Dhawaaq ka Nixiyay Cadowga Somaliland oo ka soo dhacay Dalka Sweden & Sababta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Jaaliyada Somaliland oo ka shiray Duulaanada ku socda JSL== DHAMAYS MEDIA PRO==
    === Our Channel: / dhamays ===
    Subscribe: bit.ly/2SHt54u
    Website: bit.ly/2SnLhBr
    Facebook: bit.ly/3bAlVrt
    Twitter: bit.ly/2OPlM9T
    Instagram: bit.ly/31MG7SF

Комментарии • 149

  • @suleekhacabdilahi8
    @suleekhacabdilahi8 6 месяцев назад

    Maansh alaah guuuul guuuul somaliland 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 6 месяцев назад

    MANSHA ALLAH GUUL SOMALILAND HAALKA KAAGA HAAYA

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 6 месяцев назад +1

    Somaliland waa 1 !!! No enemy can’t divide us ! May Allah swt protected the people of Somaliland and the blessed land of Somaliland 💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️ great example for gurbo joogta Somaliland , thank you Somaliland Sweden

    • @phprince5153
      @phprince5153 6 месяцев назад

      Are there any other non iidor clans that want separstism?
      More than 60 % of the actual people that live what was called Somaliland terotory are non IIDOOR, how can you get them to accept your bullshitt?
      This is one of the many reasons that it will never be recognised by International community..

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 6 месяцев назад +2

    Soomaliland guul iyo Gobonimo Xisbiga wadani waxaan jeclaan lahaa in ay qadiyada Soomaliland ka hadlaan una sheegaan Cadowga Soomaliland Runta oo tusaan Runta

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df 6 месяцев назад +2

    Hambalyo hambalyo meelaad joogtanba reersomaliland

  • @user-gx2hy3vs9g
    @user-gx2hy3vs9g 6 месяцев назад +1

    We ll guulll qali❤❤❤

  • @aliabdi3689
    @aliabdi3689 6 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻jsl guul

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 6 месяцев назад +4

    Cir iyo dhulba waa inla difaacaa Somaliland

    • @Somfox1
      @Somfox1 6 месяцев назад

      Ha ka ordin Somali .. walaal ha moodin Amxaar ASXABUL FIIL AH Iyo OROMO Siduu uu sheekh aadan siire kuu sheegay walee ruclips.net/video/ZI6X4C-EDOs/видео.html

  • @user-td3io2ld1p
    @user-td3io2ld1p 6 месяцев назад +1

    Guuuuuuuuuullll My beloved country Somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 6 месяцев назад +1

    MashaAllaah guul Somaliland

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 6 месяцев назад +1

    Guulayso Somaliland ❤

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 6 месяцев назад +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 6 месяцев назад +1

    Maasha allah somaliland wey guuleysatey weyna sii guuleysan doontaa insha allahsomaliland guul forever cadowgeena gudaha iyo dibada guuldaro rabaani ah insha allah allaahumaa aamiin❤🎉❤🎉❤🎉

  • @VivasomalilandSNMQUEEN
    @VivasomalilandSNMQUEEN 6 месяцев назад +1

    Somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 6 месяцев назад +1

    Guulaysata dad kaygoo allow xafiid somaliland❤❤❤❤👍

    • @Somfox1
      @Somfox1 6 месяцев назад

      KhadiijsOromo been baa laguu sheegay .. yaa ka dhigay walaal Oromo iyo Amxaaro Asxaabul fiil walaal .. yaa ka dhigay Cadow Somali .. Marka Ilaahay u Towbad keen oo ku faan Qomiyada Somaliyeed sidii uu Sheekh Mustafe iyo Sheekh aadan siiro sheegay walee ruclips.net/video/ZI6X4C-EDOs/видео.html

