#Xasaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 ноя 2024

Комментарии • 35

  • @suleimanabdi5348
    @suleimanabdi5348 День назад +2

    sheekh. xasaan. allaaah. ha xiftiyo. waxan. aad wereejinaso. sheekha. isaga ka jawaabay. khaaa. in yohow beenta badanle

  • @عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض

    Xassaan wuu ka tawbadkeenay kufirgi uu ku jiray islaamnimada ayuuna u soo noqday bacdu riddah, ayadoo sidaas la dhahaya ma aanan arag asigana gaal ayaan mudda ahaa ma dhihin...
    Waxaan la yaaabaa kuwa hadda la safanayo ayagoo eegaya keliya cilmiga uu leeyahay....
    Imisa ka cilmi iyo ka caqli badan ayaan cilmogoodii meel fiican ku gaarin...
    اللهم إنا نسألك علما ينفعنا في الدنيا والآخرة.

  • @ابنالإسلاممحمدالصومال

    قال الشيخ حسان ؛
    أنا أعبر رأيي متى أجد الحقيقة ومتى إزداد بحثي وعلمت أكثر سأسقط عن رأيي السابق ولا أتراجع ما أنجزت فيه.
    وقال؛
    هذا حلية العلماء.

  • @ibrahimelmi3105
    @ibrahimelmi3105 12 часов назад

    Bismillaahi waar ninkii Xasaan nin baa helay, Alle caqliga iyo cilmigaba ha kuu barakeeyee soo bandhig baadil nimada wuxuu faafinayo, iyo sida uu ummadda u luminayo

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 2 дня назад +3

    JADIIDIYA WAA MUJRIMIIN UMADA ALLAH HA KA QABTO.

    • @abdirahmansudeysi3493
      @abdirahmansudeysi3493 День назад

      Subxaanalah waar ilaahay kacabso umadana afkaaga haka magan galaan walaahi dulmi ayaad sameysey been ayaadna ka sheegtay selefiyiinta walaahi 💯 boqol ayaga kaa saxan sunnadana kaaga dhow

    • @mohamedomat4028
      @mohamedomat4028 День назад +1

      @abdirahmansudeysi3493 Adiga ilaahey ka cabso oo ha difaacin Murjiada ka beensheegto Sunada rasuulka kuna furay Quranka shubahaad

    • @mohamedomat4028
      @mohamedomat4028 День назад

      @abdirahmansudeysi3493 JADIIDIYA MA UMALEEYNAAYO IN AAY JIRTO CID KA TAKFIIRSAN OO MAATA MUSLIMIINTA DHAXJOOGTA.

    • @mohamedomat4028
      @mohamedomat4028 День назад

      @abdirahmansudeysi3493 JADIIDIYA SHARU NAAS FII HAADIHIIDIHIL UMAH.

  • @QasimJama-y7i
    @QasimJama-y7i 2 дня назад +2

    Sheekh Xassaan kabihiisaa ku dhaama wallee

  • @AbdirashidQaayibo
    @AbdirashidQaayibo 4 часа назад

    آيوة . كان في حين فتوة ، والآن ترسخ، فكان ماذا ..... أن عرف الحق ثم تبعه ، وهذا يدل على صدقه وإخلاصه وتجرده عن الشهوات وحظوظ النفس فلله دره من عالم ناصح متبع للحق ما أداه إليه اجتهاده ما عرفه،

  • @mustafcusmaan5296
    @mustafcusmaan5296 День назад +1

    waa kaso laabtey sheeqa wuuna cadeeyey jadiidiyo aqli mahayaan

  • @الحمدان-ذ2ي
    @الحمدان-ذ2ي 2 дня назад +3

    Sheekh siciidow sheekh xasaan wa ka cilmi badan yahaye naga ilali ficiltanka

    • @osmanahmad8509
      @osmanahmad8509 День назад

      See ku ogaatey inuu ka cilmi badan yahay
      goor mee ayaa cilmi gooda miisaan isku saartay
      Nin kastoo
      feker takfiiri ah layimaada inta asaga xataa kama bad baadayo inuu hadal kiisa isku tagfiiriyo
      Qof kastoo aftahan oo siduu rabo hadal ka udhahan kara
      maahan inuu cilmi badan yahay

  • @AxmedmaxamedCabdi-d7y
    @AxmedmaxamedCabdi-d7y 2 дня назад +2

    War naga amus shiikh xasaan cilmigiisa magaari kartiyaa dameero diinta loo soo dirty ayaa tihiin

