Qiso Ohin Ah Gabadh Kale Ayu Gursaday Iyadina Xanun Ayaa Ku Dhacay Jacayl

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 ноя 2024

Комментарии • 975

  • @apdinazircolompia9938
    @apdinazircolompia9938 5 лет назад +338

    intii Qisooyinka jaceylka xiisaysa Like Ha ii saaraan

    • @fatimawarsame3433
      @fatimawarsame3433 4 года назад

      Ika smir walalo alaha wuxu kusin wilka facan waxaa garad ah calafiskuma lahayin uku khiiyameey alaha ka xiijabey sharkisa haso dhawen waa jirjirole hadba Mel ujerda midka khayra badan alaha ku siiyo aamin

    • @ifrahomar7854
      @ifrahomar7854 4 года назад

      War walal jacayal na garan mayne wa inaynu karbashna

  • @abdirahmanmustafe3418
    @abdirahmanmustafe3418 4 года назад +62

    inantan wlhi waa inan best full ah anigaba hadaleda ka helay illahay baa nasiib kaga kuu keenaye iska samir hablahana jacaylka ciyaarta halaga daayo like ugu dhacsiya

  • @bakarfarahofficial8775
    @bakarfarahofficial8775 4 года назад +67

    Gabadha walashey waye igu duceeya illah dartiisaa in ay nin fcn hesho

  • @SG-SPOT
    @SG-SPOT 5 лет назад +75

    Dhalinyarada soomalida jacaylkan ay sheegayan inay iska dhaafan bn kulatalin laha oo danahooda aduun iyo aakhiro ku mashquulann......
    #Mahadsanidin #ByESGkhartoum..

    • @roodaxuseen7937
      @roodaxuseen7937 4 года назад +4

      Walahi waa runtaa gacanta aad komentisk kusoo qortay Kuma godo😂✋😇

    • @kadramohamed5426
      @kadramohamed5426 4 года назад +1

      Good

    • @mariamhaile564
      @mariamhaile564 4 года назад +4

      Waa aduunya rogmanasa gabadh meel soo fariisan nin baan jeclaaday sowtii gabdhuhu xishoon jidheen ilaahay ceeb ha asturo quraamka uun baan ku mash quuli isaga baa aduun iyo aakhiro i anfacaya

    • @roodaxuseen7937
      @roodaxuseen7937 4 года назад +3

      @@mariamhaile564 👍👍aqliga alah hakuu barakeeyo abaayo

    • @SG-SPOT
      @SG-SPOT 4 года назад +1

      Aadba umahadsantihiin dhamantin
      #Respect
      #Real_idea🙌

  • @apdinasirofficial2242
    @apdinasirofficial2242 5 лет назад +223

    WAR INTA KA NAXSAN QISADAN LIKE KU DHACSAN

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 4 года назад +21

    Aad ayaan uga xumahay waxa ku dhacay fadumo lkn wey ka kabatay Alxamdulilaah
    Mustafna wuu heley mirihii uu gurtay
    Aniga oo ah hooyo gabdho dhashay jacalkana wax ka garanaaya waxaan illahay ka baryayaa inuu illahay gabdhaha guur hagaagsan noo siiyo iyo wiilal waridkood u duceryay AAmiin yaa rabi

    • @amiinxasandheere9411
      @amiinxasandheere9411 4 года назад +1

      Zxp Waxaan kula talinayaa in aanad ka aqbalin jacaylka zxp ale na haka zaro qalbiga

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 5 лет назад +74

    Iminka sow.ma noolid oo sow ma neefsaniysed just now
    Alhamdulillah dheh

  • @mohamudabdirashiid4097
    @mohamudabdirashiid4097 5 лет назад +81

    Nin raga matihid intaad gabadh kula dhalatay niyad jabinaysid😭😭😭😭

  • @mohamedbarre9061
    @mohamedbarre9061 5 лет назад +51

    😭😭✋Ax wll faadumo Alle qalbiga haku dhayo
    Ina ragow dumarka waa noloshena ee dhawra plz 🙏😘❤😭😭😭