  • @maxamedsiciid8390
    @maxamedsiciid8390 6 месяцев назад +1

    Maansha alaah qurba jogayagii noolaada Somaliland guul

  • @user-rn8id1ym4u
    @user-rn8id1ym4u 6 месяцев назад

    Masha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 6 месяцев назад

    God bless Somaliland

  • @user-gy4og7pj5u
    @user-gy4og7pj5u 6 месяцев назад

    Guuuuul

  • @alix02511
    @alix02511 6 месяцев назад +3

    Long live Awdal state and the Somali nation United we stand divided we fall 🇸🇴💪🤝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 6 месяцев назад

    guul Somaliland

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 6 месяцев назад +1

    Alllow xafiid somaliland ❤❤❤💝🤲🤲🤲🤲

  • @naeemamualiida5270
    @naeemamualiida5270 6 месяцев назад

    Somaliilan guuuuul Somaliilan Somaliilan guuul Somaliilan guuuuul ♥️ ❤️ 👌 ✨️ 💖 😍 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 6 месяцев назад

    guul qaranka somaaliland

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 6 месяцев назад

    masha Allah guul

  • @Osob_5
    @Osob_5 6 месяцев назад +1

    Asc keep going 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 6 месяцев назад +1

    💚🤍❤️🎉🫡💚🤍❤️🎉🫡💚🤍❤️🎉🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💪💪💪💪💪💪💪🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯SOMALILANDERS WADA GUULEYSTA WALIGIIN WALLAAHAY WAAN ILMEEYEY FARXAD AWGEED JIRA WALLAALAYAAL🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 6 месяцев назад +4

    Diyaar garooba reer somaliland

  • @FatoumaMohamedMahdi
    @FatoumaMohamedMahdi 6 месяцев назад

    WAA GUUUL SOMALILAND
    JAMHUURIYADA BARAKAYSAN EE DAADKEEDUNA BARAKAYSANYAHIN

  • @user-fd6pn9jg4y
    @user-fd6pn9jg4y 6 месяцев назад +2

    Diyaar.difaaca.qaran.nimo

  • @xasancali-vy7hj
    @xasancali-vy7hj 6 месяцев назад +1

    Ok

  • @user-ez3de1gz9y
    @user-ez3de1gz9y 6 месяцев назад

    💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻❤

  • @Osob_5
    @Osob_5 6 месяцев назад

    Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu iyo gobanimo😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 6 месяцев назад +1

    Somaliland guuuul Somaliland guuuul Somaliland guuuul Somaliland guuuul Somaliland guuuul Somaliland guuuul Somaliland

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 6 месяцев назад +1

    hamblayo

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 6 месяцев назад +1

    British soomaliland government guuul

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 6 месяцев назад

    Waa ruuun wlaahey
    Axax Ax ax ax ax ax ax

  • @user-qm8wl8vx5p
    @user-qm8wl8vx5p 6 месяцев назад

    Arimaha noocan oo kale xiqdiga iyo xasadka ah SOMALILAND horu marr iyo badhaadhuunbay ka sii qaadaaba

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 6 месяцев назад

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdikadiralin2085
    @abdikadiralin2085 6 месяцев назад +2

    Guul Soomaaliya, Somaliya ha noolaato. Soomaaliyana Soomaali baa uska leh, caruurtii Ethiopiana Ethiopia ha aadeen Somaliyana somali baa iskaleh abagaadhe iyo ilmihiisa wey isla baxayaan.😂

    • @AbdirahmanAdan-ru2ou
      @AbdirahmanAdan-ru2ou 6 месяцев назад +1

      Ogeysiis ogeysiis
      Waxaa laga codsanayaa qof kasta oo reer somaliland ah haw diyaar garoobo dfaaca somaliland naf iyo maalba

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 6 месяцев назад +1

    Over 30 yrs been, war doorashadi ka hadla in la qabto meel kale ha ku xiiqina

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd 6 месяцев назад

    Somalilandguul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Somfox1
    @Somfox1 6 месяцев назад +2

    Dhamays Media .. Xataa wuxu meesha soo dhigayaa waa wax Ilaaahy ugu cadhoon doono Marka uu Somali cadow ku sheego AMXAAR IYO OROMO BADEENA RABANA KU SHEEGO WALAAL .. ALLAHU MAA BALAQTU

