Asc sheeq allaah ka cansada oo uga baqa umadiina caamada sheeq in la Kala fiicnaado aad & and ayeey u wanaag sanan laheed iinsha alhu is eedeyntu iyo ceebeynta la is ceebey nayo waa xun tahy in pasta uu allaah yiri inalaaha laa yastaxyi minal xaq ee allaah uga baqa wsc
Waxay ahayd inuu shiikhu shiikha kale si caadiya oo aan public ahayn ugu naseexeeyo , hadduuvka diido markaa tvga soo fadhiiso [ laakiin iminka waxaad ugu sheegaysaa si laba qofoo sayaasiyiin somali ah]
Wall Qalad ayuu galay sh cumar garwayne waxa aan si gaara loogu sheegayna isba uma sheegin si gaara oo puplic ayuu ka sheegay markaa hadii laga aamuso dadka caamada ah ayaa sax mooodaya oo ku dagmaya
Cumar garwayne inow ashcari yahay waa in badan oo soomalida wax fahamsan ka mid ah way ogaayeen inow yahay ashcari iyo nuuc ka mid ah xarakaadka bidcada ka tirsan
Culimada soomaaliyan Diinta waxey kandhigtewn sida Afaara qabiil oo kle War nin kastana wuxu Heystabee diin unah hanky qanacsanaado Umada waad wareeriseen War wax waajib ah iskula heysataan Wixii soo jireenka ahaa waligiisba la isku soo qilaafsanaa Ha Ku mashquulina
Wahaabiyow ma waxaad rabtaa inaad nusuuta kufasirto sidi makhluuqa Sh/ Cumar garweyne wuxuu kuu sheegay kii makhluuqa in laga wadin SU,AAL ( Wahaabi nuzuulka makhluuqa waa meel kore laga imaado meel hoosena la imaado qaabkoodaba ha iskhilaafaane ) nuzuulka xadiithka sidaas maa ka aaminsantahay meel kore laga imaado meel hoosane layimaado!!!
Xasanow sheekhu labadii waddo oo ay Culimadu ka Qabeen axaadiithu sifaat buu marey waxeyna kala yihiin Tafwiid Iyo Ta'wiil Ee Ha khaldin Caamada Nio Oo ha uga dhigin hadalo is burinaya Salaf iyo Khalaf bey kala ahaayeen Culimaduye
Wahaabi waxaa tiri nusuuta daahirkooda lagu fasiro ,Cajiib nusuusta jihooyinka kale ka hadasho maxaad ku fasirtaan ?!!! Taas khiyaanadiina soo kama mid,aha
Horta laba qalad ba waad ku dhacday:- 1. Hanuunka qof kastaa u baahan faasiq ha ahado ama ahlu diin ba ha ahadee, oo nabiga ayaa ku duceysan jirey allow i hanuuni. 2. Qaladka haduu si public ah u dhaco waxaa fiican in si public ah loo radiyo, si loo gaadhsiiyo inta qaladkaa liqday.
@@Mohamed_Timir cumar bin khidaab r canhu wuxuu habeen u dhacay nin khamri cabaya ka dibna cumar ma uu fadeexeyn mudo ka dib ayay is wareysteen wuxuu u sheegay asna inuu khamrigii dib u cabin kana towbad keenay sidaas waa asluubtii asxaabu muxamad scw hada waa masalo diini ah qof waliba caalim ah lacala haduu qaldamo ma waaney fiicney in uu marka hore kala niqaasho diintan nasteexo
Waxan waa dacayaad la jar jaray soo baadh youtube page sheekha casharadani ku jiraane meel waxas kaga hadlayo inta video la.soo qaata la jar jaray waxan waxa la dheha pronbigadho jadiiidyo caan ku tahay culuma wa weyn.ka.hadli laha hadi waxan jiri laha wl
Mayee qaladka haduu si public ah u dhaco waxaa fiican in si public ah loo radiyo. Sheekhana waajib kuma aha inuu si qarsoodi ah wax ugu sheego waayo asiga qaladaadkaa caqadiga ah bananka lasoo baxay...
