filnaato waad awoodaa ha isdhiibin hana ogolaan in lagaa faiidaysto gaar ahaan nimanka iska ilaali in ay ku guursanaan oo carruur kaadhalaan kadibna ka cararaan adiyo carruurta aaad silicdaan ileen ilmahaaga matuuri kartid si wixii adigaa ku gu dhacay aysan ugu dhicin markaa is ilaali naftaada meel fiican uun udoor hor marka iyo farxada Allah kugu irsaaqo quruxeey ❤ ❤

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 6 месяцев назад +1

    Inaantani waxay uu baahan tahay dr caafimaad oo deg deg ah Alle ha uu gargaaro 😢

  • @asmaosmaan8713
    @asmaosmaan8713 6 месяцев назад +5

    Alla qalbiga wll mcneyy ilahy dhibka haka dulqaado wax khayr qabana hakuugu bedelo😭😭🤲

  • @kaafiahomett6360
    @kaafiahomett6360 6 месяцев назад +102

    Wllhi si walba Aad is leedahay heer sare gaadh ama hammi uleedahay hadu family problems ku haysto ma gaadhaysid meelna 😭 ilaahay hakula garabgalo sahanka nolosha baaye 💔❤️🤲🏻

    • @hinda9498
      @hinda9498 6 месяцев назад +1

      Wllhi waa xqiiq nlosha wxa ugu xun problem family

    • @qisaskadunida
      @qisaskadunida 6 месяцев назад +2

      Wlhy ada iska dhadhiciyay ilhy moye hdafkaga cidkle ma hor istaagi karto

    • @kaafiahomett6360
      @kaafiahomett6360 6 месяцев назад +3

      @@qisaskadunida been maahan lkn qofka bini’aadmiga ahi ilaahay ka sokow waxa uu waxku yahay waa familygiisa hadaanu garabtaagnayn familku waxba ma qabsankarayo 😒

    • @qisaskadunida
      @qisaskadunida 6 месяцев назад

      @@kaafiahomett6360 wa caqabad lkn wd qabsan kartaa

    • @nazraahmed2271
      @nazraahmed2271 6 месяцев назад +1

      Xaqiiq

  • @hibohibocadeey9044
    @hibohibocadeey9044 6 месяцев назад +4

    QisaDaada Waan ku oooyay 😢Abaayo Hooyo iLahay Ha unaxariisto AdigaNah AdigaNah Alaha ku caafiYo😢

  • @suhaynabeauty4249
    @suhaynabeauty4249 4 месяца назад +3

    Illhay haku garb galo wllo😭🤲

  • @riishumahmoud5029
    @riishumahmoud5029 6 месяцев назад +6

    Dadka hooyo la'aanta sookoray bal seey dareemayaan anigoo hooyadeey bilooyin kaliya ka maqan ilmadii ceshan wayy illahy dhibka hakaa dulqaado abyo iyo dadka kulamida wlhi waalid la'aan iyo family la'aan waa xanuun😭😭😭😭😭💔💔

  • @user-rc3pl4pq6l
    @user-rc3pl4pq6l 6 месяцев назад +38

    Dhambaal Codkiisa ban Ka Helay anigu 😢Masha allah Deep voice

  • @MuslimoMuxamuud
    @MuslimoMuxamuud 6 месяцев назад +1

    Abyo allh ku caaafiyo alle talasaro abyo alle Bari qalbiga allh kuu qawojiyo sawar badal qeyr qawa allh ku siiyo abyo

  • @maariyaMuhmed-qo6jq
    @maariyaMuhmed-qo6jq 6 месяцев назад +3

    qalbigu ma ku jabay weli oo adigoo gudaha ka ooyaya ma iska dhigtaa qof faraxsan oo qosolkaagu ma badanyahay qosol aanjirin ma qososhaa markasta😢 allaah xanuunbadanaa