    • @ayaancali4482
      @ayaancali4482 4 года назад

      Sorry wll rabi badal qayr qaba 😭😭😭😭

  • @seinababdi1835
    @seinababdi1835 5 лет назад +39

    Walaalshey qaali iska cafi illaahay haa ku caafiyee😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sirajiomarabdulahi3754
    @sirajiomarabdulahi3754 5 лет назад +101

    intii dawanasa 7:26 sanadka 2019 bishii 12 /8 like iisaara dar ilahay

  • @iqbalabdi
    @iqbalabdi 5 лет назад +33

    Jacaylka marka horaba waaa xanuun waa layska ilaashaa cidna yay ku jeclaan cidna ha jeclaan

  • @hafsayousuf3025
    @hafsayousuf3025 4 года назад +20

    2020 hadaad daawanayso wll dadka qaLpiyadooda ilaali😭😭😢

  • @kaafiyaaragsanxaaji2179
    @kaafiyaaragsanxaaji2179 5 лет назад +105

    Qalbi wax jecel qalbi kale oo jaceyl soo maray uun baa dareemi kara sorry wllshay Rabbi badal khayr qabaan kuu waydiiyay

  • @idontcare6856
    @idontcare6856 5 лет назад +62

    Waligay Qofna ma jeclaan Qof dhan ma dabacararikare ilaahaybaa ilahe 😂Jacayl Gaastari wataa iyo indho barar Taag umahayo😂😂Anoo Faraxsan baa Meelkasta Maraaa 😂😂

    • @qaalidumar6482
      @qaalidumar6482 5 лет назад +2

      Kkkkkk isku midaa nahay ee ma is daba cararnaa

    • @idontcare6856
      @idontcare6856 5 лет назад +5

      @@qaalidumar6482 Maya Maya Jacayl indho barar iyo Gaastari lagaqaadayo taaag uma haynee lkn sxbtinimo. Waanu isla boodboodikarna 😂😂😂😂

    • @qaalidumar6482
      @qaalidumar6482 5 лет назад +1

      @@idontcare6856 hye aboowe

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan 5 лет назад +1

      Anna kula mid ayan ahay waligey jacayl iguma dhicin

    • @dhaladkasomaliland7185
      @dhaladkasomaliland7185 5 лет назад

      😂😂😂😂

  • @haldhaaaupdirahim3596
    @haldhaaaupdirahim3596 5 лет назад +108

    SorrY wll Faadumo jcylka qofka soomara aYuunbaa FahmaYaH 😭😢😭😢

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 5 лет назад +25

    Wllhi wa qiso xanuun badan dadka qaar barashadu kuma haboona wllhi 😥😥😥

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 года назад +27

    I’m happy for you because now you recover from pain and broken heart 💔

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 4 года назад +6

    Walaahi waan ooyay aad baan ugu xumahay fadumo waxaa tahay Qof fiican qalbi fiican ilaah wax Qeyr qaba ku diiyo Aamiin Amiin💜💙💜💙💙💙💙💙💙

  • @CelgardeMedia
    @CelgardeMedia 7 месяцев назад

    Ragow hablaha ha loo naxariisto oo la dhawro qalbigooda wayo Qalbigu waa muraayad oo hadii ujabo ma kabmo markale .
    Run usheega hablaha oo been ha ku hasawinina ragow.
    ❤Keli ka guur oo lamaane uguur❤
    ❤Jacayl ka guur oo kalgacal uguur❤
    Goblan ka guur oo ubad uguur❤
    Wan ku jecelay ka guur oo run uguur❤

  • @geeljiremedia168
    @geeljiremedia168 4 года назад +6

    inta hooyo u nooshahay like iigu qabtaa

  • @jacfaryare7388
    @jacfaryare7388 4 года назад +1

    Maasha Allah. Waa Gabadh Ilaahay caqli iyo dagganaan kumannaystay.

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 5 лет назад +14

    Aad ayan uga xumahay Qisadad
    Wll fadumo 😭😭😭😭😭😭
    Wxn ku rajaynayaa Nolol farxad leh wll Allah haku siiyo Nolol Qurux badn

  • @cismantirike9102
    @cismantirike9102 4 года назад +1

    Waa qiso samir leh

  • @keynancabdi3193
    @keynancabdi3193 4 года назад +18

    😭😭qofaad farxadiisa noqon karto ha noqon ilintiisa😭😭

  • @yusuftaataale9851
    @yusuftaataale9851 4 года назад

    Mashaa allaah waxa ay noogu sheekeysay siwanaagsan waana nala dar daarantay walaasheen dar daaranka ha laqaato .
    Noloshu waa ay soconeysaa abaayo hororay u soco waadna guuleysaneysaa qof daacad ah ayaa tahay iminka.