  • @MohamedIbrahim-lc5rb
    @MohamedIbrahim-lc5rb 2 дня назад +1

    Si fiican u dhegeyso oo dhameyso marku ka hadlayo wadan galo ah. Iyo mid Muslim ah

    • @عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض
      @عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض 2 дня назад

      Cajiib waddan gaal ah way banaantahay cml!
      Dhulka Muslimiinta ayaaba awliyaysan oo baarlamaaamnaatka duwalka islaamiga ah waxayba rumaysan yihiin Qawaaniintooda wadciga iyo kan islaamiga in uunan iska hor imaanayn....
      Kuwa dhahayo Muslimiin aan nahayna waa gaalo, kuwa gaalnimadooda caddahayna baarlamaankooda oo la galaa banaan....
      Qof khaadiraysan miisaankiisa waayay...

  • @Hared-wc7xu
    @Hared-wc7xu 2 дня назад

    Sh xasaan wagaasgaal ayas ahaay

  • @HassanOmar-u3i
    @HassanOmar-u3i День назад

    War xassaan waxbaa qabsaday

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 37 минут назад

    War wawaxan beenala ha aha carabaka la sheekha main nuu kusooo can buxuurabaa sheekh xassan wamujahid calima ahee jadiddi yo oodhan haday isutagan magadhi karaan

  • @MacalinCabdiqadir
    @MacalinCabdiqadir День назад

    إبن باز وإبن عثيمين جازو الإنتخابات

  • @acazaam
    @acazaam День назад

    Jadiidyo = israel

  • @acazaam
    @acazaam День назад

    Kan xasaan wax kasheegaa wuxuu u eg yahay waw waalan yahay yara maba fayooba

  • @عبدالرحمنهو-غ1ذ
    @عبدالرحمنهو-غ1ذ День назад

    حسان يكفر الان متى تراجع وكان يطعن للسلفيين متى تراجع وإلا يكون الكيل بمكيالين

    • @AbdirashidQaayibo
      @AbdirashidQaayibo 4 часа назад

      تريث حتى تعرف ما تقول. وتكون عندك من الله برهان

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah 14 часов назад +1

    Beenaale, Sheekh Xassaan kabihiisa xitaa magaartid, mana aha nin gabi dhacleeya. Mana ahan nin ku dhiirran waa qaldamay, ee nimankiinaan maalinba meesha ay daruurru ka hoorto u yaacaa ma’ahan, rag haddaa tihiin qirta waa qaldannay

  • @MahamudAbdi-oh3sp
    @MahamudAbdi-oh3sp 2 дня назад

    Iska aamus wax ku hadli maysid

  • @AliHassan-wy8ps
    @AliHassan-wy8ps 2 дня назад +1

    Xoolo. Aamuska ayaa kuu fiican. Maxaad hada kahadli. Hadiiba aad hadleyso maad kahashid muskimiinta laxasuuqayo Qaza. Wadaadka marka aad radineysid waxa fiican waxa uu hada aamisanyahay in aad kahadasho. Hadalkan wuu kahdlay wuuna katiwbadkeenay in uu khaldanaa neh wuu shewgay. Ee kahadl hada waxa uu aaminsanyahay in ay khakad tahay ama sax tahay. Daliilkane kahadal

    • @Xareeed
      @Xareeed 2 дня назад

      Walaaloow Alle ha ku barakeeyee nala wadaag meesha uu Sh. Xasaan ku caddeeyey in uu arrintaa ku khaldanaa.

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 День назад

    Xassan malaig maaha ya jaahil

  • @MahamudAbdi-oh3sp
    @MahamudAbdi-oh3sp 2 дня назад

    Warkiinii israel ayuu racay islaamka ka hor baydh basaasyahaw.

    • @Ibraahim-n9u
      @Ibraahim-n9u 2 дня назад +1

      Salafiynta xamas waxay ka Aaminsan yihin muslimin masa il diin ah haba ku haystaan lkn Xasan Xamaas wuxu ka aamin san yahay gaalo o Dimraqad bay ku dhaqman bu leyahy marka bahasha ka daad Lajiifiyana banan la jojiyana banaa😅

    • @AxmedmaxamedCabdi-d7y
      @AxmedmaxamedCabdi-d7y 2 дня назад

      Muslimiinta allaha ha idin kaqabto ilaahey dartisa idin nacey guruubkiina umada xaqa usheega lkn kaleexda culumada kale​@@Ibraahim-n9u

    • @Dhuuxadiinta
      @Dhuuxadiinta  23 часа назад

      Ina
      Laga leehdo hadad rabtid Yuusan hadlin..Xa iska amuso..dinkani.....wixii qaldan.wa lacadeyna