قال النووي في شرحه على صحيح مسلم [شرح صحيح مسلم، الإمام النووي - المجلد السادس، ص 36]: "هذا الحديث من أحاديث الصفات، وفيه مذهبان مشهوران للعلماء : أحدهما وهو مذهب السلف وبعض المتكلمين أنه يؤمن بأنها حق على ما يليق بالله تعالى وأن ظاهرها المتعارف في حقنا غير مراد، ولا يتكلم في تأويلها مع اعتقاد تنزيه الله تعالى عن صفات المخلوق وعن الانتقال والحركات وسائر سمات الخلق، والثاني مذهب أكثر المتكلمين وجماعات من السلف وهو محكي هنا عن مالك والأوزاعي على أنها تتأول على ما يليق بها بحسب مواطنها، فعلى هذا تأولوا هذا الحديث تأويلين أحدهما: تأويل مالك بن أنس وغيره، معناه تنزل رحمته وأمره وملائكته، كما يقال فعل السلطان كذا إذا فعله أتباعه بأمره، والثاني: أنه على الاستعارة ومعناه الإقبال على الداعين بالإجابة واللطف." انتهى كلام النووي.
Waa yaab gaalkaan xun oo uraya oo khawaarijta iyo kirishtaanka u Adeegaya oo jjaahilka ah maxaa U diidey inuu famous sifaadka ilaahey oo ka dewan kuwa makhluuqa wuxuuna family la yahay War soo degista ilaahey ma Ahan middii makhluuqoo kakle ee Waa mid leh ujeeddo ilaahey u Cuntanta laakiin khawaarijkaan Ninkaan soo raratay waxay rumaysan yiin ilaah carshiga ku fadhiya oo habeen barking soo dega oo soo cidleeya meeeshuu Joogey imaanayana meeluu ka Ka maqnaa lehna gacan iyo lugo iyo xibno kale oo kuwa makhluuqoo Kale ah wxaasoo dhan ilaaha khaaliqaahi waa ka human yahay taasina waxay ku Tusinaysaa inay caabudaan khawaarijtu sanam uu u suureeyey Maxamad ibnu cabdiwahaab kaas Oo xertiisu tahay khawaarijta iyo Kaba qaadka kirishtaanka caalamigaa iyo yuhuudda
Sh /garweyne si wanagsan ayuu waxnogu shegay sufi maxa ogyihiin Ahlu suna ayad shegatan ahlu suna matihiin waxad ku canbaxden shirki iyo bitco dad dhintay dad waxweydisanaya yaa warkoda dhageysankara
Yaahee maxaad adiga iyo khawaarijtaadu u dhahdeen ilaahey Carshiguu ku fadhiyaa sow keyfiyo Maahan oo weliba u raacisay bidaatuhi midday kale erayga maaliki aw yiri al istiwaa u macluum oo qalloocineyso Waxaa loo jeedaa is tiwada makhluuqa waa la yaqaan laakiin Midday ilaahey lama yaqaan
كَيْفَ وَإِنْ يَظْهَرُوا عَلَيْكُمْ لَا يَرْقُبُوا فِيكُمْ إِلًّا وَلَا ذِمَّةً يُرْضُونَكُمْ بِأَفْوَاهِهِمْ وَتَأْبَى قُلُوبُهُمْ وَأَكْثَرُهُمْ فَاسِقُونَ إن شأن المشركين أن يلتزموا بالعهود ما دامت الغلبة لغيرهم، أما إذا شعروا بالقوة على المؤمنين فإنهم لا يراعون القرابة ولا العهد، فلا يغرنكم منهم ما يعاملونكم به وقت الخوف منكم، فإنهم يقولون لكم كلامًا بألسنتهم; لترضوا عنهم، ولكن قلوبهم تأبى ذلك، وأكثرهم متمردون على الإسلام ناقضون للعهد.
Sida hadalkaaga ka muuQata sheekh ayaad u tacasubaysaa ee xaQ ma raadinaysid markaa allh ka cabso aakhiro adiga lagu xisaabinayaa ee sheekhu meel kuma gaynayo
Sh hassan illaahey caafimaad cimri dheer iyo cibaado suuban illaahey ha ku siiyo
Aaaaammiiin
جزاك الله خيرا وبارك فيك يا شيخنا الفاضل
جزاك الله خيرا واحسن الله يا شيخنا❤❤
جزاك الله خير الجزاء وبارك الله فيك وأطال الله عمرك يا شيخنا الفاضل حسن كافي أنت تدفع السنة والحق
جزاك الله خيرابارك الله فيك يا شيخناحسن كافي
بارك الله ياشيخ حسن كاف
جزاك الله خيرا شيخنا المفضال، كلمة قيمة على حول تقرير اعتقاد السلف لمن رام صراطهم.