    • @Hikma599
      @Hikma599 6 месяцев назад

      Somalia waa dad qalato meel lagu baaba,ay dhiigu ku daato oo aanu wax macno ah lalahyn
      Axmaarka wllo manihin lkn danaha waa la is dhaafsanayaa dhibaaton kuma jirto

  • @abdirashidismail3397
    @abdirashidismail3397 6 месяцев назад

    Guul qaran somalilan d agera dadka somalilan d oo dhan iskku du ni horuu soco dadkaygow

  • @aishamohamed7287
    @aishamohamed7287 6 месяцев назад +2

    Shakho la aan ayaa idin hayso hello viva viva viva xasan sh viva viva viva dhulbahante jira oo jooga

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 6 месяцев назад +2

    Maasha-allaah viva 26 june 1960

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 6 месяцев назад

    reer swedan

  • @sacadcabdicaynabcabdicayna9519
    @sacadcabdicaynabcabdicayna9519 6 месяцев назад

    Somlinad
    Guulguulguulguul

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 6 месяцев назад +1

    ❤❤️✅💚😀👍

  • @user-yy7mc6yo7w
    @user-yy7mc6yo7w 6 месяцев назад +1

    Viva somliland guuuuuul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 6 месяцев назад +3

    Difaaca dalka somaliland udiyaar garooba

  • @haboon180
    @haboon180 6 месяцев назад

    Faqash iyo moryan waxay boobeen juboyinka iyo shabelooyonka, dadkii somaliyeed ee dhulkaa lahaa waxay ka buuxan xeryaha qaxootiga ee Kenya, waxay barokacyaal ku yihiin meel kasta.

  • @user-td3io2ld1p
    @user-td3io2ld1p 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤my dhege

  • @mustafeismaacil4878
    @mustafeismaacil4878 6 месяцев назад +1

    Manshaa allah soomaaliland
    Ha noolaato

  • @Abdullah11407
    @Abdullah11407 6 месяцев назад +1

    Gooja cadde maxaa ka dhacay.

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 6 месяцев назад

      Faqash ba lagu wasaay 😎

    • @Abdullah11407
      @Abdullah11407 6 месяцев назад

      @@xaalidahir8268 waaryaahe waa inagiiye. Faysal cabdi bootaan iyo ciidankiisii maye. Kkkkkkkkkk

  • @landsurveyingandmapping6485
    @landsurveyingandmapping6485 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ke2ll1dq7i
    @user-ke2ll1dq7i 6 месяцев назад

    Ni sa jugger

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v 6 месяцев назад +1

    Absolutely ❤❤❤❤

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 6 месяцев назад

    Somaliland cadowageefu waa Somali oo xasiisa iyo cayayaan oo dhana wadata laakii waxaya ilaaweena inaanu dulmigu shaqayan Somaliland waa soodo xalaala illaahaya baa fashiliya cadowa kadtoo u heshiiya

  • @user-fp6zl5ni3p
    @user-fp6zl5ni3p 6 месяцев назад

    Adnaa Xalay iga qoslisey
    Isku Afka ma nihin
    Isku hido ma nihin
    Isku dhaqan ma nihin
    Somaliya
    Isku diin ma nihin bay ilowdey

  • @AAB-mo2ur
    @AAB-mo2ur 6 месяцев назад

    Rabbi ha isku soo dumo quluubta somalida

  • @user-ke2ll1dq7i
    @user-ke2ll1dq7i 6 месяцев назад

    Ni lögn

  • @fosiabuale6518
    @fosiabuale6518 6 месяцев назад

    MAXAA SHICIBKA SOMALIAND IYO WAX MA GARATA HYSATA ALLA HA U GARGAARO HADEY SHICIBKA RUNTA U SHEEGI LAHAAYEEN WAXAASI NAMA HAYSTEE DADKU WEY QANCIM LAHAAYEEN

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH 6 месяцев назад

    Is yeel yeel

  • @asadhamud9294
    @asadhamud9294 6 месяцев назад +1

    Guul iyo gobaanimo somaliland ❤

  • @landsurveyingandmapping6485
    @landsurveyingandmapping6485 6 месяцев назад +1