  • @shushuhaji126
    @shushuhaji126 5 лет назад +29

    Gabar waxla xumeeyo ma ahan waa in la dhowraa qalbigeeda intaad xumayn lahayd runta usheega marka hore

    • @nimcojeke3524
      @nimcojeke3524 3 года назад

      Hn waa runta any you dhacday ina hesta bales wad ka bixi samr waa runta kama goo jacylku waa xasus😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @rahmahamut3457
    @rahmahamut3457 2 года назад

    Nin somali ilhy habaar haku rido nasiibkga alle haku hagajiyo qalbiga alle haku adkeeyooo nabsigaaa hoostiisa ayuu imanyaa inshaa allh

  • @xasancllaahicraxmaan8568
    @xasancllaahicraxmaan8568 5 лет назад +14

    Waa qiso aad iyo aad uxanuun badan wll fadumo iyo mustafe alle hadin sharfo❤❤❤❤❤

  • @munagamuute4013
    @munagamuute4013 3 года назад +1

    Inta dawanaysa marki labad qisadan like saar plz

  • @maryansharaf9319
    @maryansharaf9319 4 года назад +3

    Rer hargesa filim hindi Cml jecal Lee kashekeyan qiso jacel leee wadan❤❤❤❤❤❤❤ Ax yaaa jacel ❤❤❤❤❤

  • @ayaanmohamed1161
    @ayaanmohamed1161 2 года назад

    Wllhi waa qiso xanuun badan ,Faadumo waxan kuu rajaynayaa nolol qurux badan

  • @pharthuzdiamond8870
    @pharthuzdiamond8870 5 лет назад +25

    sheeko xanuun badan weeye wlhi😭😢
    Qof walboo qof jecel xumeeya wlhi nabsigu ma seegayo

    • @boqoradatogdheer8604
      @boqoradatogdheer8604 4 года назад

      xaqiiq wlhi uu ku dhacaya nabsi gu uun😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @xuuxxaax5384
      @xuuxxaax5384 4 года назад

      ben maja

  • @awdalsport2869
    @awdalsport2869 3 года назад

    Waan ku salamayaa dayax films waxan rabaa inaan ka qeyb galo barnaamijka qiso iyo qiiro

  • @asmaabdi6895
    @asmaabdi6895 5 лет назад +42

    Waar ragoow dumarka ilaaliya way idindhalen wayna idinla dhazhen wayna idiin dhixidoonaan

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 4 года назад

    Masha allaah sifiican ayaad yeeshay gabdhahana waxaan leeyahay naftiina ka adkaada

  • @shamsammabdi122
    @shamsammabdi122 4 года назад +5

    Wow what an amazing lady!of cz he never deserved her!talow ragga somalida dumarka somaliyeed mabagayaan bad isledahayba kuligood bal maxa kaqurxoon o kacaqli badan o kadagan gabadha wa xurul ceyn ya ala nasiib xuma o nasiib xumaa !

  • @xasanaxmed2221
    @xasanaxmed2221 4 года назад

    Runti Fadumo walaal jir oo joog insha Allaaahu waxaan kuu rajeeynayaa guul iyo barwaaqo inin diin leh iimaan qabah oo Ilaahay yaqaana oo kuu hiiliya had iyo jeer Faadumo.balday inta uu kugu beeray ayuu hadan sidaas yeelay.

    • @xasanaxmed2221
      @xasanaxmed2221 4 года назад

      Walaal jacaylku malaha lataliyihiisu waa shaydaan waayo waa hagardaamo miidhan. Mise waa wax jaan oo aan la garanayn jahawareerka aan xalka lahayn.

