wallaal Sahal Osman waa ku salaamay Nin social ah ruuxa halkaan ugu horeysa wuxuu ku fakaraaa Sahal ma cabsado miyaa xagee duurkaan Howdka ugu lugeeeyaa cidlada ah.😀😀😄
War ninyohow markaan ku arkaba ninkii aan isku kiin bartay unbaa xasuustaa 2009 meelhaas anyway welcome to minnasota meelahaan aad soo duubto anoo St. Paul degan toban sano Ka hor ayaa igu dnabeysay😂 aduunyo
Ad iyo waa muqalqurxan abwan sahal Wana kula cuntaynay manshallah
Mahadsanid Xaawo Bashir 😍
Muqaal kagu ma laha wax editing ah hadad u bahan tahay waxan ka caawin kara wax badan@@Iamsahal143
I am coming to America, ishaAllah willing, soon I will greet you in Africa. I am coming 😊
Ilaahay riyadaada hakuu rumeeyo
Abwaan Sahal is back
Taageeraha 1Baad ee I am Sahal ❤ keep going, my brother
Mahadsanid sxb
I'm watching in Indonesia Jakarta
kkkkkkk midka dhaga weyna ah ayagoo badan ayeey magaalooyinka dhooban yahiin sahalow wlh waa iga qos lisey hhhhhhh aadbaan kuu tageer sanahay bro guuleyso
Mahadsanid sxb ❤️
It's very amazing
Thnkz ❤️🙏
Woow ! soo dhowoow mudane
Mansha allaah tabaraka allaah cafimaadkucun insha allaah
Mahadsanid walaal qaali ❤️
Walla❤sahal hadalkaaga waa hada fcn soomaali galbeed kaa daawadaa dadkaa xabashi gumasato adi see u aragtaa
Riyadayda insha'allah waa inaan 4sano kadib america imaado Trump markuu dhaco,waana ku hamiyaa america every Time.
Ilaah riyadaada hakuu rumeeyo walaal
Waan sugayey Video cusub inaa soo geliso
Ku baashaal
Abwaan sahal is back 🔙 😊
Yes of course
enjoy your food 🥘
Thank you 🙏❤️
Sahal kaluunka kaligaa aya cunay anaga maanan kula cunin
Sorry 😢
Horey usoco brother
Mahadsanid sxb
wallaal Sahal Osman waa ku salaamay Nin social ah ruuxa halkaan ugu horeysa wuxuu ku fakaraaa Sahal ma cabsado miyaa xagee duurkaan Howdka ugu lugeeeyaa cidlada ah.😀😀😄
Waan kaa qaaday sxb soo dhowoow
Sahal please visit Burnsville Minnesota ❤❤
Ok my friend i Will visit ❤️🙏❤️🙏❤️
Sahal xafadihii danger ka ahaa vlog kasoo samee
Sahal canada 🇨🇦 soo boqo toronto
Waan imanayaa dhowaan hadii Rabbi idmo ❤️🙏
Hi
Hello 👋
War ninyohow markaan ku arkaba ninkii aan isku kiin bartay unbaa xasuustaa 2009 meelhaas anyway welcome to minnasota meelahaan aad soo duubto anoo St. Paul degan toban sano Ka hor ayaa igu dnabeysay😂 aduunyo
Saha low Zxpow kwrn dadka walidkooda udacwoonayaan oo sharciga weyn oo passportka heysto ilmahooda visa maku keeni karaan mise trump wuu diiday
Dadka waxaas raadiya ee xirfada u leh weydii wlaal
Wiilka vlogiisa haka qasin 😂
Elmi aware aad RUclips kiisa ninkaas ayaa waxaas shaqo u tahay ee