    Allaah akbar maansha allaah guul somaliland

  • @Somfox1
    @Somfox1 6 месяцев назад +1

    Waxan ALLE KA baryaaynaa in Dhamays Media oo Qoomiyada Somaliyeed isku dira .. amaana amxaar Asxaabul fiil iyo Oromo ay ku Dhacdo inkaartii SHEEKH MUSTAFE AAAMIIN .. BAL NALA DHAGAYSO SHEEKH MUSTAFE WUXU KA QABO XABASHIDA ruclips.net/video/HwqbjdHOX2Y/видео.html

  • @Abdullah11407
    @Abdullah11407 6 месяцев назад

    Anigoo ah reer somaliland oo ah reer sheekh isaxaaq aad baan idiinla yaabanahay.
    Soomaalidu waa dad walaalo ah.
    Hadday is dilaan kuma kala tegayaan ee ha daalina magaciin ba, ye.

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel212 6 месяцев назад

    Dadkaan kuligood waxay isku deben somaliya ayaan ka imaanay hadana sanaa

  • @Somfox1
    @Somfox1 6 месяцев назад +1

    Digniin Oromo iyo Amxaar Asxaabul fiil maaha walaal .. Sheekh Aadan Siiro oo ka digay dhagayso arinkan ruclips.net/video/ZI6X4C-EDOs/видео.html

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 6 месяцев назад

    Idiinkaa baabiyay ka gurta habar awal 😂😂😂😂😂

  • @shamishusein4754
    @shamishusein4754 6 месяцев назад

    Gull inshallah somaliland

  • @Hibo-vn7cp
    @Hibo-vn7cp 6 месяцев назад

    Uh😊😊😂😅❤❤tu 5 2:35 2:36

  • @isseyare837
    @isseyare837 6 месяцев назад

    Somaliland ma jirtee
    Burco iyo hargeisa dhaha
    😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v 6 месяцев назад +1

    maxaa lagu jahaadi!? ma duriyadda reer sheekh isaxaaq? caraftii faadumu binta rasuul? waar! ku saliya 100 cheer duriyada sheekh isaxaaq dida nabiga loogu saliyo,inkaar baad qabtaane,waa aalulu baytkii karaamadaysnaa.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 6 месяцев назад +1

    Guul sland

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 6 месяцев назад +1

    Guul Somalialand ❤❤❤❤❤👏👏👏💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾🙏🏿👍🏿👍🏿👍🏿 Cadowgu Ha jabo

  • @user-ko4mj6nb6d
    @user-ko4mj6nb6d 5 месяцев назад

    Sidaaweeye. Wakalooladiidanyahmajiro

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 6 месяцев назад +3

    Dadk reer somaliland ee dagen isweden dalka waa lagu soo duulee diyaar garooba isku duubnaada

    • @AbdirahmanAdan-ru2ou
      @AbdirahmanAdan-ru2ou 6 месяцев назад

      Dagaal kaculus kii 1988 ayaa socda ee diyaar garooba reer somaliland naf iyo maalba diyaar noq stand bye noqda

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 6 месяцев назад +1

    Waxaad tihiin qabiil yar oo shaydaan u qurxiyey xaasidnimada iyo naarta somalina godob ayaad ka gasheen ilaa qiyaame idiin taala aaheey❤❤❤

  • @Ismailw19
    @Ismailw19 6 месяцев назад

    Reer Somaliland meelwalba oo aad joogtaan gacmaha isqabsada dagaal aan loo kala hadhin ayaa Somaliland ku socda markii la arkay inay aqoonsi caalamka ka helayso.

