Madhab wahaabiya ma difaacayee shareecadii Alle ayuu difaacayaa wllo Alle ha dhawro shiikha aduunka iyo Aakhriba si usluub iyo daganaan ku jirtana waa u maraa radinta wixi dadka fahankoodu ku qaldamo نرجوا له الخير في الدارين
Subxaana.Allah ma imaam Muslim baa Nabiga SCW ku been abuurtay? Adiga waan kaa shakiyay ee ma shiicaad tahay oo iska dhigaaya ahlu suuna? Teeda kale Sh. Cumar Garweeye iyo Sh. Axmed Yare waa shuyuukhdeeda mas aladaana Sh. Axmed Yare ayaa iigula saxan xaga xujooyinka iyo adiladaba.
Sheekh axmed Waa Nin Mad،habka Wahaabiyada, si fiican udhacsanyahay,oo difaaci yaqaan,waaxan leeyaha, hanbalyo kusoco, laakiin waxaad ka heshid, waxba ha iga siin,waxaan Hubaa, inaad ka, shalaayi, Doontid,
Ilahey ha noo xifdiyo culumada salafiyiinta . Wlh xaqa ayee inooo cadeeyaan marwalpo . Jazaka Allah kheyran shikh Axmed yare
Sheekh Axmed mas'aladan si cilmiyeysan ayuu uga hadlay. Maa shaa Allaah, baarakaLLaahu fiih
Huska kadhaha sunada nabigayaga horarkan maagaaya
scw.
Halyeeyada islaam kow kocoo hadurka liishaama.
Hantaacada wadaadada xunee maanku haaraystay.
Nin kastoon hubkii diinta wadan kuna hadaaqaaya.
Halbawlaha jaroo gooya hororkan yuusaaya
Axmedyare halyey weeye hoodaloo wacane
Rabigay hakaalmeeyo sheekhu waa heeganaa abide.❤
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك ويحفظك الله ربي من كل سوء ومكروه.
جزاك الله خيرا وبارك الرحمن فيك شيخنا الحبيب
حفظك الله ورعاك من كل ذي شر،لقد افدت واحسنت وبينت الحق والحقيقة. لله درك
❤❤❤❤❤
اللهم مبارك عليك
حفظك الله ورعاك من كل شر
Waa siidcumar oo jooga
Indonesia 🇮🇩
جزاك الله خيرا ❤
Ehlu Bidaca Radiskoodu Waa Waajib Waligaa Haka Daalin Shiikh Maxamad
Shekh garweyne qolo qarson ayuu usoo horeeya ee sifiican haloo radiyo qur,an iyo xadiis halagu radiyo
shukran
Ahlul bidac cilal Al xidiith Maxay ka ogyihiin sheekhow Allah kaa ajar siiye
M.a
Ma waxaad qiil u raadinee in waladiinta nabiga csw naar ku jiraan?
maanta meesha xaaladda umada muslimiintaa ay mareyso iyo masaaisha ay ka doodayaan kuwa sheeganaya inay culumo u yihiin umada waa kaaf iyo kala dheeri
Axmed Yare yaa shiikh u ah ugu horreyn?
Jahliku dhibkaanuu leeyahay culimadiisaa hadaad rabto maat soo baartid tahariikhtiisa
Shiikh xaasidka shartiisa illaahay baa kaaga filan
Horta kan garka weeyn wa suufi baa mise waa salafi waan ku wareeraye
Madhab wahaabiya ma difaacayee shareecadii Alle ayuu difaacayaa wllo Alle ha dhawro shiikha aduunka iyo Aakhriba si usluub iyo daganaan ku jirtana waa u maraa radinta wixi dadka fahankoodu ku qaldamo نرجوا له الخير في الدارين
Indhaha beele waxa la difaacayo madhab ma ahane waa Sunadii Nabi Maxamed scw iyo diinka islamka
Warku qofka sare buu ku socdaa
Ninkan ma aqaano lkn qaabkuu wax usheegay way ilahagaagsantahay anoon lahayn qofbaa ehekunaara ama ehelu janno aha
Gaalnimo qofkii ku dhinta waa ahlu naar yaan shaki kaa gelin taas waa aayado quran ah
Wadaadkan cumar garweyne la yiraahdo waa sumaysan yahay. Muuqaalkiisa dad badan baa ku kadsoomaya.
Halayska ilaaliyo cumar garweyne
Oo maxa tahay sad wax iga shegtid
@@abdifatahabdjabar7750 adiga maxaa tahay si aad iila hadashid?
Sheekh Garwaye waa saxan yahay aniga wahaabi ah ayaa ku raacsan been abuurka muslim soo wariyey qaadan mayno quraanka ayuu si cad u khilaafayaa
وَمَا كُنَّا مُعَذِّبِينَ حَتَّىٰ نَبْعَثَ رَسُولًا
Ahmed yare wuxuu rabaa caan bax
Subxaana.Allah ma imaam Muslim baa Nabiga SCW ku been abuurtay? Adiga waan kaa shakiyay ee ma shiicaad tahay oo iska dhigaaya ahlu suuna? Teeda kale Sh. Cumar Garweeye iyo Sh. Axmed Yare waa shuyuukhdeeda mas aladaana Sh. Axmed Yare ayaa iigula saxan xaga xujooyinka iyo adiladaba.
Sh cumar waa calim waana saxan yahay Xadiiskaas 8 aayadod ayoo qilafsan yahay Sidokle Waxaa ku jiro Xamada dadka so wariyay
Nabiga ayaad Ka cilmi badantihiin malaha
Aayadaha hadaad fahmi weyso ha dhihin axaadiisteey kahor imaanee ee baro Marka hore
@@abuucabdalla2545 hhhh Hadii adiga lagu marin hababiyay Wax soo aqriso
Sheekh axmed Waa Nin Mad،habka Wahaabiyada, si fiican udhacsanyahay,oo difaaci yaqaan,waaxan leeyaha, hanbalyo kusoco, laakiin waxaad ka heshid, waxba ha iga siin,waxaan Hubaa, inaad ka, shalaayi, Doontid,
Hadal wahaabi laga soo qaaday bal keen .
@@samowade1300 culamada uu magacooda sheegay kuligood mushrikiin buu Yaqaan, ee cilmigooda ayuu ka maarmi waaye ,kuulli waa suufiyiin ah lu sunna ah ,waanin yaqaan sida loo difaaco baadilka, هدم الدين باسم الدن
Aqoonta baro allahna ka baq
Wahabina karan mayside.
Lkn bal ufiirso sh sidaad cilmi ugu qirayso hadana aad magac anay waxba ka jirin aad ku ijafaynyso
War illaahay ka cabso ee culumada ka xishoo
@@saidrooble5076Adeer , Asagu sheekhu Nabiga haka xishoodo,Nabigii,waalidkiis, Waa ahlu Naar،Asagaa yiri, oo Daliil been ah u keenay,
Ninkani ma mederesada doda ayabu ksobaxay moran badna
Bidci iyo wahaabi waa baab ismari waayey
Suni baaric niman wahaabi ahayn muu bawaabayne
War hooy beenta naga daaya iyo buro bagaan kiina
Bilow waa miduu bacadle yiri barigu siigaale
gerdhere waxaa ku warer sinyahay aayidaha aayidaha illah iyo axaa diist
gardhere aayad iyo xadiith waxaa lawen xadiith
ahlul cadaab ahlul jaahil (wahaabiye)
Wahabi bidcah aya raba inu culumada sune waljamaca inu wax usheego nacudu billaahi min shari wahabiy