  • @raaqiyaaxmed436
    @raaqiyaaxmed436 5 лет назад +13

    😭😭Ax walhi qiso xanuun badan
    Wlshy Allah ku sharfo

  • @umuanisa7327
    @umuanisa7327 4 года назад +1

    Inta qadarisa hablaha iyo jaceylkaba liketa

  • @abshiroxasan1896
    @abshiroxasan1896 5 лет назад +15

    Dadka qaar barashadooda ma wanaagsana iska Samir saadkaa waad heli Insha Allah

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 4 года назад

    Jacaylka markaad ka midha dhaliso macaanaa marka kalena sun iyo waabay ka xumaa ilaahay qalbigayga ha raacin mid baan jilayaa imika eena soo duceeya inaan ku guulaysto amiin

  • @khalidshamal7508
    @khalidshamal7508 4 года назад +15

    Waligaa iska ilaali jacaylka soomaalida waa block

  • @muxiyadiin.alcadaala399
    @muxiyadiin.alcadaala399 5 лет назад +6

    Inshlaah mid khayr.qaba. alle haku siiyo wlshy somaliyed niyadana khayr u sheeg

  • @muste123
    @muste123 5 лет назад +26

    Sorry gaabadh kasta miday doonto ha ahaate uma qalanto xumaan iyo dhawaac lkn wax kasta hala ogaado in ay qadar rabi iyo qoraal jiro.😭

  • @fadumoaxmed2455
    @fadumoaxmed2455 4 года назад

    Ax ax ax canuun bada jacelku wll alle haka masaxo qof kakhar baan hakugu badlo

  • @Sahruuja1
    @Sahruuja1 5 лет назад +5

    Faadumo Waa qof aad u qalbi wannaagsan ilaahay nin wannaagsan
    Ha la kulan siiyo iyadana
    Ilaahay caafimaadka ha u barakeeyo waayo waan
    Qiirooday waanan ooyey

  • @yurub5288
    @yurub5288 5 лет назад

    Waa cada duda raga somaliyeed mana yaqanan jacayl koda yar iyo kooda weyn way ka donan yihiin benta iyo luguuyada gabadh waa gabadh qorxu.badan ee ilahayow waxa fican sii. Waa gabadh degen mashallah

    • @Ayuub535
      @Ayuub535 5 лет назад

      Huno Raga dhan isku mid maaha

  • @galayrhalac6374
    @galayrhalac6374 5 лет назад +14

    Tol beelee inantaasi ha loo hiiloyo walaahi aniga oo london jooga ayaan meherinayaye hala soo gudbiyo ifka nabsaa adeegee wuu kuu aari doonaa

  • @abdiwahidlastking6123
    @abdiwahidlastking6123 5 лет назад +10

    Strong girl 🔝🆙

  • @Maankaal1
    @Maankaal1 5 лет назад +3

    Qof Wanaagsan ayaad tahay faadumo
    alle haku dhawro wll Qli
    Wlhi Ka Xumahay aad iyo Aad Rabi haku dhawro........

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 4 года назад +1

    Waa qiso cajiib ah waa nin lacag doortey isaguna maxaa ka raacay jeceylkiisii buuku waayey waxa layiri nabsi ninkiisa buu nahliyaa fadumo wllo midka fiican alaha kusiiyo ilaahow aamiin yaarabi

  • @iamsomalilander5485
    @iamsomalilander5485 5 лет назад +7

    Kuma Jirtid xiskaygii Baryo kuu xalnaaye xiisahaaga Tebi jiray 💪😭😭😭

  • @theholyquran3995
    @theholyquran3995 4 года назад +2

    Wlhi kama xiiso dhaco qisadan wan iska dhagaysta mararka qaar💔

  • @elhaamiomer5425
    @elhaamiomer5425 4 года назад +3

    2017 waa sanad waxan so dhisayay
    U baba,ay 2018 Bilawgisi 😭😭😭😭
    Alhamdulillah waxan rabi ku qorin ma helaysid

    • @suldaankhadarsaed7569
      @suldaankhadarsaed7569 4 года назад +1

      Ax ma anigaaad isheegaysaa inabti mise isku qisaynu nahy

    • @elhaamiomer5425
      @elhaamiomer5425 4 года назад

      @@suldaankhadarsaed7569
      Same ayaynu nahay waxan ahaa bukan socod an cidi ogeyn 😭😭😭😭😭😭

  • @idilmaxamuud2189
    @idilmaxamuud2189 4 года назад

    Walahi waa qiso ad umurogo badan bal waxa u gabadhas ku samyey dey wax fican musan sameyn balse waxa anka yabey waxa hadan dumar nahay oo waliba waxkasta unugul nahay waxa ey raga sidas usameyaan balse gabadhan alle ba ad adeg siyey markii danbe abayo allaha kusiyo qof si wanagsan ku jeclado