جزاك الله خيرا يا شيخ حسن كافي
بارک الله فيک شيخ حسن کافي مدافع للسنة وقامع للبدع والضلالات الله يعطيک الحسنات والخير
جزاه الله خيرا الشيخ حسن كافي
Sheekh garweyne inxiraafka sifaadka Allah waxa udheer in waxa uu kuhadlayo uusan ogeyn oo afkiisa iyo dhagtiisa aaney ismaqleyn khifa caqliya iney jirto yaan umaleyey Allah baa garanaya
Sheekh xasan kaafi allaah haka abaal mariyo,sifiican oo cilmiyey'san ayuu uga hadlay.
الله يجزيك يا شيخي
جزاك الله خيرا الشيخ حسن كافي
Jasaka laah shiikh xasan kafi
جزاك الله خير الجزاء
Sidii aan horey ugamaqalay صلح إبن فوزان iyo culimada salafka
الآن إذا أطلق أهل السنّة والجماعة فهم الأشاعرة والماتريديّة !!!
اهل السنة والجماعة هم السلفيين والأشاعرة فرقة ضالة والماتريدية
أيضا فرقة ضالة
🥺...🥺.🥺 Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto Igalaxariir
(Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar)
Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
Amiin
ماشاء الله الشيخ حسن كافي
Shaqada Sheekhu hayo ayey aad ugu xun yihiin...
Shukran
اللهم مبارك عليك
اشاء الله❤
Waad kumahadsantahay sidaa dadka ugu waadixineyso xaqa sifaaka ALLAAH subxaanahu watacaalaa iyo wadaadkan khaladaadka kujira ee isradinta ubadan
Allaah waxaan uga baryayaa inuu xaqa kuhanuuniyo isaga iyo anagaba.
Asc sheeq allaah ka cansada oo uga baqa umadiina caamada sheeq in la Kala fiicnaado aad & and ayeey u wanaag sanan laheed iinsha alhu is eedeyntu iyo ceebeynta la is ceebey nayo waa xun tahy in pasta uu allaah yiri inalaaha laa yastaxyi minal xaq ee allaah uga baqa wsc
اللهم انصر من نصر الدين
آمين وجعلنا اللّٰه منهم
Culimada kaa cilmi badan lama xag xagto inaad jaamacad sacuudiga kasoo baxdid. Cilmi mahan. Marka culimada kaleexo
Xaqa wuu muuqdaa waana la fahmi karaa bal eega labadan wadaad siday ukala qurux badan yihiin
Quruxda waxba laguma cabiro wll
Waxay ahayd inuu shiikhu shiikha kale si caadiya oo aan public ahayn ugu naseexeeyo , hadduuvka diido markaa tvga soo fadhiiso [ laakiin iminka waxaad ugu sheegaysaa si laba qofoo sayaasiyiin somali ah]
Wall Qalad ayuu galay sh cumar garwayne waxa aan si gaara loogu sheegayna isba uma sheegin si gaara oo puplic ayuu ka sheegay markaa hadii laga aamuso dadka caamada ah ayaa sax mooodaya oo ku dagmaya
Cumar garwayne inow ashcari yahay waa in badan oo soomalida wax fahamsan ka mid ah way ogaayeen inow yahay ashcari iyo nuuc ka mid ah xarakaadka bidcada ka tirsan
Sh ileen wa .ashcari
CAJIIB SH CUMAR AYAA XADIIS LAGA SAXAYA WLHI WAX KALENA WAAN ARKI DOONNA!!!!
