Siyaasiin Kasoo Jeeda Beesha Ciise Muuse oo Lagu Soo Dhaweeyey Xisbiga WADDANI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • Tooshka Siyaasaddu ugu kaaley Qabyaaladii oo qaawan oo aan geed loogu soo gaben
    Balse aan Qalelneyn oo qaabeyn laguugu sameeyey Qararac aan loo Meel Deyin
    Hadafkeenu waa siyaasad Dhaba oo kaftan lagu sameeyey Barnaamijyo Maada iyo kuwo Maalaayacniya warar Dhaba iyo kuwa aan Sal iyo Raadtoona lahayn hadaba ha ilaawin inaad subscribe gareyso komankaaga iyo liketaadu waa noo muhiim

Комментарии • 11

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 3 месяца назад

    Kuuwan dhamaantod tuugtii hore ee kul miye

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob 3 месяца назад

    Masha Allah guul wadani guul iyo gobanimo Somaliland

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 3 месяца назад

    Waa bilaadhig raagii buurta gacan libax lagu laayey ayaa aha ciise muuse hadana way ku biiren cadowgii gudaha

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 3 месяца назад

    Guul somaliland ❤

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 3 месяца назад

    Qabyaalada wadani ayaa bilabay kuna layey dadkii markas Waa markhati ma doon ah

  • @abdiwaliali3757
    @abdiwaliali3757 3 месяца назад

    Tamam

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 3 месяца назад

    Wcs

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214 3 месяца назад

    cabdale sandheere

  • @Madadaal
    @Madadaal 3 месяца назад +1

    Reer Somaliland maanta midnimo ayay u baahan yihiin, taas ayay ku heli karaan dal nabada oo huruumar gaadha. Muuse Biixi 7 sano ayuu joogay dalkii badh baa maqan intii soo hadhayna wuu qaybiyay. Beesha Ciise Muuse waxay muujiyeen inay diyaar u yihiin midnimada iyo badbaadada Somaliland.

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 3 месяца назад

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk wadani way u dhamatay kol haday ramaxna kentay

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 3 месяца назад

    Hadaanu nahay rer barbar doorkan deegaan ahaan banu ku codaynaynaa, oo habaryoonis ilaa intuu qiyaamahu dhacaayo isku deegaan banu ahaanaynaa. Wana nimankii cigaal nala doortay tii somaliland iyo tii 60kiiba. Walalhy sacad muse wan ku khasaarnay xitaa xilalkii berber ayay nagu qabsadeen. Waa laysbartay