  • @daawuudcraxmaan3762
    @daawuudcraxmaan3762 4 года назад +8

    Zomali
    Qalbigaaa
    Laga
    Wada
    Jabiyey
    Ilaahow
    Noo
    Danbi
    Dhaaf
    Nooga
    Dhig
    Beentaaan
    Nu
    Zheegnay

  • @hafsah3404
    @hafsah3404 4 года назад

    Wlahi WA qisdaydi okale is a lahayn qof kalay ku dhacday marku guursaday qofki nolshayd an galiyaya

  • @sagalhassanarab9995
    @sagalhassanarab9995 4 года назад +4

    🤲🤲Alxmd Dheh Fadumo hadu Gabarnimdada ku seygin mustaqbal xumo kugu ridin
    Adna Farad qayr qaba mel ka Filanenin Allaha ka Siyo
    Isagana allaha ka jaifeyo

  • @avocadosavage1903
    @avocadosavage1903 5 лет назад +1

    Walaalhi waa nasiibdaro jaceyl lamahelo laakiin lacag waa lahelaa iyo dhoof laakiin qofkujecel waa lamahelo waa dhif marka cashir bey unoqdoontaa

  • @mohhanad2279
    @mohhanad2279 5 лет назад +25

    Qofkii dhib jacayl sheeganaya u tag (dayaxa filims)😩😩

    • @sacdiyaali430
      @sacdiyaali430 5 лет назад

      ax ax ax

    • @cdd7872
      @cdd7872 5 лет назад

      Runtaa😀

    • @aminaali7242
      @aminaali7242 3 года назад

      Waxan ku faraxsanahay siday uga soo kabatay jacayl kii khiyaanay.
      Gabar fariid ah waaye🌺

  • @amala2347
    @amala2347 4 года назад +2

    Wlhi inanta qisadeda aad ayay iidamqday 😭😭
    Aniga is xasuusty wlhi inaan Aniga Hadley moody so sad 😭😭 4/7/2018 is barany wiilkaa 14/6/2019 waan waayay Alx waxn ku dedaaly inaan u jabin tanina ay Aduunyo tahy Qofka daacada Ahna Aanu waligiis khasaarin.
    Hadda Noloshaydii iyo farxdydiiba qasab ayaan ku soo ceshady Allena waan u dhiibtay taladyda........... Adayg kasta oo Nolosha kaa soo mara fudyd ayaa ka danbeeya 😍 iyo farxd.

  • @aminahassn1845
    @aminahassn1845 5 лет назад +16

    Horta waa jacayl la khiyamiyey lkn jacaylak dhanta ah ma babo man dugobo man dhamado hadii jacayl idin hayo digriga badiya iyo tasbixsda 😭😭😭

  • @mustafeabdisalam1248
    @mustafeabdisalam1248 4 года назад +1

    Ninka kaasi wuxuu ceebeyay Mustafa yasha Lkn waa Qadarka wllo Qalbigag illahay haku dhayo Lkn Magaca mustafe waxan Umaleenaya inuu naxariis yahay

  • @albushrainstitute6608
    @albushrainstitute6608 4 года назад +14

    Ar mustafoow hadaad ilaahay taqaano inantu qalbiga ayay na dhaqaajisay walina kuma ilaawin usoo noqo hadaad aragto comentigayga oo inanta naga aamusi

  • @hazaanmuse4330
    @hazaanmuse4330 4 года назад

    Jacel sanad hadu gaaro hor usocod maleh sida ani aaminsanahay xaqiiq

  • @muniiramohamoud8302
    @muniiramohamoud8302 5 лет назад +17

    Mustafe mustafe Amed mayahay aan soo celiyee

  • @cabdulqadirmacalinibraahim2210
    @cabdulqadirmacalinibraahim2210 2 года назад

    Abaayo runtii waa xanuun ilaahay mid kalo hakuu badalo oo ka fiican asi

  • @makoahmed7175
    @makoahmed7175 4 года назад +7

    Allaha mid khayr qaba hakula kulmiyo Allahuma aaamiiin ☝👏اللهم امین

  • @museabdi7101
    @museabdi7101 3 года назад

    Wa kaxumahay dhibta kugu dhacay Allah hakuu dajiyo qalbiga

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 5 лет назад +7

    Subhan Allah...... that man was very evil and Greedy Wallahi 💔 horaaloyidhi
    Wax Cirkalootuuray Soodhac Bidnillahi

