Mahadsanid Suldaanka TV. Axmed Madoobe ma wuxuu u haystaa in naftiisa ay ka qiimo badan tahay nafta askariga uu asaga dilay?. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed. Guul ciidanka qaranka Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Warkas waa ben wax kajirana maleh ee wariye xaqiqda ka hadal oo dhinac ha u janjersan majirto wax wada hadal ah ee dhex maray xasan iyo axmed waxas waxa kenay dadka udaba dhaqa xasan oo lacag 5dolar ah lagu siyay marka iska ilali qaladka lagu shegay oo hubi inta adan bananka kenin ok
Axmed madoove waxa uu u raad sanaa lacag ninka sida dadban u xukuma isaga iyo garguurte ee sheydasmanu carab bin zaaid kaasoo dalka si dadban lacagtiisa ku xukuma ,madoobe iyo deni iyo Garguurte oo ah dad asn laheyn damiur soomaalinimo oyo mid wadaniyad ah ku shaqeeya lasluushka bin zaaid ee mooryaanka ah.
Assalamualaikum warahmatullahi wabarakatuh okey semua lia understand-handle handle in makam understanding make come from somalia air coin to makka understander haram from semua peram somalia handle okey somalia connecting promise insya-allah imani dickson understand have to from somalia okey money this one premier ke open the air you boleh understand air islam okey no money okay understand money from air westlife so everything money from somalia
Pipis janji promosta dan nabila saleha indayamu dan mustajab nabila selera okey janji india mun understand promo mustajab nabi palestin understand everything this one understanding janji susahnya nabila perlahan-perestin okey sedekah air pramustahana bila shaleh ha india open story from thailand nabila solehah india nabila warisi palestin google waris sing gajah understand connecting pemusta yan nabila saleh hari ini islam impresion selama lesen kuning kerajaan nabila ku

War illah ka cabsow beenta iska dhaaf
Maanta jubbaland 100 Ahmed madoobe baa joogta, markii haddii u ahmed xanuunsado Birjeex baa amniga sugeysa.
Axmad sxb kiis xasan daahir ha loogeeyo xoog ween xoog ween xagaa udan beesey xika ha is ka dhigo beenta ku qaatay
Ahmed madobe, guul iyo gobanimo ader macaan
Adeer axmed madoobe umabaahlna inuuxasantuuug uu wayedistoin uu caafimaad uuaado dibada xamed haduu doonoitoobiyaasiinayesa xasax xaar looma baahnogacanta gumeeyestah😢😢😢😢😢😢
Hadhintee yan lacefinin dhintaha
Adeer Lugee Iska iska iloow Inaad Xornoqoto Danbiile
Meesheesa haku baqtiyo ee halagu xayira meeshiisa tuuga
Yaaka tuugsan adeerkaa aan buushashkii agoontu aysan ka baxsan yaahuu mooryaan
Dadkaan waa Cawaan wixii loo sheeko rubay doodi
Waana Sababta wixii la rabo loogu soo gudbiyo
Malakul,moodka alaha ugu dhigo ilahay idinkii
Warkas waa ben wax kajirana maleh ee wariye xaqiqda ka hadal oo dhinac ha u janjersan majirto wax wada hadal ah ee dhex maray xasan iyo axmed waxas waxa kenay dadka udaba dhaqa xasan oo lacag 5dolar ah lagu siyay marka iska ilali qaladka lagu shegay oo hubi inta adan bananka kenin ok
Sudaanka TV xalay ayaa lala soo hadlay 😅
Xasna waxuu dantiisa kadhex arkaye qabaailka inlayes ku laayo hubayuu masar kakeenaye ayuuisagudhii baye waa gumayesate cusub oohuwan danashsheeye😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Asslamu calaykum Somaliweyn
Qof 3 mar Adkadad Warqad ma diiro likiin Asaag loo Diir..
Ahmed madoobe hadiiba uu wada hadal dalbanaayo maxuu dagaalka u wadaa
waa been waxa uu sheegayso kan
WANTED WAAYE DHIMASHO AMA NOLOL LUGU SOO QABTO😂😂😂😂😂😂
Xiligi habarka miya lagaray
Maadhulka Maro Ciidankiisuba Meeshaayrabaan Ayay Macaane Xataa Shabaabkiisa Muu iska dhexmaro
AXMED FASAX UMA BAAHNA EE ISKU NOQO
Dhiigii ciidanka iyoshacabka madhiibay
Mooryaan
Nin daad qaaday xubo cuskay habaar ayey miciinsadeen.
Beenta Dadka masaakiinta ah ee Xamar joogo ayaa lagu bustaynaya
Axmed madoove waxa uu u raad sanaa lacag ninka sida dadban u xukuma isaga iyo garguurte ee sheydasmanu carab bin zaaid kaasoo dalka si dadban lacagtiisa ku xukuma ,madoobe iyo deni iyo Garguurte oo ah dad asn laheyn damiur soomaalinimo oyo mid wadaniyad ah ku shaqeeya lasluushka bin zaaid ee mooryaanka ah.
Axmed madoobe waa munafaq qaain ah laayey ciidanki qaranka ma aha in wax wada hadal ah lala galo
Wal.Waxa aan kayaabay Somaali oo ku danbeysay sidan innay iyadu dhexdeeda iscunto isdisho daats oo ah siday rabeen cadawgi dibada iyo gudaha.oy qabiilku ka horeeyo midnimo iyo quwadii somaali ay lahayd away libaax yadii somali ma maanta iya Oromo ku amri way aawey geesiyaashi somali way
Assalamualaikum warahmatullahi wabarakatuh okey semua lia understand-handle handle in makam understanding make come from somalia air coin to makka understander haram from semua peram somalia handle okey somalia connecting promise insya-allah imani dickson understand have to from somalia okey money this one premier ke open the air you boleh understand air islam okey no money okay understand money from air westlife so everything money from somalia
Beenaale
Pipis janji promosta dan nabila saleha indayamu dan mustajab nabila selera okey janji india mun understand promo mustajab nabi palestin understand everything this one understanding janji susahnya nabila perlahan-perestin okey sedekah air pramustahana bila shaleh ha india open story from thailand nabila solehah india nabila warisi palestin google waris sing gajah understand connecting pemusta yan nabila saleh hari ini islam impresion selama lesen kuning kerajaan nabila ku
War been badnidaa sxb