Xogta Axmed Madobe oo ka shakiyay Lafta gareen, Xasan Sh Maxaa u Qarsoon, Deni oo Fursad Helay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 31

  • @Carfon-ly5hv
    @Carfon-ly5hv 14 часов назад +6

    Waa run

  • @Carfon-ly5hv
    @Carfon-ly5hv 14 часов назад +1

    Maanta run baad sheegatay
    Oo ilaaha baad ka baqday

  • @AliGeeljire
    @AliGeeljire 15 часов назад +2

    Madaxweyne Ahmed madoobe wuu ku saxanyahay in la raadiyo SSC-KHATUMO iyo Puntland waayo dalka i kala bar 50% ayaa maqan Marka xagee madaxwayne loo noqon?

  • @AliBarreAbdulkadir-tp5zx
    @AliBarreAbdulkadir-tp5zx 15 часов назад +2

    Quumay aatahay doorashada wey dhacee ibliisyaho

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 15 часов назад +2

    Axmad mamadobe qabyalad buwadaa dani asaga hadoono firdhiyana waba bartire buga kumayaal yaba sortay

  • @HodanMacalinahmed
    @HodanMacalinahmed 8 часов назад

    Waxaa❤miyaa

  • @xawasomalia1538
    @xawasomalia1538 16 часов назад +1

    Horta igarkeeygow sida ad arinta ad u falaqeeysa wa sax lakin hadii ninwalba ow rabiyo inow kursiga isaga sifadhiyo soomaalya yaa umaqan?

  • @Yam2007
    @Yam2007 15 часов назад

    Maya marki lafiiriyo
    1 Amniga
    2 Dhaqaalaha
    3. Gaaritaanka sharciga doorashooyiinka
    4 maamul gabaleedyada iskuma wada waafaqsaneen

  • @MohamedNur-p2b
    @MohamedNur-p2b 16 часов назад +1

    Ahmed madoobe asagoo ah siyaasi darood wax wanagsan noqon meyso isagoo madasha fadhiya inuu darood uso qaado wax aan u cuntameyn besha darod hadii uu usoo qaado isagaa ceyb kala kulmaya

  • @calicilmi5273
    @calicilmi5273 4 минуты назад

    SIDA AY IILA MUUQATO HADII LOO CESHO GADAAL
    DANI IYO FIRDHIYE MARKII
    DASTUURKU SIDUU AHAA LOO SOO CESHO PUNTLAND IYO CCC XAMAR WAY IMAN IN LAGA SOO BILAABO SQUER ONE
    WAQTIGAA YAA LUMIYEY
    XASSAN IYO XULAFADIISA
    waan sugnaa inshaa,allaah

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 10 часов назад

    Allah isfan siyo dhaman
    To soomali waa hal

  • @Carfon-ly5hv
    @Carfon-ly5hv 14 часов назад

    Waa runtaa

  • @AxmedAadan-x3v
    @AxmedAadan-x3v 13 часов назад

    Sultana.t.v.rùnbaad.sheegtay

  • @golahanabaddachannel6386
    @golahanabaddachannel6386 9 часов назад

    Waa kadhici kartaa

  • @gucuregacod7119
    @gucuregacod7119 12 часов назад

    Waa arin xaqa lama dhafaan ah xaq dastuuri ah wana samilay waxkasta oo muwadin kasta oo somali ah xaq uleeyahay umada dalka waa wada leeyihiin hadii cid gaar ah marsanayso iyada taqaan meshay la aadayso wana waxa somali kala fogaynaya hadii dalka wax lahansho inaga dhexeeyo iyo in la ilaaliyo midnimada umada somaliyed hadii taas lawayo cidii ku dhaqaqda iyadaa masuliyadeeda qadaysa waxii kayimada cidna lama jujubi karo wana biyo kama dhibcaan waa samilay mudan xaqooda meel lasaaro hoosta ka xariiq

  • @aminagaiye4608
    @aminagaiye4608 12 часов назад

    Doorasho qof iyo cod ah waxaay ka dhicikartaa putland iyo qaatumo Kali.

  • @gucuregacod7119
    @gucuregacod7119 12 часов назад

    We have to face the reality indholan maha in lagu socdo iyo qar iska tuurka waxan lahurayn waa in hada lasoxo hubsiino halbaa lasiista it's not to late

  • @Dresstoimpressgirl_087
    @Dresstoimpressgirl_087 16 часов назад

    Ilaheyow kheyr kadhig itopian oo manta nagu so dushey in ay nimankan is hays haystan waa nasiib daro 😢😢😢😢😢😢

  • @AxmedAadan-x3v
    @AxmedAadan-x3v 13 часов назад

    Saxix.weeye.hadalkaas

  • @engcabdirashiidyuusuf3878
    @engcabdirashiidyuusuf3878 14 часов назад

    Afsmaligag dad rabad manqdo mawaxad dadku maxola

  • @mohamudabdirasak1041
    @mohamudabdirasak1041 11 часов назад

    Ninkaan hadlaayo ma wariyaa mise waa afhayeen Qabiil .xeerka wariyenimada waa labartaa ee baro fadlan ama cadeeyso afhayeenimada.

  • @Carfon-ly5hv
    @Carfon-ly5hv 14 часов назад

    Qof cod somali waxay ka dhic karataa ugu yaraan10 sano oo si wadanimo ah loo shaqayo

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 15 часов назад

    Dalka doorasho qof iyi cod wey ka dhacee cidi isku dayda iney hor istaagto hala toogto waa qaainuwadan camiil itoobiya

  • @Carfon-ly5hv
    @Carfon-ly5hv 14 часов назад

    Dani ma ka soo qayb geli karo waayo wax yaalihi gore loo ansixiyey ilaa laga noqodo oo la garamo
    Waa meesheedi

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 15 часов назад

    WARYAA MAAD BEENTA DADKA KA JOOJISID TACBAANBAAD TAHAYE , SOCO NACAS YAHOW BEENTA BADAN

  • @MaxamedabdijamacMaxamedabdijam
    @MaxamedabdijamacMaxamedabdijam 14 часов назад

    Boqorka Belaha darod aya lo dortay Axmed Madobe ilahey haka rali niqde shirka madasha hadeysan iman puntiland iyo khatumo waxba kama jiran ayu shirka noqonaya dad wax lo yerin karo maha belaha darod

  • @MustafSheekhnuureyni-wo9lc
    @MustafSheekhnuureyni-wo9lc 12 часов назад

    14:11

  • @Carfon-ly5hv
    @Carfon-ly5hv 14 часов назад +2

    Waa run