Cumar ma rasuulkiibaa maanu qaldami karin
Sh Cumar Wll aqaan waa Muxadis Zaahid ah oo cilmigiisa iyo taqwadiisa aan aqaan wuxuuna mudan in laga faaidaysto oo duco laga dalbo Lana karaameeyo, ee uma qalmo wadaad kitaab gaabloo ah oo shuhra raadinayo in uu iska laalaadiyo oo xagxagto, laakiin culimada iyo awliyada Ilaahay waligood Waa la dhibi jiray oo Anbiyada oo ugu weyn yahay nabigeena Muxamed CSSW ayaa la beeniyey. Ilaahay dambi dhaaf ha uga dhigo Shiikh Cumar.
❤❤❤❤❤
cumar garwayne waa suufi ashcari ah
Wiilkaan yar maxuu sheegayaa waa hurdaa cilmina mahayo
Shaqada shiikha hayo ka xun tahay war nio war makuu sheekaa allah haku soo hanuuniyo sheekha muxadathka afka kala bax
Hhhhhh
Intad comment bixi kala baro farqiga u dhaxeya اسم فاعل iyo اسم مفعول oo muxaddith dheh.😊
Bisinka shiiqaan muxuu shiiqa ka rabaa
Nabiga scw ayaa umada faray inay qaladka iskaga digaa
Hadii lakala aamuso oo lakala xishoodo waddii hahuuda aymareen ayaan ku dhacaynaa
Marka shiiqa ku xumeyn kama'ahan iyo xasid nimo
Sas ufahan insha alaah
Daqiiqo kasta meelbey thuluth layl utahay sidee la,isku waafajinaa xadiithka iyo waaqica
Is radinTa culumada cilmi ayaa laga barTa dhalin yaroy ha dhah yaacina ee dhegeysTa
Waxan maqli jira nació ciisaa soodagaya waligay ma magaql alaa soodagaya
Culimada soomaaliyan
Diinta waxey kandhigtewn sida
Afaara qabiil oo kle
War nin kastana wuxu
Heystabee diin unah hanky qanacsanaado
Umada waad wareeriseen
War wax waajib ah iskula heysataan
Wixii soo jireenka ahaa waligiisba la isku soo qilaafsanaa
Ha Ku mashquulina
Wahaabiyow ma waxaad rabtaa inaad nusuuta kufasirto sidi makhluuqa Sh/ Cumar garweyne wuxuu kuu sheegay kii makhluuqa in laga wadin
SU,AAL ( Wahaabi nuzuulka makhluuqa waa meel kore laga imaado meel hoosena la imaado qaabkoodaba ha iskhilaafaane ) nuzuulka xadiithka sidaas maa ka aaminsantahay meel kore laga imaado meel hoosane layimaado!!!
Xasanow sheekhu labadii waddo oo ay Culimadu ka Qabeen axaadiithu sifaat buu marey waxeyna kala yihiin Tafwiid Iyo Ta'wiil Ee Ha khaldin Caamada Nio Oo ha uga dhigin hadalo is burinaya Salaf iyo Khalaf bey kala ahaayeen Culimaduye
Wahaabi waxaa tiri nusuuta daahirkooda lagu fasiro ,Cajiib nusuusta jihooyinka kale ka hadasho maxaad ku fasirtaan ?!!! Taas khiyaanadiina soo kama mid,aha
وقد قال جمع غفير من اهل العلم قبل شيخ عمر وهو مذهب مشهور عند أهل العلم اذا فماذا تنكر على الشيخ
الكثرة لا تدل على الأحقية!
ولكن من من السلف قال مثل ما ذكر الشيخ عمر -هداه الله-
هو مذهب طائفة من المبتدعة
hadad wax garanaysid miyad wax latimadan ceb radis
Inaad alaha soo hanuuniyo horta waa sax laakiinsheekh cumar waa ahlu diin laakiin wuxuu ku qaldan yahay inaad asaga kala hadasho oo aad tiraahdo sheeq cumaro arintaan way kaa qaldan tahaye aan ku saxo sidaasaa kuu fiicneyd waana caalim
Horta laba qalad ba waad ku dhacday:-
1. Hanuunka qof kastaa u baahan faasiq ha ahado ama ahlu diin ba ha ahadee, oo nabiga ayaa ku duceysan jirey allow i hanuuni.
