- Видео 27
- Просмотров 10 342
Dhuuxa diinta
Добавлен 8 июн 2023
Waxaad ka heli doontaa muuqaalo diini ah fadlan Nagu soo biir oo subscribe noo saar mahadsanid
Qofki xaqdonayo Radintani .kafaaideyso...Sh Saciid cabdiraxman farax
Qofki xaqdonayo Radintani .kafaaideyso...Sh Saciid cabdiraxman farax
Просмотров: 68
Видео
Cilmiga baro..oo xur noqo kala sar culimada. sh cabdi caziziz AlMarihan
Просмотров 7911 часов назад
Cilmiga baro..oo xur noqo kala sar culimada. sh cabdi caziziz AlMarihan
Culumada xita kama nabad galin.xasaan😱
Просмотров 1232 часа назад
Culumada xita kama nabad galin.xasaan😱
#Xasaan oo Ista na.gudey dhameyso Sh.saciid cabdiraxman
Просмотров 3,3 тыс.7 часов назад
#Xasaan oo Ista na.gudey dhameyso Sh.saciid cabdiraxman
qiso layaable ... sh.cabdifitax ugaas
Просмотров 497 часов назад
qiso layaable ... sh.cabdifitax ugaas
dhibatoyinka Tiktoga Qiso.cajiib sh xasan kafii
Просмотров 1787 часов назад
dhibatoyinka Tiktoga Qiso.cajiib sh xasan kafii
#Suufiyo oo run lo shegey.. sh xasan kafi cilmi
Просмотров 447 часов назад
#Suufiyo oo run lo shegey.. sh xasan kafi cilmi
dinka xaka noqonin marti. sh xasan kafi cilmi
Просмотров 947 часов назад
dinka xaka noqonin marti. sh xasan kafi cilmi
sh.xasan kafi oo kahadley khudbada iblis malinta qiyamaha
Просмотров 3959 часов назад
sh.xasan kafi oo kahadley khudbada iblis malinta qiyamaha
xishoodka wuu qurxin......wixi.lagu daro
Просмотров 119 часов назад
xishoodka wuu qurxin......wixi.lagu daro
walikaaga Bari ma utahy is weydi sh xasan kafi
Просмотров 7114 дней назад
walikaaga Bari ma utahy is weydi sh xasan kafi
Tarbiyada caruurta wexey kabilawata Hoyada sh xasan kafi
Просмотров 20414 дней назад
Tarbiyada caruurta wexey kabilawata Hoyada sh xasan kafi
Suufiyo waxa fadeheyey waa Facebook dhameyso muqalaka😍
Просмотров 1,5 тыс.28 дней назад
Suufiyo waxa fadeheyey waa Facebook dhameyso muqalaka😍
Radinta Ahlu badilka sh Saciid cabdiraxman
Просмотров 4412 месяца назад
Radinta Ahlu badilka sh Saciid cabdiraxman
wadadada mowlidka dhiga sh. xasan kafi cilmi
Просмотров 302 месяца назад
wadadada mowlidka dhiga sh. xasan kafi cilmi
Dinta waa iney safi ahaato.sh.saciid cabdiraxman sh.cabdulahi sh.xasan kafi
Просмотров 1,8 тыс.2 месяца назад
Dinta waa iney safi ahaato.sh.saciid cabdiraxman sh.cabdulahi sh.xasan kafi
maxan mowlidka udhigi Lacnahay? sh saciid cabdiraxman
Просмотров 1 тыс.2 месяца назад
maxan mowlidka udhigi Lacnahay? sh saciid cabdiraxman
Cilmiga wuuxu ubahan yhy ikhlaas Sh saciid Cabdiraxman farax
Просмотров 4132 месяца назад
Cilmiga wuuxu ubahan yhy ikhlaas Sh saciid Cabdiraxman farax
Radinta Sufigii Canood shabahayey Sh.saciid Cabdiraxman fara
Просмотров 6642 месяца назад
Radinta Sufigii Canood shabahayey Sh.saciid Cabdiraxman fara
sh xasan kaafi cilmi " khawaarijta waxay sameeyeen maxay tahay bidcee layimaadeen soo maaha "
Просмотров 223 месяца назад
sh xasan kaafi cilmi " khawaarijta waxay sameeyeen maxay tahay bidcee layimaadeen soo maaha "
War wawaxan beenala ha aha carabaka la sheekha main nuu kusooo can buxuurabaa sheekh xassan wamujahid calima ahee jadiddi yo oodhan haday isutagan magadhi karaan
آيوة . كان في حين فتوة ، والآن ترسخ، فكان ماذا ..... أن عرف الحق ثم تبعه ، وهذا يدل على صدقه وإخلاصه وتجرده عن الشهوات وحظوظ النفس فلله دره من عالم ناصح متبع للحق ما أداه إليه اجتهاده ما عرفه،
Bismillaahi waar ninkii Xasaan nin baa helay, Alle caqliga iyo cilmigaba ha kuu barakeeyee soo bandhig baadil nimada wuxuu faafinayo, iyo sida uu ummadda u luminayo
Beenaale, Sheekh Xassaan kabihiisa xitaa magaartid, mana aha nin gabi dhacleeya. Mana ahan nin ku dhiirran waa qaldamay, ee nimankiinaan maalinba meesha ay daruurru ka hoorto u yaacaa ma’ahan, rag haddaa tihiin qirta waa qaldannay
sheekh. xasaan. allaaah. ha xiftiyo. waxan. aad wereejinaso. sheekha. isaga ka jawaabay. khaaa. in yohow beenta badanle
قال الشيخ حسان ؛ أنا أعبر رأيي متى أجد الحقيقة ومتى إزداد بحثي وعلمت أكثر سأسقط عن رأيي السابق ولا أتراجع ما أنجزت فيه. وقال؛ هذا حلية العلماء.