  • @cabdirashiidcabdilaahi166
    @cabdirashiidcabdilaahi166 6 месяцев назад +9

    😢😢😢qofkastoo farxad badan nolol adagbuu ku koray😢😢ogsonow taas

  • @barwaqohupthirahman2568
    @barwaqohupthirahman2568 6 месяцев назад +7

    wad so dhiptootaY walhei ilahay faraxad haa kugu badalo inta nolosha ku hadhay cafimad tam ah naa ilahay ban ku waydiiyaay 😭❤️

  • @gudoon986
    @gudoon986 6 месяцев назад +1

    Ax ax ax alle qalbiga haku qaboojiyeye cafimad sareecana ha kusoiyo alle ku xidhnow wllo illahey isku xidh😭😭😭😭😭

  • @user-dp1cf5re6b
    @user-dp1cf5re6b 6 месяцев назад +1

    Allah waxaan kaga baryayaa caafimaad,tamam iyo cibaado suuban.amiin yaa Arxamu Raaximiin.hana ka quusan ALLAH "SWT"LANA SAAXIIP KITAABKA IYO SUNAD N.M.N.N.N.K.HA AHAATO(S C.W.)❤❤❤❤❤❤.

  • @leilashacni4684
    @leilashacni4684 6 месяцев назад +6

    Raxmaanku dhibta dheef haakugu bedelo wlhi waa xanuun😢😢😢😢

  • @saaniyaqueen1148
    @saaniyaqueen1148 4 месяца назад +4

    ilahow qofkasto nolosha silic kuso maray badhadha io farxad barwaqo sooran ugu badal anaga io inta qalpiga gubanayo

  • @user-ts6ie6bw4c
    @user-ts6ie6bw4c 3 месяца назад +1

    ilahow maanta waa bil ramadaan wana tobbonkii udanbeeyay ee farxad sii yarabi ilahow qalbiga uxasili ilahow nolosheda danbe u hagaji yaa rabi

  • @nimcocawil1323
    @nimcocawil1323 6 месяцев назад +1

    😢😢😢😢ilaahey wllo wixi dhib iyo xumaan laguu geysteyba qalbiga hakaaga reebo
    Insha-allh aduunku waa wareegto ee bedel kheyr qaba alle hakugu bedelo❤😢

  • @fardowsakhaalid3687
    @fardowsakhaalid3687 6 месяцев назад +4

    Walashay mcn 👑 ♥️

  • @user-ec8ji6lz6x
    @user-ec8ji6lz6x 6 месяцев назад +6

    Xaasidka alle haynga hayo waxa ugu daran marku Famligaagu Xaasid noqdo😢😢

  • @ayaansahalyuusuf9482
    @ayaansahalyuusuf9482 6 месяцев назад +2

    Fanka bagaa laga sixray inta kle alle haku saqiiro

  • @user-ix3hx7mt3v
    @user-ix3hx7mt3v 4 месяца назад +1

    Alle caafimad taama haku siiyo cadawgana alle hakaa qabto qalbigana alle hakuu qaboojiyo wll😢😢

  • @NasraNuux-nf6qq
    @NasraNuux-nf6qq 6 месяцев назад +9

    Xiisey taada taydaaa ka xun wllhi ilaahy hooyooyinkeen how nxaristo ama hakuuu xumaadan ama hakuu fiicnadane waxad I dheer thy wllo dhibtana wan kula Mary qali. Lkn hadda alx wan ka bogsaday ilaahay ku daaaa wllo wadka bodsanysaaaa adkyso hno ilhyna Haku caafiyo ❤❤❤

  • @fariido-mj4be
    @fariido-mj4be 6 месяцев назад +11

    Qof walba qalbiga hawga duceeyo markii aad salaad tukataan waa casar wana jimce ducadana waa la aqabla ee inanta yar qof walba si niyad ah ugu duceeyo in iilahay dhibka ka dul qaado oo farxad ugu badalo adigun hadad commentgaya aragto iilahay raali gali oo isaga saaxib la noqon tasbiixda iyo quraankana Mar walba akhri wad caafimaday insha allah sister wlhi indhahaygii ilma buuxisay qof aan walal iyo waalid midna haysan very sad 😔 😢💔