  • @taqwallah8716
    @taqwallah8716 4 года назад

    Niyaada khayr uu sheeg zxp

  • @nimcosagal254
    @nimcosagal254 4 года назад +3

    In jacayl idinku dhaco ceeb maHa wlle lkn waxa ceebaH adoo gabdha inaad halka so fadhisato od Tidhaahdo Nin bn jecladayo wuu iga tegay gabdhad tihiine wayihiina labata ku hayzta iLmaderaYaaL Bilaa calaykum hayna cebaynina E is adkeeyaH😏🙄

  • @ahmedmohamud8099
    @ahmedmohamud8099 4 года назад

    Mahmah ba waxay dhahda boran haqodin hadad qodna dherayn ku dhicdontna moye thanks wllshay

  • @cdd7872
    @cdd7872 5 лет назад +6

    😍Qofκii qiso JαcαγΙ φαвα υ тαg dαγαχ films😘

  • @ismahaanabdi1409
    @ismahaanabdi1409 4 года назад

    Waa xanuun walaahi jaceelkaas oooh allaaah xumaaa jaceelkaas

  • @malyunziyad7978
    @malyunziyad7978 5 лет назад +3

    Ax xanuun badana hada raga jooga intooda badan ayaba sidan ubadan marka alle haku siiyo nabsi maalha

  • @hanaanshekh6077
    @hanaanshekh6077 4 года назад

    Wll qali anigun qiso xanuun badan ayaan hayaa helin Indinka is soo xidhiidhi karaah

  • @seinababdi1835
    @seinababdi1835 5 лет назад +8

    Subhanallaah Subhanallaah Subhanallaah Subhanallaah Subhanallaah Subhanallaah

  • @iskotigtogovishiyaal3938
    @iskotigtogovishiyaal3938 4 года назад +2

    MAXAD KAA RADII NY SAAN MAR KAAD LEDIIN LIKE ISAA RAA WAXAA LAA GAA SHEKE NAYA QISO JACEL OO XANUUN BADAAN 😫😢😢😭😭

  • @amun5155
    @amun5155 5 лет назад +23

    NINKA HADAAD JECLAANEYSO GABAREEY EESHAA JECLOW
    HADHOW HADUU TAGO SI AAD U NIYADJABIN
    NACALAA SHEYDAAN KU YAALEE GABADH UNBAA CALAACALEYSA

    • @drfatimamohamed4666
      @drfatimamohamed4666 5 лет назад

      Waa sax wlhay talo fiican baad siisay gabdhuhu waa is wada dhiiban

  • @hodandahir4466
    @hodandahir4466 5 лет назад

    Walalashii faadumo allaah haka faraxiyo allaah haku siiyo waxa kakhiirabadnaa allaah haku xifatiyo taladaad allaah u dhiibo waxakasta allaah bari wediso isaga ayaa kusiina faadumo allaah ha ku barakeeyo

  • @zakariyeabdihakin8101
    @zakariyeabdihakin8101 5 лет назад +5

    Waqiso xanun badan qof waxjecel marnaba qofka kale adun kuma doran karo wllo alle mid kakhayr badan ban ku waydiyay

  • @MuhammadAhmed-ny8vq
    @MuhammadAhmed-ny8vq 4 года назад

    Abaayo aad ayaa uugu xumahay inta dhibka sidaa uweyn ee kuugu dhacay hau bixin allaah haku xafido horay u soco aniga waxaan kuugu talinaa in adan jaceel dambo ku dag dagin inta uu allaah kaaga sahlayo qof guur diyaar u eh

  • @nuuracabdi6161
    @nuuracabdi6161 5 лет назад +9

    Walhi raggu ma naxaan markuu jacaylku lagu ciyaaro ish ninba waan ka xanqaa walhi 2 sanba xidhiidh maan samayn 😭😭😭😭😭😭