2. Qaladka haduu si public ah u dhaco waxaa fiican in si public ah loo radiyo, si loo gaadhsiiyo inta qaladkaa liqday.
@@Mohamed_Timir cumar bin khidaab r canhu wuxuu habeen u dhacay nin khamri cabaya ka dibna cumar ma uu fadeexeyn mudo ka dib ayay is wareysteen wuxuu u sheegay asna inuu khamrigii dib u cabin kana towbad keenay sidaas waa asluubtii asxaabu muxamad scw hada waa masalo diini ah qof waliba caalim ah lacala haduu qaldamo ma waaney fiicney in uu marka hore kala niqaasho diintan nasteexo
@@maxamedaashaguur
Haayee ninka khamriga cabayey ma si public ah ula so baxay mise gurigiisuu isku asturay??
Waxan waa dacayaad la jar jaray soo baadh youtube page sheekha casharadani ku jiraane meel waxas kaga hadlayo inta video la.soo qaata la jar jaray waxan waxa la dheha pronbigadho jadiiidyo caan ku tahay culuma wa weyn.ka.hadli laha hadi waxan jiri laha wl
Waar hayaay ileen ashcaribuu haa cumar gadhka wuxuu isqriyaba waa lasoo qabta maanta
Adiga baadilka aad faafinaysid aakhiro wax ba kuu tari meyso
Baadil noocee ah xaQ ayaa la cadaynayaabee
Soow ma haboona intaad muuqaal soo duubi lahayd inaad isaga toos ugu tagto ood u sheeegto say wax ujiraan
Mayee qaladka haduu si public ah u dhaco waxaa fiican in si public ah loo radiyo.
Sheekhana waajib kuma aha inuu si qarsoodi ah wax ugu sheego waayo asiga qaladaadkaa caqadiga ah bananka lasoo baxay...
Hadalkaas uu yiri sheekha ceeb malahan.
قال النووي في شرحه على صحيح مسلم [شرح صحيح مسلم، الإمام النووي - المجلد السادس، ص 36]: "هذا الحديث من أحاديث الصفات، وفيه مذهبان مشهوران للعلماء : أحدهما وهو مذهب السلف وبعض المتكلمين أنه يؤمن بأنها حق على ما يليق بالله تعالى وأن ظاهرها المتعارف في حقنا غير مراد، ولا يتكلم في تأويلها مع اعتقاد تنزيه الله تعالى عن صفات المخلوق وعن الانتقال والحركات وسائر سمات الخلق، والثاني مذهب أكثر المتكلمين وجماعات من السلف وهو محكي هنا عن مالك والأوزاعي على أنها تتأول على ما يليق بها بحسب مواطنها، فعلى هذا تأولوا هذا الحديث تأويلين أحدهما: تأويل مالك بن أنس وغيره، معناه تنزل رحمته وأمره وملائكته، كما يقال فعل السلطان كذا إذا فعله أتباعه بأمره، والثاني: أنه على الاستعارة ومعناه الإقبال على الداعين بالإجابة واللطف." انتهى كلام النووي.
Waa yaab gaalkaan xun oo uraya oo khawaarijta iyo kirishtaanka u
Adeegaya oo jjaahilka ah maxaa
U diidey inuu famous sifaadka ilaahey oo ka dewan kuwa makhluuqa wuxuuna family la yahay War soo degista ilaahey ma
Ahan middii makhluuqoo kakle ee
Waa mid leh ujeeddo ilaahey u
Cuntanta laakiin khawaarijkaan
Ninkaan soo raratay waxay rumaysan yiin ilaah carshiga ku fadhiya oo habeen barking soo dega oo soo cidleeya meeeshuu
Joogey imaanayana meeluu ka
Ka maqnaa lehna gacan iyo lugo iyo xibno kale oo kuwa makhluuqoo Kale ah wxaasoo dhan ilaaha khaaliqaahi waa ka human yahay taasina waxay ku
Tusinaysaa inay caabudaan khawaarijtu sanam uu u suureeyey
Maxamad ibnu cabdiwahaab kaas
Oo xertiisu tahay khawaarijta iyo
Kaba qaadka kirishtaanka caalamigaa iyo yuhuudda
إتقى الله
Hhh waar aakhiradaada u tudh hooy geeridu waxba inooma jirto
Sh /garweyne si wanagsan ayuu waxnogu shegay sufi maxa ogyihiin Ahlu suna ayad shegatan ahlu suna matihiin waxad ku canbaxden shirki iyo bitco dad dhintay dad waxweydisanaya yaa warkoda dhageysankara
Warkaga waa been bidaar leh
Salafiyiintu way ka digaan shirkiga iyo bidcada.