  • @nasrasidiiq
    @nasrasidiiq 4 месяца назад +3

    Ilahow waa bil ramadan o an adiga ku af xidhannhayy Nolosha u hagajiy innatas 😢

  • @asmasaleban9715
    @asmasaleban9715 6 месяцев назад +1

    😭😭😭😭😭😭 l feel vary sad wllhi alle noloshaada hakuu hagaajiyo xasidkana alle hakaa haayo wax walboo ay ku geysteen alle haka abaal mariyo wll 😢

  • @AhmedAli-np4my
    @AhmedAli-np4my 6 месяцев назад +9

    Iam soo sorry wll wllhi waad iga oohisay waan ka xumahay waxa kugu dhacay wllo guuleyso ilaahay wuxuu yidhi ina macal cusri yusraa culays walba fudayd ayaa ka danbeeya waan kuu ducaynaya alle garabkaaga ha galo has dhiibin waligaa ilaahay cadawgaaga cagta hoostiisa ha mariyo walaahi qalbigaad I hurisay khayr baan kuu rajaynayaa salaadana tuko ilaahay isku xidh Mar walba waad guulaysan doontaa inshallah

  • @munaquen9002
    @munaquen9002 6 месяцев назад +3

    Hooyo la.aan wan kula arkaye intaas aad aragteyna waa arkaye Alle qalbiga haku qabjiyo 😭😭💔

  • @nadiiraducaale9765
    @nadiiraducaale9765 6 месяцев назад +1

    Wlhi waa xanuun qofkii hooyo iyo aabo la.aan koray unba dareemi mara nolosha illahay ha ku gargaro wll xiis shadhcase qof qalbi wanagsan wye😢😢

  • @naciimacaalin
    @naciimacaalin 6 месяцев назад +2

    Ilma buse caruurtoodah azxaap ayaan ahayn yaxye mawliid juweeriyah wllhy hooyadoodna gabadh nasaba oowacan bay ahayd aabohoodna ilaahay hawnaxariistoh😢 lkn inantaan waarun way u eegthy ilmabuse hooyadood aadbay usoo shabahdaa hooyadeedlapaad

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d 6 месяцев назад +3

    Oh my Sister i,m so sorry you will be alright inshallah may Allah heal you from this pain amen

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 6 месяцев назад +3

    Walaalo Illaahay hakaa dulqaado Culayska ku haysta Farxad buuxdana Illaahay haku siiyo walaal سورة البقرة akhriso in badan Insha allaah waad caafimaadi

  • @user-ut1ki1cy3v
    @user-ut1ki1cy3v 4 месяца назад +1

    Ax wlhy waan ilmeeyey alle nolosha haku furo furo wllo 😢😢😢🤲🤲🤲

  • @user-eb2ks2he8n
    @user-eb2ks2he8n 4 месяца назад +1

    Ax wlhei waa qiso xannun badn xiisy qli guulyso 😢

  • @Mohamed-Ozil
    @Mohamed-Ozil 6 месяцев назад +14

    Inta inta *tikko* ku so aragtay like gabadha iyo wiilka warayaanaya aan tageerno Insha Allah 🙏

  • @khadramohamud3026
    @khadramohamud3026 6 месяцев назад +8

    Aad ayaan uga xumahay wlshy qali wlhy wl talo iga qaado wlhy waad ku liibanaysaa kaca habeenkii xataa hadii aadan tukanayn gacamaha taago alle ku ooya niydaado iyo qalbigaga alle usii jeedi waxaad rabto waydiiyo ooya ilaa aad alle dhahdo kama tagayo halkan ilaa aad isiiyo waxaan rabo alle waa naxariis badane wlhy waad isa badali doontaa taas ani iga qora oohintaad farxad ayaa ku xigi doontaa markastan akhari saliga nabiga swc wlhy wlhy niyaad ayaa ku dagi doonta 😢😢😢

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 6 месяцев назад +1

    I feel wlhy xanunka ay dareemeyso wan dareema ilahay inta dhibateysan ilahay ha ka saro🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @HabbiJama-xy8xn
    @HabbiJama-xy8xn 6 месяцев назад +2

    Ilahay haku gargaro wllo Salada ku dadal ilahyna ku xidhnoow