  • @amalhaggar2799
    @amalhaggar2799 6 месяцев назад

    Somaliland. So stupidly don’t sell my country’s

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 6 месяцев назад

    Somaliland waa.diinkii loo heshiiya laakii waxaba laga qaadi waaye ku quuso qudhasho

  • @mariyaxashi3267
    @mariyaxashi3267 6 месяцев назад +1

    Guul somaliland

  • @FatoumaMohamedMahdi
    @FatoumaMohamedMahdi 6 месяцев назад

    REER DJABUTI NA SIDAASOO KALE WAANU GARABTAAGAN NAHAY WALALAHAYO. REER SOMALILAND
    WANU OOGNAY IN ETHIOPIA AY UDUB DHEEXAAD TAHAY DAWLADAHA GESKA AFRIKA

  • @hassanadan7324
    @hassanadan7324 6 месяцев назад

    Laas canood may tagteene maamulbay wayday

  • @nathra7351
    @nathra7351 6 месяцев назад

    Guul somaliland cadowga somaliland hadhaco ishalah

  • @abdiabukar379
    @abdiabukar379 6 месяцев назад

    Wabaa😂

  • @aichahassan3902
    @aichahassan3902 6 месяцев назад

    Vive awdal state of somaliya and vive United somali beenta iska dhaafa no more somaliland, one qabiil qaran maaha arretez le mensonge depuis 33 ans

  • @phprince5153
    @phprince5153 6 месяцев назад

    Qabiilo fara badan oo aan iidor ahayn baa deggan woqooyi soomaaliya mana doonayaan separstism

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 6 месяцев назад

    Noolaada dadka halkan isugu yimidow

  • @abobasement346
    @abobasement346 6 месяцев назад

    Lasaanod mah hoyadah bah leh waa ilahay mahadih hadan idin kah sarnay dhul dhulbahanteh waa idin ceeb in aad Afkah nagu haysan mar walbah

  • @selenafan786
    @selenafan786 6 месяцев назад

    Waxa aad ilaaw san tihin in aad yuurub oo dhan in aad somali ku dhibantihin there no somaliland we all somalia

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 месяцев назад

      Maxaa ka macna aha haday ku dhiiban yihiin isaaqba marbaa laysku dhiibaayay daarood badan oo isaaq ku dhiiban iyo hawiye ayaan aqaanaa oo walaahi oo yurub nala jooga

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 месяцев назад

      mar isaaq baa laysku dhiibay ,mar daarood baa laysku dhiibay ,mar hawiyaa laysku dhiibay mar cadcad baa laysku dhiibay mar gabooyaa laysku dhiibay marba wixii socda ayaa laysku dhiibaayay iyo magacyo iyo da beena

  • @wabaxa
    @wabaxa 6 месяцев назад

    DHUUSO UMAD WASA WALAN OO HADANE BEEN BADAN
    WALEE REER WADA XANUUNSAN ALLOW CAAFI DULI FOQAL DULI

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 6 месяцев назад

    Kakaca Reer Somaliland Sanaag weerar baa lagu soo yahay

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 6 месяцев назад

      sanaag anaa leh ma hooyadaa baleh bal intaad kadagan tahay uun baad leedahay hadaad ku joogi waaydana tiisool kugu dhacday walaahay midka xun baa kaaga dhacaya oromana igama kaa celin karto shalay itirsamaalaad ahaayd hawiyana adaa dabada ku watay bilaa nasab meelaad ka soojeedaba garan maaysid jeebkaad ku sidataa nasabada kkkkk

  • @Abdullah11407
    @Abdullah11407 6 месяцев назад

    Muuse biixi hadduu dagaalkii gooja cadde ku jabay adeer ha iska tago laakiin yaan laga yeelin itoobiyaan idinka iibinayaa.

  • @calicaateeye9279
    @calicaateeye9279 6 месяцев назад

    Waynoo.dagaal.reer soomaliland.inta.hal.qof.kanoolyahay.waa.dagaalamaynaa

  • @saeedabdi7591
    @saeedabdi7591 6 месяцев назад

    Ston home Coladii Somaliya Iyo Somaliland 30 Sano Ayaa laga joogay Rajiibkii Siyaad Bare lagula Dagaalamay way soo dhamaatay laascaanood lacagta Colada ku bixin jirteen Nabadaynta ku bixiya Muuse Biixi Muxu qabtay dagaalo Sokey Ayuu dalka keliya

  • @cismaanxasan7900
    @cismaanxasan7900 6 месяцев назад

    Kkkk