Sheikh Cumar aqoon kuma gaartid ee isdaji walal
Wll maad dagaysan ilaahay hakusoohanuuniye
Mabeenbu kasheegayaa
Hhhhhhh
Soo tan la jafayba hadii laga soo saaray qaladaad waaweyn oo caqiido ah ma waxbaa u hadhay yaa miskiin
Jadiiidyo dacayadaha raqiiska ee culumada kaga beeb abuurato weeyaan waxan inta codadka la jaray jaray mixer lagu jar jaray ayaa dadka looga dhigaya wax sheekhu sameeya hadii sheekh gadhweyne waxan sameen laha culumada waa weyneed hargeisa ku soo dhaweysay dawarada la soo xidhay ma timaadeen goobta jadiidyo youtubero nacasya noqatay been.ku faafiso
Yaahee maxaad adiga iyo khawaarijtaadu u dhahdeen ilaahey
Carshiguu ku fadhiyaa sow keyfiyo
Maahan oo weliba u raacisay bidaatuhi midday kale erayga maaliki aw yiri al istiwaa u macluum oo qalloocineyso
Waxaa loo jeedaa is tiwada makhluuqa waa la yaqaan laakiin
Midday ilaahey lama yaqaan
Keen hal meel uu sheekha iyo culimada la midka ahi ay ku yidhaahdeen waxa ad sheegayso, hadaad run sheegayso
Hal ixsaan noosameey carabkaaga naga qari
Caamoyoow runta hadii lasheegana caamada ku dhaamo xasan kaafiyow
Hhhhhhh
Walaal waxaa caytama qaf adookale ah oo adillo waayay
Xaq doon hadii aad tahay saqbar ilaahay bari isagaa xaqqa ku fahansii nayee
Hadaad ku sugan thayneh asaa kugusugaa hadii kale asaa kusoo hadaynaa
Cawaadka kaa baxaya waa 😂 xanuunka jeedalkaa idinku dhacay hhhhh
@@Mohamed_Timir hhhh xaqaa ale hafansiyo
Adiga ayaa Mujassim ah oo Wahhaabi ah.
Waa ceeb in libaax Aar ah ay bisadi daandaasato
Liibaaxu waakuma manoosheegi kartaa !!
Miskiin baad thy cabirka ad wax ku qiyasayso sax ma aha
Muhimadu waa cilmiga iyo xaqa yaa ku sugan
ياحشوي تعلم
فعبد الله بن عباس فسّر آيات الصفات كما في تفسير الطبري
هل هو من الجهمية؟
من تقصد؟
ولاتلبسو الحق بالباطل
شيخ حسن كافي علمي حسن حفظه الله ورعاه مؤسسة الخيرية مسجد في صحابة
أهل السنة والجماعة شيخ حسن كافي علمي حسن مسجد في صحابة الطالب محمد عثمان علي
كَيْفَ وَإِنْ يَظْهَرُوا عَلَيْكُمْ لَا يَرْقُبُوا فِيكُمْ إِلًّا وَلَا ذِمَّةً يُرْضُونَكُمْ بِأَفْوَاهِهِمْ وَتَأْبَى قُلُوبُهُمْ وَأَكْثَرُهُمْ فَاسِقُونَ
إن شأن المشركين أن يلتزموا بالعهود ما دامت الغلبة لغيرهم، أما إذا شعروا بالقوة على المؤمنين فإنهم لا يراعون القرابة ولا العهد، فلا يغرنكم منهم ما يعاملونكم به وقت الخوف منكم، فإنهم يقولون لكم كلامًا بألسنتهم; لترضوا عنهم، ولكن قلوبهم تأبى ذلك، وأكثرهم متمردون على الإسلام ناقضون للعهد.
Hhhh wahabi is qanciyey uma xumid
Doofaarkaan Sayid Cumar afka ku taagaaya muxuu jaahilka ah