    • @hiboadan1169
      @hiboadan1169 4 года назад

      Wlhi anba sido kle ninba ka xanaqa

  • @cawoosman1396
    @cawoosman1396 4 года назад

    Wll qiiso tan oo kale ah ayaan ku haya aniiga igu dhacday

  • @garadxamari8911
    @garadxamari8911 5 лет назад +7

    Ax wn ka xumahay wllo🥺😭 mustaqbal ifaya kuu rajay naya

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 4 года назад +1

    Jaceel waa balaayo wa baaxad sooro wa anigaa bisteeyaa❤️cilmi bodhari ka barte heestan jeceel wa balayo

  • @drabdirahmanhalac7923
    @drabdirahmanhalac7923 5 лет назад +12

    Ax AX AX si xun buu sameeyey ninkasi
    That's why I already closed the issue about LOVE🤐🤐🤐1👍👍👍

  • @wafdi_alqa6986
    @wafdi_alqa6986 4 года назад

    Axxx fadumoy abayo Qoralkayga Waad Aries’s mar uun wanku duceneynaa insha allah inu alle kuu qalbi dhayo manta asa dhiban oo Nabsi gallay Anago dhan baa ku ducenay Quruxey dacadnimada wexe Tahayna wanka baranay 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @luulabdikariim9733
    @luulabdikariim9733 5 лет назад +10

    😭😭😭😭😭😭♥️♥️♥️♥️♥️ jcyl qofki somaray ayaa fhmaya waleee ragu hanaga dayaan khiyamada ànigaba qisaaa I haysta wlhi Mana ilawi karo

  • @salma8585
    @salma8585 4 года назад +1

    Heesta hore e inanka qaadaya ma igu caawin kartaan magaceda wan ka helay 🙋🏼‍♀️

  • @Qanciye-pio4
    @Qanciye-pio4 5 лет назад +3

    Ax kaxumay wlhi so,aniga 3 haplood ila dhalatay😭😭😭
    ragoow hablaha hala ilashado❤❤

  • @muftaaxmedia5890
    @muftaaxmedia5890 4 года назад

    Xaqiiqdii waa jaceyl aad u xanuun badan allow amuuraha sahal

  • @mohamedwadne2076
    @mohamedwadne2076 5 лет назад +6

    Iska Cafi Wll manta isaga Aya dhibane Bashar weeye🙏

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 5 лет назад +2

    Ax ax wllo waan kaxumahy alle ha ku siyo sabirki insha allaah 😭😭🤲🤲🙏❤️🙏shukran wll qali

  • @saraaragzan5122
    @saraaragzan5122 5 лет назад +8

    Qisada inantani qisadayda ayay u eegtay😭😭😭😭😭

    • @qarnicusub5339
      @qarnicusub5339 4 года назад +1

      Qisadaadu maxay ahayd kkk

    • @saraaragzan5122
      @saraaragzan5122 4 года назад

      @@qarnicusub5339 ta inantan o kale

    • @qarnicusub5339
      @qarnicusub5339 4 года назад

      @@saraaragzan5122 walaal iiga sheekee bal ad ban u jeclahay hekoyinkaase

    • @suhayladheman5842
      @suhayladheman5842 4 года назад

      @@qarnicusub5339 kula miid ahay wlhi wllo

  • @amanshaallahrabihaiskukiin6709
    @amanshaallahrabihaiskukiin6709 4 года назад +1

    Farxyaduu waa nocaa qarkod alle qalbiga ha kaga reebo huno

  • @princesssawsan2048
    @princesssawsan2048 5 лет назад +27

    Raguu wa cadow laynoso diray hadana aynan kamarmii Karin se waligin dacad hawnoqonina xata haduu ninkagii yaay dumarow jil jileca naga daya

    • @museadaw8134
      @museadaw8134 4 года назад

      Waan kahuma wall macan lkn waa cadada raga somaliyeed inta ugu badan wall macan waxad tahay qof dulan lkn waad gaare waxad rabto insha allah wall macan balse hayeelin sidu falay karonow

    • @hiboadan1169
      @hiboadan1169 4 года назад

      Haah wlhi dumar jiljileec yaan looga baran ragu wa cadowgena

  • @fatimacadey4563
    @fatimacadey4563 4 года назад

    Alla calool jilcanaa inanta miskiin wan ka xumhy waxa kugu dhacay Faadumo nabsi baa cagahaga keeni dooni in sha Allah