Xassan malaig maaha ya jaahil
حسان يكفر الان متى تراجع وكان يطعن للسلفيين متى تراجع وإلا يكون الكيل بمكيالين
تريث حتى تعرف ما تقول. وتكون عندك من الله برهان
إبن باز وإبن عثيمين جازو الإنتخابات
waa kaso laabtey sheeqa wuuna cadeeyey jadiidiyo aqli mahayaan
War xassaan waxbaa qabsaday
Jadiidyo = israel
Kan xasaan wax kasheegaa wuxuu u eg yahay waw waalan yahay yara maba fayooba
Sh xasaan wagaasgaal ayas ahaay
Sheekh Xassaan kabihiisaa ku dhaama wallee
JADIIDIYA WAA MUJRIMIIN UMADA ALLAH HA KA QABTO.
Subxaanalah waar ilaahay kacabso umadana afkaaga haka magan galaan walaahi dulmi ayaad sameysey been ayaadna ka sheegtay selefiyiinta walaahi 💯 boqol ayaga kaa saxan sunnadana kaaga dhow
@abdirahmansudeysi3493 Adiga ilaahey ka cabso oo ha difaacin Murjiada ka beensheegto Sunada rasuulka kuna furay Quranka shubahaad
@abdirahmansudeysi3493 JADIIDIYA MA UMALEEYNAAYO IN AAY JIRTO CID KA TAKFIIRSAN OO MAATA MUSLIMIINTA DHAXJOOGTA.
@abdirahmansudeysi3493 JADIIDIYA SHARU NAAS FII HAADIHIIDIHIL UMAH.
Xassaan wuu ka tawbadkeenay kufirgi uu ku jiray islaamnimada ayuuna u soo noqday bacdu riddah, ayadoo sidaas la dhahaya ma aanan arag asigana gaal ayaan mudda ahaa ma dhihin... Waxaan la yaaabaa kuwa hadda la safanayo ayagoo eegaya keliya cilmiga uu leeyahay.... Imisa ka cilmi iyo ka caqli badan ayaan cilmogoodii meel fiican ku gaarin... اللهم إنا نسألك علما ينفعنا في الدنيا والآخرة.
Saxiix
Sheekh siciidow sheekh xasaan wa ka cilmi badan yahaye naga ilali ficiltanka
See ku ogaatey inuu ka cilmi badan yahay goor mee ayaa cilmi gooda miisaan isku saartay Nin kastoo feker takfiiri ah layimaada inta asaga xataa kama bad baadayo inuu hadal kiisa isku tagfiiriyo Qof kastoo aftahan oo siduu rabo hadal ka udhahan kara maahan inuu cilmi badan yahay
War naga amus shiikh xasaan cilmigiisa magaari kartiyaa dameero diinta loo soo dirty ayaa tihiin
Si fiican u dhegeyso oo dhameyso marku ka hadlayo wadan galo ah. Iyo mid Muslim ah
Cajiib waddan gaal ah way banaantahay cml! Dhulka Muslimiinta ayaaba awliyaysan oo baarlamaaamnaatka duwalka islaamiga ah waxayba rumaysan yihiin Qawaaniintooda wadciga iyo kan islaamiga in uunan iska hor imaanayn.... Kuwa dhahayo Muslimiin aan nahayna waa gaalo, kuwa gaalnimadooda caddahayna baarlamaankooda oo la galaa banaan.... Qof khaadiraysan miisaankiisa waayay...
Xoolo. Aamuska ayaa kuu fiican. Maxaad hada kahadli. Hadiiba aad hadleyso maad kahashid muskimiinta laxasuuqayo Qaza. Wadaadka marka aad radineysid waxa fiican waxa uu hada aamisanyahay in aad kahadasho. Hadalkan wuu kahdlay wuuna katiwbadkeenay in uu khaldanaa neh wuu shewgay. Ee kahadl hada waxa uu aaminsanyahay in ay khakad tahay ama sax tahay. Daliilkane kahadal
Walaaloow Alle ha ku barakeeyee nala wadaag meesha uu Sh. Xasaan ku caddeeyey in uu arrintaa ku khaldanaa.
Warkiinii israel ayuu racay islaamka ka hor baydh basaasyahaw.
Salafiynta xamas waxay ka Aaminsan yihin muslimin masa il diin ah haba ku haystaan lkn Xasan Xamaas wuxu ka aamin san yahay gaalo o Dimraqad bay ku dhaqman bu leyahy marka bahasha ka daad Lajiifiyana banan la jojiyana banaa😅
Muslimiinta allaha ha idin kaqabto ilaahey dartisa idin nacey guruubkiina umada xaqa usheega lkn kaleexda culumada kale@@Ibraahim-n9u
Ina Laga leehdo hadad rabtid Yuusan hadlin..Xa iska amuso..dinkani.....wixii qaldan.wa lacadeyna
Iska aamus wax ku hadli maysid
Wa sax laga fogaado u badanahay madaxda dhiiga dadka dadiso aan amaanin la dafaacin qalakooda laga hadlo BA Ka mid ah ikhlaaska la rabo .iyo dagirida jihaadka falastiin la durin
Maasha Allah